Mnshlh my home laaska alow dhowr cadawkana ka qabo jamaal fanaana ku banaantehe dhikaa unolow really missed my city 😭😭😭😭💉💋💋🙏🏻🙏🏻🙏🏻 wixii dhulooz lykta hailadhaafina 🙏🏻🙏🏻❤️
Xiiso aaan laascaanood u qabo ayaan heestaan u dhaGeysanayaa😭❤️Alow nabad iiga dhig caasimadeydiii🐎❤️ilaahow Mar cagaha iidhig farxad adduun oodhani. Dusheyda ha timaade😭🤲🥺🫀mss you wllhi Caasimadeydiiiiyeyyyyyyyy♡♡♡♡
Mnsha allh laascaanood runtii marbaan ssfar ku maray waa magaalo ilaa hada aan ka sheekeyo runtii wakhtigaa wan ka helay reer laascanood gobaad tihiin dhulbahante ayeeydey aabo ayaa ahayd wlhi wan idinku faana mnsha allh dadkaygii iyo daljaygiyow From burco
😆😆😆😆😆😆😆😆 ala nasra bashe miyaad ku camirnysan waa naag isaaqe abtiyal liketa i sara waa tiniyaryde ad dhashene ❤❤❤maxan u xisay jamalaye reer jamalye ncla shaydankuyl igu riixa
From moqdisho dadka ugu jaclahay somalia ka imadan gobalada ,sool sanaag , dad ugu ilbaxsan somalia 100% dadka dagan oo ka imadaan gobalada somalia maqdisho ku nola dadka ugu samaynta badan waa , sababto waa dad aminsan in ay jogaan magalo ladooda qabiil kama maqlaysid
Waad Ku Mahadsantihiin Dhamaantiin Sida Quruxda Badan Aad ila Socotaan Waxaa Inoo Balana Muqaalada Xiga Inshallh GULEESTA🙏. Snapchat @Kornel-20
@kornel abdi thankz kornel
Thenk uh wll
Horu usoco inaadeer dhal darwiish buuhoodlaawi asalaad tahay fanka meeshu ka so askumay iyo adan dhuux asalkiisaw ana inaadeerkay rumaadaw
Thanks wll qali
Mhd snd kernel abdi❤❤❤💖
Fanaanka gayiga Daraawisheed
Hadaad halkaas kasoo jeedo like from bhdle
Calawash Media magac weyn ba wadata
Calawash media my dhiga keep going 💯
Wale waa hees iyo badh my reer abtigey duriyadii daraawiish hadaad dhulbahante jeceshahay like isaar 🥰🥰❤️
Queen Anaya Abtiyo Sodhawaw😍👏
Thank you abtiyo 🥰
Habo ❤️❤️❤️❤️
NA Gang thanks habo wan jeclahay reer abtigey gobweye walee 😘
Queen Anaya ilmo aan dhalay madaxuu noo saran yahay soomaali ciduu rabo ha ahaadee
Waa wiilkiini ogaadeen oo dadka idiinku jecel duriyadii daroodeey dadka idinku jeclahay Dhulbahante. 😍😍😘😘 OG iyo dhuloos 🙏🙏💋💋🥰🥰😍😍
maxamad Cadar ❤️❤️❤️❤️❤️😍
jecliya ogaden tolken
❤❤❤❤viv kablaaxdarod
Hala hala
Gobtii Laascanood Like I Saara 🤪
Kusary mcnto♥️
Kusaray wlo subscriber is saar plz
Asc
W
Reer laascaanood dad aan jeclahay one love❤reer tolkay from garoowe
Idin jecelnahy wll jiro joga tolken
welcome zxp
Sdo kle Wlo Nlada Reer putland Daris xlaala
Duriyadii daraawiista allow adigaa tolkey kadhigatey noloshu maciisho daraawiishtii dhiigeenu iskumilmaay allow idin dhowr allaahuma aaaaaamiiiiiiin
Boqorki dhubahnte hada tahy
like ha iladhafin rer sool iyo sanag
Masha'allah LASCANOOD ilmaheyga Hooyadood ALLOOW IGA DHEX DOOR waan Jeclahay Si DABIICI AH 😘
Duriyadda waan Salaamayaa, Geesiyaal aan liicin, Abtiyaal Madaxiinu Kor, Alle Midnimada ha idiin Xoojiyo, waligiin Kor Ahaada. ❤️🙏❤️.
Sdo kle abtio mgca ha jiro no nlow
Kuma dhalan laaska lkn waa magalada aan dhulka somaliyeed ugu jecelahay
Laascanood deeqa iyo dadkedaba ❤❤
Yaaa inaadeerii❤️♥️👋
waaw tahnks
We love you broh. Wan kugu soo dhoweyn laaska insha allah
Gobta gurigeeda laascaanood❤
Reer ayeeyday dun wacan bay leyihiin😍
Guul iyo midnimo baan idin rajayn anid
Anigu waxaan ahay Nin reer ceerigaabo oo kasoo jeeda daraawiish
Magaalladayda labaad waa laascanood
We love magladeni ceerigaabo ❤❤👄🌷👄🌷
Ubax Abdirashiid inader mahadsanid kusoo dhowoow buurtii dalxiiska iyo magaalladii cagaarnayd ee ceerigaabo
Inaadeer waan kula mid ahay dhulos from ceerigaabo baan ahay ❤
Inader magladaa hda isaaqaa sheegtee bal halkaa inaga adkeeya kkkk
Anigan sidaada oo kle reer ceerigaabo ahey weliba waxn ahey habaryoonis weliba muuse ismaaciil cabdixaamud ka sii ahy
Jamal onkod go forward sxb
Erayo 100%
codka 100%
Style 100%
Music 100%
Muuqaal 100%
Top dhan walba wleh
Rer abtigay gobwaye lascaanood guriga hooyoday kudhalatay asal abtiyaday ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wiilka Quruxbadana Nimcaan Hilaac Ayuu U Cod Egyahay Laascanod Darawishta Allow Daaa Kornel Abdi Is The Best 🥰🥰🥰🥰🥰😘
Ayana Bishaar alow u sayadee inader hore u soco
Wllhy wa runta wllo mimcan bu ucod uu eegyahay
@@rahmacookingandbakery8196 it's TRUE nimcan ayu u cod eegyahay 😊
Hee
Waxkle war kolay waa idin ogahy inta daawatay waa dhulooos 😂😂hada bal abtiyaaal like iii saara aan arko abtinimada😀😍
Fathia Muhammad ku sarey HBO hhhh wa commentigii ugu horeye aana bixiyo dhiiga reer abtinimo i so jiitaye😂😂😂🤣👍❤️❤️❤️
kuu saary hbo qli dhiigad na dhaqaajisee
hh Nio Yusan nasku Ku Qaban Hadi ay ku dhaleen Garadadu
Waa ii kala kiciseen yaakhey😀big salute
farhia mohamed wlee waaa ku sugtay cml inta daawatay waa dhuloos hhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣 alla run badanaaa
Naagtii ugu horaysay oo mj ah baan ahay dhulbahantow laangaab ha igu noqonina❤️❤️😂
U welcome indr hhh
Mj waa dadkenii welcome marwo
U welcome qaali dumar
Hhh haye indr
Hhhhhhhhh😂😂😂🤣🤣🤣🤣
Wwwww heestaa sugaayey my city laascanood 😍 inaaderkey rumaad fanka darajaad kuleedahy nolow wllky mcn illhy hakuu daayo codkaaga mcn
Gobti tolkay aha marna abtiyashay ilahow cadow haydin tusin adunka ugu sareya darwish ❤❤❤💋💋💋💪💪💪💪
Mahdballadhan abtio nlow
@@adansaleban8437 sido kle abtiyo qaali ❤🙏
@@samiramahamud4048 Nasab Dahira Xyakalaah Abtio 🙏❣
My home laascanod 💞❤✔😙jamaal onkod fanaan buuxa
NimcoH SharaF Buhu Buhu😂
Guri darwiisheed
Wwww inader
Hore usoco jamal onkod
www Masha Allah my bro
M.a 😓😓😓😓
Xoriyadii daraawiisheed
Iyo tii 60 kii calanka gaysay
Iminkana utaagan midnimo somilyeed allow na barakee
Aamin walalo
Amin
Baradaan kudhashiyo laascnd qurxoon wixii dhiig darawiishid kujiro like iisara
My home lasacnood in the building like ii sara wixii reer lasacnood ah
❤❤❤❤❤❤
daraawiish nasab kaamila dad aan jeclahay weeye ilaahay cadowga ha idinkaqabto.
❤️
Aameen ❤
❤❤❤
Inader ❤❤❤
my dadkyga laascaano hlki somalida lgu xoryey viva laaaska frm grwe🇸🇴❤️
Laascaanood😍 magaalo aan iska jeclahay 💚
Aasaaal magalaad xajigayga dunida igu jecelahay ku dhashay weye.caruurtaydaa hoogodii ilxun allah kumma tuusoo🌍🔥💞💖
Ala caawa maxan qof like siiyay coz my city lascanood I really miss my home Town
dhulbahante tolkay love wxn ahayn ka sarin commentigayga👉👉❤️❤️❤️
My Reer Aptigey DarwiizhyazhaH Pro keep going lascanod mel an inpadaN u xizaY Allow ino dhowr reer aptigeY 💕💔
LaazcaaNooD Guri BarakaYzan
MY Home Town Wx ku DhiBa WeLiGa kuma Tuso
I Love You LaaazcanooD iYo ZhacaBka ku NooLBa 😍😍😍😍😍💪💪
Nimcaan hilaac isku cod egyihiin
Intii ila aragtay like saar
My city laska 💯👍❤️😘😍👈 jamal onkod fanaan dhab ah lets go bro I need to see more best music coming 👍
Mnshlh my home laaska alow dhowr cadawkana ka qabo jamaal fanaana ku banaantehe dhikaa unolow really missed my city 😭😭😭😭💉💋💋🙏🏻🙏🏻🙏🏻 wixii dhulooz lykta hailadhaafina 🙏🏻🙏🏻❤️
Ax ax jecliyaa sool dhul barwaaqo gob iyo nasab dhaba ilhw balayo kahay dad qalbi wacan oo taarikhda soomalida kuwayn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏
LAASCAANOOD. HOME OF DARWIIISH JIROO JOOOG🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Gobalki gobalada somalind masha allh
shadia sharaf haa mnzha allah wll
@@shadiasharaf2065 lascanod sool Darawiish 🤍🐎💙sool somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Jamaal Onkod Codka Allah hakuu
Barakeeyo Astaan Usoo baxdey Gobolada Waqooyi
Hoyga Darwiishka Iyo dhashii Darwiishka Lascanod is my city
❤❤❤❤
Lascanood iillhy ha dayo awowayashay viva Somaliland viva Somaliland woqoyi maxa ladhaha
@@rahmacookingandbakery8196 Mahadsanid million Goor Abtio
Xiiso aaan laascaanood u qabo ayaan heestaan u dhaGeysanayaa😭❤️Alow nabad iiga dhig caasimadeydiii🐎❤️ilaahow Mar cagaha iidhig farxad adduun oodhani. Dusheyda ha timaade😭🤲🥺🫀mss you wllhi Caasimadeydiiiiyeyyyyyyyy♡♡♡♡
Wwwww
Fanaan kaa reer Lascanood
Keep Going Like izaar my fnz ❤👈💯
👇👇👇👇👇👇👇
Laascaanood magaalkeygii runtii heestani heesaha Jamaal onkod hore usoco legend my kornel abdi guuleysta
Laascaanood gurigaygii iyo wllky jamaal Onkod Allow xafid 😙😙😙😙
Daraawiish royal family geesiyal la hubaa tihin wa wllkin o Saldanadi Sanaag ah😁❤❤
❤❤❤
Allah goobtii daraawiisheed iga beeray baa mahad iska leh ❤️❤️❤️ laascanod my city ❤️💋💋💋💖 liketa ha ila dhfina hdd jeceshy laascanod 👈👈👈
Laascaanood ❤️my every thing 🔥Jamaal onkod fanaan buuxa
Hometown 🏡lasacanod ❤️❤️❤️🙏
Allaha maxan jeclahy lascano cadogadu hajabo from gedo garbahrey
We love wll gedo nasabkeni 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Madaxdii darood gedo
Tolky reer Gedo Nolol waarta From Laska iyo buhodle
Dadkii nasabka ahaa reer gedo iyo reer ssc ayaa kanool ilaa hadda deegaankoodu wuu danbeeyaa yagoo somalinimo wax kahooseeya qaadanwaayay kacaaankii barakaysnaana labadooda unbuu ahaa
Cwa dhan hegan ahaa wlhi horta Nimcaan Hillac u cod eg yhy😲 dhagahyga mii like dhac ku sii 💖
Unforgettable city. Nacabku kugu ma doobyee kaa daahan xumuhu🐎❤️
My Blood Daraawiishta ❤
Laascaanod😍🙋👑
09.JULY Talaada
08.43AM
Germany
Intii ila Daawanaysa saaka Like ku qabta LA bilicdeeda waan U xiisay
Fanaanka Jamal Onkod Iyo Abwaan siciid 26 labadiinuba waadku mahadsantihiin heeska Laascaanood Deeqa
Ich auch
@@ayaanmaxamed2099 danke 7 bil kadib baan replay daada arke salan sare🙏🙏🙏
Who is still listening this Masterpiece song Of my Hometown After 2yrs🔥🥰
Home is home even billion year😭💯💕👋🏻
My hometown laascaanood 😘😍❤
Axyaa heestii
sanadkaa
aanu in badan
wada sugaynay
Go forward
my bick bro jamaal
onkod and my bro keneil
abdi in the best
Jamaal Onkod reer las'anod abaal buu ku leyahay mahadsand wll😍💑❤❤💘❤
I am from buuhoodle joogta usa waan ku faanaa reer tolkay dhuloos alaw idin kor yeel aamiin
*😘Ma dhulbahante Mize isaaq*
*isaaq Hayzka Maqnato*
*dhulbahante Iga badane*
Viva dhulbahante
isaaq kuuma baahna laan gaaba tahe
@@cabadirahmanmohamed2915
Nin daarood ismaaciila laan gaabnimo kadheer
@@cabadirahmanmohamed2915ma adoo iidoor ah baad nin harri daarood ah leedahay laangaab aduunyo adoo bila nasaba markaad saa leedahay 😂😂😂
Masha Allah reer ayeeydey 💓💓👏👏aaamiin like igu qabta darawiishtii meeday
From HGR. Habarjeclo....
.........intakale ..wala ogyahay...
❤❤❤❤❤...
Viva ..somaliland....
Allha wiil dhulbahante calaf ha iigu daro ❤💋🤴
Gabar mareexan sade 🥰
Abaayo dumaashi soo dhawow ❤❤
@@fardushurre1668 after one year waan hely alxd
💖💖 LascaaNo DeeqaaY
JamaaL Jama Ali
Keep Going Bro💎🤞
Buhodle sool sanag my blood weeyeh viva ssc
Laascaanood deeqaay hoygii taariikhdiyo midnimadaay illahay baa ololka xamar iyo cuqdada hargeisa kubaday.
Gubaa curan aan abaar kadanbayn dhamaan waan ku hagar bixi.
Laascaano deeqaay
Cadow kuma damqaaboo
Nacabku kuma doobyee
Kaa daahan xumuhu
Kugu dayran samuhuna
😍❤❤💋💋💋💋💋💏❤
Laascaanood meel dad qalbi nadiifa leh oo smlinimda kuweeynthy eyku noolyihiin qalbigan idinka slaaamay🙋🙋
Nasabkii darawiishtay waan idin salamay ilma adeerayaal
Omg the song is the best, Viva Laascaanood! SSC, Khaatumo!!! Dhulkeeyga!!! ❤️❤️❤️🌹🌹🌹
Maanta waa SSC khaatumo oo dhab ah❤😊
@@Adan-if4dnm.a ❤
Wiilkaaan qofaaa mar hore iz furnay u egyhy😆😂😂😂
Wll inaka ciyaarta noga daa wli arood ma galine
😜😜😜😜😜
@@mohamedhussein4091 hhh nio ninka waan kashakisanhay amuu izaga yahyba😂
@@faatmaqueen8962 may may mahan marwo kani waa jamal onkod 😜😜😜🤘🤘🤘
Ma inaad kala ogaatid baad rbty inuu garoob yhy iyo inmld 😆😁😁😁😁
Kornel Abdi Keep Going Inader 💞🙄
Mnsha allh laascaanood runtii marbaan ssfar ku maray waa magaalo ilaa hada aan ka sheekeyo runtii wakhtigaa wan ka helay reer laascanood gobaad tihiin dhulbahante ayeeydey aabo ayaa ahayd wlhi wan idinku faana mnsha allh dadkaygii iyo daljaygiyow
From burco
we are in burco wlshy orginallhy from laaska
My Fanaan ❤❤
Laascaanood Deeqaay
Cadaw Kuma danqaaboo
Nacabku Kuguma doobiyo
Heestii Laascaanood
Ereyadii Said Aar Twentsix
Laxankii Zakariye kobciye
Hees Aad Uquruxbadan Ooy kadhex
Muuqdaan Hablihii Qurxoonaa Daraawiishtu Caanka KU ahay❤️❤️
share Love like 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Lacaasnood Damal Jano❤️ my hometown😍💋
Dhulki xaskeyga kaso jedey🤗❤️
First like ta dhac ku sii
My Hometown i miss there wlhi ❤️❤️❤️
Caasimadii darawiishta🦄❤
Laascaanod Deeqaay👌
#LA 2019
Dagalkii Midnimada Ee Gobanimada Dihataay #LA👌👌
❤❤
Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭
waankugu siiyee
adna
Mnshalah gobalkayga. Darshiishta jamal onkod afku kumo go waa nin udhashay gobalkayga. Darwiishta
Alle mxn ku xisey jamaal onkod abwe qali 😍😍😍😍😍😍
Boqortoyadi darood ayn ahy ee dhuloosloska igu deeqa subscribe
Darwiisti anku faani jiray aya tihiine ❤🇸🇴
Weey dadkeygii jiroo jooga darwiishland ini jecliyaa💋😘😍
Gobiyo nasbki lascanod gobtan kudhayay illhy haku xiftiyo wllky jaml
Wow! Way icajabise heestan waa jecelahay somali meelaha degaan odhan❤ I'm hawiye girl💪💋
Afkaaga caano lagu qabay dhashii daraawished💪💪💪
Magalkii uu alle kubeeray Nazabkii darawiisheed my home laaascanod hoyadii xoriyadi shantah somaliya Viva Darawiish guulaystah wll Jamal onkod go forward
Xaruntii duriyadiyo saldhigii darwiishtaa dagalkii garadkiyo dawashada kalgacalka gacalka leh lagudeexan jiray❤💯 Laascano deeqay cadow kuma danqadee nacabku kuguma doobyee kaa dalaan xumuhu kugu deyran samuhuna ❤💞💓 wlh hees io bar weyaan ❤💯 on love reer abtigeey🥀❤💯
My home lascanod 🐎🐎
full respect xarunta boqortooyada daraawishta ee laaska duco iyo habaar midna uma baahna
Jamal onkod ahaa full respect indr from laska
Inader gacaliye hore u soco qoruxda iyo cudkaba rer kii darawiishte ayad ka wadata ilahi ha ku xifdeyo inader gacaliye al fanan jamal onkod
MY Reeer aptio Love pan iDinku AhaY
Habo💝
Wow 😲 amaan waad uqalantaa my hometown lascanod. Mahadi idinka gaadhey wiilashayadii guul wacan
Korneyl Abdi
Siciid tuwanti
Jamal jamac
Sakariye kobciye
Mohamed
👍👍👍🙏
NIMCAN KLE Heesta Kuxigta waa JamaL io Kiin jamac coman soon
We love you❤
Respect you🙏
Proud of you💪
Fatty love 😘from gobalka raga✌
😆😆😆😆😆😆😆😆 ala nasra bashe miyaad ku camirnysan waa naag isaaqe abtiyal liketa i sara waa tiniyaryde ad dhashene ❤❤❤maxan u xisay jamalaye reer jamalye ncla shaydankuyl igu riixa
Kkk reer jamalye maad ahyd abti wa ku slnay
Abti waa kaa qaadnay
My hometown laascaanood ❤❤
Lascanod halmar tagay wan uxiizay wlhy wali mailoobo xuzuuzeheedi inshallah marke wantagidona 😔😔
Diyar ma tahay wll aan ku keene kk
My hometown Laascaanood SSC-Khatumo ❤️🥳
From moqdisho dadka ugu jaclahay somalia ka imadan gobalada ,sool sanaag , dad ugu ilbaxsan somalia 100% dadka dagan oo ka imadaan gobalada somalia maqdisho ku nola dadka ugu samaynta badan waa , sababto waa dad aminsan in ay jogaan magalo ladooda qabiil kama maqlaysid
يازين لاسعانود بس😭💙💙