heestan jawaab uma hayan kuwa xumee xumeeya jacaylka ay balan qaden walahay waxan arakay gabadh inta uu balan qaday inuu jecel yahay habeenki intu u sheekanayay subaxiina naag kale aroosay gabadha markan arkay waxan ku idhi weliga Somali kale ha jecelaan qofku naxdin u taga badanaya walee gabadhaas inay noloshaba nacdo ku sigatay si walabaa ula hadal muxu waxan igu sameyay uun bay odhanaysa yaaab nin jahil oo waxna baran bay isku barta dumarow qalbigiina ilashada raga somalida in yar mooye ma yaqnan jacayl
Maxaa ii tiri adaan ku moqraday adoo balamaha kaso bixi karin maxaa ii tiri bogeyga habsii adoo boholyoga umoodo ciyaar still Wanku jeclahay adigoo meel cidla ah iga taktay 😢💔😢
War asxpy caawo waa jimce aan ku salino Nabi muxamed(scw)
salallaahu calayhu wasalam
Cadceed on the beat muxuu garaacayaa alle haku xafido wlloh macalinsanaa well done 🥰🥰
Heestu xaqiiqdii waxaad modaa dareenka dhabtaa aan maanta ku suganahay iney ka turjumeyso
Maxaad ii tiri adaan ku boqoradey
Adoon balamaha kasoo bixi karin
Anoon bahdil iyo catow aqbaleyn
Barajeda dhowr 😥😥😥😥😥😥😥
haa wlihii xaqiiqo runaad modaa
wow mnsha allah hawraar music 🎶😍✌🏿
Waxaa ee tiray bogeyga hab sii
Bilqqsh kalgaceyl miyaa bandhigtaa
Adoo baran miyaa boqrataa
Heestan 1million marka ay gaarto laked hala dhafin jw😍😍😍🙌
Xidigii onkod Guleyso sxb
Ano bahdil iyo catow aqbaleyn
Bareejada dhowr baryaa ka hadhee
Jamaal onkod amazing voice 😍
Heestaan 1m waqti yar bay ku gaadhi doontaa 🔥❤✅
Jamaal waf waan kusaalaamay sxp heestu waa hees mcn sxp ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hawraar Media production. Wax tayo leh ayaad noo soo bandhigtaan.
Mxaad ii tidhih aan beer beernoh jceyl😢❤
Bogagah Adoon baahidah ogoleyn😢❤
Mxaad ii tidhih bislaaah cishqigiih😢❤
DareenKahAdoon badhkygah isiiiN😢
jamaal onkod nin weyn heesta aargoosi legan hawraar music
Cadceed on the beat war muxu tumay ninku🙆🏻♂️🙆🏻♂️🙆🏻♂️ 🔥 🔥
Heesan aniga horaya u qadaya abwaanda somaliyada wadaa
Isku wadaa dareeban bisinka
Nimcaan hilaac 2 ❤❤❤
Maxd Itidhi an berno jecl 🥺😭
heestan jawaab uma hayan kuwa xumee xumeeya jacaylka ay balan qaden walahay waxan arakay gabadh inta uu balan qaday inuu jecel yahay habeenki intu u sheekanayay subaxiina naag kale aroosay gabadha markan arkay waxan ku idhi weliga Somali kale ha jecelaan qofku naxdin u taga badanaya walee gabadhaas inay noloshaba nacdo ku sigatay si walabaa ula hadal muxu waxan igu sameyay uun bay odhanaysa yaaab nin jahil oo waxna baran bay isku barta dumarow qalbigiina ilashada raga somalida in yar mooye ma yaqnan jacayl
Wlky xaqiiqtan jawaab umahayaan rago dhan adi ookaleh may ahayn intay jacayl been kugu abuuran ayey hadhowna kagabaxayaan markaad aragto inaad jeceshay ayey xanuun aduun kumarinayan balan beena axdii been jacayl beena🥲
Walashei alle ha u booyo dhayo gabadhaas lkn raga oo dhan maahin taa ogow..🥺
@@calicatoosh6374 amiin wll waarun intii wanaagsanayd intii xumayd kabatay iminka
@@hothoahmed4066 habataan haddii ay doonaan waa mid ilahay kugu aadiyo
Heestan😭❤️
Maxaa ii tiri adaan ku moqraday adoo balamaha kaso bixi karin maxaa ii tiri bogeyga habsii adoo boholyoga umoodo ciyaar still Wanku jeclahay adigoo meel cidla ah iga taktay 😢💔😢
Maxad iitiri adankuboqradey adan balamaha kasoobixi karin maxadiitiri bogeyga habsii adooboholyowga umoodey ciyaar amazing song kep going pro😊
Dulmanihihii dhulbahntaha iyo,
Doqonkoogu baa tahay
Dubku kuma dubaaxshee
Damiirkaagu liitaa
.
Horey usoco onkod
layaab jamal ✌
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ🕋🕋🕍 ❤ﷺ🕋🕋🕍 ❤ﷺ🕋🕋🕍 ❤ ﷺ🕋🕋🕍 ❤ﷺ🕋🕋🕍 ❤ﷺ🕋🕋🕍 ❤ﷺ🕋🕋🕍
S.a.w💕
Bareejada dhowr Riyaa ka Hadhee
Legend jamal Onkod
New Nimcan Hilaac What Asong ✌️
Caankii buhodle ❤️
15:55
11/11/2022
😊❤
maxad ii tiri bislaa cishqigii adoo boholyawga u mooda ciyaar 💔🫀
Hees qaaliya weye💯🤴
Ninku quruxbdna😮😅
Bareejada dhowr wow ❤😢
war nimcan iiso dhadhamayo secml
Cajiip iga dheh alaylahe inti aay soo jiitatey like i saar
Heestaan oo lyrics soo daawo linkga raac
Hadeee heestaaa hadeen lee arkaaye 😅😂 ❤ 8bil ayayba talaaye
Waku wata sxb
The one and onlY legend jamal onkod pin
Jon man onkod lagend pro
🥹🥹🥹🥹🥹🥹😭😭😭😭emotionally damege 💔💔💔💔💔💔💔
Cadceed on the beat Faro dabaleh Like saraa 😆
😢
The legend jamaal
Onkod on fire🤛🔥.
Abwaan dhagojilic caaqilka
Jamal onkadka
Musicition faradahable maftuux mahamoud ducaale cadceed
Hawraar layaap layaap
Hhhh wllha hestaz wn iska jeclahay lkn jcyl ima galoh ani😅😅😊
Jamaal boqorka codka
Inaan boholyoobay miyaadan ogayn🥺
Inaan noqday baylah miyaadan ogayn
Inaan kala baadnay miyaadan ogayn
Dareenka baxnaanay miyaadan fahmayn🫂👑❤
Wow cajiib waye
Jamaal wall adigu jacaylka baxnaani miyaadan fahmayn
Dareenka baxnani miyadan fahmen 🥺💔
Jaceyl cimrigiisa waa cawaqib xun yahay
Scw scw 😊
Mustafe dollar style 👌🏽
The lagend...✊
❤❤❤❤❤
Keep going
Inaan boholyobay miyaadan ogayn 😢😢
❤❤❤❤❤❤🎉
Farax yalow barejeda naga ilaliya 🥺😂😂
💔💔💔💔
😢❤
❤❤❤❤dareen jacayl
hees iyo badh❤️
Anigaad mooda inuu iga hadlaayo😅😅😢
Jamaal onkod
💔👀😔
The legend Jamaal onkad
qaasim mxamed
Maxa itiri aan berno jcyl 🥺❤️
First Comment😂
Inta sideyda ka timi TikTok 😢
❤❤😊
❤😂
Dareenka baxnaani miyaadan fahmayn 💔
Kamaan helin heestaba 😏😏
Qof miyad xumeysay 🥺😂
@@filsandahir7129 hhhh may hestaba wa ka booday
😅😅😅kkkkkkkkkkk🖒🖒
🥺😂😅 xanun weyna waxad dhayal umaleyneysay markey dhab kugu noqdan
Who listen 2024 like me😂🥹🫶
𝐷𝑈𝑁𝐼𝐷𝐴𝑁 𝑀𝐴𝑆𝑂 𝑀𝐴𝑅𝐼𝑁 𝑅𝑈𝑈𝑋 𝐾𝐴𝑆𝐻𝐴𝑅𝐴𝐹 𝐵𝐴𝐷𝐴𝑁 𝑁𝐴𝐵𝐼 𝑀𝑂𝐻𝐴𝑀𝐸𝐷 𝑆𝐶𝑊❤️🩹🥺
Heestaan oo lyrics soo daawo @hanadalphalyrics
WaLa ahy pro
❤❤❤❤😊
❤️❤️❤️❤️
❤❤❤❤
❤❤❤