Jamaal Onkod Hees Cusub [Kugu Daalay Anigu ye] 2019

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 30

  • @nimcomawliid
    @nimcomawliid Год назад +1

    Ax Nafaad dawadeed tahay😢😢😢💔💔💔💔

  • @maxamedbashiir6155
    @maxamedbashiir6155 29 дней назад

    Heesta jamaal onkod waa silsilad jacayl mana kala dhacaan intaan dhegaystey

  • @FoolCORD
    @FoolCORD 3 месяца назад +1

    👍👍👍💋💋💋💋

  • @waxaanahaymuwaadintukaraq3059
    @waxaanahaymuwaadintukaraq3059 6 лет назад +8

    Anaa ugu horeeya, waa hees shidane, dabkaa hada laga soo qaadey 🔥

  • @nimcomawliid
    @nimcomawliid Год назад +2

    Qiso aad u xanuun bdn wxa nay ku bilaabmi s8da tan Ax💔💔😭😭😭
    Wxn jec laaday wiil aanu isku fasal ahayn markaan marayey fasalka 6aad wllhi aad ayaan u jeclaaday kadib waan awoodi wayey inaan usheegto markaan jeclaaday wxy tariikhdu ahayd 20/20 kadib wxn usheegtay 20/22intaa Wan ka baqayey kadib markuu ogaaday inaan si dhaba u jecelahay ayaa uu igu jes jesay lkn anuu kaman qusan ileen naf wx jecel ayaan ahaye 20/23 bishii kowaad wuu iga tagay wxba ilama jogin mudadaa yar ee uu ila hadlayey wllhi farxad dunida taala mid ka bdn anaa isaga agtiisa ku haystay lkn waa uu iga tagay bilaa sabab😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
    Anuu ilaa hada Wan jclahay mana iloobayo inta noloshayda ka dhiman wyo aad baan u jclahay 💔😭
    Lkn hada go,aana ka gadhay ma nici karo lkn inaan ka daba hadho 💔kugu daalay aniguye mana isoo dabcayside damiirkagu adakaa miyaanad lahayn jiidh damqadA💔🙏😭

  • @salebaanabdirashid5371
    @salebaanabdirashid5371 2 года назад +2

    DUShaa laga ogaadaa ruux jcylku daashadey 😭💔😰🥀
    allow jcyl aan Dhaawac lahayn ku deeq qofkasta oo daacada 😭

  • @iqraomarnoor3576
    @iqraomarnoor3576 4 года назад +1

    😭😭😭😭💔💔💔💔💔dushaaa laga ogaadaa ruux jacaylku daashaday

  • @samiiryare9144
    @samiiryare9144 5 лет назад +1

    Jamaal onkod horay u zoco 💞💞💞💞 ninkan Nimcaan hilaac codkisa bu wtaa keep going pro😍😍😍

  • @hassanmuhidin8101
    @hassanmuhidin8101 5 лет назад +2

    Love this song walhi waxbadan bekahadlesaa.waxan ugubaqaya ine nagadayan inannadena ku adkeska e nagu adkenayan

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 4 года назад +2

    Kuudirey fariimaha mana soo dabceyside naf aad dawadeedathy
    Adoo daadahaynkara inaad dib uga gurataa waku dadnimo xumo nabsiibana kudaba yaal😢😢 ax inay igahdlayso moodaa aniga qof an kujeclayn markad jeclaatid wasidan😩

  • @abdirahman2145
    @abdirahman2145 3 года назад

    Rageedi 10 out of 10 🥇❤️😘😍🥇ciid mubarag

  • @abrahamomar_m_7_7_7
    @abrahamomar_m_7_7_7 6 лет назад +2

    Jamaal jaamac cali Horay usoco zhp

  • @hangoolhangool7551
    @hangoolhangool7551 2 года назад

    Jamal onkod codka halaasiga aha indhawad manqalin xagee kadhacad bro

    • @maxamuudcabdulaahi324
      @maxamuudcabdulaahi324 2 месяца назад

      3rvvrhv,9t7uu8u7u77y77y8u8p78p8pp 1:11 hhe😅77y5vb4😅 vu

  • @abdiasismaxamedabdicasis4308
    @abdiasismaxamedabdicasis4308 6 лет назад +2

    Horay usoco alfanan jamaal jaamac cali

  • @ahmettjuguh5035
    @ahmettjuguh5035 6 лет назад +2

    Wlllkay jamal onkod fanan somaliyed horumar ku rajaynayaa insha alllah adiga iyo chanelkapa

  • @Halima-u4n
    @Halima-u4n 2 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @rahmahussien9124
    @rahmahussien9124 5 лет назад

    waaaaw hees mcn iga dheh

  • @ismaciilyaasiin9502
    @ismaciilyaasiin9502 5 лет назад +1

    Jamal onkod nice

    • @yaasmiinabdi2690
      @yaasmiinabdi2690 5 лет назад

      Woow jaamel onkod inaaba cad matihid keep👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @isbadelmaanta2214
    @isbadelmaanta2214 3 года назад +1

    Fanaankan Cod Buu hayaa walaahay Mansha.alaah Wuxuuna U Cod egyahay Nimcaan Hilaac Ee Yaa Igu soo xira Heesa Badan Aan Qoray Oo Qisooyin Dhab ah Baan U dhiibayaaye Sxbayaal Igu Caawiya lambarkiisa ama other contact Aan Kala Xiriiro

  • @5-minutecrafts404
    @5-minutecrafts404 5 лет назад

    Hore usoco wllky ❤

  • @aamiinduraan9988
    @aamiinduraan9988 6 лет назад +1

    KEEP GOING SXB

  • @nuune2058
    @nuune2058 6 лет назад +2

    War sxp dhucda shout aot iisamee

    • @canuudahmed4243
      @canuudahmed4243 6 лет назад

      Jamaal jamac onkod fanan buhoodle kaso jeeda nolow

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 5 лет назад

    Mnsha alaah

  • @zajanomraani6159
    @zajanomraani6159 5 лет назад

    Waaw

  • @nuurilbirilbir5527
    @nuurilbirilbir5527 6 лет назад

    Woow

  • @SalmanDeka
    @SalmanDeka 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤