Abaayo waxaan rabaa qabid ayaa egaley wax lagu bixiyo hdaad taqaano macanto ee lawa daag in tuu iga badanin qeer allaha kusiiyee wax badan ayaan kaa faa Idey mashallah
Faizay xapiptii waan ku xiisay Hadan cabo amah calol yeshtaa Mid kla aan ku waydiyee wax walpa aan is ticmalo salid nafaqo timha maba ii dhereyaan jileec iyo wax bdn lee dhaqanee
Maasha allah xbbti wan kaga mahad celinayaa runtii asbuuc ban waxaa wadaa cano moos nutela timir iyo sisin runtii aad ban ucayilay afur iyo saxuur ban samaystaa lafa xanuunkii waa idaayay xoog ban yeeshay faaiidooyin badan ban ka helay wlhi ilahay khayr haidin siiyo sidaa noogu dadaalaysaan😘
Wli mawda xbbti mxd isbadl drenty
@@hanaabdirahman8467 abayo haa waan wadaa maba iska dayn kartid hadaa baratid aad buu umacaanyahay abyo waan ku cayilay waliba cayil qurux badan oo calool lahayn lkn hada cuntadii kalaa yareeyay saanan xadka uga bixin hhh runtii tijaabi xbbti
Mahadsanid qli mxa laisku darayana
@@hanaabdirahman8467 1. hal xabo moos ah 2. Galas cano ah 3. Shan xabo timir ah 4. Qaado nutella ah 5. Laba qado o sisin ah. intaasaan isku daraa
Jasaklhu khyr wllshy qli wan tijaabin
Dhanka Somalida Woqooyi, حب الرشاد waxaan unaqaanaa Shufax, mahadsanid xbbti
Wa maxay xabra shaadku
Xabarashaad waa maxay wll iga faaideh
Mansh allh washy allh hakudhawro lakn xabirashadku wamaxay no faidee abayo
Miiskan kayga waa 62 wajiga bes ina cayiliya rbaa calool iyo qaar dmbe wax ii kor dhinya marabo wax wajiga bes cayiiya oo calool lagu yeelyn soo sheg abyo
Xulbada qas oo labada can mari sanka ka ilaali
ماشاء الله جزاك الله خيرا اختي الكريمة بارك الله فيك اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Masha allah hppti ma isticmali kara cabitankan qof gas leh
Haa wa isticmali kara calosha a u wada fican yihiin
Xabarshad wa mxy
mash allaah qaali faysa allaha ku barakeeyo dumka urkale may isticmaali karaan wll
MashaAllah wllo jazakallah kheir 🔥😍😘♥️♥️♥️♥️♥️
Acs wallshye qaali dumarakah llaqalaaye maha isiticimali kaaran bala ishege
jazakallaah qali
wxa ishegtaa boorashka mid gaar ah miya isticmalayaa mse midkste wa istivmali karaa
Qli calool ma iyaal tan kle garbo io naaso ma yeelana isoo jawaab habo 39 baa ahey😢
MashaAllah abayo mahadsanid 👍🏼💕💕💕
ايسكريم
Waw m.a
Waa mahad santahy abyo waxase ku waydinaya boorashka noocan dono miyan isticmali kara
Mahadsanid qali quruxey faaiza kugu faana faiza xbbt aflaaqo ayaa tinta iga gashey tinteyda iima baxayso apyo maxa hal u ah aan Jared ka aheen jabab degrees deg ah quruxey ❤❤
Jarida muhiim waye xbbti wax yar hoos in a ka jartid ka dib isticmal maskatka iyo saliidaha
@@Faizasworldbeauty xbbti maxa la isticmal
Wlo sawirada dumarka qawan Allah haku xafido
Masha Allah wll mahadsanid🥰🥰🥰🥰
Haa sax wll hadan dhamystay dumrka urkale ma cabayaan ayaa tiri
Xabashaad mxaa la dhahaa iishega pls
maxa waaye tolow
Shanfax waye
Abaayo macaan xabutu rashadka se wajiga lomariya asago shidan ayan aqasay markan wajiga marsaday waxaba modoo inaan basbas marsaday jwb wacan
Inoso badi xabibti allah haku xafido
Xabrashaaadka wall garanmaaye nooyara macnee somaliland ayaan joogaye
shanfax aya ladhahaa
MashaAllah i am first 😍😘🥰♥️♥️♥️♥️👍🏼👍🏼
Asc abowe tayrod
Maxaa looyaqanah
Abowe
Abayo mcn ishagbale
Xabarashaad waa mxay
Asxaapeey xabarashaad maxaaa laga wadaaaa
Xabarashaad +boorash+moos+malab+timir+caano
Xabarashad maxaa la dhaahaa wll
Asc wllo mcn shafaxda caruurta malasinkara
Aniga quman aa leeyahay ma idhibaa حب الرشاد waana jclhay inaa cabo mar aa cabay wuu idhibay zaaid qumanka iiguso kecen
Masha allah shugran xbbti ❤️❤️ abayo mad madawga finanku katago maxa lagu Sara ugu fican pls so jawab
aniga haya hyti izo qbo
Xabrashaad mxaad ula jeedaa Wllo
Qoondar maku badalankaraa abaayo xabatu rashaadka please answer
Qoondar waa isaga uun qaali waa isku mid flaxseed baa la dhahaa englishkana
Xabaraashaad maxaa kale loo yaqaan ama la dhahaa
Shanfax aya lo yaqanaa wllo
Maxaa la dhahaa xabarshaad
Xapa rashaadka afsomali igu sheeg wllo
Shanfax
Somali shanfax aa ladhahaa
Thyroid waa fiixaha wll
Waxay xabashaad makaranaayo ani sida iigu sheeko
Taylootka maxaa kawadaa wllo maan famain
Ilmo yar ma la siin kara Faisay walalo?❤
Asc faiza Abayo sida urka logu helo xabad rashadka noso Gali janalka MHD snid
𝐖𝐥𝐥 𝐱𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐱𝐚𝐲
Qof la qaley ma iisticmli karaa wllo iiso jawab
Mht zanid wll
Cayil oo caloosha iyo garbaha laga cayilayo ma fiicno
Masha allaah ukhtii shukran
Walshey
Asc Abayo maxay ku bedelan karaan gabdhaha qabo thyroidka xabad rashaadka ? jzkllh
Habo su aal aan kuweydiiye
Timaha biyaha dhananka ah wax meey udhibaan Somalia biyahooda waa culus yihiine😭
Biyaha dhananka timaha ma u ficno hbo
@@Faizasworldbeauty thnks habo mcn
Masha alaa jisakumulah khayr
Xabar shaat mxaa laga wadaa
Abayo xanunka isha ayaa ihayo waan samaystay wana ku matagay ma iska dhafa mise
Msha allah faiza xbbti gcntada allah haku barakeeyo calol mu ii sameena ani calol bn necbahe
Maya abyo calol maku sameynayo
wll ma ku bedelan karaa sisin
Sax waa u daranyahay thyroid hada so qori rabay lakiin adaaba ku dhawaaqay
Wallo qof caato ah oo raabaa in uu dhiistoo jirkaa oo samaystoo jir qurux oo dhiisan ka soo hadaal abyo
Xabadrshadka somali maxaa lagu dhahaa huuno 😊
abyo flaxseed ka ma isticmaali karaa badalka xabatu rashaad
Asc hadaan sokor leeyahay macabi karaa cabitaankaan
Abayo Faiza huruda Maxan Ku Dara wajiga marka U isticmalayo Hadan yogat hesan
Marabou wll
Manshallah Xabaar shaadkaah
Xabaar shaadku waa maxay wll
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
Manshallah
Xabad rashaad magac ka lee maleyahy abyo?
Shanfax weeye wll
Faiza wll geed ayan ku waydinaya plz ii jawab
Abaayo waxaan rabaa qabid ayaa egaley wax lagu bixiyo hdaad taqaano macanto ee lawa daag in tuu iga badanin qeer allaha kusiiyee wax badan ayaan kaa faa Idey mashallah
boomaata jirto so iibsoo ha isku fiiirsanin
Wlshey bal gabdhaha hada walaca kaso kabsanayo cabitankoda nalawag bo kan ma isticmali karne San umalenayo waxa ku jira xabaturashad iyo timirtaba
Faiza xulbo maku bedeli kara xabatul rashad
Faizay xapiptii waan ku xiisay
Hadan cabo amah calol yeshtaa
Mid kla aan ku waydiyee wax walpa aan is ticmalo salid nafaqo timha maba ii dhereyaan jileec iyo wax bdn lee dhaqanee
Massage u same xbbti shanladana u badi
Lkn hado thyriod udaranyahay ani qorta wey ixanunta lkin thyriod ino yahay m,Ogi xabbti 🥰
Teyrootka miyey kicisaah xabad rashaada
Asc Xabiibti caanaha naaska wax badiyo noo sheeg
Caanaha naaska cabitankan wa badiyaa xbbti xabaturashatka caanaha wa badisa
Tayrodka maxa la dhaha mamo iso jwb
Wlal hooyada ilmaha lagu qalay ma cabi kartaa
Asc abyo faiza waxad ka hadasha ilmaha 1 sano jiro sida loo cayilsiyo
Abayo hulba makubedili Kara tan magaranaye
Habo faiza xaba rashadka aniga waba iga dagi waye sabbta ma aqan hadan uriyo matag kuwalana cabid warkeda daa
shayaadiin ma qabtaaa
@@umumascuud3307 maya wllh maqabi wll mcn malin isku dayay ina caba waa uriyay un malintaso dhan ban mantagaye yab aniga
Taynka waa maxay hn iiso sheeg
Tayradh maxaladhahaa abyo
Masha allah xbbti🥰🥰🥰
M.a all mcn
Masha allah Shukarn xppti
Abayo Creamka Bronz Kaso Hadal Yaa Marsan Karo Yuu Dhibayaa❤🥰 Wan kugu xiranahy Kuguna Kalsonahy Sharafey💋🥀
Xabarshad maxe waye
Asc abyo xabadul rishad badel keda loska shidan maku badalan kara xbbti 🥰🥰
Qof laqalay ma isticmaali karaa
Naag uur leh ma cabi karta xabarashadka
Asc Abayo sida urka logu helo xabad rashadka noso Gali janalka MHD snid inta Wax so dhigtid wanka faiday wa firsada janalka
inta shiidid wax yar o malab ah ku darso xiliga dhiiga uu ku joogo
Faaizoy xulbada maku bedelan karaa
Xabarashad maxaa la dhaha
Xpptii qaadada dhan maisticmaalaa
Xabadarashadka maku badalan karaa xulbada
Haa wa ku badalan karta
@@Faizasworldbeauty mhdsnid👍
@@Faizasworldbeauty xabadrashad English ma flaxseeds aa
Xabarshad maba aqane xulbad miya mise
Tayrod maxa laga wadaa wll
Aabayo taayrod max la dhaha
Abayo tayrod maxaa ladhaha
Abaayo hada cabo xabad ma yelana marwi xabad mxa ku badasha
MashaAllah 🥰
Qof uur leh ma isticmali kaara xabiibti🥰
Maya abyo qof uur leh xabaturashadka ma cuni karo wa iska reebeysa inta kale wa cabi karta
Qof laqay maisticmaali kara
Gabdaha urka radinaga xabrachaka sid usitimalaya vidéo kamila no samay