NACIIMA WAXAY KA BAD BAADAY 'DIL & KUFSI WADAREED' (KU CELIS)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • KU CELIS:
    Israel war on Gaza live: 12 killed in Israeli air raid on ‘safe zone’.
    Two Wounded, One Seriously, in Stabbing Attack at Northern Israeli Shopping Mall
    Israeli Emergency Services say one seriously wounded, another moderately and fully conscious
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 16

  • @abdirazakhajiali2415
    @abdirazakhajiali2415 2 дня назад +3

    Hohey Afrikaay huruddooy ... Fannaanadda qaaddey Daleys ma ahayn ee waxay ahayd Magool. Mahadsanid

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 2 дня назад +2

    Insha Allah kuwii Somalia burburiyey Cadaabtisa Allah haku guro oo hoosta ha u dhigo

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 2 дня назад +2

    Anigaa kamid ahaa wiilasha badbaadiyay😮

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 2 дня назад

    Soomaaliyeey xumeey fiican still I love you guys ❤❤❤❤❤❤

  • @Mohammedabdi1127
    @Mohammedabdi1127 2 дня назад

    Gabadh sharaf iyo qiimo badan leh. Allah haku xsfido

  • @AbdiIsse-p1h
    @AbdiIsse-p1h 2 дня назад

    Allha ugaragaaro walashen

  • @kibmussa
    @kibmussa 2 дня назад

    2021 miya ku jirna hadan toosey

  • @x.abdillahi
    @x.abdillahi 2 дня назад

    ababaaa abaaa

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 дня назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 6 часов назад

    Ilaa iyo had ma arko umdeena o ku waano qaadatay dhibka dhacay kii dalka iyo dibdaba nagu qabsaday ilaa iyo hadan wax la ugaarsado waa somali somali kalena loo adeegsanayo war yan la wadinee umdan yeyna tahriibin

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 2 дня назад

    Caqliga soomaalida iyo kuwa dambe sidda looga fikiraayo ilin ayaa igusoo istaagtay Alloow dalka noo daji

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 2 дня назад

      Walaahi ani xataaa alla illahayow noo daa somali oo noo caafi illahayow caqligooda kuwo ku faaiido naga dhig

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 дня назад

    Somalidii waa u dhamaatey gabdhihii cad cadaa muqabiyooyinka ahaan jirey ayaa dhulkaas jiiraayo

  • @Qadaro223
    @Qadaro223 2 дня назад

    Anuu waan soo socdaa ee xageen soomara😅

    • @Hana-997
      @Hana-997 2 дня назад

      Naftaada ha halaagin.

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 2 дня назад +1

      Inta lagu cunno ayaa hadana nafta lagu dhaafinay naa hoow iskajooga hadaa dhawdihiine