“Dhalinyaradu bilaash haysku guursato “ Faadumo Ibraahim

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 19

  • @fotballontop
    @fotballontop Месяц назад

    Maashaa Allah Faadumo Ibrahim. Quraankana waad taqaannaa , naag fiican baad tahaye . In yar oo fudayd ah mooyee naag fiican baad tahay.

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Месяц назад +1

    Mashallah gobanimo faadumo

  • @saidmohamuudhassan3405
    @saidmohamuudhassan3405 Месяц назад

    Bravo maamo fadumo caqliga kugu jeclaaday

  • @user-to4ko6nn4y
    @user-to4ko6nn4y Месяц назад +1

    Bravo fatuuma ibrahim haye ka socco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Месяц назад

    Mashaallah

  • @abdishakurabdilahi3147
    @abdishakurabdilahi3147 Месяц назад

    Faadumo waan ku wataa Mamo caqli wanaagsan ayaad ku hadashey midhaa iga yaaabisay markaan daawadey waad nagaga filnaatay.
    Diinta haku gaban ee banaan istaag.
    Bilaash isku wada guursada

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Месяц назад

      maxaad ka wadan habar fataalada kkkkkkkkkkkk waa qoodho jecel habartani

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 15 часов назад

    ❤❤🎉

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Месяц назад

    Faadumo Ibrahim dhinac kasta waa u rida waa ku wataa 😂😂😂😂😂

  • @shadianur740
    @shadianur740 Месяц назад

    Faadumo walan wax ku qabta ayaad weydeey ka fardisoo dadka sheekh Muna way ku saxaantahay waxay tidhii aa hadalkeedu waa sax naagaha waalan oodhan Muuna farahaa kalabaxaa. I love you muuna iyo musayba

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Месяц назад

    ❤❤

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 Месяц назад

    Habaryar waalatay baad tahay ilaahay ka baqo

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 Месяц назад +1

    Reer miyi waalan baa tahay, adigoo gaboobay ,baad media baratay orodoo quraan dhigo,

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 Месяц назад

    Caqligi wanagsani itaal inukaroonyahay bal ego ufirsada fadumo

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 Месяц назад

    waxba ku hadli maysid walasaqobwaalan baad

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Месяц назад

    Hooyo waad ka soo dartay ee waxaad ku wacnayd sidaadii hore I jehebintan iskadaa oo xishood

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 Месяц назад

    Eedo adba qaylo iyo action ayaad dhagaha iyo indhaha nagu jabisay + song 😂😂😂

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Месяц назад

    Naa ukaadi diintu way ogoshay qof guurkiisa inuu ka fiirsado meel fiican u daydayo lama ogola sheeko dheer inay ka dhaxayso lamanaha aan is qabin qof aad guursanaysan hablow iska hubsada sharaftiisa diintisa masuuliyaddisa .

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 Месяц назад +1

    Naaa yaa fadumo waxwalba waad ka hadashaaye shut up akhiiradaada u shaqeyso