Subxaana Laah, Ilaahey ha u gargaaro oo umadiisa ha u sakhiro. Dadkeena waaweyn ee dalka u soo shaqeeyey ee hawlgabey hoos ha loo eego oo ha loo naxariisto. Ilaahey baa Ina yidhi dhulka korkiisa isugu naxariista aan samaawaadka sare idiinka soo naxariistee.
😢😢😢🥱😭😭😭😭😭😭 Dr. Adna Aadan hooyada Ha Caawiso iyo Intii Damiir leh o ilaahay Aaminsan . Dr. Adna Hala Gaadhsiyo Ayada Cafimadka U Qaabishan Ha loo Kaco Hooyada Miskiinta Wllalay. 😢😢😢😢😢
lkn dawlada Hoose ee Hargaysa Niman Baa loo Qoraa bishii Shidaal boqalaal dollar ah iyakoon DHH ka shaqayan Liiskana Ugu jirn Dadki wakhtiga Soo Galiyay Ee Millonna ha noqotee bishii in la iskaga Qoro ahyd waa Kuwan dawrsanaya
Wataaa dawladnimadii iidoor shaqaalaheedii halgabka ahaa dawarsanayo hadee shacbiga ay la nooshahana ma la waayay cid dar ilaahay ucaawisa lugtaa jabana ka kabta meesho waa meel lugu baabay
Dadki somaliyeed sas iyo si ka sii Daran ayey dhibaato u wada haysaa Dawlad an meel ay ka shaqayso aysan Jirina wa layska sheeganaya 18 sano Iyo 9 bilood dawlada ay sheegayso Maxay kabo xata ugu xiri wayen Bac aya cagaha ugu jira qof walba Asgaa nool kursigana ku fadhiya haday Dadka masaakiinta wax siin lahayen Waxbay ahan lahayd balo idin baa' Bi' isay kooxaha madaxda iyo Dawladnimada sheegta e tuugtaa Dalkeena ka jira ayaga isku muuqda Media ha iska caaya dalki iyo dadkiba Hog weyn bay ku riden ayaguna Wa wada gafane dhargay dhiiga Dadka somaliyeed bay kuwada nool Yihiin umadiina way kala qoqobeen
She is telling the truth hhhh (Kii duubay iyo kii laga duubay unbay wax ka dhexeeyaan. Aftaxa bilow wariye, hawshu way kugu jiiftaayee) Ax,😔ILAAHAYOW umadaada u naxariiso, dalkana inoo hagaaji. 😢😢😔😔.
Ilaa dawladii Afwayne ilaa Somaliya Somaliland Jabuuto Afrika oo dhan dadka Sida yurub lacag looma qoro meeshu waa Afrika weliba dawlad aan aqoonsi weli helin dadwladii waa wayna ee Afrika ayaan dadka lacag loo qorin
DAWLADA SOMAALILAND DADKAAS OO KELE MEELO LAGU HAYO IYO DHAQTARO BILAASH AH HA U SAMAYSO INSHA'ALLAAH BI"IDMILLAAHI KARIIM ❤❤❤
Lacagta lagu qaban lahaa xagee taala?
Maamadan oo kalaa wadanka ka buuxa allow dawlad caadila aamiin aamiin
Subxaana Laah, Ilaahey ha u gargaaro oo umadiisa ha u sakhiro. Dadkeena waaweyn ee dalka u soo shaqeeyey ee hawlgabey hoos ha loo eego oo ha loo naxariisto. Ilaahey baa Ina yidhi dhulka korkiisa isugu naxariista aan samaawaadka sare idiinka soo naxariistee.
Ya Allah ilaahayow u gargaar oo ummada u sikhir
allahu akbar maamo alle hooyo iyo aabe alle ha kaga dhigo umaddisa
Wariye maxaad number ka usoo qori wayday see soo caawin karaa meesha laga helo iyo number midna maad sheegin
Number-ku uu Ku qoran yahay shashada wll
Ilahay haw gargaro ayeyo❤
Allahayow Hooyo macaan u gargaar
ILLAHAYOW Ummadaada u Sakharov
ILLAHAYOW Caafimaad sii
Allahuma Aamin Aamin Aamin❤
Xasan sheikh oo muuse biixi waxee ka siman yihin dhanka faqriga iyo qaraabadooda oo xilalkii qebsaday iyo qandaraasyada oo caruurtoda ka shaqestan halka canshuurta ee qaadana jeebkoodk kudhacda, masaakintoo markee duqooban jagada laga fara maroojiyo iyo barajicinta dnayarta alaha umada dhaafiyo labadooda faqri bee kusoo koreen😢
GOLAHA BAARLAMAANKA AYAA XAQII SHAQAALAHA DUUDSIYAY OO ANSIXINWAAYAY❤❤❤❤❤❤
Allahayow ku caawi walaal waad fiicanahay inad soo gudbisay laakin ka yaree suaalo soo noqnoqda qofka sida u dhiban😢😢😢
GOLAHA BAARLAMAANKA AYAA ANSIXIN WAAYAY OO DIIDAY XAQII RITAAYIRKA HAWL GABKA❤
Dawladu shaqaaleheeda hawlgabka noqday ha dar yeesho
GOLAHA BAARLAMAANKA AYAA diiday inay Ansixiyaan Xaqa Shaqaalaha hawk habla ah❤
😢😢😢🥱😭😭😭😭😭😭 Dr. Adna Aadan hooyada Ha Caawiso iyo Intii Damiir leh o ilaahay Aaminsan . Dr. Adna Hala Gaadhsiyo Ayada Cafimadka U Qaabishan Ha loo Kaco Hooyada Miskiinta Wllalay. 😢😢😢😢😢
Allaha ha caafiyo
lkn dawlada Hoose ee Hargaysa Niman Baa loo Qoraa bishii Shidaal boqalaal dollar ah iyakoon DHH ka shaqayan Liiskana Ugu jirn Dadki wakhtiga Soo Galiyay Ee Millonna ha noqotee bishii in la iskaga Qoro ahyd waa Kuwan dawrsanaya
GOLAHA BAAR LAMAANKA Ayaa hawshan Shaqaalaha hawk habla ah Diiday oo Ansaxin waayay markii lasoo hordhigay❤❤❤
XILDHIBAANADA GOLAHA BAAR LAMAANKA AYAA XAQEEDII DUUDSIYAY OO IYAGU MUSHAAR KOODA KORORSADAY❤❤❤
Masha Allah ku dar mar kasta
Dawlada hoose iyo mayerkeedii mee hawlgabka haka war hayaan
Rabbi ha u gar gaaro hooyadan.😢
WAAR SU AALO BADANA KAN WARIYAHA AHI SUBXAANA LAAH WAAR DADKA UDHIBRIYA
Allow hoyoyinka wawayn ee alow ugargar yarabi
Dawladeeni Wayceebawdey💔🥲
Alle ha u gargaaro haloo kaco ayeyda
Mama × hooyo dheh weriye
XILDHIBAANADA GOLAHA BAARLAMAANKU DANDOODA AYUUN BSY UFADHIYAAN MEESHA SHAQAALIHII HAWL GABKA AHAANA WAA KUWAA DIIDAN INAY ANSIXIYAAN❤
Soomali bes ma'aha Wadan kasta wa sidaas
Dawladaydaay Arinkanwaxkaqabo fadlan 😢
😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Allaha kuu gargaaro maama😢😢
Illaahay ha laga baqo dhakhtar geeya illaahay how far gaaro
Inshalah inamoge ayaa ogayn
😢alle hooyo haw gargaaro😢
😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻☝
Lambarka shadiya ayaa ku qoran ee yaa og iney gaadhssinayso wixii lagu diro.
Wll weriye maad kaaga ugu uruurisid
Sorry hadan arkay nummer ka
Islanata waaxa u qabata somalillaney wa hadii waxa u qabanesiina dadka Aagah
ushaqeyneysey Dowlad aa war islantaan unbaan Ar keysane inta hbne iyo malin khadsan ayaa badn Allha umada ugar gaaro Haday wax tareyso dowlada maciishada iyo sicir bararka wadanka ka tagan iyo shaqo la aanta wax haka qabato Tasaa Hor taale
Wataaa dawladnimadii iidoor shaqaalaheedii halgabka ahaa dawarsanayo hadee shacbiga ay la nooshahana ma la waayay cid dar ilaahay ucaawisa lugtaa jabana ka kabta meesho waa meel lugu baabay
Hooyadaa iyo iidoorba wase dhilooy somali Mel walba miyaa laga waayaa qof xun, xaged dadka iskugu wada daraysaa Dhiladi ku dhashay wase
Caqli xun cuqdad baad u dhimanaysaa daaroodka 8 jirka iyo 80 jirka kufsada ka hadal qudhumada yahay
Roob da ay ayaan dadka wada gaadhin oo meel ka da,a meelna aan kada in ee wax walba Idoor haku caayin Allah kariim Alle ayaa dadka wax gaadh siiya
@@mohamedameen4439 khaniis stupida ayaa tahay eey yahaw waaryaa naayaaa futadaaa ku qoyne ee aamus nin raga ma tihide keleb yahaw
@@zamzamabdi295 😂😂😂😂😂 waa la yaqaan cida cuqdadaysan ee sodan sano waa lay dilay meel walba la taagan lafa sidato xabaalaha xataa adaa uqadad darteed u faagta khaatumo waxaad ka gaysteen ma soo hadal qaadno cuqdad seey igashaaa anoo daarood ismaaciila bad wayna ilaahay baa naga koryeelay cuqdad iyo ciil ab iyo isirtoona uma lihin iidoor baa ciil iyo uqdad lugu yaqaan
Dadkeenii waa kaas!😢
mamadaan arin keeda cabdi Malik sh muse coldon halo gudbiyo
Mawaxada weeydaye
Waxkale oo aad qabto
Maad waxtartid adigu iyo tifiga huwantu soo dirtay
Hadalbadana qofkani
Ax 😢
Hala garab galo inshaa allaah
dulmiga iyo dacadigu dalka wuu biyo dhigey
Away ina moiga mas wax quanto. SBM soo caadlo Darro Kama daalamyn maxay dadka udayacaysaa?????
Dadki somaliyeed sas iyo si ka sii
Daran ayey dhibaato u wada haysaa
Dawlad an meel ay ka shaqayso aysan
Jirina wa layska sheeganaya 18 sano
Iyo 9 bilood dawlada ay sheegayso
Maxay kabo xata ugu xiri wayen
Bac aya cagaha ugu jira qof walba
Asgaa nool kursigana ku fadhiya haday
Dadka masaakiinta wax siin lahayen
Waxbay ahan lahayd balo idin baa'
Bi' isay kooxaha madaxda iyo
Dawladnimada sheegta e tuugtaa
Dalkeena ka jira ayaga isku muuqda
Media ha iska caaya dalki iyo dadkiba
Hog weyn bay ku riden ayaguna
Wa wada gafane dhargay dhiiga
Dadka somaliyeed bay kuwada nool
Yihiin umadiina way kala qoqobeen
Alle ayaa dadka wax gaadh siiya Maraykan bay dad ku dawar sadaan oo debeda u hooydaan
OO LAGU XANAANEEYO
DAWLADU DHULKIII DARYASHEEEY EEE DADKEEEDANA HA DARYEESHÈ
Alle haku gargaaro mamo
Subxaanalah,hargaysa dulmiyey kudanbaysay allow ugargaar.
Aad baan u ga xumahay ilaahay ha u gargaaro
Waar dadka warysiga ka daaya hadad wax u dhiibyn dadka dhibtysan tvyada wan ka xanaqa wata leh islantu
Shamefull to hargasia
She is telling the truth hhhh (Kii duubay iyo kii laga duubay unbay wax ka dhexeeyaan. Aftaxa bilow wariye, hawshu way kugu jiiftaayee)
Ax,😔ILAAHAYOW umadaada u naxariiso, dalkana inoo hagaaji. 😢😢😔😔.
WAXA QARAAN SHEGANAYA FROM JABUUTI
Ma caydh baa laysku qoraa faqsheey Jabuuti iyo soomaaliya sida yurub waa maya jawaabtu
Gaajada jabuuti miyaad ilowdey
Beenaale
Waa wax laga murugoodo toloow jiciir iyo muuse biixii maxay aakhiro ku hadli doonaan ilayn iyaga iyo islaantan waxa u gar-qaadi doona ilaahaye??
Marka Horepa mEshu dawlaad la yaqaan my ahynE iska cibadayso ayeyo😢
Ilaa dawladii Afwayne ilaa Somaliya Somaliland Jabuuto Afrika oo dhan dadka Sida yurub lacag looma qoro meeshu waa Afrika weliba dawlad aan aqoonsi weli helin dadwladii waa wayna ee Afrika ayaan dadka lacag loo qorin
😢😢😢😢