Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
Ana saadambiyo saadal galgacal Kusasabay nafto Samo ka fishaye Mise wali sidii Laysuseegaybay 😢 Sidu Kala tahoo lokala socda 💔 Wali wax man jeclan Lkn heestan iyo dadka qoralada soo qorayaba way badaleen Darren kaygii ilahay qalbiga ha idiin qaboojiyo mucashaqayal 💔😭 8/12/2024 habeen Axada 12:28 habeenimo 😭💔
2023 wa haben khamis wxn dhageysanaya ano kaligey banan fadhiyo adun iyo warerkisa lamurugsan waxn rajeyna mar kle ano faraxsan inan dhageysan dono inshallah 😢😢😢
Mise weli sidii Laysu seegay bay Sad u kala tahoo Loo kala socdaa 😭😭😭😭😭😭 Ya rabii qulub kasta oo kala jeeda isu soo jeedi oo isu sakhir😢😢😢😢 Dagal badan kadib waxan noqonay qar aan kala maarmin oon kala maqnan hadana an isku laab fayobayn oo siday isu ahan jiren aan isu ahayn😢😢😢 😭😭😭😭😭😭😭
18/12/2024 18:55pm Ayaan dhagysanayaa anigo kaligy meel fadhiya o sugaya inu iso waco shbkay wareer kle o aduun io arimo klena iska ky hysayaan waxan rajynaya mrkle commentgan inan dib uguso noqdo ano wakhti kan ka qurux bdn kana wacan ku jira i.a 😭❤️
Oheey ah yurubeey maad naga daysid xusuusaha qaar in la xasuusto ma fiicnee😢 Sanadkii 2020/5/-ban is Baranay Wiil aan is jeclayn waliba aan mustaqbal meel wada dhiganay kadib wuu maqnaa waxay balantayadu ahayd markuu yimaado inan is guursano wuxuuna yimid 2022/11/ balse say wax walba ahaayeen iyo balamihiiba way is bedeleen si lama filaana wuuna iska degey qun yar Isagoo wax dhaliila xitaa ii sheegin isku magaalana wan joognay Igu danbayna naag kale oo dabaday ui bartay buu iga raacay jacaylkii aan intaaso dhan soowadnayna khiyaali uun buu ka dhigay markaa yaan qof walba lagu kalsoonan😏😢😢😢😢
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
28/11/2024 haben khamis ahh ayan dhagaysanaya ano kaligay qol madow ku jiraa ay walinaah dhalashadaydii tahay ano adun iyo warerkiza ma murugonaya waxan rajaynayaa inan mar labad dhagaystoo ano faraxsaan ilhow qalpiyadena noo qabojii 😢😢😭💔
Waa ciid dadku farsan yihiin lkn aniga waa ii murugo iyo niyadjab qofkii xanuunkaa i marsiiyayna si farxad leh ku ciidayo, illahay baan ka sugayaa in uu qofkaasi xanuunku i marsiiyay tuso, noloshaydu murugay ku koobnaatay, 29/6/2023💔😢
2sano ayaan ka jeclaa indhahayga ka una so samray lkn ugu dambeen wu icidleeyay cawa ano ilin indhahayga ka qubanayso ayan dhagaysanaya i hope marka labad so booqdo ina ano ilaaway isaga so booqdo😭 11 oc 2024💔😭
Stil Hdan kuso Noqdaay Wlh yurub Geenyo Maxay Qalbiyada Mucashaqinta ka Turjumtaa waxban iis Leehay Malaha Aniga uun iga turjumaysa Wan salamya Qofkasta oo Hestaan uso Noqdaay😢 waxan Rajaynaya ina so Noqdoo Anigu Qalbigayga sidan Dhamoo ina so Noqdo hidkaleena caf iyo Musamaax😢
17/10/2024 ban dhagysnay ano warersan ruuntii waa xanun qofkago ag joogisa u barto ka fooganya masafdu jacaylka waxba ma yesho lkn hadan wan cidloonya illhow i nabal gee ina so celi isago nabda qof kastan qofkiisa uso dhawe🤲🏻😭😭😭
17/10/2023 Waxa is baranay gabadh 3/4/ 2019 Waxan ahay wiil ku nolaa gabilay jacayl waxba kama aqoon gabdh i jeclatay wan dhawacy aniga dartay uga tagtay wadanka gabadh kasta ama jacayl kasta oon sameeyo iima hagaago wan shaqaysta guur ayan 2jeer qorsheyay lkn iima hirgalo aniguna hada dhib iyo fikir la darsay gabdhina ma aqan mel ka radiyo ii Duceya 🙏 😢
Wacnaan laheydaa iney ku cafido sorry sxb sorry😢😢ilaahay sidan si ka door leh hakuugu deeqo dabarka noloshaa kaa heysatana hakaa saaro ilaah🤲🏼reer xamar baa yiri xalaashiis xumeeye xakaaraa u dambeeyo marka tani nin heystaa ma garto gacale😢😢😢aadbaan ugu duceynayaa wlhi sorry gacale😊intaan comment kan kuu qorayey heestan tanba kasii xanuun badan bay iigeysay isla yurub ah nafteydaa adaa xumeeyy la magac baxsay adigeyba shoow kaa hadli marka hasoo dhagaysan way kuu daran tahay😊👍🥲
Laxanka debecsan, codka Sawtu-raxma iyo muusiga degan ayaa dareenkayga hoose taabtay oo hirar fog iyo xasuuso hore ii celiyay. Insha Allaah, waxaan rejaynayaa in aan mar kale ku soo laabto, dhegeysiga heestan dareenkayga jiidatay.
😭Qof si dhaba isku Jecleen marnaba ismaan oran wu isku Kaa badalaya aniga jacaylka uqabay dhankeyga kama dhamaan balse asaga bu Ka dhamaday jacaylki😭insha allah alle Waxa ka baryaya mid wangsan inu calaf igu daro asagana mid wanagsan inu calaf alle ugu daro😭Nolol qurux badana wa u Rajen 💔😭inkasto aniga kalsonideydi Tirada badNeed an wayey io Farxadaydi Jacayl Cadow wye😭1/ December/2023 xnuunki iqabsaday until 16/October/2024 wuu IHaya 2025 insha allah sanad qurux badan Bu inoqon😭😭💔
Sakan so boqday Heestan sababtana qofkan jacela oo anu rabay ba iga tagay qof kle ii jacelna guur ii ku heshinana naftu waxay ii leedahay iska rac qofka ku jacel🥲💔Dec2024😢
Safarkaan sugiyo saadi qalbiga Ma sirlagu heladaan saka iwadaa Mise wali sidi laysu segaybay Sidu kala tahoo loo kala socda Waa hees ad umacaan oo qiiro xanbarsan wa heesaan xiliyada danbe habenki jawiga ku dajiyo inkasto yurub heesaheedu anay kala dhicin cwa ayaan dhegaysanaya 28/10/2024 2:22
Inta iga danbeysooy qofkii arko qoralkeyga waxn idinkaka codsanyaa inaa iso duceysaan alle waxan rabo inuu ii rumeeyo🤲😢
Aamiin wll
Illhy haku rumeyo wll mardhow❤
Guuleyso abayo Mcnto idim ilahey
Ilhy hku fududeyo wll🤲🤲🥺
iLaahay hku rumeeyo riyadaada abaayo mcn 🤲🤲🙈😭
Ooof caleeek Yurub Qalbiyadena ayey Qod Qodeysaa wlhi Qof waliba Qisaaa ku Aasan illhy Qalbiyada hanoo Qaboojio waxaan Dhageysanayaaa 13/10 2024 inta iga dambeysa wa idin Slaamay jecelyaal😢
Also Im lis 13/10/2024 saacada 6:13 fiidinmo.💔
Sido klee 13/10/2024 10:55pm hpeen isniin so galyso
Amin
Heestaan 2020 anoo Qalbi jab iyo ciil dareemya baan dhageysty Waxaaana Dib usoo booqdey 2023 anoo marklle farxad dareemyn waxaan rajeyn sanado kalle oo ka Qurux badan kuwaan
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
Really wllhi@@NAJIIBB123
Waxaan rajaynayaa inaad faraxsantahay sanad kadib
Faraxsanow wll❤
Ana saadambiyo saadal galgacal
Kusasabay nafto Samo ka fishaye
Mise wali sidii Laysuseegaybay 😢
Sidu Kala tahoo lokala socda 💔
Wali wax man jeclan Lkn heestan iyo dadka qoralada soo qorayaba way badaleen Darren kaygii ilahay qalbiga ha idiin qaboojiyo mucashaqayal 💔😭
8/12/2024 habeen Axada 12:28 habeenimo 😭💔
Allow qof walbaa sii qofkaa uu jecelyahy 💔💔💔😭😭 hadii uu qof walbaa ogan laah xanunka uu jacaliku leeyahy qofnaa waxaab mu jeceladeen wlhi
your right
Waa ruunta
Haa wlhi 2021 ilaa hdan sidna kujira 💔😭badal khyr ilahow 🤲🏻
2023 wa haben khamis wxn dhageysanaya ano kaligey banan fadhiyo adun iyo warerkisa lamurugsan waxn rajeyna mar kle ano faraxsan inan dhageysan dono inshallah 😢😢😢
Insha Allah Abyo
Rabi ha kaa dulqaado murugadaa 😢❤
Allah ha ku siyo farxad iyo kalgacal dhab ah.
😭😭😭💔2024 /3/17 habeen madow ramadaanna yhy 7
@@miskibirimo8292 rabi qalbiga ha ku qabojio walal
Mise weli sidii
Laysu seegay bay
Sad u kala tahoo
Loo kala socdaa
😭😭😭😭😭😭
Ya rabii qulub kasta oo kala jeeda isu soo jeedi oo isu sakhir😢😢😢😢
Dagal badan kadib waxan noqonay qar aan kala maarmin oon kala maqnan hadana an isku laab fayobayn oo siday isu ahan jiren aan isu ahayn😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭
😢
Amin huno sory😭😭😭
😢
Raboow isku kiina dhowr😢
Mise weli sidii
Laysu seegat bay
Sad u kala tahoo
Loo ka socdaa😢
Still 2024 🥺❤️
🥹
Same😢❤
@@zahroahmde439🥺
🥺💔
Imikunbay mac noqotay 😢
26/12/2024 02:42 ayaan dhageysanayaa anoo walwal iyo murug dareemaya insha allah wxaan rajeynayaa inaan sanado ka dib anoo faraxsan inaan usoo laabto🥺
Eebe hakaa dul qaado zxp0
Sowtu rahma yurub geenyo fananaad codkeda ku jogta fanka 😍
Fan waakan inta kale hayska nastaan yurub geenyo hodan abdiraxman iyo fiska bas halaga soo reebo
Wa runta walae kalinta 1aad yurub geenyo kalinta 2aad wa fiska kalinta 3aad waa hodan
Qalbiyadeenu wa qabriyal dabayshu damqayso💔🥺😢
Realy wlhi Wll 😭
Ilaa 2023 ilaa hada oo laga baxayo 2024 waxaan ku noolay xasuus😢😢
Waa aduun yurub geenyo 10.k oo views ah ay laadahay bal balaarkana 1.m oo views ah ay helayso inta ila qabta arintaas
👇
Taasi micnowayn kuma fadhido dadka intooda badan video yada malayacniga jecel Oo dawada balbadhka 🙄
@@idontcare6856 saas weeye sxp qaali
Ana saadambiyo sadaal galgacal kusasabay naftoo ala way samo kafishee😥😥😥🤲🤲yaaa allah isahal inaan helo qofkaan jeclahay
Waxan dhagaysanaya 2024/10/October 😔inta dawan donta 2025 lig isara😢😊
SidaydOo kLe miYa murugsanTahY🥹🙂
15/october😮
Insh llah 🥺❤️🩹
15 / 10 /2024 Waxaan dhageysanayaa anoo walwal iyo murug dareemaya insha Allah waxan rajeynaaya inaan sanado kadib anoo faraxsan inaan usoo laabto 😢
Wllshay ama wllkyow noloshu waa imtixaan dadka qalbiga wanaagsan lagu eeegayo dulqaaadkooda hays raaacin nolosha qofka aad werwer iyo murugta uuu dareemaysa in uu qoslayo imika laga yaaaaba noloshu waa adkaysi uu adkayso durufta illhy qof taladiisa uu dhiibtayna aduunyo kama murugoodoba ale qalbiga ha kuu qaboojiyo😢😢
Ina shàlah wll alleh hyno sahllo 😢🤲🏾🥺❤️🩹
insha'Allah wll anigu xanuun udhagaysan mayoh lkn heesta jeclaadey 27/10/2024 Axad Hargeisa somaliland
Wxaan dhagyzanyaa 13/10/2024 Habeen axad sii. Baxayso anoo Murug dareemaya wxan rajynayaa inaan soo Noqdo Sanado kale anoo farxzan qofkaygiina hystaa insha Allh🥹🥹💔
17/10/2024 kulamid whi wll ilhy hyno bog dhayo😢🥺❤️🩹
Allah haidin boga dhayo 😢
Waxan Dhagaysanaya 18 10 2024 Waliba Anoo Xaalad Adag Ku Sugan😢😢😢
💔🥺waxan dhagaysanayaa ano holac qalpiga igaga shidanyahy qofna anu i dareenmayn habeeen khamiisa sacaduna tahy 10;00/23oct/10/2024
Ilahy hku qabojio qalbga wll😢
Sorry 😢
Khyr wll iLahay ha kaga dhiGo💯
Waxaan dhageysanayaa anoo walwal iyo murug dareemaya insha Allah waxan rajeynaaya inaan sanado kadib anoo faraxsan inaan usoo laabto 😢😢😭🥺🙈😭😢🙈
Sowtu Raxmo Ilaahay ha ku caafiyo anag oo dhana ha nacafiyo Alle ileen waan ku dhageesana oo aan ku daawana ee
18/12/2024
18:55pm
Ayaan dhagysanayaa anigo kaligy meel fadhiya o sugaya inu iso waco shbkay wareer kle o aduun io arimo klena iska ky hysayaan waxan rajynaya mrkle commentgan inan dib uguso noqdo ano wakhti kan ka qurux bdn kana wacan ku jira i.a 😭❤️
Axsan cod macan Magool iyo Faynuuskii fanka faaduma qaasim adiga ayaa ina iloow siin kara.
Inta heestn ka heshy lake igu qabta wxaan xusuusy waagee hecelku igu daxdy alxdl hada wxaasba ma dareemo
2024
Ma sir lagu hela saka I wada yurub cabdi geenyo sowtu raxma ❤❤❤ inta jecel ba jeclay ❤❤
Waxaan Dhagaysan November 2024 tii❤
Dalka Canada Speacialy Alberta.
Aadbaan udareemayaa kelinimo why kaligay ayaa Guri Degan oo shaqaysta Reerkayagii ayaan u xiisay❤waxaan Naawilayaa inaan Mar uun Qof wanaagsan Nolosha la wadaago❤Reer waqooyigoow Doorashadii iiga warrana❤
Anigaa sharaxan deeqa ee aynu isbarano aniguba qof wanaagsan baan raadinayaaye😢
4:05am 2024/12/1 😢2016/3/17 2:30pm xalada gala ilahada ku jira rabow qalpigeeg ii daji
Anaa kuu wehel yeeli❤
abayo Isku mel Jognaa 👸🏾
@aishaalisiyaad3212 maashallh gacalo halkee kasii joogtaa Alberta.
Yurub geeyo wax kale waaye soo tan qiiro nagalisay thnks gobfilms and abiib 🎹
Oheey ah yurubeey maad naga daysid xusuusaha qaar in la xasuusto ma fiicnee😢
Sanadkii 2020/5/-ban is Baranay Wiil aan is jeclayn waliba aan mustaqbal meel wada dhiganay kadib wuu maqnaa waxay balantayadu ahayd markuu yimaado inan is guursano wuxuuna yimid 2022/11/ balse say wax walba ahaayeen iyo balamihiiba way is bedeleen si lama filaana wuuna iska degey qun yar Isagoo wax dhaliila xitaa ii sheegin isku magaalana wan joognay
Igu danbayna naag kale oo dabaday ui bartay buu iga raacay jacaylkii aan intaaso dhan soowadnayna khiyaali uun buu ka dhigay markaa yaan qof walba lagu kalsoonan😏😢😢😢😢
Hada ma guursaday wiil kale oo wanagsan mase wali single baad tahay
Anigu ah from muqdisho waxan aminay dadka heybad faneedka leh
Hargesay ine thy geenyo ❣
💟💗💚💚💚💚💖💕💔💔💓💤💤💢❣💟💟💞💞💞💝💝💖💙💙💚💚❣❣💙💙💙
Mahadsanid 🙄
Good
Maxaa Beenta u sheegaysaa? Xasan Aaden Samatar Iyo magool qof la cod ah miyaa somali Iyo hargaysaba ka dhashay? Beenta Reer woqooyiga Iyo indha caddayskooda miyaad run mooday?
Jacayl ay wayday Yurup geenyo ayaan raadinaynaa ilaahow qalbiyada nooga reeb kuwa naxariista daran 💔💔😭
Axyaa fananad igu qaliya yurub geenyo jacayl an dhamanayn ayaad markasta nagu berta💕💯
Yurub geenyo bogaha jacylka ayey dheda Anigu Sowtu Raxma heesaheeda iidaha baan uhaysta
Ugu danbyn wn qaatay go’aanki ahaa inaan naftayda xushmeeyo wax wlbana aan darteed uga tanaasulo ilaa aanka tagay wiilkan jeclaa😢💔
Xiligan dhagesanayo wa xili habena on kaligay ahy 2024/11/23 waxan rajenaya inan markle on ficnhy dib udhagesto 😭
Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢
Yurub geenyo axsan sowt thanks taageerayaashaada aadka ujibeysan baa nombarka 1aad ka ahay sidaa ila soco
masha Allah wlhi khdra Daahir too wlhi hore u soco yurub geeyo
Khadra Daahir yurub ayaa ka cod macaan. Somali Oo dhanna magool ayaa ugu cod macaan Ilaah ha u naxariisto
@@xoxo-yg6gb isku xishood khadra cid gaadheysa ma jirte
28/11/2024 haben khamis ahh ayan dhagaysanaya ano kaligay qol madow ku jiraa ay walinaah dhalashadaydii tahay ano adun iyo warerkiza ma murugonaya waxan rajaynayaa inan mar labad dhagaystoo ano faraxsaan ilhow qalpiyadena noo qabojii 😢😢😭💔
Waadiga salaan igu soo simoo seerahan fadhiyay salka soo dhigoo seetahy ilee😭😰💗💗
salaantiyo caashaqa
ashqaraarka sare joog
hadaan kugu soorayey
maantana sidii baan
kuugu sahamiya wali
soo dhawayn waji furnaan
kuu siiyey laabtayde..
..hee haye
Allaylahee runbaad ka hadashey
Aal yurub maxamd cabdi diiga cadbay soo celisaa
Sawtu raxma
Waxan dhagaysana anoo xanuunka dreemayo ilhy og yhy wxan tabayona aan hdal ku qeexi karin 😢😢😢slama wixii iga dambeyo
GABADHA HURDADA II DIIDAY HEESAHEEDA BOQORADA CODKA QARNIGA
💗🌷🌷YURUB GEENYO🌷🌷
Waa ciid dadku farsan yihiin lkn aniga waa ii murugo iyo niyadjab qofkii xanuunkaa i marsiiyayna si farxad leh ku ciidayo, illahay baan ka sugayaa in uu qofkaasi xanuunku i marsiiyay tuso, noloshaydu murugay ku koobnaatay, 29/6/2023💔😢
Ax kadaa qali 💔🥺
Ax ax allow qalbiga ku daji xppt wan kula daremay balse waxan ku hubaa inad maalin odhan doonto ma aniga qofka jecla oo shiki lkn nafta wakhti sii oo isku day inad jadwalkaga badasho ❤😢
😮
😢😢 cawa waxan jeclaystay inaa idiinla wadaago xidhiidhki abiid igu Dheera Hdana aan wayaay waxan wada soconay ila 6 sano ugu Danbaayn Hben Hbenada kamida kulanay waxwalba Farxad iyo jacayl ku kala imanaay Lkn halamr ayuu Call Noloshayda Bedelay iso Dhacaay oo laay Dhahay Asma wa Dhimatay😢 waligay geridiii igu xanunka Badnaayd Allaha uu Naxaristoo
Ilahy jnda haidnku kulmio wlal😢💔
Alle haw naxariisto wll idinkana janada ha idinku kulmiyo
Ilahow adoomadada adoon kamida jecladay rabiyow calaf iigu dar yarabi😭
Rabbow Calaf isku kiina dar😢
Yurub Geenyo habeen kasta jacyl cusub bay Igu dhalisaa.💔 still 2024.
💔❤️🩹
2sano ayaan ka jeclaa indhahayga ka una so samray lkn ugu dambeen wu icidleeyay cawa ano ilin indhahayga ka qubanayso ayan dhagaysanaya i hope marka labad so booqdo ina ano ilaaway isaga so booqdo😭 11 oc 2024💔😭
Sorry 😢
Sory. Waa. Ereyga ah markaa. Anigoo sanado kusoo samroo ax
Hada seethy mcneyyy 😢
Illhu bari salatu laylay u kac wll wad illahwysaa ana huba rabi sidii lhayr ah hakuu dooro
Sorry Qlbie Wa ballan waad ilaawi doonta.💔
Stil Hdan kuso Noqdaay Wlh yurub Geenyo Maxay Qalbiyada Mucashaqinta ka Turjumtaa waxban iis Leehay Malaha Aniga uun iga turjumaysa Wan salamya Qofkasta oo Hestaan uso Noqdaay😢 waxan Rajaynaya ina so Noqdoo Anigu Qalbigayga sidan Dhamoo ina so Noqdo hidkaleena caf iyo Musamaax😢
Waxan dhagysana hestan anoo daremyo ina tahribo lkn xlda igu jexjexan murug 💔 but one year kadib ano faraj i furmy uso labn dona insh..
XGe joogta abayo
Yuruup geenyo ruuntii wa nanadaad buuxda dhaan walba fanku waa hibo uu ilahay siiyay
Dadka qalbigu xanunayo ee nafis ka soo raadisay😮😢😭💔
😢😢
12/12/2024 cwa lee heestan bartay waaba hees macaan😊
Heestan halkey igaga dhumatey 2024 ayunban arkey ax
Hees yurub oo qalbi taaabad ah oon dhegaysan jirin ma jirto tan halkay ku qarsoonayd wan garan waayey anba😢
Yurub maxamed cabdi fanaanada qarniga ✌
.khuwts..
p
20/sept/2024 🌃
Waxay ahayd habeen aan jeclaystay in aanu wada kulano lkin habenka yaa noqday kii iskugu kaaya danbeeyay💔 kolly qof tagay in wanag laga sheego mooye xumaan male👸🫡
Halmid ayaan u sheegaya
Qalbiyada hada wada socda war hooy baln qaadyad aad isku samaynaysan joojiya hadaydan oofinayn❤️🔥👆🏼
Zxp ma adiga xumeyey Mize ayada
fanaanad aan tageero 💘
Caleek Caleek Sowtu Raxma Yurub geenyo codkeedu meel buu itaabta khadra daahir baad noo bedeshay
14/10/2024 malin xalku sidu yahay anan waxan ku qiyaso garanayn 😢anigoo sanado kuso samroo intan ku sugay sara joogsadad sabar iga marteh😢
😢🥺❤️🩹
Yurub Geenyo Darteed like igu xad Shugran inta iga danbeyisa
Waa layaba
10Q Yurub Geenyo. I am your fun from Oromia,Ethiopia.
Oromadii U raysay Yurub geenyadena ma dhagaystan 😂😂
@@idontcare6856 xishood
@@idontcare6856yurub calamka dhanba kaga jecelyahay 😂 maxa 😢❤
Maxaa ka xanuun badan in aad naftaada ka xakamyso ama ka ilaaliso naf ay u xiistay ama jeclyd ag joogeeda aanad awoodina inaad soo ceshato 😭💔
😢😢😢😢
Wan kula dareemaya wll xnuunkaz
Alle quluupta hayno qaboojiyo😢💔❤️🔥
17/10/2024 ban dhagysnay ano warersan ruuntii waa xanun qofkago ag joogisa u barto ka fooganya masafdu jacaylka waxba ma yesho lkn hadan wan cidloonya illhow i nabal gee ina so celi isago nabda qof kastan qofkiisa uso dhawe🤲🏻😭😭😭
Ku jeecliyaa my yurub geenyo ❤️❤️☺️
Qofkeyga malin un wan is heli doona inshallah 😢
Inanta kaliyata ee hurdada ii diday😊❤sawtu sabib
Inta manta ila soo buqatey heestan een kasimanahy murugta wan idin salamay
“Mise wali sidii laysku seegaybay sado ukala tahoo loo kala socdaa“
Hees dareen leh weeyi runti waxa so booqday waqti aan safar ahy 21/11/2024 ✋
17/10/2023
Waxa is baranay gabadh 3/4/ 2019
Waxan ahay wiil ku nolaa gabilay jacayl waxba kama aqoon gabdh i jeclatay wan dhawacy aniga dartay uga tagtay wadanka gabadh kasta ama jacayl kasta oon sameeyo iima hagaago wan shaqaysta guur ayan 2jeer qorsheyay lkn iima hirgalo aniguna hada dhib iyo fikir la darsay gabdhina ma aqan mel ka radiyo ii Duceya 🙏 😢
Wacnaan laheydaa iney ku cafido sorry sxb sorry😢😢ilaahay sidan si ka door leh hakuugu deeqo dabarka noloshaa kaa heysatana hakaa saaro ilaah🤲🏼reer xamar baa yiri xalaashiis xumeeye xakaaraa u dambeeyo marka tani nin heystaa ma garto gacale😢😢😢aadbaan ugu duceynayaa wlhi sorry gacale😊intaan comment kan kuu qorayey heestan tanba kasii xanuun badan bay iigeysay isla yurub ah nafteydaa adaa xumeeyy la magac baxsay adigeyba shoow kaa hadli marka hasoo dhagaysan way kuu daran tahay😊👍🥲
Yurub maxamed cabdi sowtu raxma maxay qalbiyo badan usoo heestay
Still 2024/10/19
Whli jecel ana jirin baihela markan dagasto heesha Yurub Geenyo yaba whli ma Codka mcn ba ii soo jita malahan wanhabany anigu azxpbay ?????🙄😰🥺
Waxan Dhagysanayh heestan 19/12/2024/ Anigo Qalbigu I Xanunayoh waxn rajyanyh Ano Faraxsan Inan kuso laabto qorlkaan 😭💔
9/6/2023
waqti waxan dhagaysanaya
an garaneyn waxa sameyn dona
allow khyr ka dhiG
Isku wakhtiyaa soo booqaney walaal 🥺
@@nimcodow1230 anigbo wll wlibo cwo qalbiga iga jabn murug ban dris laahy 😢
@@nasradiriye8507 dhamaney sorry iska ilow sanado badan oo farxadleh baan kuu rajeyn insha allh
huno ha murugon
murugadu ma ficne😢
Mise weli sidii
La isu seegaybay
Sedu kala tahoo
Loo.kala socdaa😢
Wed,13,September 1:15 Night ❤
Isku wakhti bn dhagaysnaynaa💔💔💔
Mise waLi sidii Leysku seegayba
LokaLa Socda 20/Actobar/2024..❤
Yurub Maxamed Cabdi❤ caadi maha heeseheedu
Naima said hassan i agree dear
Waxan layabay jacayka ay yurub geenyo wayday dadka raadinaya
Ana saa dambiyo saadal kalgacal ku sasabey naftoo sama kaa fishe 😂😂😂😂
13/6/2023 baan dhagaysanaya
Heestan waxn niyada ku dhisan jiray markay ahud 2021 anoo wakhti adag ku jire
7/11/2024 oo khamis ah sacaduna 2:30 waxan dhagaysanaya anigo Qalpi jab daremaya insha allh waxan rajaynaya inaan sanado kadib dib ogu so labto anigo faraxsan😭💔🥹
Heestan meelo badan ayan kudhaystay, ❤song 🎧 Minneapolis,Dubai,Ethiopia,Mexico, cawana December 26/2024 las angels California
I'm grateful thanks god
2020 2021 2022 2023 2024 Intaaba Hestan Wa Dhagaysanayay 😢😢
Xidigtii Kuwo badan quluubtooda ka dhex hadasha yurub maxamed cabdi yurub geenyo sawtu raxma ❤ 15/10/2024
2025 ayaa 2bil ka dhiman walina wa sidii😢💔
Ax wada qalbi jabey 😢😢 hetan aya.n soxasutey😅
Sowtu rahma codkaga melan ogohay ku daweeya slow voice slow music
Laxanka debecsan, codka Sawtu-raxma iyo muusiga degan ayaa dareenkayga hoose taabtay oo hirar fog iyo xasuuso hore ii celiyay. Insha Allaah, waxaan rejaynayaa in aan mar kale ku soo laabto, dhegeysiga heestan dareenkayga jiidatay.
😭Qof si dhaba isku Jecleen marnaba ismaan oran wu isku Kaa badalaya aniga jacaylka uqabay dhankeyga kama dhamaan balse asaga bu Ka dhamaday jacaylki😭insha allah alle Waxa ka baryaya mid wangsan inu calaf igu daro asagana mid wanagsan inu calaf alle ugu daro😭Nolol qurux badana wa u Rajen 💔😭inkasto aniga kalsonideydi Tirada badNeed an wayey io Farxadaydi Jacayl Cadow wye😭1/ December/2023 xnuunki iqabsaday until 16/October/2024 wuu IHaya 2025 insha allah sanad qurux badan Bu inoqon😭😭💔
Wallshy kula mid ahay lakiin iska samir noloshu waa halgan halgankaa ha ka gaabin dhankagaa😢😢
Heesaha Yurub geenyo waa miida malabka cml❤🔥
2024[9]9] Malinki igu darnayd lkn alx wan ka baxayy😢
2k24 18 dec
JaceYL ay yurup weyday baan raadinaynaaa axyaaa zowt❤
yurub geenyo waa hoyada calacalka
Sakan so boqday Heestan sababtana qofkan jacela oo anu rabay ba iga tagay qof kle ii jacelna guur ii ku heshinana naftu waxay ii leedahay iska rac qofka ku jacel🥲💔Dec2024😢
Safarkaan sugiyo saadi qalbiga
Ma sirlagu heladaan saka iwadaa
Mise wali sidi laysu segaybay
Sidu kala tahoo loo kala socda
Waa hees ad umacaan oo qiiro xanbarsan wa heesaan xiliyada danbe habenki jawiga ku dajiyo inkasto yurub heesaheedu anay kala dhicin cwa ayaan dhegaysanaya 28/10/2024 2:22
Same date ❤😢
Allow xaasuus baa ii kalisay Yurub
Ya rab labadi is checeL Hal wado ku kulmi 😢😢
zawTu raxMa😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💖💖💖
Wwwe yurub geenyo aabaha calacalka❤❤❤❤
Magacu Bilaazh Ugu mu
Bixin Sowtu Raxma Markan
Codkaaga Maqlaan Jacylkaba Ogada Inu Jiro lkn Yurubey Tolwo Ilaa Xilmad Calaacali Jacylkuna kaaa Dhaaamna
Tariikh ba taarikh. Manta waxan ka war sugayaa gabadha xafadooda 7:29 fri 22 November 2024