IDIL CADOW 2022 NAFTEYDAAY RAALI NOQO OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • HEESTA: NAFTEYDAAY RAALI NOQO
    CODKA: IDIL CADOW
    ERAYADA: AXMED NUUR ABA
    LAXANKA: AXMED GLOBEN
    MUSIC BY: BASHIIR HANUUNIYE
    VOCAL RECORDING: ASAD FAQDIID
    DIRECTED BY: BULQAAS STUDIO
    Copyright Laws and Treaties. Any unauthorised copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify RUclips ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.

Комментарии • 212

  • @shakurahmett6126
    @shakurahmett6126 Год назад +87

    Nafteyda rali noqo inta Mamada Tiktoka kuso aragtay Love isaar 🥺😪

  • @faadumomaxamed3373
    @faadumomaxamed3373 Год назад +37

    Wlhi dumarki somaliyeed waxa wadaa heelay raag waarabayaal aah kulikood nolosha kuwada aadkatah allah samirka hano aadkeeyo ❤❤❤❤

  • @shankaroonmaxamed6777
    @shankaroonmaxamed6777 Год назад +33

    Hestan inta is mamada tiktok kaso aragtay oo hda ugu horeyso 😍 love

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 5 месяцев назад +4

    Alaa nafteydaay maxaad mushakiil aduunyo la kulantey ,ciil ,huq ,ceeb iyo hagar damama deris ayaan la noqdey .😢😢😢😢😢😢😢😢
    Rabiyoow imtixaan qaate waan samraye maalmo farxaded iyo meel aan ku dego igu siin.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 3 месяца назад

      Aamin huno imtixaanku waa sune

  • @IfraahmohamedIbraahim
    @IfraahmohamedIbraahim 8 месяцев назад +5

    Nafteyda rali noqo hadan raran kugu shido rafad iyo ciil ku baday dhibtan kuma ragaye wanag iyo qeyr rajey❤❤❤Dec/12/30/2023

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Год назад +15

    Nafteyday raali noqo rafaad iyo hadaan ku baday ciil wanaag iyo qeyr rajee 20/6/2023❤😢

  • @amiirasusan4393
    @amiirasusan4393 Год назад +14

    Naftayda raali noqo 😢😢😢😢😢 18/06/2023 maanta maalin aad naftayda ugu adkayd bay ahayd qofkan jecla waxan ugu samro iyo waxan kaga samro ma aqaan runtii waan daalay sidan iskugu dayay in aan ka tago lkn nafta iga diiday go aan ka in aan la joogana kheyr uguma jiro ma aqaan waxan ku goaansado, ilahayban wanag iyo kheyr ka rajaynaya 😢😢😢😢😢😢

    • @sacduzhhassan23
      @sacduzhhassan23 Год назад +2

      Abayo Boqorad ba thy murug uma qalantid meshee naftada cariiri ka darento iskaga Tag adoo adkeysi naftada barayo🥺wad gulesane I.n🥺❤️

    • @amiirasusan4393
      @amiirasusan4393 Год назад +1

      Shukran abaayo marar badan in aan ka tago waan isku dayay ka adkaystay heer aan gadhay in aan meelwalba igala soo xidhidho aan xidho meelahan isku arki jirnay joogiyo lkn waxan arka qadar dib noo kulmisay la joogisa anaaba wanag ku ogayn marka waan ku daalay runtii in aan magalada uga tago mooye

    • @queenanjuu9038
      @queenanjuu9038 Год назад +1

      18/6/2023 tarikhda ii gashay malin aan iloowi doono maahaa anigaba abayo goanki ugu adka aan qadatay Ee nolosheyda abid naftyda raali ka ehen 😭😭

    • @user-kj9um8un2b
      @user-kj9um8un2b Год назад

      😢❤mcney hadan ka tagi karin wax kasto usamir wang iyo farxd umuuji in uu ilhey qalpigiisa ku soo jediyaaa macquuul ah anibo mid kula mida ahy wllhi sorrry😢😢😢

    • @amiirasusan4393
      @amiirasusan4393 Год назад +2

      @@user-kj9um8un2b abaayo wanag waan tusay nolol iyo dhaqasho waan la ogolahay macal xoolo kuma xidhin lakin isagan u jeedin, nolol aan dhana u socon ayuu rabaa iyo iska dabo wareeg ana taa raaliy kama ihiy anyway imika xidhidhkii waan u jaray bal intuu maqnado waan eegiy

  • @najaxdakhare3005
    @najaxdakhare3005 4 месяца назад +1

    Dadka aduunka ku nool way wada dhawacan yihin lkn horta ya wada dhawacay marku mid walba eed shegto😢❤

  • @user-uf7ik1os2k
    @user-uf7ik1os2k Год назад +6

    Runtih markan heestan Maqlay Wan is Kah oyey woy waxah modah heestan in Ay Ani gah ii guh socotoh 😢😢😢😢 nolashah Wan nacah qol mugdiyan ku jirah Wan is Kah oyayah. ii soh duceyah IN an mugdikah baxoh😭😭😭💔💔💔

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 Год назад +2

      Insha allh wll wan ka bixi doona waayha adag

    • @aminaali6290
      @aminaali6290 Год назад +2

      Sabar wad ka bixi alle xagiisa u carar wllo

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 6 месяцев назад +1

      Alle nololsha haku fududeyo.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Год назад +5

    Alla aniga heestan iga hadleysaa wlhy kun jeer nafteyda Rali noqo maxan qalad badan ka galey 😢manta dawanayaa 24 june 2023😭💯💯💔😢

  • @AbdiIkran
    @AbdiIkran 5 дней назад

    Allah aniga heestan iga hadleysaa wlhy kun jeer nafteyda Rali noqo maxan qalad badan ka galey manta dawanayaa 2024 /4 27 axax😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hudamohamed8839
    @hudamohamed8839 3 месяца назад +2

    Naftayday raali noqo waliba aad iiga raali noqo 2024/5/30 maalin khamiisa 😢 xanun daremaya inta iga danbysy like ii saar😢😢

  • @user-uh5ih7tp8q
    @user-uh5ih7tp8q 8 месяцев назад +1

    Naftayday raali noqo😫 2024 wudu ku noqon mid khaye kisa wata i.a riyoyinkaga alle haku rumeyo😊

  • @abdishariff4485
    @abdishariff4485 Год назад +4

    Waxaan dhagay sanayaa nafday daay raali noqo 😢😢😢😢 heees shidan 21 June 2023

  • @sihaamcandi933
    @sihaamcandi933 Год назад +7

    Nafteyda rali noqo Hadaan Raran kugu shidoo Aan Rafaadiyo ciil ku badeyy dhiptaan ku ma Raagayyee wanaag iyo kheyr Rajee koleeyy kula maan an Rapin Ragaadkaan ku taabta iyo Raqdii joogsa tee 12/9 /2022💔💔💔😭😭😭

    • @alinnnnn78000
      @alinnnnn78000 Год назад

      Please the second part words ….I love this song

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 11 месяцев назад +3

    Heestan heesta xigta.... Mahadsanid nafteydaay soo qaad insha Allah aad iyo aad💯👌

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 4 месяца назад +1

    Naftaydaay raali noqo❤❤❤❤iga gadan heestani. Ka raystay rag walee😂😂

  • @ahlaamcdey8851
    @ahlaamcdey8851 Год назад +3

    Koley kula mana rabin ragaadka ku taamtiyo nafteydii raali noqo 😭 jul /28/2023😢💔🥲

  • @Xubi-i9d
    @Xubi-i9d Год назад +2

    Hestan sidey u dhanthy aniga igu socotaaa wlhi 11/10/2022 ila iyo murugeysanhy maxad talo isini lahedeen 🥰

    • @Saglahmed
      @Saglahmed Месяц назад

      Waad pogsataan wll hadeer paan rajynyaaa😢

  • @Nevergiveup-y8k
    @Nevergiveup-y8k 7 месяцев назад +1

    Naftaydiyey rali noqo hadi aan rrafaad iyo ciil ku baday 💔 😢kolay kulaman rabin 😢😢2023 😢cidna ima xumenin cidna igama tagin 💔balse qisadaydi dhabta oo igu qarsan ilahy un ba og alx for everything 😭 yarabi adi unba I qoray adi unba Hadana I qadari kero Hadana inad wax walba san rabo iga dhigtid😢 still I'm waiting my day ❤my self smile 😃 evey day

  • @Fartunos5
    @Fartunos5 Год назад +4

    Axsaan heest Walee mamadi TikTok heesta way qarxisay inta halkas kasoo aragtay like sare

  • @HamdaJabril-tn3xl
    @HamdaJabril-tn3xl Год назад +12

    😭😭😭😭alla Maxaa ciil soo mare maxaa bahdil leeygu sameeye😭😭😭qisadeeyda hadaa ka shekeeyo Wllhi 😭Wexee saameenesaa aduunka oo dhan😭 Hada oo 18 jir ahy waxaa go aan Sade inaa qurbo aado si aan ciil u dhiman aa dal shisheeye waxaa ikeene inaa 😭is iloowsiiyo wixi dhib aa soo mare lkn waa ilaawi la ahy😭😭Maxaa leeydile

    • @amoonabdalle3823
      @amoonabdalle3823 Год назад

      🥹🥹🫣

    • @ayannahaleel9869
      @ayannahaleel9869 Год назад +3

      Hays dhiibin umadana ha u jabin wali waa yartahay wax fcn baad heli huno❤

    • @Aniza-yc7lx
      @Aniza-yc7lx Год назад +2

      Illahi. Qalbiga haku qawojiyo abayo😢

    • @axmedkaffi5270
      @axmedkaffi5270 Год назад +1

      Abayo ani walalka oo kle inaa ahy ka soo qaad igana qaado talo wall waxan ku leyhy wxan waa adun hadi la jogana waad arki wax kasta lkn muhimadu waxay thy inaad samirta wax kastana way is badali i.a wax kastana way ku hagaagi un qalbiga allah haku qaboojiyo wll

    • @sukhranasir
      @sukhranasir 10 месяцев назад +1

      Same 😭😭😭xasuusaha lama ilaaawi karo💔

  • @abdifitah.
    @abdifitah. Год назад +13

    Rer tiktok mamada soo dawatay Like 👍

  • @madinaomar2344
    @madinaomar2344 10 месяцев назад +2

    Saxiix abyo guul iyo qeyr rajee❤

  • @zuuzaanamako4358
    @zuuzaanamako4358 9 месяцев назад +2

    20/12/2023 naftetda raali noqo .😭🤦‍♀️
    Qof nolosha ku dorey wllhi wana ka shalanayaaa mitaas lkn Wax walpo wey qoran yihiin soo mahan waa malinta lika tagey lkn maalin un waad ku ilowaaa ani waan ku ilowaaa waan ilu goysey walpo sanado badan lkn taas badalkeyd waxaan hiley qalbi jab 😭🤦‍♀️
    Farxad ku rijeynaaa waba iqalbi jibisey wxa xun Alle kuma tusiyo (qiso jaceyl oo anoo kaceyl leyga tagey walipo ubahan ) raali noqo nafteydaa kuma torin qof ku fahmo oo ku daryeelo raalinoqo raaliniqo nafteydaaaa🤦‍♀️😭😭
    Raalinoqo nafteydaaay🥹🤦‍♂️💔

    • @hooyomacan6782
      @hooyomacan6782 3 месяца назад

      Sorry wll qof wanaagsan oo si dhaba ku jecel rabbi hkugu risiqo❤😢

  • @fartunmoalin8577
    @fartunmoalin8577 Год назад +4

    Waxaan hees mahan wa heesayalo woof caleeyk ❤

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Год назад +3

    Cod waxey leedahay macaan cajiib ah mansha allaah ❤❤

  • @EnaAbdullahi-me4bx
    @EnaAbdullahi-me4bx 6 месяцев назад +2

    Nafteyday Raalinoqo🙏🏽 Hadan Raran Kugu Shido🔥 Rafaad Iyo Ciil Ku Baday😖 Dhibtan Kuma Ragaye😢 Wanag Iyo Kheyr Rajey☝🏽. Koley Kulamana Rabin Rakaad Kan Ku Tabtiyo Raqdii Aad Joogsate😓. Waxan Ku Jiro Xaalado Cidna ila Fahmeyn Nafteydana Gubaayan Blse Igu Kooban Alxamdullilah Waxan Kheyr Ka Rajeynaya Insha Allah Alle. 2024/2/27

  • @najmonuur1440
    @najmonuur1440 8 месяцев назад +1

    Nafteyday raali noqo hadaan raran kugu shidoo rafaad iyo ciil kubaday dhibtaan kuma raagaayee wanaag wanaag iyo qeyr rajee koleey kulamaan rawin ragaadkaan ku taabtiyo raqdii aad joogsatee 😢😢 qofkaan ruuxdiisa gabay koroonoow oo samir 😭 dunidaan🌏 raagis malee adoo aan is raacineyn rasmi iyo nolol waad heli katuug rabi baan ku iri naftaay raali noqo 😢 😭😭😭

  • @abdiladifladka
    @abdiladifladka Год назад +4

    Inta TikTok heestaan ka soo aragtay farta Taag

  • @FaadumoDeeq-ni8ll
    @FaadumoDeeq-ni8ll Год назад +2

    Nafteydaay raali noqoo hadan raran kugu shidoo 😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @SaciidYari
    @SaciidYari Год назад +3

    Ma aqaano ereyada heesta mesha ay katimid balse way itaabatay xaqiiq

  • @maryansakin384
    @maryansakin384 4 месяца назад

    Ilaa meqo mar ayaan raligalinaa nafteda ihadana dhib kali ugalinaa😢😢😭😭

  • @AsadnaaSuudi
    @AsadnaaSuudi 2 года назад +5

    This is another level song. Abwaan Ahmed Nuur ABBA abwaankii abwaanada. 🙏 👏

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Год назад +4

    Exactly your Right sister 💯✅markaad helin Qof kuu Qalma ama wanagsanayn 🤫

  • @simanfarah7276
    @simanfarah7276 Год назад +10

    18/6/2023 / saacadu waa 1:20 / run aa haantii wxn dareemaya murug 😢iyo xanuun qalbi jab heestan naftaan ku sasabayaa 😢 qof aad saaiid u jeceshahay markuu kugu Hambalyeeyo guurkiisa in reerkoodu naag ku dareen xanuun ka wayn majiro balse calaf cid cellin karta male waxad mooda qalbi jabka in laay qorey markasta intaad daacad tahay dhaawac iyo xanuunba Ma waayeeysid
    Inta dhaawacan sideeyda oo Heesta soo raadisey alle wxn uga baryayaa badal khayr qaba insha Allah

    • @akramaidil7312
      @akramaidil7312 Год назад +2

      Never give up queen

    • @zamzammohamed7909
      @zamzammohamed7909 Год назад +2

      Boqorad tahy abyo mar kle nasibka tijabi😢😢

    • @SamiiraCaliGurey-kt9ft
      @SamiiraCaliGurey-kt9ft Год назад +1

      Qofkaaa tegey waaba farxad huno waxaaba laga yaabaa inuusan kheyr kuu ahayn alxm dheh iskana ilaali intaad ilaawayso heesaha ku taabanayo waayo murugo aan hadhayn baad dareemaysaa markasta waayo anaa soomaray

    • @istahilcabdiraxman6710
      @istahilcabdiraxman6710 Год назад

      Isku malin baa dwanyna 😢

    • @amiirasusan4393
      @amiirasusan4393 Год назад +2

      Qalbiga Allah haku qaboojiyo anba aad i niyad jabsanahay lkn waynu ka bixiy qof uu qofkiisiy dhibay waa xanun iyo qalbi jab 😢

  • @abdiqadardheere5160
    @abdiqadardheere5160 Год назад +3

    Nafteydaaa raali noqo 29/6/2023

  • @queensomali5463
    @queensomali5463 Год назад +6

    23/6/2023 Habenimo Sabti so gelayso Hestan Naftyday rali noqo hadan raran kugu Shido rafad iyo ciil ku baday😪Dhaman Dadka Commentiyadodu wa calaacal Naf Kasta eeda wxy saaraysa Naftay jeclaatay😭Illhay Wu idin arka kuwa ku cayaara Qlbiyada Daacada ah io Ee Siday donan Uga Dhaqaaqa plz ilaaliya qlbiyada bini adamka Kuwa la jeclaadayoow😭😭😭😭😭Inta la dhiban xanun Jcyl illhay Faraj khayr qaba Haydin furo io Qlbiyo Aad Ku degtaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @caashanuurofficial6220
    @caashanuurofficial6220 5 месяцев назад

    Insha Allah qeyr 😢❤

  • @BoQoraDaSamiRka-m3b
    @BoQoraDaSamiRka-m3b 11 месяцев назад +2

    Nafteydyyy rali noqo 😭😭💔

  • @LadanLadanmohamed-uu8cq
    @LadanLadanmohamed-uu8cq Месяц назад

    Nafteydiyey hadi ay macqul tahay iska ke cafiso 😢💔😭

  • @abdulqadirxaji8057
    @abdulqadirxaji8057 2 года назад +7

    mahadsanid idileey heestaan wey itaabatay runtii

  • @nuramaxamed9117
    @nuramaxamed9117 Год назад

    الحياة صعبة لكن اصبر ولا تنسى الله.😢😢😢😢😢😢😢☝️☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🥺🥺🥺🥺

  • @mowliid1236
    @mowliid1236 Год назад +2

    idil cadow adan EX reer Jeddah isla ahen ❤❤❤

    • @صلاتينجاتي-س2ف
      @صلاتينجاتي-س2ف Год назад

      hala ahlu jeda qasatan reer bawadi io kiilo sita idil cadow marki igu danbesay 1999 ama 2000 an umalena

    • @Mudan14
      @Mudan14 Год назад

      Reer rawaabi iyo k3 baan anigu ahaa

  • @NadiiraSiciid-sm5ny
    @NadiiraSiciid-sm5ny Год назад +1

    KoLoy kulamana rabiN ragadkan kutavtay iyo. RaqdiH ad ujoG sateH😥💔

  • @ruweidamj
    @ruweidamj Год назад +4

    23/June/2023. Friday. 23:10pm.Habeen ay sabti so galyso ku sugan B/wein Hiraan🇸🇧Somalia🇸🇴
    Nafteydaay raasamaal inaan kuu raadiyoo😢Ribiix gasho baan damcee😢 Haduu kala raarac dhacay Ramaas baa kuugu xigi 😊❤
    Inaad raas qaboow dagtoo🥺🥲 Riyadii noloshaada io barwaaqo ku raagto baan
    Runtii ku hanweynahoo_kuhanweynehee Reynreyn abidkaa kuwaar💯❤
    Dadka commentiyadooda eed io calaacal fara bdn ayaan ka arkaa balse aniga Cidna ma eedeynayo walaa nafteyda waayo aad ayaan ujclhy nftyda Runtii rajo fara bdn ayaan leeyayay noloshyda mana rabo in aan halkaan ku cadeeyo because nftyda ayaa qaas uleh Ilaahey haii rumeeyo riyooyinkeyga.Wax iiga farxad bdn Majiraan Iney Riyooyinkeyga ii rumoobaan❤
    Insha'Allaah waad guuleysan doontaa Ruweida guul❤

    • @zuuzaanamako4358
      @zuuzaanamako4358 9 месяцев назад

      Balangeyga joogtaa waan jeclaan lahaa inaa mar tago. Masha Allah 😊

  • @queenhubi465
    @queenhubi465 Год назад +23

    Nafteyda rali noqo raran kugu shido , I'm sorry my soul if I didn't choice for you the right thing 😢😢😢😢😢😢

  • @Yasminmohamed-hv6lt
    @Yasminmohamed-hv6lt Год назад +2

    21/06/2023💔 Dhibtaan kuma raaagayee wanag io khyr rajeeerr😢💔 1:16 hbenimo

  • @BarwakoApthirahman
    @BarwakoApthirahman 11 месяцев назад +1

    Naftayda mar walpa goodob ban kaa gaala myself plz iga rali noqo 😭💔 oct/9/2023

  • @FaisoAli-xt2tw
    @FaisoAli-xt2tw 8 месяцев назад +1

    Nafateyda rali noqo 😢2024/1/4

  • @SleepyCat-df7ez
    @SleepyCat-df7ez 4 месяца назад

    Kollay kulamana rabin
    Ragaadkan ku taabtay iyo
    Raqdii aad joogsatee.😢

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Год назад +2

    Waw fananadan dareen jaceyl usamaysantahay eesh cala hees

  • @zamzamabdulahi-e2h
    @zamzamabdulahi-e2h 7 месяцев назад +1

    Nafteyday. Rali noqo 😭😭😭😭😭

  • @Aliyah_jano
    @Aliyah_jano 8 месяцев назад +1

    Nafteda ralinoqo 😢 22/01/2024

  • @maxamedkhadarmaxamed-cc4fd
    @maxamedkhadarmaxamed-cc4fd 4 месяца назад

    Naftayday raali noqo 24/5/2024 ""hbnkas OO kali meel fadhiyo oon wax badan iswaydinayo tiktok iga so hor baxday abwaanka heesta sameyay wakhti buu galiyay

  • @ismahanabdi71
    @ismahanabdi71 Год назад +2

    Xaqiiq 😢nafteyday raali noqo 😢😢😢

  • @munadhawrsancabdilaahi4854
    @munadhawrsancabdilaahi4854 10 месяцев назад +1

    Dunidu raagis maleh 😢

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 Год назад

    Jcylku waa waxa ugu qrux bdan nolosha markaa hysto
    Mrkaa waydana xanuun badanaa
    Naftayda rali noqo
    Hdan raran kugu shiday dhibtaan kuma ragayside
    Koley kulamana rabin
    Ragaadkan kutabtay iyo raqdi aad jogsate 💔💔💔💔💔💔💔

  • @iftinibraahim-r9g
    @iftinibraahim-r9g Год назад +1

    nafteyday raali noqo😢💔kulamana rabin ina 8bil kurafaadiyo balse calafkiyo isaga inan dhaawacmo usawab ahayen😢maalin farxadeydi wee iso laaban doonta 😭

  • @AxmedCumar-n4s
    @AxmedCumar-n4s Год назад +1

    naftayday rasimal inaan kuu radiyoo ribix gashaan damcee

  • @mahamedabdiwahab6691
    @mahamedabdiwahab6691 Год назад +2

    Wleeh Tani Hees way dhaFtay✨️♥️🫶

  • @ashwabintumohamed2396
    @ashwabintumohamed2396 Год назад +5

    Heesta waxd mooda wakhtiga aan hada ku jiro in loo sameeyey😢

    • @wardahenna8854
      @wardahenna8854 Год назад

      labadenaa nolasameyay inte kasoradiya😢😢

    • @UmuSamra-ty6xo
      @UmuSamra-ty6xo Год назад

      Noloshu adkaa samir badiya 😢😢😢😢😢

    • @hamdahussen3216
      @hamdahussen3216 Год назад

      Mar an xaldeda ku jiro ban arky wlhi

    • @rahimamahmoud7481
      @rahimamahmoud7481 Год назад +1

      Kula mid baan ahay baaayo

    • @axmedkaffi5270
      @axmedkaffi5270 Год назад

      Wllo rafaadka laguma raagaye ee aan badino samirka iyo allah ku xirnashada

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 7 месяцев назад +1

    1/2/2024
    Nafteyda raali noqo

  • @hani-carabiyo
    @hani-carabiyo 10 месяцев назад +1

    😢naftaydaay raali noqo😊😮

  • @shukrihashi8054
    @shukrihashi8054 Год назад +4

    Nafteyda rali noqo hadan raran kugu shido aney iga hadlesa hesta😢

  • @nimco-o4c
    @nimco-o4c День назад

    To become selfish , is the best decision for your life😢.

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 5 месяцев назад +1

    Naftaydaay raali noqo hadan raran kugu shiday🥺😭♥️🫀

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 Год назад +1

    Idil cadow cumar dhuule oo gabar ah maxaad reer isgariifsan maslaxo dhex dhigtay halkaa kawad aniga Saad ujilayso ayaan ladhacaa

  • @carabcaruush1238
    @carabcaruush1238 Год назад +3

    Heestan waa hesta kaliya murugada iga bi izo runti❤😢

    • @hamdaali368
      @hamdaali368 Год назад

      Ana murugo io oohin ayan ka qadaa😢

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 11 месяцев назад +1

    Naftayday Raali noqo

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 5 месяцев назад

    Naftayday Rali noqo 😢

  • @qaaliabdillahi2024
    @qaaliabdillahi2024 Год назад

    Nafteydaay raali noqo waxwalba wey dhamaanayane😭🥺🥺

  • @mofarah9873
    @mofarah9873 8 месяцев назад +1

    AMIIN 🙏

  • @saredosalahyousouf
    @saredosalahyousouf Год назад

    Wawo vraiment elle ma donne courage walhi

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he Год назад +1

    Dumarow Qurbaha intaa imadaan siiba Dalalka Canada USA waxbarta Raga Soomaliyeed ey waa ka liitaan anaa arkay muxuu nin africa igu bahdilay ana Weaten Country baan kubahdilay noolashaan samayatay Raga Soomalida masamayn karaan il bay igala daleen ileen waa Rag an rabin in ay waxbartaan oo cayr iyo taraag taxi wadee Naagtii waxbarataa Rag karaysay Gabdhow waxbarta

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 10 месяцев назад

      Maxaad baraty wll talo isii anaa la igu bahdilay africeee

  • @updisameddon7770
    @updisameddon7770 Год назад +2

    Inata islaantii tik toga ku soo aragty
    Isoo raaca😅😅

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 Год назад +5

    Mashaa Allah Auntie got voice ❤️🌹🤝 .
    U must take good care of your heart.
    I listened to this song like the Quran in my car. Dec 12/22.👏👏👏good both all ❤️

  • @nasraapikadir849
    @nasraapikadir849 Год назад +1

    Heestan waxad moda inay aniga iga hadlayo wakhtigan😭😭😭😭😭

  • @badoorali7363
    @badoorali7363 Год назад +4

    Perfect song❤

  • @Hodaniitoqueen-i8l
    @Hodaniitoqueen-i8l 2 месяца назад

    Naftaydaay. Realise. Noqo

  • @hibomahamoud8989
    @hibomahamoud8989 2 года назад +13

    C'est bien de se questionner et de se remettre en cause pour ne plus souffrir . Parole touchante

  • @sumaya5104
    @sumaya5104 Год назад +6

    Waaaw well done 🎉❤🎉❤

  • @BMC-mq2jw
    @BMC-mq2jw 2 года назад +3

    I love you Idil Cadoow our legend 👆🌹🌹💕❤️

  • @ayaanmaxamed7246
    @ayaanmaxamed7246 2 года назад +2

    Wanku salamay ayaan

  • @user-qq8pn7iu5x
    @user-qq8pn7iu5x Год назад +1

    Soori soorinaftayda

  • @nimomohamud-vl7yy
    @nimomohamud-vl7yy Год назад +1

    Heestan ruunti naaftayda ayan ku raaligaliyay

  • @AlganleyShiqcali-xs2he
    @AlganleyShiqcali-xs2he Год назад +1

    Wa laal jecel channal

  • @ubahhasan7301
    @ubahhasan7301 Год назад +1

    Wow anther level❤

  • @iimaanaxmad8953
    @iimaanaxmad8953 Год назад +1

    Saaan u dhageysanyey ilin baa iga imaatey sababtana garan maayo 🥹😝

  • @qayovictaa390
    @qayovictaa390 Год назад

    From tiktok🥺❤️

  • @ayanmahamoud6327
    @ayanmahamoud6327 Год назад +2

    Nafatayday raali noqon hadaan Rararan kugu shidee raafaad iyo ciil ku baday 25/6/2023😭😭😭 qofna qofkiisa ma helo wlhy sorry

  • @queenema216
    @queenema216 2 года назад +2

    waa tan iheeysato

  • @boqaradarerbukeofficial
    @boqaradarerbukeofficial 2 года назад +1

    Keep going my dear friend

  • @abdulkadirahmed3919
    @abdulkadirahmed3919 Год назад +1

    From tiktok moom😅

  • @mobaarikismaaciilmuumin7551
    @mobaarikismaaciilmuumin7551 Год назад

    Ilhy ha ku xifdiyo rag na waxa xumay intii xumayd

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Год назад +1

    TikTok kasoo arkay runtii anaa mooda ineey iga hadlaysso😢

  • @hamdaali368
    @hamdaali368 Год назад +1

    Nafteydaay raali noqo😢

  • @sahramafull8822
    @sahramafull8822 Год назад +6

    This song is all about me❤️

    • @mohaabdi757
      @mohaabdi757 7 месяцев назад

      I'm sorry, dear. It's just a short time, and it will come an end. 😢😢

    • @mohaabdi757
      @mohaabdi757 7 месяцев назад

      Very painful.

  • @FarxiyaLaki
    @FarxiyaLaki Год назад

    Nafatyada rali noqo 👏

  • @sakariyecumarmaxamed8942
    @sakariyecumarmaxamed8942 Год назад

    Wanag iyo qayr rajeeeh🤲🥺😢😰💔