IDIL CADOW 2022 IIGU KEEN JACAYL DHABA OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY BULQAAS STUDIO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • HEESTA: IIGU KEEN JACAYL DHABA
    CODKA: IDIL CADOW
    ERAYADA: BASHIIR FAARAX GUREEY
    LAXANKA: BASHIIR FAARAX GUREEY
    MUSIC BY: SIIDII CALI WINKEEY
    VOCAL RECORDING: FAYSAL ABDULQADIR.
    DIRECTED BY: BULQAAS STUDIO
    Copyright Laws and Treaties. Any unauthorised copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify RUclips ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.
    BULQAAS STUDIO
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    AWALE ADAN
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    NIMCAAN HILAAC
    NASTEEXO INDHO
    LAKI WACAYS
    FARXIYO FISKA
    DEEQA AFRO
    MARWAAN YARE
    ISMAACIIL DANAN
    MOHAMED BK
    HODAN ABDIRAHMAN

Комментарии • 35

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 2 года назад +1

    Edil Cadow wooof sawd maca suura quruxdii iyo codkii oo qofa aad baan ku dhegeystaa kuna taageera heesahaaga ugu badan intaan dhegeysto noolow

  • @abdirazaktarabi2134
    @abdirazaktarabi2134 2 года назад +2

    Mashallaaah idileeey inaadeer alah yacisak

  • @alhijazy1
    @alhijazy1 2 года назад +2

    Cadowga iyo inta jaahiliinta ah ilaahey hakaa jeediyo

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 2 года назад +2

    idil Cadoow Markasta Heesaha ay Qaaadaa Waa kuwo Aad Moodo Doorasho inay Salka kuhayaan. XaQiiiQ
    Anigana Macno iiSameeya
    Guuuul Codkana Maasha alaaah

  • @mahammedcilmicosoble
    @mahammedcilmicosoble 2 года назад +1

    Quruxdii iyo codkii oo qof ah waligaa jir oo jog duma

  • @Halbeeg
    @Halbeeg 2 года назад +1

    Idil cadow shaqa lagu male waa tusaalaha fanka dhabtaa alloow ku daa

  • @mohamedyusuf9563
    @mohamedyusuf9563 Год назад +1

    Laxanka yaa saaray kii Bashiir Faarax Gurey buu u egyahye bal iga hubiya

  • @munaamunaa5409
    @munaamunaa5409 2 года назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😻🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷Aadban kuu jecelahay habo macaan alaha kuxafido maamo adiga iyo xajigaaga codkii iyo quruxdii oo qofa ❤️

  • @MHzhLahaalle
    @MHzhLahaalle 2 года назад +1

    Idil Cadow Waa full Fanaaan Qof Hees Iyo Macnaheed Yaqaan Baa Fahmi Kara Qaab Keeney Igu Taag taagsaneyso Heestan Big Baan U ahay Idil Walaashey Qaali ahb

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 2 года назад +1

    Asc abaayo adaba ku salamaye cimrigailheeya ha ku dheereyo adaba ku taageers

  • @alhijazy1
    @alhijazy1 2 года назад +3

    Wallaahi abtigaa ayaa (CUMAR DHUULE CALI) waa abtirsatey fanka dhaxal iyo sharaf baad u leedahay oo ay weliba kuu dheertahay haybad qurux iyo hanaan wanaagsan qab oo aan cidna kula sheegan karin mahadsanid fanaanad qaran Idil Cadow weligaaba jiroo joog qaali

    • @khalid9264
      @khalid9264 2 года назад

      Sxp magacan Cadow ma caadaawe baa mise waa cadaawe anigu waan kala saariwaayee???

  • @cmb.marwaancmb.marwaan1632
    @cmb.marwaancmb.marwaan1632 2 года назад +1

    Bbbb heeska aduunka idil cadow aadan

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 года назад +1

    😍Nafta ku ogalatay kamuuqo fanka🤩🤣😂🤣😂

  • @aweyskhureysh5427
    @aweyskhureysh5427 2 года назад +1

    Maasha Allaah idil jaceyl igu keen waa hees macaan

  • @queenema216
    @queenema216 2 года назад +1

    waaaw cod iyo qurux. maasha allaah xabiibti tolka

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 Год назад +1

    Asc idil waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song ❤nice music 🎶 you are lagend thnx idil best yusuf jama UK Birmingham

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 6 месяцев назад +2

    ❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME AMOUR 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmedahmedabdi4385
    @abdiahmedahmedabdi4385 Год назад +1

    Best biutyful of girl

  • @Qaadiriye
    @Qaadiriye 2 года назад +5

    Beautiful woman with a beautiful voice. Where do you live Idil? Can we invite you to preform in the Netherlands?

  • @hamunaluminanakupenda8459
    @hamunaluminanakupenda8459 2 года назад +1

    Beautiful song indeed vive idli

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 2 года назад +1

    Marsha allh my sis

  • @aishajamac9792
    @aishajamac9792 2 года назад +1

    Ma shaa Allah ❤❤❤💖

  • @balqiishussein4011
    @balqiishussein4011 2 года назад +1

    Masha allah qftn maba waynaato miyaa illahw cimriga kuu barakee♥

  • @mahammedcilmicosoble
    @mahammedcilmicosoble 2 года назад

    Aad ayaan u tageera codkaada

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 месяцев назад +2

    ❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME AMOUR TOI habibi habibi je t'aime 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HasanGanedo-vr2ux
    @HasanGanedo-vr2ux 10 месяцев назад +1

    Wawwww

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 2 года назад +1

    Waaaaaaw..m..a.

  • @maxameddarwiish1633
    @maxameddarwiish1633 2 года назад +1

    Subxan allaah

  • @abdullahiabdi8750
    @abdullahiabdi8750 2 года назад +1

    Idiil cadow wale hadhay sorogal celise sodhowaw

  • @suusancabdi6340
    @suusancabdi6340 2 года назад +1

    Heestaan aniga markaan dhagaysty waxay igu keeenty jacayl aan horay uqabay bay igu kicisay 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @mawiasheik3582
    @mawiasheik3582 2 года назад

    Wwwwwwww

  • @MHzhLahaalle
    @MHzhLahaalle 2 года назад

    Idil Cadow Waa full Fanaaan Qof Hees Iyo Macnaheed Yaqaan Baa Fahmi Kara Qaab Keeney Igu Taag taagsaneyso Heestan Big Baan U ahay Idil Walaashey Qaali ahb