Foosiya xuseen | Heesta Caqli daran | Xasuustii Faduun Ducaale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Foosiya xuseen | Heesta Caqli daran | Xasuustii Faduun Ducaale
    Musicians:
    Cuudka:
    Nuradiin Ali Amaan
    Organ:
    Shabcaan isko
    Boongaha:
    Bushaar Faamoos
    Vocal Record/Mixing:
    Shabcaan Isko
    Camera Operators:
    Mukhtaar Dhuux
    Fu’aad Cabdilaahi
    Cabdiraxman khadar
    Editing:
    Faysal Ashour
    ASTAAN MUSIC
    2023

Комментарии • 31

  • @abtidonomar5516
    @abtidonomar5516 Год назад +7

    Wa qiso dhab ah o abwanku naftisa kula hadlayey WA Abwaan Ahmed Hussein jigjigawi aun isaga o paydka hore qoray ayay ajashii u timid paydka danbe waxa ku daray Abwaan Hassan Cilmi diriye aun laxanka wa Abdirahman Ali xirsi aun codka waxq lahayd Fadun ducaale wacays cimri iyo cafimad barakalah tarikhda iyada aya ka shekaysay mar waraysi laga qaday foosiya Hussein way dhwaysay heeska horay u soco wllshy bahda Astaan tv si guud ad bad u mahadsantihin ❤❤❤❤

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 Год назад +3

    Xasuustii Faduun Ducaale Mashallah, mesheedi Bay dhigtay allaah Yacizak ❤

    • @ibrahimsouleiman1255
      @ibrahimsouleiman1255 11 месяцев назад +1

      Mey ha sheegin, faduun ba kaga cood macaan et lakin laxcannka mesheedi bay dhigtay

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Год назад

    Wa la yaabay waw ya salaam ax ya cod foosiya sln sare djibouti

  • @NuurMawlid
    @NuurMawlid Месяц назад

    Woow

  • @NuurMawlid
    @NuurMawlid Месяц назад

    Woow❤❤

  • @aboubakaryousuf3543
    @aboubakaryousuf3543 9 месяцев назад

    waligay intaan hees dhagaysanaayay ma arag hees qofkii lahaa ee hore uqaaday qof ka daba qaaday kaga wanaagsanaado heestan horteed foosiya xuseen hanbayo wllhi waan yaabay markaan dhagaystay codka rabbi ugu deeqay iyo fahanka ay teen bada kula socoto mucjiso weeyi good lack

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ Год назад

    Maasha alah Gabadhu cod macaana😢 Wlhi Xataa Faduun Ducale Wan So Dhagaystoo Gabadhanaa 100% Kaga Cod Macaan Codku Wa Hibo iyo inyaro Ilbaxnimo Ah O Lagu Daray Noolow Wllshy ❤❤❤❤

  • @NuurMawlid
    @NuurMawlid Месяц назад

    ❤❤❤

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 10 месяцев назад

    Waaa ku dhawaysay meesheedii mashallah

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 Год назад

    Barteedaad dhigtay Walee

  • @farxiyaxassan6906
    @farxiyaxassan6906 Год назад

    Wlshy fosiya cabdi cige horey u Soco hno

    • @HASSANBIDARSITANI
      @HASSANBIDARSITANI Год назад

      isaaquu heesaha ha iskuu maa weeliyo kkkk waa laga guulaystay!

  • @MaidoaxmedXasab-gc5uw
    @MaidoaxmedXasab-gc5uw Год назад

    ASTAAN WAXAAN IDINKA CODSANAYA FAFUUN DUCALE INAAD KU MARTI QADAAN BARNAMIJKA

  • @CabdulaahiCabdulaahidaahidaahi
    @CabdulaahiCabdulaahidaahidaahi Год назад +1

    Sharmaboy

  • @abwaansheed3919
    @abwaansheed3919 Год назад

    Bahabar muuse weeyi gabadhani

  • @hamzaosman3567
    @hamzaosman3567 Год назад

    🔥🔥

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 11 месяцев назад

    Sheega lahaanshada xuquuqda.
    @A. X. K. Jigjigaawi (EHUN)
    @Cabdiraxmaan Cali Xirsi (EHUN)
    @Fadduun Ducaale Wacays (Allaa ya baarik).

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac Год назад

    Biano he ayaa kharibaya music ga

  • @sadaamarab-dx1up
    @sadaamarab-dx1up Год назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 Год назад

    Amazing 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sundus-1674
    @sundus-1674 Год назад

    😊

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 Год назад

    War naagtaan igu soo qabta aan hilfaha u qaadeee 💯🙋‍♂️

  • @abtidonomar5516
    @abtidonomar5516 Год назад

    Astaan tv Hal codsi fananadii heeskan lahayd somaliland ayay ku sugantahay pls ku Marti qaada barnamijkan ka qabta heeso iyo waraysi tarikh faneedkedii sanadkan way noshahay Nala jogtaa sandka danbe alahu aclam

  • @DeeqoAdan-jq4iw
    @DeeqoAdan-jq4iw Год назад

    Yfdrrhu7

  • @kaderfarah8303
    @kaderfarah8303 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @CabdulaahiCabdulaahidaahidaahi

    Sharmaboy

  • @kaderfarah8303
    @kaderfarah8303 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @missionandvision5242
    @missionandvision5242 Год назад

    ❤❤❤