In ay codkii khadro daahir keentay waxaa ka daran sida ay umuujinayso Dareen hadalka heesta. Mar mar ayay bad wayn sare tagaysaa fowsiya rendia illaahay naxariistii Jano ha siiyo maamo khadro daahir cige iyo abwaan yamyam
Gabadhii kaliya ee live ku heesta Ilaa iyo maanta wax fack ah ayaa. lagu heesaa Marka waa gabadhan iyo baa bah been away qaarkood run moodaan waxaasin qof kasra ayaa ku heesi kara sida sindiyo live ku heesa
Dhallinyarada dambe ragga kabanka ugu khatarsan yaan ninkaan ku tirshay runtii caadi maahan. Inantu waa diyaarsan tahay iyaduna ilaa xad, waaba Khadroo yar oo halka taagan. Alle haw naxariisto Khadra Daahir, Abwaan Yamyam oo erayada heeskan qoray iyo dhammaan muslimiinta geeriyootay. Amiin
Amiin
Wooow l love both of you brave somali legend boy who is great musician and the beautiful golden voice somali lady
Heestan hadaanan daaran marqaanka iimaba baxo alla yaacizak❤one love
She is the best wlhi ,waa keenday codka allah ha unaxariisto mama khadar daahir cige , my allah bless here khadar daahir
Amazing wllhi wilka kabanka tumaya bartedu dhigan keep going 🎉 iyo gabadha codka tolmon
In ay codkii khadro daahir keentay waxaa ka daran sida ay umuujinayso Dareen hadalka heesta. Mar mar ayay bad wayn sare tagaysaa fowsiya rendia illaahay naxariistii Jano ha siiyo maamo khadro daahir cige iyo abwaan yamyam
Kabanka ayaa ashqaraar ah, ninkani waa macallin, suu la sheekaystay kabankiiba. ❤️🙏🏾
Waaw Foosiya kip going
Waad keentay bartii Khadra adiga iyo leganka kuu tumaya
Bismilla mansha Allah noloow Axmednurseyga rushka
Maxa so qorty hada oday
Codka 100
Laxanka 100
Siiqda 100
Stelkeda 100
❤❤❤❤ axyaa bedelka mamdi codka khadra
Haaban ku hayaa dhankayga horey usoco❤❤❤
Gabadhu si fiican bay u keentay heesta. Meesha ay tiri: ISKU OLOLAYEE, bay khaladay un--KUU OLOLAYEE baa saxan.
Allah ha u naxariisto khadra dahir inantan waa masha allaah lkn marxuumada heeseheeda kuwa kala kufsaday
Fananka waxba kama aysan soo hagaajin
Inuu is habeeyo ba wacneyd
Iyadu shax shax
Allh ya cizak. Fowsiya iyo nuune❤
Ustad Nuune mmmmm
Heestan anigoon heesaha xisanynban labo mil dhibane u ahy aheey ah💔🥹
Hees macan waye runtii ❤
Yaa salaam woow waxaasa hibo ah.
Alla yacisak. Waad noo raxayseen isma lahyn dad noocan ah ayaa wali nool. Midab iuo. Codba.
Fananiinta dhalinta ee libaxyadii hore heesa hooda isku doonta - Fowsiya is just wooow! No fixed voice and still... she is just wooow
She is better than Khatra Daahir. She has a sweet voice👏
walaashay. Eesh Calaa.
100%100 waa fanad cod macan
Runtii waa libax bananka jiifa
❤ax yaa hees iyo cod mcn
Khadra❤❤❤
Waw is the best
Fosiya Nice song
Wiilka kabanka garacayaa waa wiil hoog gacan fudud oo balo ku qaba garaacista kabanka ninka aan ka hadlayaa waa ustaad abdirahman muse waa reer Sweden . Giitaarka wuu ka hadliyaa
Gabadha codka macaana waa foosiya yar
Masho alh nin culasa ay utumaya nuuni
As yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo yariisEey
❤
0:31
Wx wlbo original ka ma noqonayan hdana way diyarsan yihjn fanka wa hibo
Runtii codkeda iyo sida ay ula qabsatay cuudka waa wax wanagsan
Isku ololayee maha ee wa kuu ololayee
Issa'ayage fatan alkaire
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
3:28
Waara dadkani xagay ku jireen foosiya iyo nuune wllhi axyaa hees
Familyyyyyy yartayarta
1:08
1:03 ❤❤
Heesta laxankeeda iyo hab dhaca gitaarka inaba iskuma meelna ma iska heeystaan
100 star ayey mudantahay gabadha , codka wa khadro dahir, dhinacna uguma leexan
❤❤
Fausiya waykeentay hesta
ASC VIVA 7UP === JVC
🖐🤍
Qaaci.
ok
Faf
4:24: ,29:3"2024
Khatro 2 weye
Laylaofishan
Gabadhii kaliya ee live ku heesta Ilaa iyo maanta wax fack ah ayaa. lagu heesaa Marka waa gabadhan iyo baa bah been away qaarkood run moodaan waxaasin qof kasra ayaa ku heesi kara sida sindiyo live ku heesa
Koxdi waberi miyay kaso jeda gabadhaan
Inta ila arkaysa in ay meel ka akhrinayso
❤
🖐🤍