Bilowgii Dagaal Sukeeye Iyo Xasuuqyadii Laga Dhaxlay SSDF Xasuuqii Ay Ka Geystay Tuulo Eelaay Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 38

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  5 дней назад +8

    Tusmo Dibaan U Dhigay Waan Soo Gelinyaa Insha Allah 🎉

    • @Nafbash
      @Nafbash 4 дня назад +1

      Hye Zxp ee lakin hadii la kala jaro sheekada dhadhanka ayaa ka tagaya ee naga ilaali kala goynta oo buug ama sheeko ha dhex galin iyadoo ay socdaan buug ama sheeko kale

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  4 дня назад

      @ShaaficiDayipyousuf Insha Allah

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim 3 дня назад +3

    Alle maxaa aakhiro xisaabtaal qof islaam ah in si xuduuda alle swt ka baxax san loo dilo alle swt waa la xisaabtamayaa xisaa culus

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 5 дней назад +2

    Abdisalan qarni joog runti tariikh aad uweyn ayad inoo so gudbisa waxan ku leyahay mahadsanid saxib 🎉

  • @sagalsama3
    @sagalsama3 5 дней назад +3

    Walal wlhi wan ka jaceyl ahay waxa ad soo gudbiso dhaman❤❤❤❤❤

  • @hu5367
    @hu5367 5 дней назад +4

    Goldem voice baa thy brother tusmana Nola soo orod❤

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад +3

    Aabahay buu ahaa ninkaas badbaaday Allaha unaxariisto .

    • @Muztaf22
      @Muztaf22 День назад

      Hadda ma noolyahey sxb, teeda Mr qabiilkee ayuu ka yahey.

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 День назад +3

    Warkaani maaha mid xaqiiq ah maalintaas ka hor aaway ciidamadii milateriga ee barkadaha duminaayay dumarkana kufsanaayay iyo weliba oraahdii caan baxday " mahbar yarow aamus habarta ka'aanaa laga dhalooyaa"

  • @cabdiqanicabdirixmaanbarre5151
    @cabdiqanicabdirixmaanbarre5151 День назад +2

    Tuuladaas waa meshaan kudhashay

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 2 дня назад +3

    Dhibka soomaalida waa siyaasada ku saleysan qabiilka iyo etoopiya oo taas nooga faaideysata si aan isugu mashquulno

  • @D.A.N.A.B
    @D.A.N.A.B 2 дня назад +1

    Acudu bilaaah jinyo aaa😮

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад +1

    Soodaf ama mahbar ayaan u aqaan.

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne День назад +2

    Markasa kuleyihin umaqan ayaa usaneynay waba shayadiin

  • @CabdiRashiid-zu6qw
    @CabdiRashiid-zu6qw 4 дня назад +2

    Mahadsanid sxb tusmo dib baunikta miya sxb

  • @MaxamedMacalin-cy7ml
    @MaxamedMacalin-cy7ml 5 дней назад +3

    Q 5 ee tusma.aawy

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  5 дней назад +1

      Dibaan U Dhigay Waan So Gelina Insha Allah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад +1

    Sxb waxba isma bedelin ee saas u ogoow. Weli halkii ayey noojoogtaa. Barbarkay kabaxdaa waa bakayla qaleen.

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein День назад +1

    Allaa maxaa meeshaan taariikh lagu qarshey sxb buuga aad aqrisey waa buug hal dhinac u hadlaya taariikh meeshan lagu qarshey aduun

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  День назад +1

      Sxb Hadi Meel Lahu Qariyay Meel Baan Lagu Qarin Janlka gal

  • @abdifatahahmedhussein3343
    @abdifatahahmedhussein3343 3 дня назад +1

    Dilka 12 qof see xasuuq ugu years kartaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  3 дня назад +1

      Xasuuq Meeqaa Ugu Yar

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 дня назад +1

      Waa masscre

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 дня назад +1

      Marka ma alabari ayaa la dhahaa magac u bixi adigu.sida caamkaa dilku haduu gaaro sadex iyo in ka badan waa dil wadareed dil wadareedna waa xasuuq marka meelna kuma jirto calaamad gaar ah oo dilka dad qof ka badan u diidaysa xasuuq meel hadii la yimaado oo ujeedo dil ka dhacdo ayadoo aan cidii loo dan lahaa qofna laga reebin waa xasuuq sxb adoo mahadsan

    • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
      @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 дня назад

      ​@@QarniJoog102hhhh

  • @yasirarafat6975
    @yasirarafat6975 День назад +1

    Walee cabdulahi yussuf ni ficaan ayaan umaleen jireee 😢😢

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 дня назад +1

    Masiibada iyo qaran wareega waxaa keenay majeerteen allah ha cadaabo c/llaahi yuusuf 😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @ifrahmuze3593
      @ifrahmuze3593 9 часов назад

      aniga majerten mahi lkin cabdilahi yusuf siide reer kisa logalay siyaad bare u galay maa is waydisay dumar iyo caruur majerten loo galay miise siiyad baa aderku aah

  • @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
    @ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz 4 дня назад +4

    Cabdilaahi yuusuf tuug ayuu ahaa khiyaameeyay dalkiisa iyo dadkiisaba tuug ciidankii uuwatay na laayay isagoo dabadhilif u ah dawlado shisheeye snm n* waxay aheed dalkooda ayay doonayeen waanay heleen waxaana kadhacaysa doorosho tii ugu qaalinaysaneed geeska afrika waana madaxweynihii shanaad ee si qof iyo cod ah loosoo doortay kadhacday 11/2024 ka hamuraarac dilaacaane lkn siyaad bare wsxuu ahaa halyey dheer oo somali oo dhan isku hayay maantana intii yareed ee snm, qabsatay ayaa kabed qabta oo nabadi kajiro inkastoo ay kadheceen shaqaaqo dil iyo dagaalba leh waanay dhamaanaysaa 😢😢😢

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 4 дня назад +2

      ssdf ma majeerteen bas baa.

    • @Nafbash
      @Nafbash 4 дня назад

      Legend waxgarad ah, lpx halkan kala soo hadla

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 2 дня назад

      ​@@bilalabdi9148haa waa mj

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 10 часов назад

    Afsoomaaliga soo baro horta hadaydaan cadayn haynin maxaad sheegaysaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  10 часов назад +1

      Commenti Gaan Aad Hada Soo Qortay Hadiiba Aad Nolol Ku Gaarto 2030 Ka Aqri Ee Iisoo Jawaab

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День назад +1

    Majeerteen waxay ku danbeeyeen inay Isaaq gobol ugu faanaan. Meeye raggii kuuba iyo itoobiya iyo Libya iyo Yemen iyo Soviet Union ugu biiray inay Soomaaliya Xoog ku xukumaan. Boosaasaan xukumaynaa ayey ku danbaysay. Lagama yaabo inaan qofdanbe oo iyaga ah aan irbad ku amaansado ama aan is iraahdo runbuu sheegayaa. Is aamin dhimay ee is ilaalin ha illaabina.