PRANK: SAMIXA OO AN KAOYSIYE; ( mardanbe masamendono😳🥺)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 авг 2022
  • PRANK AN SAMIXA KAGA OYSIYEY (Mardanbe masamen dono,dirisle abdi,samixa khaliil,somali prank,prank aan samixa ku sameeyay,somali youtubers,prank yaab badan,
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @Abdullahi8735
    @Abdullahi8735 Год назад +603

    Hadal afkaaga kasoo baxa waxaa ugu wanaagsan Saliga nebiga Scw 🖤🕋

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +473

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞❤🕋

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 Год назад +174

    Kusali xabiibka nabi muxamed scw ❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Год назад +131

    Hadaad Muslim Dhaba TahaY Kusali Rasuulka Walal
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤😢😢

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 Год назад +191

    The Best Person And The Most Knowledgeable And The Most Shine Allah Created Is Prophet Mohamed ﷺ 💘💘💌💌🤍

  • @clsamed_0fficial342
    @clsamed_0fficial342 Год назад +146

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of has allah created is prophet Muhammad Scw......🤲

  • @shafinho1775
    @shafinho1775 Год назад +48

    The best person and the most knowledgeable and most shy all allh created is our prophet mohamed scw صلي الله عليه وسلم

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 Год назад +91

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад

      ( ALLAHUMA AAMEEN)🙏♥️💕🌷💕🙌💕💖♥️♥️❤️❤️🌺🌷❤️

  • @queennafisah3168
    @queennafisah3168 Год назад +110

    Soory samiiha wlhi calooshey i hurisay dirisle abobe waa inaa rle galisiin labadiinabo samiiha sidaa ma is taahisho runtii 😩😥

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Год назад +300

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

  • @mahad634
    @mahad634 Год назад +397

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 💞❤️❤️ﷺ🕋

  • @sharmaboy9591
    @sharmaboy9591 Год назад +226

    The best person ever and the most knowledgeable and the most shy all ALLAH created is our prophet muhamet SCW SCW❣🥰

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 Год назад +131

    Prank Jack kujiro Cadi mahan 🤣🤣

  • @Rihaana_
    @Rihaana_ Год назад +132

    Is guursada noh nagaso af jara shekadaan dheraty wah😂🥰

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Год назад +168

    Oh 😢Samiha waa Daacad wlhi 😢Dirisle Raaligalin ka bixi gawadha waad ka oohisee 🥲🙏🙅‍♂️😢

  • @tusaale7565
    @tusaale7565 Год назад +109

    Dirisle and qurux ku dhiigle another level😂😂

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад +2

      Legend RUclips kayga so booqo

    • @tusaale7565
      @tusaale7565 Год назад +1

      @@Somaliboy legend ku saaray subscriberta

  • @abshirkamedia8655
    @abshirkamedia8655 Год назад +94

    Samiha…. She is very rare Gem , she is a true loving heart . Sorry my sister but you guys been role model to many, this video and part two will be a good moral lessons to our plight.
    Dirisle for hurting my sister emotionally thou prank .. we need raaligalis
    📌Take her out for surprise shopping!
    Legends ! Jack is always ready to take risk for his close friends! One love guyz!

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 Год назад +1

      War niyow luqada dadka qaar MA fahmin lkn micnaha ledahay ayaa iso jiitay dhawac gawadhas gaaray iyo sida loo raali gelin lahaa arkayna but I don't think drisle he can do that

  • @xamse4177
    @xamse4177 Год назад +57

    Allaw muraadkanaga iyo muraadada muslimiintaba sahal aamiin

  • @abdirisaqsalad4965
    @abdirisaqsalad4965 Год назад +56

    Sorry wlhi samiha ma ahayn inaa prank ku sameyso 😭😭😭😭 wlhi waan qirooday sorry sister

  • @hawaguelleh1902
    @hawaguelleh1902 Год назад +36

    This is no prank its hurt and heartbroken im so sorry sister😭😭😭😭🇩🇯

  • @zakikp2893
    @zakikp2893 Год назад +71

    KU SALIYA NABIGA SCW❤️🤍...👍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Год назад +69

    Legend always legend keep going idirisle cabdi go forward best of the prank 💖💯💪💘💪

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад

      RUclips kayga soo booqo legend ❤️

  • @kinglozano4223
    @kinglozano4223 Год назад +31

    Dirisle Iyo qurux kudigle prankigan wa kufududaten😥

  • @xaliyeoska5465
    @xaliyeoska5465 Год назад +27

    Jack prank haduu kujiro lagu cajisi maayo legend❤️🙏

  • @Zahra-channel1
    @Zahra-channel1 Год назад +35

    1m soon Inshaa Allah team idirisle one love 💕

  • @deeqaaadan1835
    @deeqaaadan1835 Год назад +18

    Waan ku farax sanahay in qofkii ugu horeeyey like iyo cumati saararay inaan ahay lkn waa ku salamay c/risaaq abdi

  • @samiiraali1842
    @samiiraali1842 Год назад +107

    Timir laaf kujirto 😂😂 samiixa waxy tiri qurux kudhigle freind tihin anytime saxibtinimada daman karan 😂 maxy tiri freind end !!!!! Okey if freind ends! Iyuuga freinds ma aha micnaha😂 madama saxiib kalia nahy ey tiri so meshas waxba ka fahme ya ila fahme ???😂 farta tag

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 Год назад +8

      Hhhhhhhh. Timirta laftii ku jirtey waad lasoo baxdey oo adaa sheegey

    • @simancalitifoow1184
      @simancalitifoow1184 Год назад +4

      Sirdoon maa laga rabay walaley 😂

    • @samiiraabdi597
      @samiiraabdi597 Год назад +3

      ANIGa😅😅😅😅😅

    • @asmamaxamed5941
      @asmamaxamed5941 Год назад +2

      Ala tanaa anoo kalaa tahee dhag dheer😂😂😂😂😂😂

    • @cadaawexuseen2365
      @cadaawexuseen2365 Год назад +2

      Really 😆😅🤣🤣🤣🤣

  • @actors_of_India
    @actors_of_India Год назад +5

    Kusali xabiibkena muxamed scw

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 Год назад +14

    Waxaan ku dhahaba waan garan waayay afkiiba juuqda gabay calaaya taxaal inanta qalbigeeda ilaali maahan sidan inaad ula dhaqantid prankiguna xad ayuu leeyahay maahn qofka dareenkiisa inaad kaftan iyo ciyaar ka dhigato

  • @ahmeddualeh5133
    @ahmeddualeh5133 Год назад +26

    You crossed the line, prank shouldn't be an excuse for emotionally damaging someone

  • @salmaqueen329
    @salmaqueen329 Год назад +42

    Challengegi boxka part 3 zo Zame plz😭🧡

  • @rahoahmed6613
    @rahoahmed6613 Год назад +78

    Samixa ralinogo 😢😢

  • @nouradindaahir2324
    @nouradindaahir2324 Год назад +46

    Emotional damage caused by dirisle abdi 😂🔥

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 Год назад +11

    Samixa wa qalbi nadiif raali galin baa rabnaa way oysay hindi somali ah waye samixa🙈😭🤣

  • @ubaxhussein6571
    @ubaxhussein6571 Год назад +34

    Samiixa waan jecelahay maxaad uga oohisay 😌

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Год назад +45

    Legend dirisle go forward my team let's go 1M 💔🤙

  • @miina7904
    @miina7904 Год назад +43

    Samiha prank ayaad nafta uga qaadeen wr miskiinta iska dhaafa wr yaada labadiina nin aragiina cune inantaa so faraxsan an idinka rabnaa 🥺😰

  • @ahmedsuleiman2619
    @ahmedsuleiman2619 Год назад +29

    1m coming soon...🤟

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 Год назад +10

    Best prank🙉😀really so emotional🥺

  • @Lamine_yamal27
    @Lamine_yamal27 Год назад +11

    The father of legend Dirisle abdi prank émotion damage. Keep going bro from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 Год назад +24

    Keep going dirisle million kii wn hayna guul I.a 😍🙃😌

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад +1

      RUclips kayga so booqo sharafey

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 Год назад +54

    Sorry Samiiha crying with you 😪

  • @qamarsuganisharmaboy607
    @qamarsuganisharmaboy607 Год назад +18

    ROAD TO ONE MILLION OUR TEAM DIRISLE

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 Год назад +17

    Omg 😭😭😭😭😭😭we need raaligalin team samiha

  • @qabyaaladiidchannel4440
    @qabyaaladiidchannel4440 Год назад +14

    Samixa wlh waa boqorad uma baahna xitaa inaan aqoon u lahaado weey cadahay inantaa wanaageda love u xbbti

  • @yonissame1347
    @yonissame1347 Год назад +13

    Another level dirisle 👏👏

  • @ayanleabdulahi55
    @ayanleabdulahi55 Год назад +5

    Team dirisle nio aan dadalo inyar inoo hadhay wa ino 1m iyo xaflada oo dubia lagu qabanYo🥰🙏

  • @kingofkong9508
    @kingofkong9508 Год назад +41

    Dirisle apdi and qurux ku dhiigle ❤ samiixa khaliil ❤

    • @kingofkong9508
      @kingofkong9508 Год назад

      @UCecWV8gnW6Hcro3xJvIhiwg wanku saaray wlshy 🥺hadaan maanta awoodo inaan 1m ku gaarsiiyo waanku gaarsiin lahaa

    • @sharmaboy9591
      @sharmaboy9591 Год назад

      Abyo subscribe isar 🥺❣

    • @kingofkong9508
      @kingofkong9508 Год назад

      @@sharmaboy9591 ok

  • @yb1576
    @yb1576 Год назад +21

    سبحان الله 🌿
    والحمد لله 🌿

  • @user-ly8fc5yb4l
    @user-ly8fc5yb4l Год назад +23

    Samixa inshareerka way ku qurux badan tahay

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 Год назад +28

    Ax!!😒😔Maskiiin samiiixa Cawa Calooshee i hurisey wllh😩Mxaaad saas ugu gasheeen gabadha😎😍Caaadi ay u Niyad jabtey,Waxaa sii darnaan lahyd vedio-gaan maalintuu dhumi lahaa sida loogu dhaadhicin lahaa iney wxan prank ahyd😳💯

  • @faadumopro4983
    @faadumopro4983 Год назад +18

    Another level prank🥰💔

  • @axmadcade1230
    @axmadcade1230 Год назад +16

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋

  • @nawaalinasooraan2910
    @nawaalinasooraan2910 Год назад +16

    Dirisle iyo jack Narobi jogisay niiga baahantahay😂

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 Год назад +50

    Pranki ma ahan Qalibiga ayaad ka jabisey. Waadna khaldan tahay. Meeshaa oo kale lagama maro qof aad jeceshahay.
    Waxaa ii cadaatey inaadan samiixa khaliil jeclayn.ciyarciyaar ayay kaa taahay qalbiga samiixa ha ku ciyaarin. Anigaa naxay

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Год назад +6

    Samiixa emotional damage Dirisle iyo qurux kudhiigle best prank 😂😂🤟

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 Год назад +11

    Kuwii hore ciyaar bay ahayeen ee maanta waa ku fogaaty maanta waa khaqiiq best prank sorry samiixa inshallah im come soon

  • @hasanasmi8246
    @hasanasmi8246 Год назад +7

    Samiixa wa gabadh wanagsan⚘⚘ sorry samiixa. Drisle abdi legend Machallah 👏👏

  • @deqowhassanabdullahi8012
    @deqowhassanabdullahi8012 Год назад +3

    Can't wait to watch qeybta raaligelinta
    Lkn waxyaabaha qaar prank manoqdaan sxp

  • @khayizaclahi7789
    @khayizaclahi7789 Год назад +63

    Wxn prank wu dhafey😅😅

  • @saidisaak6192
    @saidisaak6192 Год назад +11

    Sorry Samiixa it is a prank.... keep going bro Dirsle legend.

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 Год назад +19

    kkkkk soo emotional, I like it the way you are acting bro. sorry my sister.💯💯💯💯🙏🙏🙏

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад

      RUclips kayga soo booqo legend

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436 Год назад +80

    le prank le plus émotionnel de tout ma vie wlhi du jamais vu vraiment je te félicite Dirisle abdi meilleur youtubeur oh la pauvre samiixa pardon notre belle sœur ❤❤❤❤❤

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад +1

      Bonjour bro RUclips kayga soo boqo

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 Год назад

      Please wll subscribe isar

    • @apdirisaaqpersio9833
      @apdirisaaqpersio9833 Год назад +2

      Scw ❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 Год назад

      Congratulations for a heartbroken 😔!! Prank is that what you cheering for!!! What a bunch of LOOSERS!! SMH 🤦‍♀️!! He is a idiotic person!!

    • @ugbaadqurux42
      @ugbaadqurux42 Год назад

      Reer I like u

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Год назад +67

    Video raali galin ba lagaraba 🤣🤣

  • @stacyokie6280
    @stacyokie6280 Год назад +5

    That was painful to watch walahi ! You really hurt her omg that’s heartbreaking

  • @c.wahaabhussseinmacaane244
    @c.wahaabhussseinmacaane244 Год назад +72

    She deserves everything you afford ❤️

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад

      Legend RUclips subscribe isaar

  • @nimcahxundubey9752
    @nimcahxundubey9752 Год назад +51

    😂😂😂Qurux kudhigle gabarta sidu u cajilayo maxe ehed wlh qurux kudhigla iga qosoliyay

  • @israkayse123isra8
    @israkayse123isra8 Год назад +7

    Best brank hadaba geesinamdii aad kaga xanaajisay kusoo raali gali nio 😂

  • @rahoimran505
    @rahoimran505 Год назад +8

    1 M coming soon inshallah Drissle Abdi

  • @mohamedrobinio3730
    @mohamedrobinio3730 Год назад +15

    Stunning prank legend darisle💯🔥

  • @Marwaanmohamet
    @Marwaanmohamet Год назад +8

    Drisle abdi the bigest somali youtubers❣

    • @Maya_6678
      @Maya_6678 Год назад

      Asad 😒🙄🙄🙄🙄

  • @zuhaypxuseen2290
    @zuhaypxuseen2290 Год назад +41

    Keep going dirisleH 1million coming soon pro 💖💯

  • @aisha4761
    @aisha4761 Год назад +37

    Hah dumar ooyeysa ma arki karo🥺🥺sorry abaayo samiiha🥺👸

  • @HanaadAli
    @HanaadAli Год назад +8

    Asc waraxmatulhi wabarkatu Wa ano idisle Fadaln youtobka hada kucusubthy......😅😂

  • @maanhassan1337
    @maanhassan1337 Год назад +10

    10:55 emotional 🥺

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 Год назад +2

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️

  • @hanilucky2676
    @hanilucky2676 Год назад +65

    Raali galin laga raba dirisle👋🤣

    • @Somaliboy
      @Somaliboy Год назад

      RUclips kayga so booqo sharafey

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 Год назад

      Studio lights and camera 🤣🤣🤣 prank mise riwayaad

  • @intifabdy3821
    @intifabdy3821 Год назад +13

    Part two asap we waiting innit🍿

  • @wizzgatimoo3623
    @wizzgatimoo3623 Год назад +1

    Legend dirisle keep going bro 😄

  • @Hayatim3
    @Hayatim3 Год назад +8

    Ax sorry sister prank waa dhaafey kan🥺😅😂😂

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Год назад +3

    Laakiin Waxaa La Rabey Inteysan Bixin Aad Tiraahdid Waa Brank. Dhiblow ayaad Tahey ❤️✅❤️

  • @josephdel7623
    @josephdel7623 Год назад +13

    Sxp walhi vediogan intaa pause saaray ban comentigan kuso qoryaa
    Pls waan ognhy inaad waxn isla ogtihiin ee wlalow wanku tageera wax kle inookeen aan hal mulayan gaarne wa sideee

    • @Suu-challenge
      @Suu-challenge Год назад +1

      Oo ma cilmi qeyb kaad ogthy yaku shegy

    • @josephdel7623
      @josephdel7623 Год назад +2

      @@Suu-challenge adigo kle oo indho beela ba wxn run mooday waad danbaysa ilaa xad

    • @sakisaed4636
      @sakisaed4636 Год назад

      Uu dhaartey sxb inanu arag samiixo sidaaasa

    • @josephdel7623
      @josephdel7623 Год назад

      @@sakisaed4636 ha sxp lkn wax yar fahn horta inta waxan oodhan la saneen sadexdooduba call bay kuso balaneen
      Waaadba ogtihiiin inay waxni fake yihiin e iska daawada like usaara wllken that’s all

  • @zalmamuhumed7545
    @zalmamuhumed7545 Год назад +2

    First one

  • @somalicreative3096
    @somalicreative3096 Год назад +3

    Wixii hore quba kanoo kalaa pranki ladhaha abti💯

  • @kashkaboy3845
    @kashkaboy3845 Год назад +8

    Nio hada team dirisle nahay gabadha waa inaa rali galin fican aan ku qanci karno usameesa wlhi waa dacad 🥵😢

  • @bishaayaramiin7182
    @bishaayaramiin7182 Год назад +8

    Dirisle hore usco coming 1m

  • @anabmohamed
    @anabmohamed Год назад +1

    Wallahi waan ooyay samixaa ilanteeda majecli daa gabada danbo prank noocaa hakusameeynin plizzz dirislee

  • @lovev1064
    @lovev1064 Год назад +4

    Aww i’m sorry my sister don’t cry Huuno I love you my sister but the prank it was good sorry Huuno love ❤️

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 Год назад +7

    Hdl xun baa ka zhegtay oo la yiri bey la ilmeynayza mxaa mooda daryeelka iyo jaxariizta u heyzo izaga intu la egyahay🥺🖤ilaaazho gbdha idirizlow gbr inay ku aaaminto wax yar mahan wllhi kalzooni zaaida bey kugu qbta zamiixa🥺🖤qalbigeeda ilaali olz

  • @madaale5465
    @madaale5465 Год назад +39

    A legend never brings shame

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Год назад +1

    Fariid wey igu banaan tahay landheere kalsoonidii qof ah👏👏👏👏👌👌saas baa laga raba!!!!! 💕❤️ sorry, beautiful alla prank necbiyaa maskinta waa Dacad iyadoo kale adun wey ku yar tahay ama lagama helayo samiixa Siman sorry dear again!!!!!!! Wax rali galin la dhaho majirto magtii ( 50 Halad) baa laga rabaa huno allaha ku baro inaad jigjiga wacdo ood magtii gabadha soo diyaariya dhahdo!!!! Dheeman baad manta ilin heeda ka kentay intas waa kululeysi Iyo kaftan isku jiro walaalkey 🙏 but Bug explanation Iyo rali galin weyn baa raba haduu ba illahay soo nabad Celiyo inshallah

  • @helborone5756
    @helborone5756 Год назад +1

    Best of youtubers Dirisle Abdi horey usoco

  • @sibraanmohamed1211
    @sibraanmohamed1211 Год назад +7

    Rasuulka kusaliyaa صلي الله عليه وسلم

  • @nouralhouda99
    @nouralhouda99 Год назад +4

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @sahroahmedmohamed3861
    @sahroahmedmohamed3861 Год назад

    I can't wait next one wlh....sorry samihaa wankuladere wlh xanonka anega tem idrisle ah sorry mcne👏🧡

  • @MohamedAhmed-fq4sb
    @MohamedAhmed-fq4sb Год назад +2

    Waa markii iigu horaysay een comment soo qoro wlhi ilinteeda ayaan ka damqaday wlhi anoo og inay prank tahay 🙏

  • @sidra857
    @sidra857 Год назад +5

    Gabal yar baa tiktok ka arkay wan fahmi wayay si wax u socdaan😂

  • @UnKnown-wn4zy
    @UnKnown-wn4zy Год назад +8

    Pro Gabadha waad Ka OohiSay inaad Ka ooHin siiso ma aHen 🥺 Sorry Samiha 😥😰

  • @yoonizmaxamed6151
    @yoonizmaxamed6151 Год назад +1

    Legend my brother 🔥

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 Год назад +2

    Sxb Dirisle legend baad thy madaxaad noo saran thy 🙏🙏 laakin sxb waxaan ku weydiiyay prankigiinu maanu dhamaanin adiga iyo sxbadda🤔🤔🤔🤔🤔🤔