PRANK: QURUX KUDHIGLE OON TUUG KUDHAHAY (Sorry😭)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 675

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 года назад +473

    Qofkii ugu fiicnaa abid uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna akhlaaqda badnaa, rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤💙

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 2 года назад +137

    Prankigaan ayaan rabaa inaan Afurka kusii sugo Asxaabeey .
    samiixa thanks maadaama aan jecel nahay in prank qurux ku dhiigle lagu sameeyo Anagu teamkiisaa nahy meeshuu tago waan lajoognaa.

  • @dhalboqortooyo3355
    @dhalboqortooyo3355 2 года назад +19

    Wcs sister manta aniga ugu horeyo inta jecel nabiga scw is mujiya @🥰❤💌🤲

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 2 года назад +123

    Our days are numbered. Think of death often. Think of the moment we’re alone in our graves with nothing but our deeds. It would be too late to wish if we had only done more.

    • @miskiabdullahi2121
      @miskiabdullahi2121 2 года назад +4

      Thanks for the reminder may Allah bless you

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад +1

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

    • @haniaden3830
      @haniaden3830 2 года назад +1

      Thanks reminder us

    • @hibaqsadiq7210
      @hibaqsadiq7210 2 года назад +2

      hhhhhhhhhhhhh🖕🏻🖕🏻😄😏

    • @ebyanmohamed198
      @ebyanmohamed198 2 года назад

      @@miskiabdullahi2121 Amiiin

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 2 года назад +32

    Team Qurux ku dhigle waan arsan doonaa

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos 2 года назад +29

    Emotioneel damage qurux ku dhigle 🙆

  • @hasanyare237
    @hasanyare237 2 года назад +46

    Ka faaidayso mariish baa soo gashay dib u arki myside mulkiilihiibaa yimidaye🤣🤣🤣🤣

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад +1

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 2 года назад +33

    Family in the building noon daaya my jack keep going sxb 💚🤍♥️

  • @mustafciise21
    @mustafciise21 2 года назад +3

    Teamkii wuu soo noqonooyaa maarish soo socoto amiina narobi wuu joogaa the family Empire bum in the house

  • @abubakarnimcaan3675
    @abubakarnimcaan3675 2 года назад +68

    Sorry jack team Qurux ku dhiigle ismujiya wan arzanayNaa😏

    • @sahroali2647
      @sahroali2647 2 года назад

      Xaqiiq inaa aarsanayno

    • @naimamacalin3288
      @naimamacalin3288 2 года назад +1

      Waan arsanaynaa team Qurux ku dhiigle sorry jack

    • @muxsin446
      @muxsin446 2 года назад

      Waa been pranki nalooga dhigayo🙄

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +26

    "Marwalba oo aad la kulanto dhibaato ha quusan hana filan wax xun ka eeg dhinaca wanaagsan kana baro cashir dhacdo walba oo nolosha ah waxa laga bartaa cashar".

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 года назад +45

    SAMIXA shuukumankan adeega maxawaye kulaha 😂😂😂
    Jack waa mucjiso walhi🤣😅😂😂

  • @MohaaAbdi
    @MohaaAbdi 2 года назад +87

    Inta markay baraan aragtay soo carartay live dhac ❤️😂

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 года назад +3

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 2 года назад +4

    Subxaana alah qeylo badanaa codkaaga hoos u dhig sunadii nabiga xasuuso(csw)

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 2 года назад +30

    Wllhie Waxn Ku Dhaaranaya InU Prank Layzla Oga YahY 😂😂😂

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 2 года назад +23

    Point One:Qofku Waa RUclipsr Camera Daaran Oo Kusoo Jeeda Niyadiisa Kumasoo Dhici Waayayso Prank Coz Isagaa Sameeya Waxaso Kale
    Two: 14:29 Cutting Ayaa Galay Vedeo-ga Waxayna U Badan Tahay In Lagu Idhi Is Diiri Oo Iska Xanaaji Waaka Isla 3Second Tuuray Boorsada
    Anoo Og In Laysla Og Yahay Ninka Like Idin Saarayban Ahaye Keep Going😅✌

  • @farxiy0fnny64
    @farxiy0fnny64 2 года назад +18

    Samixa wlhi pilahi ad ban ku jeclahy dhigeyga tahy waxan marwanbo ku hamiya ina ku arko ilhy ha ika tuso nolosheyda 💉💉💉🥰❤

  • @imrandaud7133
    @imrandaud7133 2 года назад +145

    Sorry our legend Jack 😔we love you brother ❤

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад +2

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

    • @cabdinaasir6117
      @cabdinaasir6117 2 года назад +2

      @@Hana__1300 ع

    • @maxamedcabdiraxmaan7078
      @maxamedcabdiraxmaan7078 2 года назад

      Sturday 5:53 30 April daawanaa kawarn

  • @queensacdiya3912
    @queensacdiya3912 2 года назад +47

    Intey afur utahay afur wanaagsan 🥰😂😍

  • @zakiabdiibrahim4420
    @zakiabdiibrahim4420 2 года назад +27

    Wlhi waa Qoslay waxaga 4.5 Miya Kulaha Isaga Maa waydisid Galin Horaba Difaacbuu Galay😂😂🫵
    Bravo

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

  • @shuceybmj7129
    @shuceybmj7129 2 года назад +14

    Prank inta maqashay soo oroday hhh like 👍

  • @kili665
    @kili665 2 года назад +40

    What l notice all this Prantk are emotional damage,breaking someone down it can lead to danger,there is nothing except prank, it is sad, shouting while u can easily talk

    • @daahircalijimcale3630
      @daahircalijimcale3630 2 года назад +1

      Hhhh naagtayda shaqajaanmahankulahaa

    • @nasrachannel2167
      @nasrachannel2167 2 года назад +1

      Kolay way is ogyihiin

    • @alibinali20
      @alibinali20 2 года назад +2

      Absolutely I agree with you , people forget that we are in Ramadan I hope Allah will accept our fasting

  • @lipaanjr4778
    @lipaanjr4778 2 года назад +12

    Wax kastod tahy Anaga Boqoradayda Tahy the Real Queen👸❤🔐

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 года назад +33

    Team samiiha ismuujiya wasoo arsanee
    What a prank 🔥

  • @acclegend4158
    @acclegend4158 2 года назад +15

    9:38 i need some money to go and buy some scraps outside qoftaa samiixooy igu soo qabo wlhi codkaa ideeqay😆😆😆😆😆

  • @mohamedirshaadali9965
    @mohamedirshaadali9965 2 года назад +12

    I'm sorry my brother from another mother peace and love ♥️

  • @faadumohabi5468
    @faadumohabi5468 2 года назад +12

    Isoo dhawey samiixa form dirisle❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmafarah1229
    @asmafarah1229 2 года назад +28

    This is planned, Jack would have left if he's accused that much. Planned 100%

  • @asmamohamed2059
    @asmamohamed2059 2 года назад +3

    Qurux ku dhiigle wlhi waa qof wanagsan 😍😍😍

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +24

    Wiil yaroo agoon ah 😢
    Unoolaaday si xikmadle
    U dhintey si xushmadle
    Nabigeena ﷺ 😔 ❤❤

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 года назад +21

    Walaley ma iga huptaaa run miyaaa 😆 baryahan aminad ma jirtee sug AAN dawadeee🤚🤚😆⤴️

  • @muhdabdikadir4297
    @muhdabdikadir4297 2 года назад +5

    Samixa can't be serious for once she's ever laughing girl mashaalah.

  • @djshucaybofficial6437
    @djshucaybofficial6437 2 года назад +10

    Qurux ku dhigle inu wax xado kuso baxayapa idirzlena Azkari 😁😂😂😂😂

  • @Hamse_Om
    @Hamse_Om 2 года назад +3

    9 Hour [ 77k views 10k Love ]another leveL boqoradeena samiiHa khaliiL👸🖤🥀

  • @zakizak6612
    @zakizak6612 2 года назад +12

    Inta og in prankigaan jiliinyhy like isaara🤣🤣

  • @linkitube2824
    @linkitube2824 2 года назад +11

    Heeeeeey jug hadaan soo dhacay xaa iga horeeyay...

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 года назад +3

    Amazing best prank…….👌 maskiin qurux ku dhigle waad isugu tagteen!!!!

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 2 года назад +19

    Prank filim ahan unban ufirsada maba aamino 😆😆

  • @bashiirmaxamed6182
    @bashiirmaxamed6182 2 года назад +6

    Samixa rali gali qurux kudhigle tuga thy wax cayar cayara mahan🥱🥱🥱

  • @ikraannuriya2777
    @ikraannuriya2777 2 года назад +11

    Samixa dirisle kaso arso markan ku arkaba waxan xasusanayaa orodkagi shalay wlhi😂😂

  • @amalduale5408
    @amalduale5408 2 года назад +6

    Alle haku xifdiyo huuno cadawgaga unolow manshaallah

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 года назад +11

    Subxanallah qofan tuug ahayn tuug ku tilmamtay

  • @zahraibrahim5205
    @zahraibrahim5205 2 года назад +14

    Best prank ever that I admire keep going lovely 😍sizter samixa team samixa ismujiya

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 года назад +1

    Qurux ku dhiigle ayaa si fcn u jilay riwaayadda samiixa iyo dirisle weey qoslayaan. Waa prank ku sheeg fashil ah.

  • @mudiano2612
    @mudiano2612 2 года назад +7

    From turkey to samixa Khalil and dirisle

  • @izxaqkaraamo4367
    @izxaqkaraamo4367 2 года назад +20

    Naag cabayad wadato ootuug ma arkin kulaha
    😂😂😂😂😂😂

    • @DNKA123
      @DNKA123 2 года назад +1

      😂🤣😂😂anaaba soo qori rabay wlhi

    • @izxaqkaraamo4367
      @izxaqkaraamo4367 2 года назад

      @@DNKA123jah isudaren nahay

  • @nazuufootball4990
    @nazuufootball4990 2 года назад +3

    Tuugnimo wax ciyar ahan m ahan waxas kle bahdil ayan u aqana hala rali galiyo ninkas wa legend weyne

  • @binxamdimacalinmaxammed1610
    @binxamdimacalinmaxammed1610 2 года назад +6

    Keep going dirisle iyo samixa ila qurux kudhigle

  • @mariamohmed9806
    @mariamohmed9806 2 года назад +3

    Jack no wji weeye nooqad wixii na anfacaya kulahoo😅😅😅

  • @mubarigcabdi4659
    @mubarigcabdi4659 2 года назад +2

    Anuu idinkama aqbalayo waan soomanhy iyo wax aan ilhy iskadaye qof bila aadani raali ka,ahynban samaynYa kagudub waxa dhahden Afurkiba dhaw Waa xilig ugu ajark a badan because Allah baa loo somana plz isamax dheh hadi kale wllhi Aakhiro waa lagu waydina because damage aa ugausate samixa qof qalbi fcnbaa thy lkn waxyabaha plz iska illi🥰

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 2 года назад +1

    Keep going my queen 👑 Allah kuu sharfo qali inshallah

  • @nuurdecabdisiciid2463
    @nuurdecabdisiciid2463 2 года назад +22

    Somali pranks do not trust 🤣🤣🤣🤣

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 2 года назад +3

    Gabadh ilaahay ka xishood niman aan meher idinka dhexayn hala wadaagin tan kale sidee tuwaal u shere gareyseen edeb mahan

  • @siciidcismaan7994
    @siciidcismaan7994 2 года назад +22

    Inta ku haysata temkan cusub ismuujiya 🤣🤣

  • @ikraancumar1945
    @ikraancumar1945 2 года назад +5

    Samixo simaney qalbi safiyey qosol wanagey dacadi oqofbatahay danyarta cawiso daris uroney dacadi oqofa tahay ifka nabad kujog aqirana jano

  • @atharmohamed4953
    @atharmohamed4953 2 года назад +6

    Cabaayadan weyn xagee ku aadaa kulahaa Jack kkkkkkk astagfurulaah

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein2204 2 года назад +1

    Walhi qurux ku dhigle wa xanaqay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 2 года назад +5

    Shukumanka la share garanaya
    Waaa Noocma 🤣🤣

  • @fatuushfatuush5324
    @fatuushfatuush5324 2 года назад +3

    Sorry Quruxow team qurux ku dhigle 😓

  • @mariammoha4756
    @mariammoha4756 2 года назад +15

    RUclips leyda intaa prank tuugay isku sameyan isma fahmayan miya inuu qofkan prank ku sameynayo ileen wuxu uga baran buu ku tilmamayaye waa yabay anigu koley hhh

    • @aanaahmett983
      @aanaahmett983 2 года назад

      Anaaba niyada ku hayey wlhi🤣

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 2 года назад

      Jiliin weeye waxni anagy naga gadayan waxay isla ogyihin

  • @hafsacabdi1190
    @hafsacabdi1190 2 года назад +1

    قال الله عز وجل ولمن خاف مقام ربه جنتان

  • @samirakhadars9353
    @samirakhadars9353 2 года назад +3

    Maansha allah tabarakallah Samixa qurux 👑👑👑

  • @cumarxidigmedia7089
    @cumarxidigmedia7089 2 года назад +4

    Team idirsleh Is muujiya 😍

  • @yahyowqani5935
    @yahyowqani5935 2 года назад +2

    I love you Jack ❤️ wann ku tagera wlhi walalky from gaza

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 года назад +6

    Kamad xishon jack keep goin sister

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 2 года назад +3

    sijui warersan kulaha jack😅😅😅😅😅

  • @ilzaamabuukar1299
    @ilzaamabuukar1299 2 года назад +24

    Waxaaga 4.5 miyaa ku lahaa ar qurux ku dhiglaaa🤣

  • @farhioissack9022
    @farhioissack9022 2 года назад +5

    Qurux ku dhiigle marwalbo waxbuuu xade un baa prank logu sameyaye ma qaad qaadkisa bate

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 года назад +5

    Ooh sorry 😞 😔 😟 aboowe macaanee

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 года назад +57

    Legends always legends keeps goings jack and idirsile abdi go forwards 💪💪💪⚽️⚽️

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 года назад +3

    Sorry hadan nahay team Qurux kudhigle wan kaxumahay waxey Samiixa iyo Dirisle kugu sameyn lkn waxa xaqiqaa inad silayaqano nogu so aridontid malin uun

  • @nastehasheikh8454
    @nastehasheikh8454 2 года назад +3

    Sorry jack but you need to revenge samiha don't forget this

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 2 года назад +11

    Leylatul qadar Allah nala kulmiyo qof kasto muraad leh rabi ha u sahlo murugtinah Allah farxad idiinku badaalo 100 subscribe I sara xawiwiyaaal 🥰❤️

  • @jamaalabdinasir4796
    @jamaalabdinasir4796 2 года назад

    Sidi dirisle wx uu ugu sheegay wn ka helay micnaha uu u xil qariyay legend dirisle

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 2 года назад +1

    🥺🥺🥺samiiha wiilkena maxa sidan oogu sameysay sorry king Jack kep goin sister

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 2 года назад +8

    Qurusxku dhiigle maanta dhaxdaa la gashtay maskiiin 😂😂😂

  • @khalobwoy280
    @khalobwoy280 2 года назад +2

    Wankaxumahay wixii jack lagusameyey videogan 😂😂

  • @nawalabdi9608
    @nawalabdi9608 2 года назад +16

    Samiix ma joogtid hooy malin ba midba madax ka galin miyaa😅😅😅♥️

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

    • @Hana__1300
      @Hana__1300 2 года назад

      New Somali RUclipsr
      { Nolosha Rara }
      New video ayey so dhigtay uso dawo♥️

  • @zumayaabdikadir16
    @zumayaabdikadir16 2 года назад +14

    Prank soomali hdaan aamino sowmha 😂

    • @I.F.J
      @I.F.J 2 года назад

      𝗮𝗻𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗿𝗮𝗻😅😅😅😅

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 2 года назад +2

      Idinkay idiin taalaa ama aamina ama ha aaminina cadaanka kaysameeyaan ayad aminaysan malaha idinku se somali maydan ahayn yaab

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 2 года назад +11

    Hadaa prank aamino saas 💃alh iga dhigo😂😂😂😂

  • @somaligamer2942
    @somaligamer2942 2 года назад +14

    Kama helin prankigan waa lis la ogyhy yaa igu raacsan ☝️😂😂😂😂😂😂😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +6

    Qurux ku dhigle waa lagu helay ka xaabi 😅👌

  • @mudusalah5455
    @mudusalah5455 2 года назад +4

    Naag cabayad wathata oo tuug waligy maarkin wa mesha iga qoslisay 🤣😂😀

  • @fathifarajet2133
    @fathifarajet2133 2 года назад +1

    Qurux KU dhiigLe KuLa cabaYaDan weyn Tuugnimo Mku TagTaH😅😅😅
    DiriSle KuLHa GacanTa JeeBka Yar GaLiH😅😅😅
    WlHi funny prank

  • @Somalikick8
    @Somalikick8 2 года назад +6

    Samiixo wanku wataa keep going 🤣🤣✌

  • @mahadsomali
    @mahadsomali 2 года назад +8

    4.5 Kadaaya miskiinka😂

  • @feizaahmed6729
    @feizaahmed6729 2 года назад +1

    Team qurux hadan nhy rali galiin ayn rabnaa🥺😫😫❤️

  • @zakifathia8137
    @zakifathia8137 2 года назад

    Samiha nagada hadalka badan idrisleh u firso u ku jecelyahay walalshay wan ku jecelahay horay u soco

  • @ibraahiimcabdi9789
    @ibraahiimcabdi9789 2 года назад

    Run ahaantii Qurux ku dhiigle waa nin dulqaad badan alle ha dhowro balse ogaada sidaan waa bahdilaad wlhi duugnimo ma ahan wax lagu kaftamo ee plz qof dambe haku sameynin adigoo mahadsan .

  • @simraanquruxcabdi1926
    @simraanquruxcabdi1926 2 года назад +6

    Qofkih uguh horeyay oo arkah😃

  • @shariifowshariif6765
    @shariifowshariif6765 2 года назад +3

    Keep going my sister

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад +11

    Miskiin walhi wadka gashateen 😂😂😂😂😂😂😂😂sorry

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 2 года назад +6

    First samiixaaay pin igu qabo baayo waana soo ordaye🥺😂

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 года назад +1

    Prank maxaa ladhahaa mase banaan yahay ..
    Prank waxaa ladhahaa qof inlagu sameeyo waxaanu ogayn kadibna la.argagixiyo lagana nixiyo kadib diblooga inaay ahayd kaftanuun aanay dhab ahayn
    Diinteenu islaamku maxay kaqabtaa in qof laga nixiyo oola argagax galiyo
    Waxaan soo qaadanaynaa halxadiis
    أنَّهم كانوا يسيرون مع النَّبيِّ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم فنام رجلٌ منهم فانطلق بعضُهم إلى حبلٍ معه فأخذه ففزِع فقال رسولُ اللهِ صلَّى اللهُ عليه وسلَّم لا يحِلُّ لمسلمٍ أن يُروِّعَ مسلمًا
    Waxay lasocdeen nabiga صلى الله عليه وسلم maciisa kadib nin ayaa seexday naga mida qaarnaga mida ayaa baxay oo qaaatay xadhig ninku lahaa ninkii ayaa argagaxay. Markaasbuu yidhi rasuulku صلى الله عليه وسلم uma banaana qof muslima inuu argagax galiyo qof muslim ah...
    وباالله توفيق

  • @hamdaabdelkadir8821
    @hamdaabdelkadir8821 2 года назад +6

    Sharafeey in badan nooloow❤

  • @ModestyIsLife
    @ModestyIsLife 2 года назад +3

    Astaghfirullah stop using Allah's name when you are lying. Subhan'Allah

  • @abdilaahinaasir173
    @abdilaahinaasir173 2 года назад +3

    Maxaad isla dhibaysaan maad prank run ah soo duubtaan 😁

  • @adaainthebuilding5173
    @adaainthebuilding5173 2 года назад

    Anaagaba sajuu u imaaney kulaha jack walahi waa another level

  • @nourahassan2434
    @nourahassan2434 2 года назад +3

    Sorry Jack maskiin wayan wllhi 🥺