Yes they have to go back these bunch of young generations less than 40yrs old who do not know law and order...Lifestyle wasaaq aay Nairobi ka bilaawen...No No they are simply a disgrace to the Kenyan Somalis sharafteena aay ku deelayan....Maay wasankoda halagu ceeli....Visa Kenya wainay joojiso. Pathetic low lives. Wallahy hala ceeli daadkan
Hurdada ka kac degan kasta aduunka reer baa dega laakin somalida. waa dad dulsaar ku nool jecel. dulmiga la wada waadago markay Ficnan timado waa reero Badi xuman maha waa degano aan hor marin mana ha in aad Tuugsato ama tuugsi ku noolato noolasha
Soomaali dayacan hadana isku maqan ayagana lagu maqanyahay waxay noqdeen afartii dibi ee midba mar la cunaayey ee arki waayey nimcadii Allah ku beerey ee xajisin waayey maanta marka waa wax adinka isku dhigteen ee Allah aqligiina iyo dadnimadiina ha idiin soo celiyo aamiin aqliga ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin
Waxaan soo jeedin lahaa in dadka soomaalida si deg deg ah waddanka kenya looga saaraa. Dad dhulkoodii soodumiyey ma waxan kale ayey dan ka leeyihiin,wallaahay waa in laga saaraa.
Xaaji dadka khalad ha usheegin hadaadan adigu waligaa arag dad calankale babinaya. Wadanka mareekanka haddad Chicago tagtid waxaa arkin Pakistaniinta oo lulaya calenkooda maalinta xoriyadooda. Sidii kale waxaad arkin dadka kale sida Mexican ka. Marka qofbaa calan lulay does not mean inay kasoo horjedaan wadan kayjogaan.
Ahmed rashiid hala soo celiyo somali caqli aan dil aheen ma taqaan group kasow waxaa asaasay fanaan ilkacase op Minneapolis jooga oo nabad ah Ayaa qalqal kawada Nairobi marka somali raaf ayey rabtaa ilaa yurub iyo American ha laskaga keeno
Asc umada somaliyed marka hore qofna ma yeleeyo wadankisa ina bila macni sida xayaanwaka dadka lo dilo Dhaqar qabe hashim umadi somaliyed ayu magaac xumo iyo xuman uso jediyey Dad somaliyed oo somalia dhib ka yimiid oo kenya business shaqo wax walba isaga haystey iyo dad kaleeh oo nabad uu yimid baa Umada walala somaliyed waxan kula talinaya meel walba adunka ad joogtan wadanka sharciiga hala ilaliyo Somali oo dhan dad xun maha balse afar qof oo sakhran naa nolasha ka dhacaay aya magac somaliyed xuman uu kenaya meel walba ad joogtin illahay ha idin barakeyo somaliyey from Djibouti
GUUL KENYA HA LAGA TARXIILO SOMALIDA AAWEY OGAADEENKI DHIHI JIREY KENYA ANAGA LEH KENYA KENYAN BAA LEH SOMALINA SHARCI KU JOOGI KARAAN WALIBA OGADENKA ITOIBIYA KA YIMID EE GUMEYSI NOLOL XUN KU GORAY DAD MA AHA HA LA TARXILO WASAQDA HAASHIM OO MIIRAN WEEYE TARXILA
Hoyada wase ana ogaden ah o ku racsan sharcina wan leyhy askariga somalida e ku tarxilayo marki horana ku badbadinaye wa ogaden ilen uqdad bad qabtaye wanba idin ka resan lahen buqina iyo fasahadkina dhaqan xumada idinka kenay
Kuwa ad shegeyso sharciga ogu weyn e kenya ayey heystan intat kor ka arkeysay sharciga wey wada heysten nin ogaden o sogalo o sharci la an noqo nayo majiro dhaqbow cilka wad u dhiman waliga😂
Hadi dad la tarxilayo wa kuwa somaliya ka imadey qabilkeye donana ha ka so jedanene lakin somalida kenya udhalatey wey jogayan cid ka sari kartana ma jirto ogadenka kenya jogana waa dadka ku dhashey kenya ee ma ahan kuwa sharciga lacagta ku qatey huno ee tas ogow dadka fadarada ah wa kuwa somaliya ka imadey wayo maba laso barin zi logu nolado wadamo islamed dalkodi intey so dumiyen ayey raban dal islamed ey dumiyan ee hala tarxilo cidkaste oo wadanka qaseyso ee somali ah qabilku rabo haka so jede
Wiilkan dadka ku leh Nacala idiin dhashay. Maxa ka qaldan ??????? Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Hadalku qofku ku hadli waa in uu hubsadaa. Subxaanalah.
South Africa iyo kenya Somali hanaga baxdo dhahen kuwa sharci heysanin sharciga wilkeyga axmad afar Kun dollar lugu sameyay passport kenya dadka somaliyed ma wada heysto lacag ta sharciga mida kale qofka passport somaliyed horey u qatay ma helayo sharciga kenya aniga ley wayay Canada KU Adi laha horey passport somaliyed u qatay
Horta ninyohow Kenyan marka dhahaysid somalidu Wa kamid dadka kale kenyan bad kushegaysa somalida a Somali macnehu somali kenyan mahan ayay noqonaysaa waxad tabinayso ufiirso
Tan qabilada labarayo hadale mad ogaten tas mar horey bilaben somalida waxay ka bilaben shaqalaha guryaha uga shaqeyo uguyaran 35sano kahor ayey bilaben dumarka somalida o shaqalaha eyba bari jiren
Waa ku IXTIRAAMAYA dowlada KEYNA inay gacanta ku qabtan dalkooda abnigiisa marna loma dulqadankari dhaqan xumada
SOMALIDA
Kusaliya xabiibkena muxamad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Nacalad ba ku dhashay adiga mideda kale waxa rabshada wada waa ogadenka
Nebiga kusali aya laguri yiri subhanallah @@shamsohussein4180
Waa wax lagu farxo masha Allah somalida wadankooda aheey kusoo ciyaareen waxay umalaynayaan wadankasto sidii somalia oo kale warkaas Waa layska daba yimid tarxiila Alhamdulillaah wadankooda haloo celiyo wallahi wanku farxay
That’s good advise thanks aur government
Personally I think the Kenyan government made good decision bravo
Yes..take them home. If caos is what they want, they should keep it within their borders. Wallahi weena waaleen kuwaan. Illahey ha hanuuniyo.
Walahi xaa
Yes they have to go back these bunch of young generations less than 40yrs old who do not know law and order...Lifestyle wasaaq aay Nairobi ka bilaawen...No No they are simply a disgrace to the Kenyan Somalis sharafteena aay ku deelayan....Maay wasankoda halagu ceeli....Visa Kenya wainay joojiso. Pathetic low lives. Wallahy hala ceeli daadkan
Waa dad miyi ka wada yimid reer badiiyo marwalba waa reerbadiyo yaahuu
Hurdada ka kac degan kasta aduunka reer baa dega laakin somalida. waa dad dulsaar ku nool jecel. dulmiga la wada waadago markay Ficnan timado waa reero Badi xuman maha waa degano aan hor marin mana ha in aad Tuugsato ama tuugsi ku noolato noolasha
Absolutely you are right
SOMALIDA 🇸🇴 WA QURUN, DIL, QABYALAD, IYO QASHIN...DOWLADA KENYA 🇰🇪 WEY KU SAXANTAHAY INEY TARXIISHO WALIBA AY XABSIGA DHIGTO SOMALIDA 🇸🇴
Waaaw bada somaliya ❤18:15 nimcada aan heysano iyo dhaqan xumadeena wax isleh maahan
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين خاصة اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين
Kenya was the best country for Somali people but they couldn't appreciate this is very sad walahi
ILAAHAY Somaliada wanaaga ha ku hagaajiyo AAMIIN
Mash Allah waa war fiican soo wada celiya meel walba aduunka ay joogan Somalia la dhisaya 😅
Mimi na wambia wale Wana haribu nchi. Warudishwe somalia
Nchi ni yako kwanza ka wewe ni somali nchi yako ni 🇸🇴 Somalia wanjeclhy nolasheyda Kenya dinac umadafin dulki hooyo wa somalia
Good job
Soomaalidu dalkoodii bay soo haleeyeen asxaan ma leh
Wexey jecel yihiin heesta calankooda soomaaliyeey toosoo toosoo aan bililiqo aadnee dalkeeyni waan birburinee keenyana aan kusii darnee
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
waar sidee wx tiri wlhi tii dambiga ahayd ayn qoslay😂
maxamed waxa tahay nin caqli badaan mashalah tabarakalah somali nabada way ku qooqda ciid wadii karta majirto midkasta isaga isla qumaan isu taliya aduun weynaha melkasta halaga so celiyo hadeey la nolaan wayeen
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Walahi run ayaaa kahadhashee Saxib sare
Soomaali dayacan hadana isku maqan ayagana lagu maqanyahay waxay noqdeen afartii dibi ee midba mar la cunaayey ee arki waayey nimcadii Allah ku beerey ee xajisin waayey maanta marka waa wax adinka isku dhigteen ee Allah aqligiina iyo dadnimadiina ha idiin soo celiyo aamiin aqliga ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin
XUBNAHA SOMALIDA UGU SARREEYA EED MALEH WAANA MUWAADINIIN KENYANA SOMALI WARAABE HARAAFEEN
He is 100%true
waa. run. Hadalkaas
Waxaan soo jeedin lahaa in dadka soomaalida si deg deg ah waddanka kenya looga saaraa.
Dad dhulkoodii soodumiyey ma waxan kale ayey dan ka leeyihiin,wallaahay waa in laga saaraa.
Subxanaalaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh
Xaaji dadka khalad ha usheegin hadaadan adigu waligaa arag dad calankale babinaya. Wadanka mareekanka haddad Chicago tagtid waxaa arkin Pakistaniinta oo lulaya calenkooda maalinta xoriyadooda. Sidii kale waxaad arkin dadka kale sida Mexican ka. Marka qofbaa calan lulay does not mean inay kasoo horjedaan wadan kayjogaan.
Alla run badanaa wiilkan soomali nabada wey dhibtaaa
Xurnimada wa ugu dartaa
Wlhi wa xaqiiq alaha kher ka dhigo
marka lasooceliyo waa in gacan adag lagu qabtaa dhalinyarada oo lagu xareeyaa xeryahii kacaan ka uudhisay ni khayrqaba ama naag khayrqabta kamasoonoqonayo keenya dawlada iyo maamulgoboleedyada waa iney usoojeestaan oo dhulka lagudhisaa jasiiradaha halagu haayo naagaha iscadeeyay waa in indho shareerka laga bixiyaa lagu dhisaa jidadka xaaranta dhaqanka xun waxay wadaan cuduro nimanka suniyaha qortey sidii gabar gashaanti ah
Weleeeee somalidaaa dhib weyn beey qabaan wadankiiiii xabad baaablala dhacayaaan wadamada shisheeeye waaaan ooooo kale halkeeey u ciiirsanaynaaaa allooow nooo gargaaaaar masakiin badan baa Ku baaba aaayaaaaa
Somali meel walba dhaqan xumo lajoogaan
1. Turkey aad ayay inoo naceen
2. Uganda qoxoontigii Somalida wey joojiyeen dhaqan xumo awgeed
3. Kenya dhaqan xumadaan lajoogno waad ogtihiin
4. Ethiopia way inaga yaabantahay guryaha Adisababa laynagama kireeyo Somali ayaan ahay markaad tidhaa
5. Reer Yurub qayladeena way kayaaban yihiin
6. Wadankeenii waynu soogubnay
#FG. Walaahi barigii hore wadankayga Somaliland ma sheegan jirin Somali sheegan jiray lkn hada Walaahi waan ka xishoodaa Somali Ethnicity xataa waan kawar wareegaa waayo qof walba wuxuu inagu xasuustaa
Alshabaab, terrorists, pirates ☠️ qalalaase, dagaal, qaylo, cay iyo maalaayacni meel walba lataagan
Uk ayaan ku noolahay marka laywaydiiyo xageed kasoo jeedaa waxaan idhaahdaa wadan aan wali aqoosi dunida kahelin anigoo kacararaya magacan ceebaysan ee hororka noqday
Tumsaliye mtume❤muhammad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Inkastoo inkaarqabe dhigay dhibkan
Laakiin hal ogaada wadanka waxbaan ka leenahaye ogaada
Saxiix Wadanka Somali baa leh Kenya kii Dhibaato kuwado laga Ogalaan Maayo waala qaban❤
Waan kuugu raacsanahay warkaas @@abdikadirhaji6852
Waad dhamaysay wll. Qoomkasta oo dulmiga iyo fusuqu ku bato meel xun uunbaa u danbaysa .
Waa run soomali abaal maleh walaahay ssomali meel kasta iyada ayaa bariiskeeda iska ciideesa
Salalhu caley waslim ❤❤
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Waar somalida kibir aya haya kuwa wadanka udalalin halasorafo kufican
Waligeed ayaa latir xiilijiray lakin ogada somalida kenya jogto ayey sameyn ugeysten Alloyceeb astur
Asc thnks for the new I wish all somaia in Kenya good live
Asc somalia kataga kenya
Kenya xamara aada
Subhanallah
Axmad rashiid maa la soo celiyo islii wey waalataye
Walhi somalida wey Habaran yihin wadankoda ayey soburburiyen
bismillah. waan ogaay inkenya aynaga soo terxiilayaan kenya dowlad yeeleyso wadankooda amaanla aan noqotoy yeelayso awal ayaa ladhihi jiray meelkasto ayey dhisteen wadanka ayey qaadanayaan kenyanka fursad ayey heleen siloosoo tarxiilo soomaalida kenyanka wax ayeyka ogyihiin dadka soomaalida ayaga ayey ushaqeeyaan kenyanka sidaas ayey rabeen kaktiik waaye salaamu caleykum bahdil ayaa noosoosocdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Laaxowle walaaquwati,waawar xanuunbadan iyo sidii qoomamkii hore ee kucaasiyay allaah nimcadiisa waaceeb aduuniyo aaqiro tana manoodanbeeysay.
Ahmed rashiid hala soo celiyo somali caqli aan dil aheen ma taqaan group kasow waxaa asaasay fanaan ilkacase op Minneapolis jooga oo nabad ah Ayaa qalqal kawada Nairobi marka somali raaf ayey rabtaa ilaa yurub iyo American ha laskaga keeno
Hala soo tarxiilo wasaqda
Waa inaan wanaag ku joognaa
Asc umada somaliyed marka hore qofna ma yeleeyo wadankisa ina bila macni sida xayaanwaka dadka lo dilo
Dhaqar qabe hashim umadi somaliyed ayu magaac xumo iyo xuman uso jediyey
Dad somaliyed oo somalia dhib ka yimiid oo kenya business shaqo wax walba isaga haystey iyo dad kaleeh oo nabad uu yimid baa
Umada walala somaliyed waxan kula talinaya meel walba adunka ad joogtan wadanka sharciiga hala ilaliyo
Somali oo dhan dad xun maha balse afar qof oo sakhran naa nolasha ka dhacaay aya magac somaliyed xuman uu kenaya meel walba ad joogtin illahay ha idin barakeyo somaliyey from Djibouti
Nairopi overcrowded ayey noqotey poeple need to move another province like wajeer gariza dhulkiina camira dheh
walalkey wax run baad ka hadashey dadkeena ale ha hadeeyo 😢😢😢😢😢😢😢😢
Isdil.iyo danbi bay ka dhamaan waayeen masiibo isdil.iyo shib ka dhamaan mayaan
Naagta orodka badan .jalabiibta ha laga siibo wax bay ku qarin. Jailka ha cabto all
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw ❤❤❤
Somaali waa dadka dalkoodi soo gubaya. Waa dad aan ixiraamine wadanka ku noolayahiin
War halla tarxiilo iimaanka beelooyinka
Walhi benta Maha Yaa rabii 😭
Sax❤❤❤
Calanka somalia hadii uu qiimo linaleyahay oo wadamada islamet katagesin maxaat boqol calan usamesaten maxaat duulkina iskugucunesan SubhanaAllah daad rabsho iyo silac kunool un rabo inee ahadan
Saxwaye somali wanijaas wadankedey heysanweyday dhibkoda halasoceliyo doqomaha iscunaayo
Soomaali caadi ma ahan
Xataa mareeyka ayeey waxeey rabaan
Ku sameeyaan
Waa sax100%
Guryahaa dhaadheer ee neyroobi somaliyeey ka disteen meeqaa leydinlahaa waddankiinna ka dhista waa diideene haddaba furayaasha ku wareejiya kenyaatiga idinkoo dulleysanna aada Somalia waa abaalkiinna
Taxi kenyan'ah aniga maqaadan laheyn.
Hadane waaba ka'sii'daran.
People should respect low but the opposite is happening so what do we expect
Somaali meelkasta ha laga so tarxiilo
Runta marabtaa kenya laaluushkaa dhibka u keenay please gaatsiiya dowlada kenya inay joojiyaan laalushka ❤❤❤
Lalushka waxa sinayo wa somali
MA DADKII SAQIIRKA MUQAAYIYADA.KA VAYRIYAY OO JAREER LAHAA
GUUL KENYA HA LAGA TARXIILO SOMALIDA AAWEY OGAADEENKI DHIHI JIREY KENYA ANAGA LEH KENYA KENYAN BAA LEH SOMALINA SHARCI KU JOOGI KARAAN WALIBA OGADENKA ITOIBIYA KA YIMID EE GUMEYSI NOLOL XUN KU GORAY DAD MA AHA HA LA TARXILO WASAQDA HAASHIM OO MIIRAN WEEYE TARXILA
Hoyada wase ana ogaden ah o ku racsan sharcina wan leyhy askariga somalida e ku tarxilayo marki horana ku badbadinaye wa ogaden ilen uqdad bad qabtaye wanba idin ka resan lahen buqina iyo fasahadkina dhaqan xumada idinka kenay
Kuwa ad shegeyso sharciga ogu weyn e kenya ayey heystan intat kor ka arkeysay sharciga wey wada heysten nin ogaden o sogalo o sharci la an noqo nayo majiro dhaqbow cilka wad u dhiman waliga😂
Hadi dad la tarxilayo wa kuwa somaliya ka imadey qabilkeye donana ha ka so jedanene lakin somalida kenya udhalatey wey jogayan cid ka sari kartana ma jirto ogadenka kenya jogana waa dadka ku dhashey kenya ee ma ahan kuwa sharciga lacagta ku qatey huno ee tas ogow dadka fadarada ah wa kuwa somaliya ka imadey wayo maba laso barin zi logu nolado wadamo islamed dalkodi intey so dumiyen ayey raban dal islamed ey dumiyan ee hala tarxilo cidkaste oo wadanka qaseyso ee somali ah qabilku rabo haka so jede
@@faadumomuhumedgaabay-kh7mk dhaqbo ogaadeenka cagdheerka waa cida dabaalo doqonki ogaadeen baan maqli jirey cawaan weeye waligood la gumeysan jirey amxaar iyo kenya gumeysan jiray oo kaaweeto waligood sidan jiren markii reer somalia soo qaxeen beey jaanis heleen oo qaxooti been ku baxeen qof sharci kenyan heysto aduunka lama qaabilo qaxoiti ma aha somalida kenyana waanu sheegi in somalia kenyan yihiin waana la tarxiili amerika iyo erouba ma qaabilan qof kenyan dhalashadiisa heysto nacasey adiga tuugo dhul laheyn qaxooti ureyso magac somalia ku qarabta uuf urto
@@Maria28832naa gumeysii iyo qaraaxba adiga kusokoraay daqaan xuumo shishaad qamri kenya waxaa kenaay waidinka ogaden inaad kenya timadaan ayagaa sababaay mantaane anagaa idiin wada tarxileyno orodo condomka shaabab iyo kan aamisom iskasosaar
Ha la soo raafo somalida dhiiga cabyaasha ah
TARXIIL, waa xanuun.
Soomaakida wadankooda hatagaan ha islaaxiyaan wadankooda amnigiisa haka shaqeeyaan
Soomaali cuqubadi ay iska Galen ayaaa kudhacday ilaa ay alle Wayne utoobad Keenan ma degayaan nin habaaran ma harsado.
Waa run wadanka waa in ixtiraam lagu joogo😢
IXTIRAAM MA JIRO EE HA LA TARXIILO SOMALIDA OO DHAN WELIBA KUWA SHARCIGA QAATAY HA LA ERYO KUWA U DHASHAY MOOYEEE
Somaliya wxa ka shaqeysta Oromo, Yemen, Turki iyo Afrikaano kale... Somaalidiina wey ka tahriibtey oo badaha iyo deriskey galeen. Dalkii waa laga shaqeysan karaa qofkii shaqo raba.
@@fouzianuura2327 dalka waxaas dhan in laga eryo ayay ahayd oo dhacabka somali shaqooyinka la siiyo laakiin lama siiyo
@Fowzia69 Somalidu iyagaa rabin iney shaqeystaan wll cidna uma diidin... Dad qurbaha ka tagy oo Hoteelo, Dukaamo iyo warshado Barafka dhaliya furtey ayaa waayey shaqaale Somali ah😭 xitaa mushaarkoo loo badiyey... Wxy leeyihiin dhowr tlfon oon dibada u diro bn ka heli karaa lacagtii aan subax walba ku soo kalihi lahaa... Waa dad noocaas ah wll... Xitaa xoolihii iyo beerihii ayaa laga tagy oo xeryo qaxooti la galy😭
Allahu akbar waxa layir baruur quruntey aya baruuraha qurmisa marka hala adkeysto wixi yimaado
Wsc runtii waxaad ka hadashay arrin xaqiiqa ah,somalina sisaas ayay meel walba ku tahay. bal firii wadankeena sida kaga dhigay heer wadanadi deriska rabaan in ay qaataan
Sorry sida somalidu tahay.Thanks🇸🇴❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️🇸🇴❣️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M,a wlhi wll runtaa kahadashay manta hadal hadii lidhihilahaa sidaad uhadlilahaa
Waa arin fiican qaraacan ey nagu dileene
Waraa adi aisha malugudhahaa maxeytahay janrlkan magacisa ,,war oo xan miiran ahna washegta sidii dumarkiye
Wiilkan dadka ku leh Nacala idiin dhashay. Maxa ka qaldan ??????? Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim. Hadalku qofku ku hadli waa in uu hubsadaa. Subxaanalah.
waa runtiis somalidu nacalad ayaa subax kasto ku dhacdo hadii aysan joojinin wadanka gudahiisa iyo dibadiisaba
Asc saxib xagee jogta wall?
waa arin lasugayay in kenianku hadlaan guul in dalkooda ay waardiyestan
Kenya Cidna Marti uguma Nahin anagaa leh dhulka ugu weyn somali baa Leh kenya Ganacsiga ugu faaidada Badan laga helo Somali baa leh Cidna Marti Kuma Nihin sxb
Wa ku saxanyihiin😊
ku Noqda WadankiiNA Soomaaliya oo Dhista Waxba ha calacalinee
Mashallah is it true
Kenya ayadaa ubaahan Somalia waan galinlaa dhaqaalo badan
Dhaqaalaha wadankaaga gasho Garrissa GASHO WAJIR GASHOMANDHEERA GASHO
Dhaqaale badan iyo dhaqan xumo dheh
Soomaalida maxaa ka qaldan beryahan danbe maydan arkayan kenyaanka sanadahan danbe aad u hadal hayaan in dhaqalahii la wareegen dalka markaa arimaha way iska fatsamaysan yiin.
🎉
South Africa iyo kenya Somali hanaga baxdo dhahen kuwa sharci heysanin sharciga wilkeyga axmad afar Kun dollar lugu sameyay passport kenya dadka somaliyed ma wada heysto lacag ta sharciga mida kale qofka passport somaliyed horey u qatay ma helayo sharciga kenya aniga ley wayay Canada KU Adi laha horey passport somaliyed u qatay
Wcs wr wb
Wacyi galin wngsan ayan u arkay clipkaga
Horta ninyohow Kenyan marka dhahaysid somalidu Wa kamid dadka kale kenyan bad kushegaysa somalida a Somali macnehu somali kenyan mahan ayay noqonaysaa waxad tabinayso ufiirso
Scw. Scw scw. Scw. Scw❤scw❤❤❤❤
Scw scw scw ❤❤❤
Tan qabilada labarayo hadale mad ogaten tas mar horey bilaben somalida waxay ka bilaben shaqalaha guryaha uga shaqeyo uguyaran 35sano kahor ayey bilaben dumarka somalida o shaqalaha eyba bari jiren
wanku racsanahay kenya hadii illahay lagacabsada dadkena somalia kaimado wa daad xuun oo caay iyo qaylo badan
ixtiram iyo manner malahan
polite na uma hadlan 90ka is dagalayan dabaqa buuq hori gadal usocdan darisa ledhihin mamaogo musica cirka
wishka wasaq jaad iyo qshino dhan kutufayin
ayago gardaran ayey hadana isla ki kibrayan
anaka sujuu ah waynacayan oo dhaqan fecan nagula madaqman
xaran iyo xalal uma kala ahan
bal hada mxey kudibateyen madowga masakima ah oo uturyeynayan oo uxaden alabtodhi
wa daad ubahan school ilen dhaqankas oo dhan jahilinta leh
marki wadan kala lagudhibateyo dadka calamka si nadam ah bey usobaxan ayako mujinaya murugta hesto oo cadalad rabo lakn anaka inan dukamadeni xiranay ba hadana dadki inocent ka ahaa dhib ugeysani
War haw ooyin Kenya ee kaalay dhulkaaga ka dhista dabakhyadaad sheegaysaan ka dhista
Amni ma haysataa.
Oo kenya yaa Naga Xigo dhulka ugu Weyn Somali baa leh Qowmiyada Ugu Weyn ee Ganacsiyada Ugu Faaidada Sogeliso waa Somali anaga leh kenya
Yahuu somalia no government no safety
Kenya marki aan uu Dhisnay waa umalenayay sas yeleso uu ekanjirtay iyo mantay wari iyo gabdhahedi waa soomaali Kiin dilay waa soomaali Hadan hadan sharciga lagu haya waxan Salvatore ka Dhagaxa dhib