''Berigii aanan xilka hayn waxaan doonnaan odhan jiray...''Maayar Mooge.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 янв 2025

Комментарии • 35

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 13 часов назад

    Mashaa Allah ilaahay haku xafido maayar shaqo guulaayso

  • @iid-691
    @iid-691 15 часов назад

    Mansha allah hamalyo maayir shaqo wacan baad qabatey ilahy iyo umadisuba wayku ogyihin

  • @khadrayusuf-if3zn
    @khadrayusuf-if3zn 13 часов назад +2

    Mayar munafaq dadka sifiican uqanci oo degmoyinkoga ugu tag shegadyahow

  • @Fatxiya-q9b
    @Fatxiya-q9b 13 часов назад

    Rabbi giina kabaqa oo daaya mayirkena sharafta leh jir oo joog walal

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 6 часов назад

    Horusoco nolow guulayso duqa caasimadow

  • @user-vc1pp9bx9y
    @user-vc1pp9bx9y 16 часов назад +1

    Maayir qiiro down down😂😂😂😂😂

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 17 часов назад +2

    Istuskiisa ayaa laga garanaya inuu MJ yahay

  • @abdourahmanalidaher6859
    @abdourahmanalidaher6859 16 часов назад +1

    wuu bilaabay af macan

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 17 часов назад +3

    QIIRO WAA MAJEERTEEN EE HA KU NOQDO MAJEERTEENIYA

  • @SalaanYuusuf
    @SalaanYuusuf 16 часов назад +1

    Waar maayar qiiro af macaan waxa ka fiican wax qabad dhab ah oo aad u cadaalad samayso xaafadaha hargeisa

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 12 часов назад

    Haa xaaskiisa ciida galaa dhalay oo meeshooday ku kortay haday naf leedahay waar reerkaya iyo adeerkay buuqa badan iyo cayaankuu ku sheegay ka daa ayay odhan lahayd

  • @Xasmas
    @Xasmas 16 часов назад +1

    Qabyalistee Cayayan Mooge

    • @nuradinaahmed5292
      @nuradinaahmed5292 9 часов назад

      qabyaalada ma waxaad u taqaan xisbigii wadani ayuu raacay.

    • @rashiidabdulhamiid456
      @rashiidabdulhamiid456 6 часов назад

      Maye wxn u naqana Xiligu Nagu so kala jeedsaday uuna tusay Wajigisa Qarsoon.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 13 часов назад

    Intaxumaha usaaxiibka ha dhagaysay

  • @faryarmuusa9323
    @faryarmuusa9323 10 часов назад

    Garac issaq sheegtey

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 16 часов назад

    ❤🤍💚💯MAAYAR WAA LAAY CAAYAY CEEB BAAKAARAACADA E DADKAN AAD MAAYARKA UTAHAY MID KU CAAYA IYO MID KU AMAANBA WAAD KA HELI EE INIKAN KU CAAYAY EE WASDAADKAH ILAAHAAY ISKAKA CAFI OO CARUUR YARYAR AYUU UXOOG SANAYAY OO BILAA BIILAH EE DAR ILAAHAAY ISKA KASIIDAA ILAAHAAY WAXUU UJECELYAHAY KUWA WAX CAFIYA MAAYAR CAFI❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯🇪🇹

  • @Mohamed-v6b5r
    @Mohamed-v6b5r 8 часов назад

    Maya sidaa maaha. Aan ku saxo berigaa hore ee aanad xilka haynin waad is dhageysan jirtey. Laakiin imika isma dhageysatid. Runtu waa taas saaxiibal Naxli

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 13 часов назад +1

    Waar qiiro jabaanka jooji waxaad tahay lagu baray laakiin waxba ha hadlin hadal laantaada ayaa la qaatay adigu qaran ha soo qaadin sow maad odhan cayaanka waa la buufinayaa subeer awal ha soo qaadin tan aad qabto ee bilaa dhiigada aha iyada markii horoba ciida gale ayay ahayd oo halkasay ku kortay oo ayagaa dhalay haday nafleedahay reerkayga ka xishoo bay ku odhan lahayd

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 12 часов назад

      Ma cidagale dhalay xaskiisa😂😂😂😂

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 16 часов назад

    Waa markii i qariyaaydu bilaabantay

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 9 часов назад

    Mr qiiro hadu ku kalsonyahy wuxu qabtay muxu xerada police ka ka dhex doonay hotaladi iyo maqaxiyihi dadka ku xiijin jiray u arki layahy manta oo uga dhumanaya

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 8 часов назад

    10 qof oo mar wada hadlaya ayaad tahay keen dhagaysanaa Kee nala hadlaya bal noo sheeg kaad tahay subxaanallah

  • @MaxamedMuxumed-h4k
    @MaxamedMuxumed-h4k 13 часов назад

    Inna furaash

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 13 часов назад

    Wuu amusay sidii lo yidhi waa Gara c

  • @MunaSiciid-c8k
    @MunaSiciid-c8k 13 часов назад

    😂😂😂😂

  • @mukhtarmuse4909
    @mukhtarmuse4909 15 часов назад

    Benaale

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 13 часов назад

    Nacaladi kugu dhacday huguriyow

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 9 часов назад

    Nacas beenaale ah waa tuug la ogaaday

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 17 часов назад

    Show off

  • @KayseHassan-pw3tp
    @KayseHassan-pw3tp 11 часов назад

    Waar mooge halla daayo haddii kale waanu jawwabi doona.

    • @Mohamed-v6b5r
      @Mohamed-v6b5r 8 часов назад

      Maxaad la hadheed ku jawaabi. Waar wali irbad caaradeed noogama kaa tagin ee sug waqtiga hana reeban wax hadey kuu hadheen dhexda u xidho calaacalka jooji

    • @rashiidabdulhamiid456
      @rashiidabdulhamiid456 6 часов назад

      😂😂😂 Kaysooow Malax So Daadiya duufka intad dhaaftaan...