Muxuu Maayarka Hargeysa Maxamed Mooge u diiday hufnaanta iyo isla xisaabtanka? Xisaabintu maaha in dadwaynaha lala hadlo qiiro, balse waa in la sharaxo xadiga shaqada la dhameeyay ee lagu heshiiyey iyo kharashka miisaaniyada lagu horumarinayo magaalada.
Maayir mooge munaafaq wayn wad kibirtay wa la dhaafay wakhtigad na baryeysay kalaaab kulaha makhaayadaha ha igula balamina yaad la hadlaysa ma xoolo beenale wa lagu bartay maayir cusub ban samaysanayna sida ugu dhakhsaha badan iinsha allah
Cadalaaad h si sameeeyo mayorku waxaaad ku jooofsatay mmoooge iyo m haybe waaaar waxa. Cadaaalad maaaha , cirana waaaa nagu dul jiifsaday maxaaaanu yeeeelna hadaba
Haddii mar lagu jeclaa madaxwayne na lagugu waday anigoo ah SpSA kuu codayn kuna soo saàrnay waxaad samaysay iyo wajigaaga xun Alle ayaa na tusay
Maayar qiiro 😢😢😢😢😢
No more trust be ready for investigation😂
Afmiishar qaawan. Waa qabilyste qaawan
Wali ciyaarti Miya wada
Muxuu Maayarka Hargeysa Maxamed Mooge u diiday hufnaanta iyo isla xisaabtanka? Xisaabintu maaha in dadwaynaha lala hadlo qiiro, balse waa in la sharaxo xadiga shaqada la dhameeyay ee lagu heshiiyey iyo kharashka miisaaniyada lagu horumarinayo magaalada.
Maayir mooge munaafaq wayn wad kibirtay wa la dhaafay wakhtigad na baryeysay kalaaab kulaha makhaayadaha ha igula balamina yaad la hadlaysa ma xoolo beenale wa lagu bartay maayir cusub ban samaysanayna sida ugu dhakhsaha badan iinsha allah
Warakaas inataad isaka dayasid dadaka la xisaabatan lacagatodiiy halakaad geesay sheeg qanaciiy maxaad la maraadeenayasa cashuuratooda waa inaay arakaan waxa qabadakeeda lakiin dad cashuuratoda dadakale haku naas nuujin hedeey kalehe gudiiy ayeey dhaxadoda ka sameeyasanaya cashuurata u dhiibatan xisaabanaha ogoowal hadhowana ariinatu si kalehe ayeey isaku badalayasa ma jirato walaaha dowalad walahaa adiga cid cid xoog waxa kaga qadayasa ma jirato waa lasakaga celin adiga iyo kuwaad so kaxayasato taas ogoow adeer 🫵🧏🏻♀️
Wixii ku dhalay masoo heshay 😂😂😂
Wallaal waa ceeb waxaas
Kkkkkk laxankaa qiirada ahi maanu dhamaanba
Cadalaaad h si sameeeyo mayorku waxaaad ku jooofsatay mmoooge iyo m haybe waaaar waxa. Cadaaalad maaaha , cirana waaaa nagu dul jiifsaday maxaaaanu yeeeelna hadaba
Look who's talking 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man
😊😅😅😮😢🎉
Beenaale ayaa ku dhalay horya
Beenaale baad nooqabatay
Maayir ogow wanaagu wuu dhibadanyahay wuxuna rabaa in loo samro
Nonon bybybyby inaader qiro
Guulayso
Waa beenaale