War mudda Ka badan 32 sanadood,wixii aadan sheegin,Ninkaagan ka mid ahaa,maleeshiyadii falaagadii SNM. Soomaalida maantay,inta badan wax sheegaan run ma aha. Waa dhaqan Soomaalida u gaar ah,marka ay wax dhacay ka hadla yaan ,uusan wax quraaal oo uu tix raaco uusan sameeyn,marka hadlka waxaa uu noqon sheego,rubta in badan ka fog.
waa Mujaahidiin wadankooda ka xoreeyay Cadowgii foosha xumaa ee reer somalia-italia ee wadankooda ku xasuuqay dadka reer somaliland. Mujaahidiinta Waxa xaq u dirir Freedom fighters joojiyaay gumaadkii somalia-italia ee laayay more than 1000,000 Somalilanders!
@@guushanolosha3626 Faqash iyo xaalxeedii aqligu fudada kaga jiray. Laakiin la yaabi maayo waadad xaaraan iyo xaasidnimo lagu koriyay oo lagu yiri noloshiinu waxay ku xidhan tahay kolba intaad ka soo dhacdaan ama ka xaasidaan reer somaliland.
Martha Luther king says I have a dream that means the dream is to be equal at the same times I know Somaliland they trying to be televising the past but they forget one thing that is the Somalian culture to lie to tell somebody they are different then another one that game is finished is over the British colony the Italian colony the Ethiopian colony all of this is finished please tell the Somaliland people you are part of Somalia and let’s go build our country our people and we have a good opportunity to build our people in our country but don’t try to dig a grave stop being finished long time
Yaa xushumad u hayey horta dadakan aan afweyene arag maxey tariikh been ah u soo qaataan afwyen Sarakiisha cidiimaadu xarkooda ka nacbee waa qarbiye nidaamkiii darajada lagu baxin jire afwyen somali cid ma dooran isaga is doortey waana kibrey sida fircoon ka bacdi illlha wax ciqaaba ciqaabey oo isgo xaarya nafta ka qaddey musqul dusheed
Anigu af soomaaliga waan ku wanaagsanahay intaana maan garan waayine, waxaan dee kuu macneeyey (dhibacaha taariikhda) waxa laga wado, oo ah; Important points of history.
Waxaad ka dhiidhiseen ba maanta dadkaad xureeysay doonayaa in ay dadkale gumeystaan hal bacaad lagu lisay baad noqoteen aqoonsigii wuu idinka fogaaday beenttii dadka loo sheegay way socon waysay .
Sxb ninkan ma hayo wax taariikh ah ee wuu iska sheekeynaya waayo ma lahan wax xigmad ah mar hadaney jirin maalintii bishii sanadkii oo uusan sidasi u qodobeyneyni
Qof waliba qaab u gaara ayuu u warramaa, haddaanu sheegin dhacda walba sannadkay dhacday macneheedu maaha inaanu taariikh ka warramin. Qur'aankuba taariikh ayuu ka warramaa balse sannad iyo bil iyo maalin midna ma sheego.
Adunka kaligi taliye aya qaribey kaliye taliye marna aman ma mudna xata anaga hadan somali nahey kaliye taliye fican oo wadani ah nama so marin mingiste malinti jabhada so dhawatey oo casimada kuso dhawatey diyarad bu iska qatey Zimbabwe ayu kadagey dib umaso noqon.! siyad bare wadanka wa baaba.shey 3 jeer ayu werar rogal celis ah so qadey markas waxa ladhihi kara wadani ma aheyn kaliye taliye xun ayu aha waxlagu amano malaheyn tan kaleto wadadada leeyntisii waxa ay so dadajisey in xukunkisa so gabto tan 3-aad dagalki Ethiopia kama aheyn Somali galbed xoreyn xukunkisa ayu rabey in uu kudheereysto oo kaliya lakine jabkisi ugu danbeyay ayey noqotey 4-aad rushka in uu la dagalo wuku qaldana
afku idin go qof dhinday nay naasdiisa loguma yeero kolay isaaq inay goosdaan bay mucaradka unoqdeen hawiye baa la qiyaamay oo 31 sano dagi la nabadna waayay
SNM inta dhimatey quraanaka shegayaaa iney janada galyan hadii gurigaa iyo caruurta lagu yimaado illahey is difaac bu ku yadhi afweyen Isaaq isgaa damceyinuu tirtiro diley sarakishodi boobey hantidoodii soo dajiyey magaalyinka waaweyn qaxooti ogaadeen ah oo u badan rag oo hub hosta ku haystey xataa waxaa jirey cidan la yidha dabar goynta isaaq oo ka tirsan ciidmada afweyene kolkaa in lala daglamo ninka doonyaa in uu ku dilo diintaa ku baneynaysaa illahey ha u naaxrsto mujaadiintii snm
Adeer aabbahay 9 jeer baa la xidhay mar qudha maxkamad lama horkeenin. Aniga u tegay ninkii xidhay mabad sugidfii buu ahaa oo Biciidyahan/Majeerteen ah wuxuu igu yidhi aabbahaa waa nin kibirsan oo adadag ma intaasaa lagu xidhaa dadka. Boqolaal qof baa maalkooda la dhacayey oo Dekedda laga qaadan jiray dadka oo dhan laaluush oyo baad baa laga qaadayey. Haddii gunnimada aan laga dagaalamin maxaa lagu janno tegaa; maalkaaga iyo sharaftaada waa lagu dhintaa iyo naftaada. Adigu halkan oo kale hasoo gelin dhiig kar yaad ka qaadine
Oday ixtiraam iyo sharaf naga mudan. Waayo-aragnimo badan ka sheekeynaya. Maanta waa wada Engineer iyo aqoon yahan waa igu wada sawir. Noolow adeer
Illaahay caafimaad iyo cimridherer ha ku siiyo arsaaqad badan I illaahay ha ku siiyo
Fariidnimadi oo sheekaynaysa weeye nin rageed ayu ahaa odaygu aqoon uma lihi lkn waayo aragnimo iyo khabrad aya sheekadisa ku duugan thanks mmtv weldone
Masha allah adeer illahay cimriga iyo caafimadkaba haku 10 laabo wale aduun iyo wayihii waad uso joogtay qadhadh iyo macanba aduunyoy waayo badan
My childhood I remember him this guy he’s my neighbour respect person
Love this gentleman 👏
Mansha allah allehakuxafido mujaahid
Waa nin run badan MashaAllah.
Masha Allah waa Oday waayo Arag Ah❤❤
Xoog xisayn leh Ee talabd so galiya incha allah
mujaahid kiin ba uuuf iidoor
18 jiir ugu yaraan
MMTV GOOD JOB
AFWEYN IYO HAADA WEYE KA OYAYE MMTV .KKKK.
LONG LIVR SLAND .
War mudda Ka badan 32 sanadood,wixii aadan sheegin,Ninkaagan ka mid ahaa,maleeshiyadii falaagadii SNM.
Soomaalida maantay,inta badan wax sheegaan run ma aha.
Waa dhaqan Soomaalida u gaar ah,marka ay wax dhacay ka hadla yaan ,uusan wax quraaal oo uu tix raaco uusan sameeyn,marka hadlka waxaa uu noqon sheego,rubta in badan ka fog.
Mujaahidow raali ahow
mujaahid ma,aha ee iimaan laaway sidaa ugaro anagaa kubaraynee jaalle
Mujaahid dhaba wlhi wuu isa soo saaray fariidnimadu waa udhalasho
War
Tog wajaale ciidankii joogay Xabadhidu way la soo kacday, kuwii Dabagorayaalena iyagaa la kacay.
Yaa Salaam.
wariyehu sifiican ayuu wax U Wadaa
badanaa waa inuu Dhageeste Fiican Noqdaa
Su,aalo Fiicana soo Diyaarsado Maadaama u Yahay nin Culus .
Mujaahidbay kuso qorayaan shaashada reeer hargaysa gabi ahaanba cunsuriyiin Tvganina waa sun cusub oo kuso biirtay mujaahid waa qof diinta ilaahay u jihaaday.
waa Mujaahidiin wadankooda ka xoreeyay Cadowgii foosha xumaa ee reer somalia-italia ee wadankooda ku xasuuqay dadka reer somaliland.
Mujaahidiinta Waxa xaq u dirir Freedom fighters joojiyaay gumaadkii somalia-italia ee laayay more than 1000,000 Somalilanders!
Jaw …….aabaha jihaadka aad taqaan ka was. Dee miino intaad dabada iska galiso is qarxi
Waar kan yari caqli badanaa, waar waa runtii cunsiriyiin buu yidhi iyo sun cusub, waan qoslay wlhi 👍
Hadda ninkani wuxuu mujaahid ku noqon karaa inuu Itoobiya laba mar la dagaalamay; maxaad ugu fakataan oo u buun-buunisaan uun soomaalida waxa dhex maray.
Adigaaga qadiyada soomaali mida difaacaya miyaaney kugu fillayn inuu ninkani dagaaladii 1964 iyo 17977, ka difaacay wadankaaga cadaw.
Waxaan odhan karaa adigaaba cunsuriya waayo soomaaliya wax uu u qabatay mooyee ma isagaa kaba hadlay kala goyn, maxay kaa yahay hadalka noocani, ma waanad dhagaysan barnaamijka oo dhan.
@@guushanolosha3626 Faqash iyo xaalxeedii aqligu fudada kaga jiray. Laakiin la yaabi maayo waadad xaaraan iyo xaasidnimo lagu koriyay oo lagu yiri noloshiinu waxay ku xidhan tahay kolba intaad ka soo dhacdaan ama ka xaasidaan reer somaliland.
Wariyaha waa nin aan uqalmin inuu waraysi qaadoh
Nolol fiican buu soo maray.
Martha Luther king says I have a dream that means the dream is to be equal at the same times I know Somaliland they trying to be televising the past but they forget one thing that is the Somalian culture to lie to tell somebody they are different then another one that game is finished is over the British colony the Italian colony the Ethiopian colony all of this is finished please tell the Somaliland people you are part of Somalia and let’s go build our country our people and we have a good opportunity to build our people in our country but don’t try to dig a grave stop being finished long time
who is interesting to share something with Mooryaan. Forget that dream.
Mujahid oo axa 1964 mar kuu dhifacay dhul kaa somalia cadow qaa Ethiopia ee 1977 iyo 1988 I don't think his Mujahid
Waa lagu qasbay inuu mujaahid noqdo muu jeclayn in dalkiisu burburo laakiin siyaad bare ayaa kukalifay
Jaaaale siyaad bare dheh, markii uu noolaa xushmada iyo qadarin ayaad u haysayn soo maaha jaaaalayaaaal.
amuus doorfaryow doofarku dhalay ee sidaa dameer bilaa damiir ah iskaga ciyaaya. AFWEYNE DOOFAAR ILAAHAY NAARTA ka ku foogeeyo. Wuxuu ahaa xaaraan ceelqabe ah laakiin Mujaadintii SNM ayaa wadankooda ka xoreeyay oo wadanka isaga oo dirac iyo googarad xidhan kaga baxay isaga oo xaarku ka daadanayo. wuxuuna ku dhintay god madow. Ilaahay mahadaii maanta SNM iyo ragii xoreeyay Somaliland u taliya.
Xushmad ayaa u hayay 😅😂🤣qabyaaladaystaha Wadankii Somaliya la odhan jiray burburiyay oo halkay maanta taal dhigay NACALA TULAA CALAYK
@@Cirguje2 faqash ma daahirto! waa xoolo xoolo dhalay oo weli afweyne doofar kadaba barooranaya iyo failed somalia-italia
Yaa xushumad u hayey horta dadakan aan afweyene arag maxey tariikh been ah u soo qaataan afwyen Sarakiisha cidiimaadu xarkooda ka nacbee waa qarbiye nidaamkiii darajada lagu baxin jire afwyen somali cid ma dooran isaga is doortey waana kibrey sida fircoon ka bacdi illlha wax ciqaaba ciqaabey oo isgo xaarya nafta ka qaddey musqul dusheed
@@abdullahiomarali5241 isagaana kabo la'aan uga baxsaday Somaliya yaa daarood ah waxaba u qaban wayday
waa Oday beena waas ah. ma 12 jir baa school lagu qoray.
Waligey oday kadoqosan ma arkin waxaan baa somaliya cashurtodi wax kusoo bartay jamac neef baa ladhi jiray waa aduun doqomadii usu soo hareen waa jaad baa ilkaha kajijibiyey doqon
Somalia cashuur lama bixin jirin waxay ku noolayd dawarsiga aye carabta dawarsan jirtay sida imika farmaajo iyo xasan sheekh labadii bilood ba wadan aye tagaan ayo afwayne bare na sheekh zayid sanadkii laba mar ugo dawarsan jiray
Ninkaan maxa kaabuuran
Odaygii lamagac baxay
Mise anaa moodey
Dhibcaha taariikhda macneheed ???
Horta waa magac uun, loola jeedo barnaamij taariikhda ka hadlaaya.
Aragtidayda dhibcaha taariikhda waxaan ku macnayn lahaa: meelaha taariikhda ugu cuddoon ama ugu muhiimsan, sida dhacdooyinka waaweyn, dagaalada, iyo isbadallada soo maray umadda.
Reality somaliga sideed ku tahey Dhibic roob sow garan maysid kolkaa tariikhada waa roob dhibcdna waa hal roobka ka mid ah
Anigu af soomaaliga waan ku wanaagsanahay intaana maan garan waayine, waxaan dee kuu macneeyey (dhibacaha taariikhda) waxa laga wado, oo ah; Important points of history.
Roobka dhibcihiisa iyo barnaamijkana wax iska galay malahan, hadalku wuu is dhamays tiraa, Tusaale; dhibcaha taariikhda marka lagu yidhaahdo wax roob la yidhaah haka fakarin, waayo lagama hadlaayaba.
Waar dhibic iyo Taariikh maxaa iska galay . Ma dad waalan baad tihiin, mise Af-soomaaligaa idinku gabaabsi ah
Waxad ku dhalatay kidiyada sagaaley
Garanaya garanaaya
Waxaad ka dhiidhiseen ba maanta dadkaad xureeysay doonayaa in ay dadkale gumeystaan hal bacaad lagu lisay baad noqoteen aqoonsigii wuu idinka fogaaday beenttii dadka loo sheegay way socon waysay .
Kuwii dalka dumiyay oo dhiigii shariifka ahaa ee Somali daadshay ayaa inoo mujaahidiin ah 21st century Wallahi waa la gunoobay
Gaashaan Cade,mise Gaashaan Cadde?.
Iglan iyo kumaad dhalan
imaaraadka carabtee
ha u dhuran aqoon yahan
aan afkiisa qori karin.
Odayga nacaska muxuu ahaa ma idoor baa kolay 80 jir cuqdad qaba weeye
Mujaahid kulahaa??
Xabad kugu dhacday.
Doowladii bini'aadamka ka dhigtay isaga iyo kumanaanta la heebta ah ayeey ku leeyihiin waa ku Jihaadnay!
فقصل القصص علهم يتد كرون mmtv kudadaala Qisooyinka
Quraankiina ma ruwaayad buu galay
@@mahadhassan2894riwaayad muu galine qisooyinka waxtarka leh hasoo dhigaan si loogu cibro qaato
Sxb ninkan ma hayo wax taariikh ah ee wuu iska sheekeynaya waayo ma lahan wax xigmad ah mar hadaney jirin maalintii bishii sanadkii oo uusan sidasi u qodobeyneyni
Waar odaygu waa gaboobay ee kor u rid rasaasta nin yahow
Qof waliba qaab u gaara ayuu u warramaa, haddaanu sheegin dhacda walba sannadkay dhacday macneheedu maaha inaanu taariikh ka warramin. Qur'aankuba taariikh ayuu ka warramaa balse sannad iyo bil iyo maalin midna ma sheego.
@@rifaiahmedali5936 jawaab ku haboon ayaad bixisay, garashadu waa dhalan
@@yusufmohamed7539 mahadsanid walaal
Wallaahi adigaal ayaan xikmad iyo aqoon lahayn, ixtiraam aqoon kana iman qoys fiican oo da'da laysku ixtiraamo. Meelahan oo kale hasoo gelin. Tiktok iyo igu sawir iyo face book hasoo dhaafin
Waxaan weriyeyaal ahayn oo aan khibradlahayn ayaad unacaysaa ruugcaadatada markay waraysanayaan.
AFwayne maxa la yidhaa cajuus doqon ah baa tahee maytida ha caayin oday nacasyahow.
Afweyne is his real name.
Adunka kaligi taliye aya qaribey kaliye taliye marna aman ma mudna xata anaga hadan somali nahey kaliye taliye fican oo wadani ah nama so marin mingiste malinti jabhada so dhawatey oo casimada kuso dhawatey diyarad bu iska qatey Zimbabwe ayu kadagey dib umaso noqon.! siyad bare wadanka wa baaba.shey 3 jeer ayu werar rogal celis ah so qadey markas waxa ladhihi kara wadani ma aheyn kaliye taliye xun ayu aha waxlagu amano malaheyn tan kaleto wadadada leeyntisii waxa ay so dadajisey in xukunkisa so gabto tan 3-aad dagalki Ethiopia kama aheyn Somali galbed xoreyn xukunkisa ayu rabey in uu kudheereysto oo kaliya lakine jabkisi ugu danbeyay ayey noqotey 4-aad rushka in uu la dagalo wuku qaldana
afku idin go qof dhinday nay naasdiisa loguma yeero kolay isaaq inay goosdaan bay mucaradka unoqdeen hawiye baa la qiyaamay oo 31 sano dagi la nabadna waayay
Oo wllo hawiye maxaa nabadda u diiday isaga? Dhulka daarood iyo ka isaaq ba waa nabade, hawiye yaa khiyaamay isaga? Maxaase nabadda u diiday?.
Jabhaddii ugu horraysay ee somalia lagaga dhawaaqaa waxay ahayd SSDF oo daarood ahayd, markaa snm na ma daarood baa khiyaamay?.
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA nin waardiyo ka ahaa xeradda aviation waxa uu ahaa 3 alifle
Erayga mujaahid aakharo waa la idin weeydiin sixun u isticmaalkiisa
walaal sideen idiindhagaysanaa 30 sano ayaad mujahiid kuhaysaan oo aad diinta islamka ee aad unasabsheganaysaan aad ka been sheegaysaan dagaaladii somaliya kadhacay saraakiishii dalka afgambiga kuqabsatay markay dadka cuburiyeen waxaa ku kacay saraakiil yar yarkoodii waxayna ahaayeen rag xukun iskuhaysta mujaahidnimadu xagey usoomaraysaa
SNM inta dhimatey quraanaka shegayaaa iney janada galyan hadii gurigaa iyo caruurta lagu yimaado illahey is difaac bu ku yadhi afweyen Isaaq isgaa damceyinuu tirtiro diley sarakishodi boobey hantidoodii soo dajiyey magaalyinka waaweyn qaxooti ogaadeen ah oo u badan rag oo hub hosta ku haystey
xataa waxaa jirey cidan la yidha dabar goynta isaaq oo ka tirsan ciidmada afweyene kolkaa in lala daglamo ninka doonyaa in uu ku dilo diintaa ku baneynaysaa illahey ha u naaxrsto mujaadiintii snm
Adeer aabbahay 9 jeer baa la xidhay mar qudha maxkamad lama horkeenin. Aniga u tegay ninkii xidhay mabad sugidfii buu ahaa oo Biciidyahan/Majeerteen ah wuxuu igu yidhi aabbahaa waa nin kibirsan oo adadag ma intaasaa lagu xidhaa dadka. Boqolaal qof baa maalkooda la dhacayey oo Dekedda laga qaadan jiray dadka oo dhan laaluush oyo baad baa laga qaadayey. Haddii gunnimada aan laga dagaalamin maxaa lagu janno tegaa; maalkaaga iyo sharaftaada waa lagu dhintaa iyo naftaada. Adigu halkan oo kale hasoo gelin dhiig kar yaad ka qaadine
@@abdullahiomarali5241 SNM dawladi Ethiopia oo gaala ahayd cadaw somaliyedna ahayd ayay hub iyo saldhigyaba siisay si ay dalkoodi iyo dawladoodi uburburiyaan waana la ogaa ficiladoodi xumaa inta shacab iyo hanti ku baab'aday ayagana masuuliyada laha
Mujaahidna laguma noqdo dawladaada oo waxbarasho, caafimaad iyo daryeel bulsho oo idil aad ku haysatay aad cadaw usoo raacdo, maantana waxaad ka dhaxashay biyo la'aan caafimaad daro iyo waxbarsho xumo iyo adeeg dawladnimo oo aan shaqayn,
Marka dagaaladas fitnada ah dadki ka qayb qaatay inta nool waxay mudanyihiin maxkamadayn iyo ciqaab udhiganta jiilalki ay mustaqbal xumada badeen ee ma mudna in mujaahid lagu magacaabo.