Magan Allee, Ilaahow Kooshinow kuu naxariiso (AAMIIN). Waxa aan u riyaaqay sida mugga leh ee uu u xusuustay JIIM SHEEKH MUUMIN una qiray inuu yahay barihiisa. Ilaahow adaan ku irkanaye, iimaanka noo adkee (AAMIIN).
ninkaan waa taageersanahay but nacaskan soo caloosha weyn su'aal xumaa ma kaasaa wariye laleeyahay waa mid wiish la dhoho cml ala meeshu waa meel ba'day
how can you say Somalia is better than where you are sir..if that is the case i think you would head back home so please stop the bullshit ppl. love your home is great, but dont put down a great nation.
Kooshin Alle ha u naxariisto wuxuu ahaa nin kabanka aad ugu gacan macaan dad badan ayaa Buulabarde ka soo baxay fankana aad ugu hiiliyey
Saalax qaasim jiim sh muumin axmad nuur jaangow iyo qaar kaloo badan
runtii waa magaalo cajiiba
Magan Allee, Ilaahow Kooshinow kuu naxariiso (AAMIIN).
Waxa aan u riyaaqay sida mugga leh ee uu u xusuustay JIIM SHEEKH MUUMIN una qiray inuu yahay barihiisa.
Ilaahow adaan ku irkanaye, iimaanka noo adkee (AAMIIN).
Wareysiga noocaan waxa Ku fiicnaa Nin aqoon u Leh fanka iyo saxafada iyo waliba deegaanada somaliya
Jiim sh.mumin miyaa macalinkiisa ahaa gacantii jiimbuu ku tumayaa kabanka allaha uwada naxariisto
Buula barde waa Hiiraan region
Waaa Central Somalia , waa meelihii talyaanigu aadka u joogay waqtigii guumaysiga.
18ka gobol ee Somalia intooda badan waan maray , dhul dihin oo mcn weye Somalia.
Buulaburte waaba haygii fanka, waxa ku dhashay fanaanin badan baa ku dhashay: sida kooshinkan shamuuri, xasan adan, axmed nuur jaango iyo rag kale
Waraysiga fanaankan kooshin hadda iigu horaysa laakin gabadha farxiya rasta in badan ayaan arkay waraysiyadeeda labada isagaa run udhaw waayo iyaduba way sheegtay inay buunis guursatay laakiin waanu kalla tagnaybay tidhi markaa jacaylka ay sheegaysaa maxuu yahay halla dabiibo farxiya way waalan tahee
Baaba Kooshin rabbi jannooyinkiisa sar sare hakugu abaal mariyo. Allahuma Aamiin.
War kooshin yare goormuu dhintay wlhy waa ii maanta Allaha u naxariisto
Waxuu dhintay kooshin yare Dec 2018 allaha u naxariisto
shil miyuu ku dhintay
alla yarxamuka kooshin fanaan qaaliya buu ahaa allaha ha u naxaristo
Weriyahaan kuma fiicna inuu qaado wareysi fannaan, waxaa wanaagsanaan laheyd inuu KOOSHIN weydiiyo:
1. Goormaad bilawday fanka yaase kugu dhiirrigeliyey?
2. Yaad ka dayan jirtay fannaaniintii kaa horreysay, yaadse aad u dhegaysan jirtay rag iyo haweenba??
3. Aad baad ugu fiican tahay copyga heesaha fannaaniintii hore ,, maxaa taas kuu suurtogeliya ,, ma aad baad u geysataa fannaaniinta kaa waaweyn heesahooda??
4. Cuudka (KABANKA) mucjisaad ku tahay ka dhawaajintiisa,, waxaana lagugu tirshaa ragga hadda nool safka ugu horreeyaa gacan macaanida garaacista cuudka,,, yaa horta ku baray geedkaan??
5. Ma jiraa ruux aad kaga dayan jirtay garaacista CUUDKA, oo sidiisii aad wax badan u tuntid haddeer???
6. Laxammada ma sameysaa, qofkase aan laxan aqoonin see loogu sheegi karaa waxa laxan uu yahay ????/
7. Laxammada in laguu saaro iyo inaad saarsato midkee adigu ku raaxaysataa, mase noo sheegi kartaa sababta kala duwanaanshaha labadaas??
8. Maadaama aad CUUDKA aad ugu wanaagsan tahay ma jirtaa hees aad garaacisteeda isku maaweeliso , 24 saacna ugu yaraan hal mar aad xusto tumisteeda,,, laxankeeda heerka sare ah dartiis????
WAXAAN U MALEYNAYAA INAY SU’AALO FANNAANKUNA UU KU RAAXEYSAN LAHAA AY YIHIIN.. akhyaarta youtube ku dara adinkuna wixii kaleeto.
+Abdiaziz Said Ahmed intaas ayaaba ku qurux badneed in la weydiiyo
sxb
Mahadsanid sxb
Waa runtaa walaal.
Boqortooyo
Walahi waarunta
Toloow xawaadle miyuu aha kooshin dhiirranaanta hadalkiisa AUN
Wariyaha juqraafiga dalka ma yaqaano.
Waa in dalka uu wax ka yaqaano.
Kabankas inan barto Ku riyooda jamacadan dhigto waxay leedahay free musical on every Sunday walagu baraya lkn kabanka somalida rabaa inan barto mana helayo
Xitaa hadan noqdo PHD riyadayda waa anoo bartaa kabankaas oh😒😒😒😧😥
Raxmaanku haw naxariisto kooshin🤲
Allow daa mahamoud mahamed koshin waa fanaan jira
Alaw kuu naxariiso
Jana fardawso ilaahaw ku gee.
Allahu naxariisto
kooshin waxan u aqana inuu yahay danbiile jacayil waayo xaaskiisi oo waliban aad ujeclayid inuuuu qurbuhu ilawuu siyay marka maxakamada kacayilka in lasaaro weeye koooshiin
Waa hadii ay jiraan arinkan ay inoo sheegtay walasheen❤❤❤❤
alaya cisag kooshin yare xasuusaa i galisay hiiraan walaahi salaan sare
waa beenlow farxiyo oo gabar miskiina ninkii duliga ahaa oo gabadha caayay intuu ka dhuuntay isagoo naago guursaday qaain waan kunecbahay
Xataa hadalkiisa kabn buu utumayaa
Masha allah❤❤❤❤
Masha allah nice song.
kooshin ninkan oo kale in waraysi ka aqbalo ma'ay ahyn waayo wariye ma noqon karo arimaha qarna lama galo
Koshin wa dabile jaceli wa in maxkamad la saro
Foodlaydu Koshin Maxeey Ku Haystaan? Naag Waa LA guursada Wanaa LA fuura
Koshin Ugaas Dhaakhle
Wariye xaasida
Heestan magaceed sadaxeeye reerkeena kuma samaha
alle haw naxariisto kooshin
waxani weriye maaha,xitaa makala yaqaano, Beledweyne iyo Buulaberde iska daa waxkaloo..
kaana wareyow maahan Seda ciyaalka cml u hadalaya ufa
Alaha uraxmado 🙏🤲
Thx....MHD....mmmmmhhhmh......mmmmhhh..mh
A0
Ninkaan waa in maxkamed lasaaraa
BIG RESPECT ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Ma dhintay fanankan
Suuldhabaale macnihiisa halasheeko
axsan hees
ninkaan waa taageersanahay but nacaskan soo caloosha weyn su'aal xumaa ma kaasaa wariye laleeyahay waa mid wiish la dhoho cml ala meeshu waa meel ba'day
what u mean qaf wariye mahan kan am sorry yaq sualo gudaha ruuxa lama waydiyo
can some one help to me the first sing that belongs Cabdulahi Cumar Xarago please thanks?
Cad77 Insha- Allaah saaxiib, hadaan helo waan kula socodsiin
Kkkkkkkkkkk buunis iyo farxiya rasta ayay ku socotaa waa macruuf kooshin maxaad qarin waa laydin og yahay qisadiina
Kikkoman
Ilahyow u naxariso
Waaaaaaw
kan weriye maahan aad ayuu u su aalo xun yahay
Duqaan odayga ah xiligii cibaadadaad nitrate rabigaa ka cabso belaayo faruuryaha cascas
wwwww wankahelay heesihiisa
aso aragan leh miyu kubahdilay farxiyay gabkadheh kan horo ubate
adigu arageed leeday ifrax abdi
uraya dul madoobe
Abti kooshin😘
WARIYOW XAAL QAADO
NICE SONG
wow
ninkaan foosha xun masuul maaha inuu jacayl kasheekeeyaba maaha lagana dhegaysto eey weeye war naagaha been haka sheegin
Doqon wlle Nabsi kama dheranayo
ilahay haku xisabiyo
dulmigad kagashay miskinta
wax arg laho lajeclado uma ekide
Asiya Diamond Ma gabadhu furay nabsigu u qaban
@@cabdiwali6738waar muu furinba markuu dayacay ayy fasaq ka qaadaty
kani wariye maaha unactive
how can you say Somalia is better than where you are sir..if that is the case i think you would head back home so please stop the bullshit ppl. love your home is great, but dont put down a great nation.
simanay
Alle ha u naxariisto miyu dhintay kooshin ma dhinte waa illaahy
Thx....MHD....mmmmmhhhmh......mmmmhhh..mh