Waayaha Faneed ee Fannaanad Farxiya Rasta | Barnaamijka Dhaqan iyo Dhigaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • Waraysi xiiso badan oo ku saabsan taariikhda iyo waayaha faneed ee Fannaad Farxiya Rasta. Barnaamijka Dhaqan iyo Dhigaal

Комментарии • 71

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 4 месяца назад +2

    Farxiya waa fanaanad wayn waana sawjad u dhaxday laba fanaan oo aad u waaweyn Kooshin yare iyo Buunis waxa jirta qiso jacayl oo aad u xanuun badan oo u dhaxaysay iyada iyo sayigeedii hore Kooshin Yare heeso badan oo jacayl ahna way wada qaadeen sida heestaa beerkay addaa ku weyn.

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 10 месяцев назад +3

    Cumar seerbiya, mxaad u waraysan wayday siciid xarawo, legend wayn weeye oo taariikh fiicn fanka ku leh,. Legenkaas soo qabo🎉❤❤❤❤..

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 10 месяцев назад +8

    1975 ayey dhalatay 1983 dugsi sare ayey dhiganeysay oo hergelinta heesaha ka qeyb gashay iyadoo 8 jir ah Cajaaib sheekhow

  • @abdulahiali2104
    @abdulahiali2104 10 месяцев назад +2

    War Seerbiyow barnaamijkan aadka u xiisaha badan, waa nugu bargoysaa, Stop and Go, ka daa . Ama iska jooji gebiba ama joogtee. Thank you.

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 19 дней назад

    Ustaad jiim shiikh muumin allow kuu naxariiso jiim

  • @Daqare666
    @Daqare666 10 месяцев назад +3

    Cumar Seerbiya qoftan waxay inay tiri inay dhaalatay 1975 hadaba Gurmadkii ugu dambeeyey ee la maro waxuu ahaa 1989 Marka.14 jir may dugsi sare uga baxdey
    Teeda kale 1983 waxay ka qayb gashay hesaha horgalay 1983 ma iyadoo 8jir ah ayay heesaha hirgalay ka qayb gashay
    WALEE REER DHUUSOMAREEB WAA NAGA HOREEYAAN

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 5 месяцев назад

      Fanaaniinta cimriga ilaahay siiyay ma ogola inay ka run sheegaan waana dhamaantood. Fanaanka miiraale ee uu seerbiya waraystay Ayaan daawanayay kuye waxaan dhashay 1977 hadana Isla isagi ayaa kuleh 1987 1988 waan heesayay yaab fanaanka uu dhahay isku xili ayaan ahayna wuxuu sheegay inuu dhashay 1970 kaasaaba la qaatay

    • @sn4271
      @sn4271 2 месяца назад

      1975 49 alaga joga dadeta ma yaro sanadka ka qaltan

  • @AbdinasirMohamed-qm2wg
    @AbdinasirMohamed-qm2wg 18 дней назад

    Daawade ayaan ka ahaa Raage Ugaas iyo 15 May, kulankii hore waxaa adkaadey 15ka May, lkn Raage Ugaas oo ahaa iskuulkii ugu fiicnaa ayaa dacwoodey waa leysku celshay waxaa adkaadey Raage Ugaas markaas ayay reer 15 May oo Warta u badnaa ayaa fowdo sameeyey waa markii iigu horeysay ee aan arko xabad la ridaayo, Soomaalida waxaa heerkaan gaarsiisey cadaalad daro xitaa fankii ayaa la musuqmaasuqey Raage Ugaas waxaa u heesaayey nin magaciisu ahaa Idiris Abuukar oo aad u cod macaanaa, balse awoodda xoogga dadka ayaa loogu eexdey Shiikh Xasan Barsame.
    Allah ha u naxariisto Seynab HINDHISO heesteeda waxaa alifey isna rabbi ha u naxariistee weriye Xasan Ciise Cali KUURIYA hooriskeedu wuxuu ahaa IGU LAADEY WACADKII.

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 10 месяцев назад +1

    masha Allah wa fanaan cod macan

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 9 месяцев назад +2

    Dhusamareb wan ku Wada dhalanay Aniga IYO farxiya Maxamud Cilmi waa dariskeni xalalled kow 1975 ma ahayn markan dhalane waxay ahayd 1965 lakiin hilmaan hadal kuma jiro farxiya

    • @ahmedelmi2899
      @ahmedelmi2899 4 месяца назад

      Xaata 1965 ayaan ka diidanahay ugu yaraan waa1959 markaan ka xishoodo ayada iyo cabdulahi boqol iyo ayada yaa weynasagana waxow dhahay 1974 ayaan dhashay war yeey na waali somalidan

    • @mohamedsaeed4805
      @mohamedsaeed4805 4 месяца назад

      @@ahmedelmi2899 wasyo

  • @user-zi1rd7yc6f
    @user-zi1rd7yc6f 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤ farxiya Rasta yaakusheegaaya

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 9 месяцев назад +1

    Farxiya dadki wabad kala ilawde dariskagi ubaxa kacanka waad ilowde waan kala badnay wananidin radiyey REER maxamed Cilmi waxan ahayn isku galas

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 9 месяцев назад

    I love your beautiful voice

  • @adhamzalad8765
    @adhamzalad8765 10 месяцев назад +1

    Astaan tv waxaan ka codsaneynaa in heesta anbad aad ka qabataan plz 🙏🙏

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 10 месяцев назад +1

    Farhiya rasta waxaan barnamijkaaga kadaawanaa dhuusamareeb xaafada waxaracade

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 10 месяцев назад +2

    Da’deeda wey qaladey 1975 ma dhalan waxay ula jeedaa 1965 . Sababtoo ah dugsi sarre kama bixi karto.

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 10 месяцев назад

    ASTAAN TV Waa tv ga burburinta fanka iyo suugaanta

  • @xamzaabukar5786
    @xamzaabukar5786 10 месяцев назад +5

    1975 hadhihine 65tii dheh will waad qaladay 😅😅😅

  • @bilan9135
    @bilan9135 10 месяцев назад +2

    Fanaanadu da da way qaladay 1975 qofkii dhashay nasiib xitaa uma Helen in uu dugsi sare dhameeyo 15 jir buu qofku ahaa 1991 dugsi sare Galaska labaad buu noqon karaa ugu dheeraan hadii unsan noqon kan kowaad ilaa jamacad fananadu 1965 ay ku qaladay

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 3 месяца назад

    Jaceeeyl haduuu jiro gabadhaan baa soo martay wlhi heesta Nafta ku sasabaa waa i Lmeeeya markaan dhageeysto

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 10 месяцев назад

    Cumar cali seerbiya aad baan idin salamay adiga fanaanada hargeisa idinka soo salamaya

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 19 дней назад

    Aniga waxaan ka mid ahaa ardeydii utartami jirtey fankii da gsiyada sare ayaan ahaa digsiga sare ee muuse galaal naan ahaa waxaana noo tumesey kooxdii IFTIN 1984 ilaa 86

  • @user-qy7ef9ow3z
    @user-qy7ef9ow3z 7 месяцев назад

    Masha allah❤❤❤

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 месяцев назад

    Dumarka iyo faananiita sanadkeed dhalatay lama waydiiyo😂😂😂 khalkhal weyn ba soo baxa.

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 10 месяцев назад +5

    agaah 1975 mise 1965 habaryar😂😂 da.dan maxa kala haysta somali🙈🙈🙈

    • @azizaabdulle792
      @azizaabdulle792 10 месяцев назад +1

      May la aragtay 1975 baan shashay beey tiri 1983 fanka ayeey ka qeyb gashay

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 10 месяцев назад

      @@azizaabdulle792 wlhi dadii khalad ban ka fahanay 😂😂🙈 waxan xasuustay 2012 miya mise 2011 oo nimco samriye hctv ka waraysanayso jacayiil dhabo ku dhacay waban yabe markasabanay xata 45 jirin mise wa manata 😂😂

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 19 дней назад

    Heesta C.cali bos wuxuu utiriyey xaskiisa oo marna ilmo adeer ahaayeen Ayaan c.lahi salax hada wey ka dhimateey allaha unaxariisto Ayaanita ilmo badana wey u dhashey

  • @dalxisiyowaayoaragdalxis5208
    @dalxisiyowaayoaragdalxis5208 7 месяцев назад

    Aun saado Cali iyo tuke 😢

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 20 дней назад

    Habartan been badanaa waxaan is qabanayn ayay sheegaysaa cod fiican ayay lee dahay hees uum ka dhagaysta

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 2 месяца назад

    Dhabtii codkeedu waxaa la moodaa Maandeeq

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks1304 9 месяцев назад

    Fa🎉naa🎉ad qaran

  • @helpohelo1644
    @helpohelo1644 10 месяцев назад +1

    83gii sideed jir baad ahayid halkas waxa no cadatay inanad dhalan edo Iska sax xiligad dhalatay

  • @fadxijano9364
    @fadxijano9364 10 месяцев назад +2

    48 baa daddaau anigu waxaan kugu qoyaasay 55 7sano nantay

  • @jamaelmi
    @jamaelmi 10 месяцев назад

    Walaal waan ku ogaa garab ayaa jaamacadda laguugu qoray, naga dhaaf dadkii qaar badan ayaa joogee kkkk

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 10 месяцев назад

      ma waxaaynu odhan mar walba garab miyaynaa ka weynaanin

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 9 месяцев назад

    Soomaalida marwalbo toban sano ayay qariyaan waana sax sababtoo ah 10 sano qax iyo kala carar ayaa jiray so is better to hide 10 years behind

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 10 месяцев назад +2

    Waxay dhalatay 1975 waxay heesaha hirgalay gashay 1983 sax miyaa??

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 10 месяцев назад

      yaaab🙈🙈😂😂😂

    • @bilan9135
      @bilan9135 10 месяцев назад

      Way qaldee 7 jir ama sideed jir Abdiqadir juba lama tartami karto

  • @qayovictaa390
    @qayovictaa390 10 месяцев назад +1

    Farxiya rasta goormay intan leekaatay wad haduu ku daayo wad baan ku deyneyn😢

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 10 месяцев назад +2

    eedo waxbaa qaldan 1956 dheh walba dumar da diide nabee

  • @Daqare666
    @Daqare666 10 месяцев назад

    Burburkii dalka waxuu ahaa 1990-1975 waa 15jir ayay ahayd macquul miyà 15jir dugsi sare ka baxey 2sano Gurmad soo maro
    1 sano Jamacad shagatay.macquul miyaa Seerbiya
    Ama taariikhda dhalashada soo sax ama.ka soo jar

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 10 месяцев назад

    Cumar serbia waxay aheydana in uu heeso badan oo codkeeda ahna soo qaatana fadxiya waa dadka hibada fanka leh .

  • @user-kw9ne6eo3w
    @user-kw9ne6eo3w 6 месяцев назад

    Faan waa fanki hore

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 2 месяца назад

    8 jir miyeey ku heestay

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 10 месяцев назад

    Iidoor gabadhaan heesaheeduu way bililiqaysteen seerbiyaa ka dabategay

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 10 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 19 дней назад

    Aniga kamid ahaa ardeydii jamacada imtixankedii galey oo jawaab sugayalaa eheen sorry hamigenii aanleheen sasuu ku burbureey

  • @AweysKirish-wl5mz
    @AweysKirish-wl5mz 5 месяцев назад

    Seerbiya Fadlan Gabadhan Wareysigeeda Waa Wada Been kkkkkk

  • @DamashTv3615
    @DamashTv3615 10 месяцев назад +1

    Adna heesta iyo naagahaad holin taqaannaaye
    Nageeye been muu sheegin.

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 10 месяцев назад

      Ma inuu is qarxiyo ayaad rabtay ?

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 10 месяцев назад

    Suragaal ma ahan qof jaamacaad ku jiray 1987oo dhashay 1975 ma 17 jir ayay jaamacada ku gashay miyaa 12 sana dugsiga sheexe la dhigtaaye 7 sano ayaa dugsi hoosana laqoraa 😮😮😮😮
    hadalkeeda is qilaafaya kulaha 1975 dhashay itoobiyan tahay 1987 dusi hoore dhex sare jamacad ayan dhigtay soomali da nacaab ayaa dishay badankooda Cabdilqadir jubba ka wayn macquul miyaa
    Dalku nabad ayuu ayaa1987 jaamacaad la bililiqaystay ma jirto 😊😊😊😊

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 10 месяцев назад

    Beerka adaa ku weyn dib ha usoo qaadana .

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 26 дней назад

    Dumar da’dooda lama waydiiyo duqa

  • @farahsheikh9519
    @farahsheikh9519 9 месяцев назад

    Who the hell is Farxiyo Rasta?

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 10 месяцев назад

    WEY COD WANAAGSAN TAHAY

  • @MohamedAli-cq5wh
    @MohamedAli-cq5wh 10 месяцев назад

    Cumaroow waxaad raadisaa aamina sahra maxamed barqadle oo qaadi jirtey damaashaadka daawadaa iida u dabaal daga

  • @user-el6yo1fb2v
    @user-el6yo1fb2v 7 месяцев назад

    Wariyihu waa ree baadiye qofka da,diisa maxaa kaaga xiran? that is so arrogant!

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 9 месяцев назад

    Beenbadanaa islaanta