Madaxdii Qaranka Soomaaliya - SYL & Abdullahi Issa Mohamud - Somali Documentary-Film

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 70

  • @wakiil2010
    @wakiil2010 13 лет назад +4

    Illahey ha u naxaristo hal gamaa cabdullahi ciise runtii waxaa uu ahaa hogaamiye ku dayasho mudan....jazaka allah keydmedia ...waa film taarikhi ah

  • @Guleed500
    @Guleed500 13 лет назад +5

    Waxaan aad ugu mahad celinayaa Keydmedia sida sharafta leh eey noogu soo bandhigtay filmakaan taariikhiga ee ka sheekeynaya aabhihii xoriyada somalia Mudane Halgame Abdullahi Isse Mohamud, ilaahay ha u naxariisto oo janadii ha geeyo

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 13 лет назад +4

    Halyeey Cabdulaahi Ciise alaha u naxariisto. Nin walba Taariikha baal ayuu ka galaa ama baalka Xun ama kan fiican. Dad waa dadkii hore.

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 7 лет назад +4

    😭😭😭 rabiyoow somalida sidan nooga dhig oo xumaanta ka saar

  • @nimaabdi4203
    @nimaabdi4203 7 лет назад +2

    alle ha unaxariisto dhamaan dhalintii SYL .Aderkay Cali Shido cabdi cumar geeridiisi wali ma iloobo 😢😢

  • @masuulka90
    @masuulka90 13 лет назад +2

    Hadii qofkastoo wanaagsanba La caayo markaa yaa wanaagsan yaase xun........ Caydu waa shay aad u xun walaalayaal ka waantooba Cayda Ilaahayna ka cabsada. ilaahow na hanuuni aameen

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 6 месяцев назад

    Allah kuu naxariisto awoowe cabdullaahi ciise maxamuud 😢😢

  • @SafiaA620
    @SafiaA620 12 лет назад +4

    Thank you, Keydmedia for posting this amazing video. We very much appreciate it, and you gave us an opportunity to see how life was back then and the loved ones that we have lost. Lets hope inshallah, that someday Somalia returns to it's former state and also better than that. Thank you once again.

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 4 года назад

    Halyey cabdilahi ciise maxamuud allow u naxariiso great nationalisam ayuu ahaa

  • @soomaaliweyn4life
    @soomaaliweyn4life 13 лет назад +3

    ilaah u naxariisto walahi waa geeri umada tiiraanyo ku reebtay wadankiina waxba kama danbayn 19988 kii ayuu dhintay burburkiina markaas ayuu biloowday ilaahow janadii gee dadkii wadankeena u soo huray dhiigooda aaaaaamin

  • @lamatabtan10
    @lamatabtan10 4 месяца назад

    2024 tariikhda somalida waa qani

  • @Hanad143Hero
    @Hanad143Hero 13 лет назад +2

    Adduunyo waa taa , Looma kala harin , Aadan Cadde , Maxamed Siyaad , Maxamed Cali samatar, Xuseen Kulmiye , Jeneraalo iyo Shacab intba ilaahow u naxariiso Cabdullaahi Ciise iyo Dhamaan inta Muslimiinta ahba

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 месяца назад

    Aabihii xoriyada c/llahi ciise alla yarxam

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 лет назад +1

    thankx guys✌ keydmedia

  • @ruwaydaabdikadirali3513
    @ruwaydaabdikadirali3513 9 лет назад

    masha allha dhalintii soomaliyeed ee u halyan tay dalkeeda ee syl qiimo ayey lahad good

  • @abdul1234123
    @abdul1234123 13 лет назад +6

    Somali waxay somaali ku tahay marka la helo sida ninka oo aan hada daawadey la helo ilaahey naxariistiisa ha siiyo waxaana C/lahi Ciise waxa uu ahaa aabaha soomaliyeed umad walba waxa ay leedahay halyeey astaan u ah qaranimada somalina waxay nasiib u heshey c/lahi Ciise oo isku darasadey wadaniyad caqlaaq dheeri aragti dheer lakiin waxii asaga kadanbeeyey Ayaa qashin noqdey

  • @socoro25
    @socoro25 13 лет назад +1

    wooow...What a True somali's, check Hajj Sokorow himself the Old man with the Hat @26.36 (21 gun salute). Proud to see hajj sokorow saying fair well to his best friend Cabdullahi Ciise Maxamuud. May Allah bless his soul and every true somali.

  • @KEYDMEDIA
    @KEYDMEDIA  13 лет назад +2

    Salaamu Caleykum walaalayaal,
    Keydmedia waxay idinka codsaneysaa inaad joojisaan Ceyda iyo aflagaadada. Filimkaan waa Filim Taariikh ka hadlaayo IYO Halgamayaal Sharaf leh. Halgamayaalkaas naftooda u horay xoriyada Calanka Soomaaliyeed, waxeey ka koobnaayeen Soomaali oo dhan. Fadlan Aflagaadaaan raqiska ah, ka waantooba.
    Waxaa la soo gaaray waqitgii laga gudbi lahaa in loo gurbaantumo Qabiil hebel iyo Qabiil fulaan.
    Mahadsanidiin
    Keydmedia Team

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 Год назад +1

    Xasuus Qaran 43

  • @mikaylaboo1
    @mikaylaboo1 12 лет назад +3

    I wish this was interpreted into English. I believe this should be shared with the world.

    • @alasali3729
      @alasali3729 6 лет назад

      Haji al Kidya subtitles can be dine no worries

  • @socoro25
    @socoro25 12 лет назад +1

    wooow ... Che vero somalo, controllo Hajj Sokorow lui l'uomo vecchio con la Hat@26.36 (21 sparo del cannone). Orgoglioso di vedere hajj sokorow dicendo giusto bene per il suo migliore amico Cabdullahi Ciise Maxamuud. Che Allah benedica la sua anima e ogni vero somali.

  • @ibraahimmohamudaddawe5831
    @ibraahimmohamudaddawe5831 8 лет назад +1

    mansha allah waa xasuss qaran thnks

  • @abdul1234123
    @abdul1234123 13 лет назад +5

    HAWIYE iyo daarood labaduba waa soomali,laakin waxaa yaab leh nimanka aflagaadeenaya c/lahi Ciise aabihii dadka ku hadla afka soomaaliyeed .waxaan hubaa dadka waxaan qoraya ineysan aheen daaroodka dhaladka ah sida dhulbahantaha,mareexaanka,ogaadeenka,leelkasaha,oo ay yihiin kuwan kuwii cabiidka ahaa waligood ee ku abtirsada cabiidka jabarti bin cabiid majeerteen

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Месяц назад

      C/llahi Ciise Kuma Jirin 13kii SYL..Wax Kale Ma Heysaa????...

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Месяц назад

      Waryaa Maxay habargidir Uga yeelan waayeen 4 Xubnood SYL...Sida Majeerteenka??.....Sporco!!..

  • @roodosiyad4139
    @roodosiyad4139 11 лет назад

    KEYDMEDIA, Aad iyyo aad baa idinkaga mahadcelineyna aniga iyo asxaab ila daawatay filmkaan cajiibkaa waxaad na xasuusiseen wadaninimo aanba meel ay naga aaday aanan aqoon soomalina illaah qabiilka haka saaro,hadaan ka hadlo waxyabaha aadka iisoo jiitay waxaa kamida ah qarashka waxaa iska soo aruurinjiray dadka mushaarka qaata dumarka dahabkooda ayeey iibin jireen allahu akbar bal eeg wadaninimada dadkii hore inta ay la ekeed runtii qofkii flimkaan daawaday oo aan ilmeyn ama aan qashucin wadamaha

  • @buux2059
    @buux2059 13 лет назад +1

    waa maxay syl dadkani maxay ahaayeen siyaad bare iyo askartiisii miyaa

  • @Mr244322
    @Mr244322 12 лет назад +1

    Madaxdii Qaranka, kulahaa tuugadii WADANKA burburiyey dhaha wanka waraaba ha ah hadana madaxweyne ay wada rabaan waa yaap

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 10 месяцев назад

    Allllah yarxama

  • @ifaas
    @ifaas 13 лет назад +1

    @Daonlyone99
    Walaal ama sidaad jeceshahay adeer wali waxaan taagnahay in qabiil dhan wax laga wada sheego waa xadaarad xumo. Natiijadeedu waa ta aan maanta hayno. Dambi kasta qof baa mas'uul ka ah, iyo inta yar ee ku taageerta. Isku kalax taggu ma habboona. "Caano daatayba dabadoodaa la qabtaa". Wa kukaa.

  • @tezandhuxul9678
    @tezandhuxul9678 11 лет назад

    THKS

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 5 лет назад

    waale Taarikh weyn waaye

  • @mahamedahmed473
    @mahamedahmed473 8 лет назад

    inaaliaahi
    bal ee sooomaaliya

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 8 лет назад +2

    Video gaan xasuus Xamar iyo berisamaadkii uu i galiyey. Baabuurtii berisamaadka sida Fiat124, Argenta , Toyota Corolla, Argenta, Cressida, XL. Ciidamadii Trafficada Otto Otto. AUN Halyeey Cabdulahi ciise

  • @Bariise1983
    @Bariise1983 11 лет назад +1

    EEY AN NAXARIIS LAHEYN KALA SAR DADKA, CABDULAAHI CIISE HA U GAFIN IYO INTII HOWSHA AY WADA WADEEN SYL, NACAS DULI AAN DAD DAL TOONA KA BARAN, QAXOOTI QABIIL LAGU SHABAY AYAA TAHAY EE EDEB U YEEL AFKAAGA, HAL MIDNA WAA WAANO, WAX BARO INTA AADAN DADKA WAX KA SHEEGIN. ILAAHOW U NAXARIISO INTII DALKAN U SOO DHIMATAY,

  • @mohamedabdullahi1428
    @mohamedabdullahi1428 11 лет назад

    amiiiiiiiiien fililm

  • @mohameddeeq9972
    @mohameddeeq9972 11 лет назад

    luv SYL

  • @BASHKA100
    @BASHKA100 13 лет назад

    qof waliba taariqda qoreeysa waxuu yahay xuman & saman flimkana hada lahelay teeda kalle aaman aduun lagu aamano waxba kuuma tartee aaqiradaada u shaqeesta camal wanagsan dadkan aan dawanay qaarkod waay dhinteen anagana waan dhimaneyna ku talla galla waxad janis heesatan intaad nooshahay wsc wr wb

  • @calaamad
    @calaamad 13 лет назад

    Dowladnimadu fiicanaa...iyo markii la xusayo halyeeyadaadii!

  • @abdullahiabdukadir9096
    @abdullahiabdukadir9096 8 лет назад

    Alla yaa raxma

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 лет назад +6

    somali commentigoodu hadaad aqrido waalibaa kaqaadaysaa

    • @abdi9456
      @abdi9456 7 лет назад +1

      Please subscribe to my channel and thanks

  • @abdiqafartimir7737
    @abdiqafartimir7737 8 лет назад

    Somalia miyee kusolabankartaa sideedi horee

  • @ifaas
    @ifaas 13 лет назад

    @Muujis
    Afkaaga waxaad jeceshay lagu qabay!

  • @abdiqafartimir7737
    @abdiqafartimir7737 8 лет назад

    Allow doolad aadalad kudhaqantoo

  • @abdiomar1284
    @abdiomar1284 8 лет назад +2

    SYL

  • @asjama
    @asjama 12 лет назад +1

    Somaliland, 3 xisbi oo la kala odhan jiray SNL, USB iyo SNF(Nafta) ayaa ka xoreeyey ingiriis.
    Xitaa wax SYL la odhan jiray 1960 ka hor ka may jirin. Lakiin weli beentii kacaankii afweyne baafiyey ayaa weli socota. Taariikhdaa dhinaca ka rarani waa wax yaabah aanay Somaliland ku goday.

    • @mbinuali7106
      @mbinuali7106 7 лет назад +2

      taariikhda adeer waa lagaa qalday italy somaliland 3 xisbi wax ka badan ayaa ka jiray lakin xisbigii ugu horeyay ee soomaali yeelato waa SYL oo la aasaasay 1943dii .xisbiga ku xigana waa SNL oo 1945tii gobolada waqooyi laga aasaasay kuna fikir ahaa xisbiga SYL . marka adiguba iswidiiye labadooda yaa ah aas aasahay xornimo udirirka intaan beelaha xisbiyadooda soo tirsan

    • @aisha665
      @aisha665 5 лет назад

      WARYA BEEENA ISKU SHEEGTEEN SYL AYAA KA XOOG BADNEED KANA SAAMEEN BADNEED MARKAA XORNIMA WEESEEN AYAA KOOFUR U TIMAADEEN SYL CALANKEEDA IYO SAXIIXA CABDULLAHI CIISE AYAA XORNIMO UGA HESHEEN ENGRIISKA SA AYAANA LA IDINKU QASBAY INAA KOOFUR LA MIDOOWDAAN.

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 2 месяца назад

    Syl

  • @vaysal59
    @vaysal59 13 лет назад

    Dalkagygii ialaahoooow nabad kusoo celi waxii dhacayna naga madoobe oo walaltinimadeena kor kayeeel ilaaaahoow casiisooow aqbal

  • @osmangentle3033
    @osmangentle3033 11 лет назад +1

    SYL iyo dhalin yarada hada jookto isku barbardhiga........ we are nothing only we live to eat. shit

  • @eagel143
    @eagel143 13 лет назад +1

    War ninmanka hawiye wax ka shegayow ,Darod ba tihiin darood Iyo talyanigiiba Iyo englishkaba doon baad ku wada imanteen adinkaba ajanabi somali ka ah, maxad xoreesan dadka somali xoreeyay wa hawiye somalida kale,wali idin yaqaan gumeestaha baad naagihiina u gene jirteen

  • @MrSubayr
    @MrSubayr 13 лет назад

    waxani maha wax jiira ku wa waxan soo galiyay waa wada khani khanis dhalay viva SNL

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 12 лет назад

    MARARKA QAAR WAXAAN IS DHAHAA SOOMAALINIMO WEY U DHAMAATAY, HADANA MAR WALBA KAMA QUUSTO NAXARIISTA ALLE,
    CAAWA WAXAN KU NOOLAHAY DAL AANAN LAHEYN WAX AN KU HAYSTANA MA LAHAN, LAAKIN HADUU DALKEYGII NABAD AHAAN LAHAA WAAN ISKA AADI LAHAA XITAA BAHI AAN UGU DHINTO,
    MARKAN DAAWADO FILIMKAN OO KALE OOHIN AYAA I DILEYSO IYO CALOOL XUMO, WAABAN YAABANAHEE ADUUNKII MIYAA DHAMAAN RABO OO NABAD DAMBE WEYBA U DHAMAATAY ,,,

  • @ifaas
    @ifaas 13 лет назад

    @eagel143
    Walaal "haddaan la kala roonaan roob ma da'o" Sideedaba qabiilka inaga daaya. Dhib kasta oo qabiil loo aaneeyo shaqsiyaad baa ka dambeeyay adeegsanaya qabiil. Tusaale: Caydiid (USC), C/laahi Yuusuf IWM (SSDF).Marka haddaan idhi war yaan Hawiye loo gafin, ma habboona inaan ka aamuso markii Daarood wuxuuna ahayn laga sheego (Ajinabi). Somali ajinabi ah majiro. DAD WALAALO AH BAYNU NAHAY DHAMMAANTEEN. Yaynaan ku mashquulin kala duwannaanshaheenna yar ee MIDNIMADEENNA aynu eegno.

  • @MrQararo
    @MrQararo 11 лет назад

    Documentarigan waxu kutusaya sidaa somali madaxdooda sharaf iyo qiimo ulahayeen. Hadana dowladi dhalataba 40 dhurwaa barabta inay midwalba cad kagoosato qabiilkina wuxuu noqday wax dowlada lagula gorgortamo qaranimadina wax laqadarin. Ilahoow umadan quluubtoda mida dadku dowlad buraba lakin munafiqin ba fitno badab kadhexshidaye

  • @yasinmohamed5685
    @yasinmohamed5685 11 лет назад

    waxa aanay umada somali la dho fahmin magaca SIYAAAsi=tuug =khiyaameeye marka hadii aad siyaasi ka rabto inuu noqdo daacad waxaad riyoonaysaa
    hadh galay

  • @ifaas
    @ifaas 13 лет назад

    @abdul1234123
    Walaal hadalkaaga qiimaha badan maxaad isaga badhaxday? yacni maxaad inta hore ugu dayn weyday? inaad sheegto in walaalo la yahay waan u riyaaqay. Inta dambase waa laga yaabaa in dadka qaar ku qoslaan balse anigu kama helin waxaana ku leeyahay walaal "Hadal intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaan yahay". Ta kale haddaan Hawiye iyo daarood oo dhami ma wada xuma idhi, waa inaan sidoo kale dhahaa Majeeteen oo dhan ma wada xuma. Dhibkeennu waa wax shaqsiyaad faleen inaynu qabiil u aaneyno.

  • @abdiqafartimir7737
    @abdiqafartimir7737 8 лет назад

    Nasii

  • @balayoos
    @balayoos 11 лет назад

    somali maxay ku diiday in ay ka gudubto qaladkii dhacay
    ruwaanda waan ognahay waxii ka dhacay maantana wey is cafiyeen waxii dagal ooge ahaa oo dhan markii ay danbigoodi qirteen waa la cafiyay
    maantana dowlad ka fiican teena ayay heystaan
    war yeeynu qab qabsan dad tagay ee anagu maxaan u qaban karnaa dhulkeena iyo dadkeena
    aan wax yar u sheego somali darawish syl usp snf waxay taariq ku leyahin somali oo dhan ee adihu maxaad ku yelan kartaa somaliya
    wax fiican ama wax xun adigalee waaye

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 7 лет назад

    somaliland fadulba ugaysay tuugtan somalia wanan ka qomamaynay

  • @MrSubayr
    @MrSubayr 13 лет назад

    SHEEKO QABIIL AYA KU SHAYKAYNAYAN

  • @abdikahie0
    @abdikahie0 8 лет назад

    g