Subxanlllah .. Waa cajiib these old man r claiming fight to restore their qabil dignity but rather all they car about their wealth and prestiges .. Trablism is what made us beg for food and shelters
This was the beginning of our fail nation hope this never happen again and Somalia please stop destroying your country and your people. Please my fellow Somalian let's get together and love one another.
The only mistake Siad Barre in the 80s was killing hawiye, in the heartland of Hawiye. He automatically lost tens of thousands soldiers and a fierce rebellion toppled his ass. I'm surprised Morgan walks around freely after the tens of thousand of people he killed in North, Central and Southern Somalia.
THERE IS NO DOUBT THAT DAAROOD IS THE DISEASE IN SOMALI PEOPLE. Walaahi Morgan, Siyaad bare, Gane, ina saleban dafle iyo Dawladii Somaliyeed waxa xasuuqeen caruur iyo dumar oo lala dhacay diyaarado magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Waxaa ladilay dad ka badan 70,000 oo qof in kabadan oo aan ciidan ahayn oo laxasuuqay. WAxaa cadayn ah ninkii diyaarada diiday inuu kuduqeeyo hargeisa waa nin hawiye ah wali nool.
Daaroodka qaarkood wa labo Wajiilayaal markey kaligood yihiin wa qabyaaliista yaal qabiilda kale u Gafa markey somalida kale la jogaana waxay yiraahdan qabiilka naga daaya oo somalinimda u hadalno videoga ayaaba cadeyn ugu filan.
daacadnimada somalida waa nuuca ay u hadashay habartaan 03:10 meesha ka hadashay oo tiri waxaan rabaa inaan sheego wax aan hadhoow inkiro ee yaan la iga duubin ..... waa taaaaaaas ballan la'aanta iyo daacadnimada hadiiba hooyoyinka saas u hadlayaan maxaa morgan iyo mid la mid ah ka sugee ....
dadkani waa jaahilin walahay ceebey tacaaal anigaa darood ah kana soo horjeeda waxan , dadka soo galiyeyna waa jaahilin ey ah bilaa akhlaaq ah , fuck daarood ,,fuck hawiye ,isaaaq fuck , fuck all tribes , I dont care no tribes even im from daarood but i dont care tribes
I have never seen A video like this Of hawiye USC or ISAQ SNM leaders speaking this much hatred...This is the heart of the problem in somalia...A tribe...called darod who wants more then they are worth...
laa ilaaha ila lalaah waana bil ramadaan kawaranhee markey ugu yartahay meesha WAXAA FADHIYA 300 QOFOOD MIDNE MABA DHAHAAYE WAXAAN NAGA DHAAFA ,, WE ARE ONE SOMALI NO MORE QABIIL
runtii walee qofka qabiilkeeyga i weeydiiyo dharbaaxo baan ku talagalayaa, because qabiil oo dhan ereygaas waan Nacay, Hawiye ma jiro Daarood Ma jiro isaaq majirro Soomaali lee baa jirro Somali waa hal aan israacno dadyahoow, walee Soomaali aduunkoo dhan waa laga nacay anagaaba is naceeb ee.. fucking shit!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk habartaan caadi maahan ayadaba ka caqli badan morgan iyo gabyooow eeedo wixii aad inkiri lahed waa kaa maanta aan daawaneeyno adeeeey kuu taaaaaaaaaaaal
Xasuuqa waxa aan moodi jirey in beesha isaaqa uun loo geystey balse hawiye in uu gaadhey warba kama hayn, si walba ha ahaatee waqooyi waatii nimankaan laga soo baacsaday hawiyena waa kuwii markii dambe ilaa iyo utanga u baacsaday , how eva nin gar darani ma guuleysto ayaa hore loo dhahay.
Tani waxay cadaynaysa in ragaan ay ka danbeyeen dagaladii sukeye ee somaliya ka dhacay waxan rabna in la soo saaro maxkamad kuwaan iyo kuwiikale oo ka qaybqatayba qabilkay donaan ha ahadeen
filimkan waa kii morgan iyo waxii la mid ah maxkamad lagu soo saari lahaa waa qof walaba oo somali ah in qabiilka meel iska dhigaa si inta ka hartay dadkii somali sidaan u galay inta ka nool danbigii ey ka galeen somaliya ciqaabtisa la marsiin lahaa
KEYD MEDIA.. waad mahadsantahay laakiin idinkoo markale mahadsan soomaaliya inay dib loo mideeyo oo dad badan oo xalaal ahi dib u hogaamiyaan baa la rabaaye dadka soo kacaya aad ha u sumaynina ee fadlan ka saar cajilkan markay cadaaladi timaado ayaynu danbiilayaal badan maxkamad ku saaraynaa cajilkan iyo cajlado kale oo badan oo soomaalidu hayso thnx again.
syiad baree is the son of somalia, the first somali leader after the italians to almost captured addis ababa, he will always be remembered, & Abdullahi yusuf was attacked in Baidoa by al qaeda terrorists, thats how the ethiopians enter in somalia in the first place, even majority of the somali parliaments welcome the ethiopians. today darood and hawiye are united as ever to protect our country from the evil prehistoric monsters. our identity is lost if we aren't united. Hanoolaato Somalia.
ani waxan aminsanahay waxan waxi dadka so xasuusiyay wa wax an maqli jiray ama layga sekaynjiray lkn in nala so xasuusiyo maba ahayn halaga gudbo waxan jaahilnimada ah waliga qabiil qof ha u dilin just iska iloow qabiil dowlada hada jirto hala taageero wax yar aya nooga dhiman ina aan gaarno nabad mahadsanidin
Dream Dream..........qabiilnimo is our DNA can't be eliminated.........Never Ever........but u can still Dream young man..........I agree with you 100% but that is mission impossible ....the younger generation cmoing up.....are far worser honestly........from my own experience, I reside by the way UK
Asc walaalayaal waxaan waalaga gudbay dad walaala ah ayaanahay waxaan waadhamaadeen ma ahan waxyaabahaaan ookale in lasuuluyo ayey ahayd in lasoo saaro maahin ee ilaahey aan kabaqno oo waxaan aan iska deeyno
dadkoow ku cibro qaata dadkii qabiilka ku qarabanaayey waa kanaa wax u yahayna ma jirto qofkasta oo qabyaalad qawan ku dhaqama meeshaa oo akle buu ka baxayaa.. waxa wanaasgan oo wax lagu noqonkaraa midnimada somaliyeed.
Sidaan U Arko Anigu MoorGan Waa Mujaahid Weyn Oo Weyn ILaah Baa Wayne DagaalKii Sokeeyana Cid Walba Ayaa Ka Qeyb QaadaTey Ee Wax Asaga U Gaar Ah Ma Ahayn In Kaligiis La DhibSadana Maahan' Wuxu La Siman Yahey Qab QabLayaasha Kale Ee Somalia Iyo SomaliLand Ba Ka Jira RunTii WakhtiGaas Waxaa Lugu Jirey Xaalad Adag Wixii QabiiL aHaan U DhacayNa Wax Kaso Qaad Maleh MoorGan Wuxuu Ka Qeyb Galay Dib U HeshiisiinTii SomaLida 2007 Di & Ti Kale Hada Waa Ceb Ka Saliin e HalYeeyga Cayda Ka Daaya
Anigu halkamad uunbaan odhan lahaa cidii garaneysa dadkaa meesha iskugu yimi in ay wax ka nool yihiin in ay ku baraarujiyaan in ay ilaahey u toobad keenaan waxa sababtoo ah waxa meesha laga duubey waa arin aad u fool xun.. dhamaantiin inta daawaneysana waxaan leeyahay ajar ha u shaqeynina...... walaalalyaal yaan nasteexada la ilaawin...............
waxa yaab ah in somalidu markey wax ka hadlayan ama ay soo saaran in ay dhinac yihin oo aysan gud ahan ahayne somaliya iyaga is dhameyey oo qolo manta waxa ka dhacey somaliya lagu eedeyn karo ma jirto lakin qolo iyaga is la saxan marka caqligu ha shaqeyo oo media leyska dabaqadanayo waxa ku ron in dhexdhexad laga noqdo waa hadii ad dooneyso in aad dacad u muqato ama xaqiqada wana wada og nahay in somalia degan kasta dhib loogu geystey umada somalida wana og nahay wixii ka dhacey somaliya dhaman
Waxaan xusuustaa 260 maxaabiis in ka badan oo ah maxaabiis Moorgan ciidamaaan uu hogaaminayey ah in ICRC lagu wareejiyey xiligii UNISOM ee 1993 waxayna ku xirnaayeen CIDda Muqdisho qaar badan oo ka mid ah maxaabiistaasna waxay doorteen in ay Muqdisho ku noolaadaan, ogowna waxaan qabtay USC/SNA mana aysan dilin waxaas ayaa walaalnimo Soomaalinimo iyo Islaanimo la yiraahdaa oo aan aarsi qaab daran sameyn ogowna maxaabiista laga qabto USC IYO SDM nolol laguma arag. Soomaalidu waa walaalo nin xunka
Morgan waxa fiican in la so taago Maxkamad Caalamiya. Walee Morgan waa ka Somali baabiyay... Ninka Masqaxda leh sidaba uma hadlo ee Ilaahay ayu ku xidhanyahay...
maalin ayuu cadaalada hor imandoonaan dhamaan dadkii gumaaday umada somaliyeed gaar ahaana reer somaliland ma dhawa goorta xaqu qaban doono morgan iyo qayrkiiba
doofaar abadkii ma daahiro, anigu eeda saari maayo beesha daarood laakiin waxay eeda ku lahaayeen kuwaas ayey wax ka dhegaysanayeen oo hogaan u ahaa, 20 kadib waxa jira darood weli morgan wax ka dhegaysta waxa ka mida dhulbahanteha la baxay khatumo seeg oo ku sharfay xaflad ay ku lahaayeen nairrobi isagoo weli sidii u eg isla sidiina u hadlaya oo aanay waxba iska bedelin, isaga waxa kasii liita ka u sacabinaya ee halyeyga u haysta morgan fulay denbiile ah waana in maxkamd laso taagaa.
maxaa loola yaabayaa somaliya burburkeeda kuwan ayaaba u talinayaye, they are all the same siad barre,morgan, caydiid,ali mahdi ETC no one was better than the other.
wale somali dhimatay nocaan u kalena wa laga hela somali wey u dhamatay runta in ay nu ka hadalno waye horta somali qabil ba halka somali so gadhisyey nolol xumada ay ko jiran qaarigi 21 aya lagu jira adonkona horo u mar aya tigsaday halka u ninka somaliyed u ko fikirayo sido walalki u qowrici laha ama u wadankisa u dumin laha aya laga tagay u ethiopia u cadow somaliyed ah aya somali sida ay rabto ka yesha somali moran qabil ko dirira somali xalka ay somali wakhtigan an no ko jirno
Asc walaalayaal soomaalida kuligood qabiil bey ku aftirsadaan nin walba reer baa dhalay waana dhaqan aan lee nahay oo qof aadan aqoon markaad rabto in aad aqoon soto waxaa la yiraah yaa ku dhalay oo micnu heydu yahay reerkee ka soo jeedaa qabiil intaas ayaa ugu qurxoon in loo isticmaalo taas ayaan dhaqan u leenahay ee yaan lagu qaldin oo lagu isticmaalin dan ninkale wato ha u dhiman hana u rafaadin dan taada ka hor tan reer kaaga iyo qabiil kaaga.
Anoo Daaroda waa wax aad looga xumaado ah in Somalidu weli ka, kudbi la,dahay waxii taarikh hore. Weliba reerka ladhaho Isaaq It is time for future not the past Moegan, Gaani, C/lahi yusuf, Aideed, Ziyad bare are all gone. Waa inaynu ka fekernaa inaanay wixii dhacay dib danbe udhicin iskana ilownaa wixii dhacay. Xiligaa morgan laga duubay video gaan waxuu xili xun taariikhda Somalia.
@SomalianGangsta4Lyfe haa sxbsomalia waa waddanka kale aha ee qabiiilka iska haysta aduunka ma arkiin meel isdan oo kale aha ama wax la mid aha somaliada waxaa iska haysataa waa shan xaarafa oo aha qabiil ila a hadda ilaa 1700 somalia waxaa iska haysataa waa qabiil uun arkaas ilaahay ha ka duul qaado qofka xun oodhaan aaamiin aamiin
dadku maanta waa ka gudbeen, qab yalad iyo qudhunka aad fafinaysaan hawiye iyo darood ninkii caqli lihi waa og yahay in aan cidi isag dhawayn waayo waa dad walala ah oo somaliya oo isku dhiig, dhaqan iyo diinba ah , hala kala garto coladihii laga soo gudbay iyo wakhti xadirkan.
xiligaan qabiil qabiilka kale dhaamay majirin,midba kan kale suu u ciribtiri lahaa buu ku dadaalayay.sheekadu waxay aheyd fiqi tolkii kama jano tago.maanta dembi dhaaf aan alle kabarino oon xasuusano heerka xumaan qabyaaladi nagaarsiin karto.
Marka la tixgeliyo xaaladda halka ay mareysay waagaa, Moorgan wuxuu u hadlay sida siyaasiyiinta & qabqablayaasha kale ee hoggaaminayey Hawiye & beelaha kale. Ma aha wax isaga u gaar ah ee waxaa la wadaagay fekerkaa qabqablayaasha ka soo horjeeday.
I am hawiye i love daarood isaq digil iyo mirifle and all my Somali people
Subhanallah, Somali people waxay kuu qaraaran wax laa yirahdo qabil. Allah kaa cabsasho waa laaga tagey. Qof Salat tukaanayo ayaa xabaadka xuumane ooga jiiraan. Allah haa loo soo labto. Wiil yaar oo qurbaha kuu korey ayaan ahay. Dadka Somalida oo qabiil laa ka fakaraan madaaxa ayaa iga waraariisaan. Xuumaanta iskaa saaraa. Diinta uu soo labtaa
VIVA SOMALIWEYN
Subxanlllah .. Waa cajiib these old man r claiming fight to restore their qabil dignity but rather all they car about their wealth and prestiges .. Trablism is what made us beg for food and shelters
I'm ashamed to be Somalian. I have never seen anything like this in my entire life. It's just sad to see my people doing this to each other.
This was the beginning of our fail nation hope this never happen again and Somalia please stop destroying your country and your people. Please my fellow Somalian let's get together and love one another.
The only mistake Siad Barre in the 80s was killing hawiye, in the heartland of Hawiye. He automatically lost tens of thousands soldiers and a fierce rebellion toppled his ass. I'm surprised Morgan walks around freely after the tens of thousand of people he killed in North, Central and Southern Somalia.
THERE IS NO DOUBT THAT DAAROOD IS THE DISEASE IN SOMALI PEOPLE.
Walaahi Morgan, Siyaad bare, Gane, ina saleban dafle iyo Dawladii Somaliyeed waxa xasuuqeen caruur iyo dumar oo lala dhacay diyaarado magaalooyinka Hargeysa iyo Burco.
Waxaa ladilay dad ka badan 70,000 oo qof in kabadan oo aan ciidan ahayn oo laxasuuqay. WAxaa cadayn ah ninkii diyaarada diiday inuu kuduqeeyo hargeisa waa nin hawiye ah wali nool.
Daaroodka qaarkood wa labo Wajiilayaal markey kaligood yihiin wa qabyaaliista yaal qabiilda kale u Gafa markey somalida kale la jogaana waxay yiraahdan qabiilka naga daaya oo somalinimda u hadalno videoga ayaaba cadeyn ugu filan.
SUBHANA ALLAH.....kuwaan cml waaye waxa Somali Haleeyay
daacadnimada somalida waa nuuca ay u hadashay habartaan 03:10 meesha ka hadashay oo tiri waxaan rabaa inaan sheego wax aan hadhoow inkiro ee yaan la iga duubin ..... waa taaaaaaas ballan la'aanta iyo daacadnimada hadiiba hooyoyinka saas u hadlayaan maxaa morgan iyo mid la mid ah ka sugee ....
dadkani waa jaahilin walahay ceebey tacaaal anigaa darood ah kana soo horjeeda waxan , dadka soo galiyeyna waa jaahilin ey ah bilaa akhlaaq ah , fuck daarood ,,fuck hawiye ,isaaaq fuck , fuck all tribes , I dont care no tribes even im from daarood but i dont care tribes
Waar nimanka Daarood ee dowlada ku jiray markii aay dawladu ka burburtay maxaay foolxumaadeen?
Bal ragaas foolxumadooda eega, Morgan,Gabyoow
I have never seen A video like this Of hawiye USC or ISAQ SNM leaders speaking this much hatred...This is the heart of the problem in somalia...A tribe...called darod who wants more then they are worth...
I Hate Qabiil
laa ilaaha ila lalaah waana bil ramadaan kawaranhee markey ugu yartahay meesha WAXAA FADHIYA 300 QOFOOD MIDNE MABA DHAHAAYE WAXAAN NAGA DHAAFA ,, WE ARE ONE SOMALI NO MORE QABIIL
silsiladaan wali waa socota illaahoow somaliya isjecleesii ,,,
runtii walee qofka qabiilkeeyga i weeydiiyo dharbaaxo baan ku talagalayaa, because qabiil oo dhan ereygaas waan Nacay, Hawiye ma jiro Daarood Ma jiro isaaq majirro Soomaali lee baa jirro Somali waa hal aan israacno dadyahoow, walee Soomaali aduunkoo dhan waa laga nacay anagaaba is naceeb ee.. fucking shit!
this is sad mujaahad ku yiri alle ku soo qabay btw im darood and this guys are fools
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk habartaan caadi maahan ayadaba ka caqli badan morgan iyo gabyooow eeedo wixii aad inkiri lahed waa kaa maanta aan daawaneeyno adeeeey kuu taaaaaaaaaaaal
Somaalaay 1991 kii cidwalba ayaa wax iskula harine doowlada hada jirta halataageero.....anakaba mj ayaanu nahay doowlada hadajirtana 100% ayaanu lajirnaaye ugooya qabiilka iyo qadhmunka jaahiligaa!!!!!!
Xasuuqa waxa aan moodi jirey in beesha isaaqa uun loo geystey balse hawiye in uu gaadhey warba kama hayn, si walba ha ahaatee waqooyi waatii nimankaan laga soo baacsaday hawiyena waa kuwii markii dambe ilaa iyo utanga u baacsaday , how eva nin gar darani ma guuleysto ayaa hore loo dhahay.
Salaamu Caleykum Walaalayaal,
Fadlan Aflagaadadaan raqiiska ah ka Waantooba. Keydmedia waxay idinka codsaneysaa inaad joojisaan Ceyda iyo Aflagaadada.
Keydmedia kuuma ogolaaneyso wax Cay iyo Aflagaada ah! Ra'ayigaaga si sareexa ah u dhiibo. Ogoow inaan ka saareyno wixii Aflagaada ah! Account-kaaganah Block ayaan ku sameeyneynaa!
Mahadsanidiin
Maamulka Keydmedia
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaa iga qoslisay walaahi inaan in kiraan rabaa waxaan sheegayo kutiri aqli kaliya weeye qoftu
Tani waxay cadaynaysa in ragaan ay ka danbeyeen dagaladii sukeye ee somaliya ka dhacay waxan rabna in la soo saaro maxkamad kuwaan iyo kuwiikale oo ka qaybqatayba qabilkay donaan ha ahadeen
filimkan waa kii morgan iyo waxii la mid ah maxkamad lagu soo saari lahaa waa qof walaba oo somali ah in qabiilka meel iska dhigaa si inta ka hartay dadkii somali sidaan u galay inta ka nool danbigii ey ka galeen somaliya ciqaabtisa la marsiin lahaa
islaanta maxay dhahday wax lakeedinaayo marabo inaan bari inkiraa rabaa kulahaa waa cajiib dad jiran walaahi
madaxdii dalka aya sidas ku fekeraysay ee khairku halkee ka imanaya !!!
ceebey tacaaal alla maxaa jaahilnimo jirta allow dadkan naga qabo , aniga even qabiilka laga hadlayo ee daarood baan ahay lkn waan kasoo horjeeda qabyaalda , Ilahay halaga baqo oo dhalinyarooy aynu aduunka wax la qaybsano aan joojino daaroodka ,,,,,Eyga nacaska ah ee waxan soo geliyey .baa aduunka ugu daran ilahay dulinimo ku bad
waa cawaantiin naga dhameeyay dadkeenii soomaaliyeed hadalkaas xun ayaa dadkii lagu laayay ama liisku laahay DaGAAL ama QABIIL DAGAAL+QABIIL= WAA cawaanimo doqonnimo
KEYD MEDIA.. waad mahadsantahay laakiin idinkoo markale mahadsan soomaaliya inay dib loo mideeyo oo dad badan oo xalaal ahi dib u hogaamiyaan baa la rabaaye dadka soo kacaya aad ha u sumaynina ee fadlan ka saar cajilkan markay cadaaladi timaado ayaynu danbiilayaal badan maxkamad ku saaraynaa cajilkan iyo cajlado kale oo badan oo soomaalidu hayso thnx again.
If I guess these people from sudan
syiad baree is the son of somalia, the first somali leader after the italians to almost captured addis ababa, he will always be remembered, & Abdullahi yusuf was attacked in Baidoa by al qaeda terrorists, thats how the ethiopians enter in somalia in the first place, even majority of the somali parliaments welcome the ethiopians. today darood and hawiye are united as ever to protect our country from the evil prehistoric monsters. our identity is lost if we aren't united.
Hanoolaato Somalia.
ani waxan aminsanahay waxan waxi dadka so xasuusiyay wa wax an maqli jiray ama layga sekaynjiray lkn in nala so xasuusiyo maba ahayn halaga gudbo waxan jaahilnimada ah waliga qabiil qof ha u dilin just iska iloow qabiil dowlada hada jirto hala taageero wax yar aya nooga dhiman ina aan gaarno nabad mahadsanidin
loool a video about hawiye vs darood and dooros are talking about isaaqs inferiority complex much?
Dream Dream..........qabiilnimo is our DNA can't be eliminated.........Never Ever........but u can still Dream young man..........I agree with you 100% but that is mission impossible ....the younger generation cmoing up.....are far worser honestly........from my own experience, I reside by the way UK
What Year Was This ? Someone Answer Me Quick
people you gatta remember this is 20 years ago laakiin waxaa murugo leh in weli dad sidaas aaminsan weli jiraan (labada dhinacbo)
cid saxsan ma jirto,labada dhinacbo wee qaldanaayeen hadaad weli mid taageersantahayne ogoow inaad adigane qaldan tahay.
Walaahi, thuma walaahi thuma walaahi, markaad dhimato qabeelkeed difaaceysay laguma weeydiinaayo marka wax aan ku anfaceeynin waqtiga ha isaga dhumin....hawiye iyo daarood iyo jini iyo insi waxba kuuma taraayaan......KHAAF rabaka somaliyey
waa foolxumo ilaah naga gudbiye alxmdlh inksto afaaro qabil ay inyar ku danbeyso
Just sad to see this.
aakharo waa la isweydiiin
walee waa soo jireen
waxaa layaaba in nin weyn oo waliba madaxtinimo raba in uu kufaano bukaartii raxanweynta anagaa faganay waa yaab bal halasoo baro in hawiye sidaas uhadlay youtube waa wasaq muxuu waxwalba hayaa oo yinta mesha kajirta
Moorgan wuxuu ka mid ahaa dagaal oogayaashii Somalia bur burkeeda ka soo qayb qaatay balse hadalkiisa Videogan ku jira waa " waar aynu is difaacno sinama laynaku dayn maayee" taasina waa miduu xaq u lahaa illeen gari allay taqaane.
wale naarta bilaash loma aburin
Allow adaa Alla ah
@ilhammuhamed Well said Ilham waa runtaa Soomaali oo dhan waa walaalo!
what year was this ?
Asc walaalayaal waxaan waalaga gudbay dad walaala ah ayaanahay waxaan waadhamaadeen ma ahan waxyaabahaaan ookale in lasuuluyo ayey ahayd in lasoo saaro maahin ee ilaahey aan kabaqno oo waxaan aan iska deeyno
dadkoow ku cibro qaata dadkii qabiilka ku qarabanaayey waa kanaa wax u yahayna ma jirto qofkasta oo qabyaalad qawan ku dhaqama meeshaa oo akle buu ka baxayaa.. waxa wanaasgan oo wax lagu noqonkaraa midnimada somaliyeed.
cawaan.waaye..maxiidayeel..fiire waxay ku hadlayaan..Ilahay umada ha ka qabto..cawaantan..
Sidaan U Arko Anigu MoorGan Waa Mujaahid Weyn Oo Weyn
ILaah Baa Wayne DagaalKii Sokeeyana Cid Walba Ayaa Ka
Qeyb QaadaTey Ee Wax Asaga U Gaar Ah Ma Ahayn In
Kaligiis La DhibSadana Maahan' Wuxu La Siman Yahey Qab
QabLayaasha Kale Ee Somalia Iyo SomaliLand Ba Ka Jira
RunTii WakhtiGaas Waxaa Lugu Jirey Xaalad Adag Wixii
QabiiL aHaan U DhacayNa Wax Kaso Qaad Maleh MoorGan
Wuxuu Ka Qeyb Galay Dib U HeshiisiinTii SomaLida 2007 Di
& Ti Kale Hada Waa Ceb Ka Saliin e HalYeeyga Cayda Ka Daaya
islaanta aaba ka aqli badan moorgaan cawaanka lool walee cuqdad & ciiil baa ka buuxdo odoyaashan laakin weey idinku daadatey dheh
Anigu halkamad uunbaan odhan lahaa cidii garaneysa dadkaa meesha iskugu yimi in ay wax ka nool yihiin in ay ku baraarujiyaan in ay ilaahey u toobad keenaan waxa sababtoo ah waxa meesha laga duubey waa arin aad u fool xun.. dhamaantiin inta daawaneysana waxaan leeyahay ajar ha u shaqeynina...... walaalalyaal yaan nasteexada la ilaawin...............
ina lilah waa inaalilah rajicun.....ilahow somalida caqli u yeel
What a shame! What a shame. This is not good.
SubxaanaAllah waar bal islaantanu waxa ay ku hadlayso eega! 03:30
darood waa lagumeeyay afkooda aya kaqiirteen
waxa yaab ah in somalidu markey wax ka hadlayan ama ay soo saaran in ay dhinac yihin oo aysan gud ahan ahayne somaliya iyaga is dhameyey oo qolo manta waxa ka dhacey somaliya lagu eedeyn karo ma jirto lakin qolo iyaga is la saxan marka caqligu ha shaqeyo oo media leyska dabaqadanayo waxa ku ron in dhexdhexad laga noqdo waa hadii ad dooneyso in aad dacad u muqato ama xaqiqada wana wada og nahay in somalia degan kasta dhib loogu geystey umada somalida wana og nahay wixii ka dhacey somaliya dhaman
Waxaan xusuustaa 260 maxaabiis in ka badan oo ah maxaabiis Moorgan ciidamaaan uu hogaaminayey ah in ICRC lagu wareejiyey xiligii UNISOM ee 1993 waxayna ku xirnaayeen CIDda Muqdisho qaar badan oo ka mid ah maxaabiistaasna waxay doorteen in ay Muqdisho ku noolaadaan, ogowna waxaan qabtay USC/SNA mana aysan dilin waxaas ayaa walaalnimo Soomaalinimo iyo Islaanimo la yiraahdaa oo aan aarsi qaab daran sameyn ogowna maxaabiista laga qabto USC IYO SDM nolol laguma arag. Soomaalidu waa walaalo nin xunka
KKKKKKKKKK MAANTA KUWAN MAXAY HAYAAN ?
Morgan waxa fiican in la so taago Maxkamad Caalamiya. Walee Morgan waa ka Somali baabiyay... Ninka Masqaxda leh sidaba uma hadlo ee Ilaahay ayu ku xidhanyahay...
maalin ayuu cadaalada hor imandoonaan dhamaan dadkii gumaaday umada somaliyeed gaar ahaana reer somaliland ma dhawa goorta xaqu qaban doono morgan iyo qayrkiiba
cajiib
doofaar abadkii ma daahiro, anigu eeda saari maayo beesha daarood laakiin waxay eeda ku lahaayeen kuwaas ayey wax ka dhegaysanayeen oo hogaan u ahaa, 20 kadib waxa jira darood weli morgan wax ka dhegaysta waxa ka mida dhulbahanteha la baxay khatumo seeg oo ku sharfay xaflad ay ku lahaayeen nairrobi isagoo weli sidii u eg isla sidiina u hadlaya oo aanay waxba iska bedelin, isaga waxa kasii liita ka u sacabinaya ee halyeyga u haysta morgan fulay denbiile ah waana in maxkamd laso taagaa.
@bloodmoney Hawiya Jubbaland Ma dagaan sxb, if u mean shiekaal iyo gaaljecel, they are not hawiye and never were.
maxaa loola yaabayaa somaliya burburkeeda kuwan ayaaba u talinayaye, they are all the same siad barre,morgan, caydiid,ali mahdi ETC no one was better than the other.
wale somali dhimatay nocaan u kalena wa laga hela somali wey u dhamatay
runta in ay nu ka hadalno waye horta somali qabil ba halka somali so gadhisyey nolol xumada ay ko jiran qaarigi 21 aya lagu jira adonkona horo u mar aya tigsaday halka u ninka somaliyed u ko fikirayo sido walalki u qowrici laha ama u wadankisa u dumin laha aya laga tagay u ethiopia u cadow somaliyed ah aya somali sida ay rabto ka yesha somali moran qabil ko dirira somali xalka ay somali wakhtigan an no ko jirno
Asc walaalayaal soomaalida kuligood qabiil bey ku aftirsadaan nin walba reer baa dhalay waana dhaqan aan lee nahay oo qof aadan aqoon markaad rabto in aad aqoon soto waxaa la yiraah yaa ku dhalay oo micnu heydu yahay reerkee ka soo jeedaa qabiil intaas ayaa ugu qurxoon in loo isticmaalo taas ayaan dhaqan u leenahay ee yaan lagu qaldin oo lagu isticmaalin dan ninkale wato ha u dhiman hana u rafaadin dan taada ka hor tan reer kaaga iyo qabiil kaaga.
kkkkk waa arrin cajiib ah walhi in aan maqalno reer hebel cunto ma waayaan bakaartii raxanweyn ayeey fagtaan kk walhi waa arrin cajiib ah
Anoo Daaroda waa wax aad looga xumaado ah in Somalidu weli ka, kudbi la,dahay waxii taarikh hore. Weliba reerka ladhaho Isaaq It is time for future not the past Moegan, Gaani, C/lahi yusuf, Aideed, Ziyad bare are all gone. Waa inaynu ka fekernaa inaanay wixii dhacay dib danbe udhicin iskana ilownaa wixii dhacay. Xiligaa morgan laga duubay video gaan waxuu xili xun taariikhda Somalia.
@SomalianGangsta4Lyfe haa sxbsomalia waa waddanka kale aha ee qabiiilka iska haysta aduunka ma arkiin meel isdan oo kale aha ama wax la mid aha somaliada waxaa iska haysataa waa shan xaarafa oo aha qabiil ila a hadda ilaa 1700 somalia waxaa iska haysataa waa qabiil uun arkaas ilaahay ha ka duul qaado qofka xun oodhaan aaamiin aamiin
why is Keydmedia digging the past? waxaan horay bey udeceen halaga gudbo. viva morgan
Shame, Shame, Shame..
Tabaalaha saa'idkaa, Rabow naga samatabixi.
Colaada sokeeyehee, Dheeratey Rabow sargoo.
Rabow siliciyo dhibtaan, Soomaalida uga gargaar.
dagaalka wuxuu u dhexeeyaa Soomaalidii Soomaalida ahayd (waa Dadkii uu Fircoon ka dhashay ee illaa iyo Masar ku fiday) iyo kuwii isa-soomaaliyeeyey (isaaq, ciise, majeerteen{jabarta ismaaciil}, warsengeli,oromo,uraago,adari,tigree,tigray,banaadiriga = Others) oo dhammaantood ka yimid yemen, umana laha dhiig iyo dhalasho dhulka fircooniga ah ee geeska dalweynaha soomaaliya. marka, dad yemen ka soo jeeda oo eritereeya kow yimid, dabadeedna itoobiya dhalay weeye waxa maanta dagaalku naga dhexeeyo
dadku maanta waa ka gudbeen, qab yalad iyo qudhunka aad fafinaysaan hawiye iyo darood ninkii caqli lihi waa og yahay in aan cidi isag dhawayn waayo waa dad walala ah oo somaliya oo isku dhiig, dhaqan iyo diinba ah , hala kala garto coladihii laga soo gudbay iyo wakhti xadirkan.
go read books fool.you don't know what the hell you are talking about.wax waalan baa tahay,,,ee wax soo baro,dadka haysku khaldin.
xiligaan qabiil qabiilka kale dhaamay majirin,midba kan kale suu u ciribtiri lahaa buu ku dadaalayay.sheekadu waxay aheyd fiqi tolkii kama jano tago.maanta dembi dhaaf aan alle kabarino oon xasuusano heerka xumaan qabyaaladi nagaarsiin karto.
Marka la tixgeliyo xaaladda halka ay mareysay waagaa, Moorgan wuxuu u hadlay sida siyaasiyiinta & qabqablayaasha kale ee hoggaaminayey Hawiye & beelaha kale. Ma aha wax isaga u gaar ah ee waxaa la wadaagay fekerkaa qabqablayaasha ka soo horjeeday.
xamar qabasho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
ugas yada dhamaan wan idin salamay
waxaan filaa in qabiilkii sii yaraa ee sxb dad yar ayaa dhiman iyaga usoo duceya