Caddaalada jaamac galladaw aad ku hadlaysaa waa isaaq System ka ayuu ka midyahay oo ciidamada, wasiirada dds ayuu kamid yahay, Shalayna waxaad lahayd Dhulbahante dhulkiisa waa u xor Somaliland kama mid aha, markaa see wax u wadaa oo aanu kuu fahanaa, mashalay baad saxsanayd mise maanta, Mahadsanid
Cagdheerey xaal qaado waqooyi iyo koonfuta aad dagtaan xasaasiyaa laga qaadey,ee iska dulqaata weey iska soo afjarmi insha Allah, ninkii dhoof ku yimibaa geeridu dhibeeysaa waqtigii dhamaayo weey dhaqaaqi doonaan,dulmigase Alle Ma ogola ee dulmiga iska jira reer ki aan kadhashoow😊.
Waa inad tagtan meesha si aad war sugan uheshaan lakin war bahinta kale iyo dad ka buun buuninaya ayad dhagaysanaysaan hadaydaan dagaalka dhexdiisa ka soo waramayn waa ceeb inad sheko kaftan ah la timaadan
CAGDHEER SHAQAQADA KA DHEX DHACDAY DADKAN KOONBADAN BIYAHA KU WADA CABA KALA JOOJI OO HA SII WADINA HADDII CAWAANTII REER WAAMO OO WAR MOOG AH AYAA ISKA DHEX BOODIN☝️
Sarakiishii la laayay eed leedihiin raashin baa la siiyay sun baaa la siiyay dhawicii baa laga helay suntaas xogtaas raadiya waa wax la hubo oo ciidanka abnigu xaqiijiyeen
SOOMAALI MAANKI AYAA ALLAH KA QAADAY WAR DAD GUMAYSI KU JIRA OO LA HAYSTO AYA WAXEY ISKU HAYSTAAN ADI IMA HAYSAN KARTID,WAA WAALI,,WAR BERBERAA LA ISKU HAYSTAA IYO SAYLAC GAYIGII SOOMALIYEED OO XORTA AHAA,MEEL WALBANA REER IYO QABYAALAD AYAA SOOMAALIYEEY LA ISTAAGTEEN WAR CAQLIGA HA SHAQEEYO 4TAA SOOMAALI OO MADMADOOW ADUUNKA YEYYSAN IS DHAAFIN WAXAAN MACNO LAHEEYN ADUUN WAFIL AAKHIRA.NAFTADA CADAAB KA DHOWR ,WARYAA ALLAH YAQAAN WAR DADKAAN WAA DADKA ADUUNKA UGU CAQLIFA BADAN HADANA UGU CAQLIGA LIIDATA
Shalaay qabiilo somali oo tabashadooda la iska indha tiraay ayaa oromiya kubiiray,jilicsaneey iyo fayanbiro,iyo babileey oogu horeyaan maantana waxay u muuqatataa in qaybo badan oo ay wajale oogu horeyso in aay dalban doonaan afti in laga qado somali hogaan siyaasad foog leeh Allaha u sahlo.
Waxaan isku ogeyn in somali state laga xoreeyo itoobiya marka ma somalia in lays ku mashquuliyo dhexdeeda waa qidad ay itoobiya ka dambeyso...wax dowlad la yiraahdo kama jirto somalia galbeed, waxa meesha ka jira waa dad ay itoobiya gumeysto...mustafa waa dhabadhilifka abiye axmed...
Nacas yadii ogaadeen meelwalba waxay kaga faanayaan caruur iyo dumar soomaaliyeed iyo dad xoola dhawqatah ayaan laynay war orda oramada idinku shaqaysanasa ee aad dhulkiina uga soo carateen is ka caliya cadawgiin u jabae soomaali ilaa kismaayo haku laynine
Iidoor iyo Ogaadeen waa walaalo way is huran yahiin Illaahay ha nabadeeyo Aamiin
Hoyadaa nabadu wastay adeer nabad waan rabay lakiin hada ma rabo
@ Ogaadeen ma tahid ee Dhulbahante Nacas ah baad tahay
@@ahashi7828 jaamacow warkaagu dhan ayuu Jira imika xaguu kasocdaa dacawalay 50 ma koonfur Buu kaxiga mise woqooyi waamaxay maxaabiistan liyuuboolis eelasoo bandhigay imika
Amiin. Allah halagaxishoodo walaalayal.
Aaamiin
OGAADEEEEN ALLE HA BARAKEEYO, SSC WAY SALAMAYSAA WAAD SAARAAN DOONTAAN ILAA QIYAMAHA
Salan lamida garad o katimid qabridahr qoraxay
IIDOROW WAXA WAALAY AKISHA IYO JAARSO😂😂
Caddaalada jaamac galladaw aad ku hadlaysaa waa isaaq System ka ayuu ka midyahay oo ciidamada, wasiirada dds ayuu kamid yahay,
Shalayna waxaad lahayd Dhulbahante dhulkiisa waa u xor Somaliland kama mid aha, markaa see wax u wadaa oo aanu kuu fahanaa, mashalay baad saxsanayd mise maanta,
Mahadsanid
@@suudichannel4725 adeer meeshu inay Ethiopia tahay ha hilmaamin😅
Dadkaan wa munafiqin
Ninba reerkii. Waa cadalada somalida.
Kķkkk suaal jawaab u baahan
Good piont
Illaahay ha mideeyo ISAAQ JIGJIGA iyo ISAAQ Hargeisa waa laba qabiil oo walaalo ah islamarkaana waa laba caasimadood oo Somaali degto oo nabad ah Illaahay ha mideeyo oo nabad ha ka DHIGO Aamiin yaa rabi
aamiin yaa rabil caalamiin
Aamiin aamiin
Iidoor meeshuu dago iyo baridiisa wuu iimansan la yahay... walee in iidoor Somali laga cidhib tiro mooyee inayna nabad somali kuwada joogaynin
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
Mustafe Waa Nin Ad U Jilic San Abdi Ileey Libaaax Ayuu Ahaa
Asc ilaahoow reerka reer sheikh isxaaq cuqdada iyo xanuuunka kasaaar ✅✅✅✅✅
Seed adiga duco ubaahaan intaa daadka dulmisay baa munafiqnimo halkan laa imaan
La nadhaho ee u dhinta dheh
🫵🫵🫵 War jaamacoow dadkii sawirada iska soo waadayey ayagoo hanjabaaya e wajiyadoodu muuqdeyn mala hayaan 🎉🎉🎉
Anaa wasaw cadheertii kaalay noogagur bakhtigood 80 nin oo may ah baa halkan yaal 38 maxbuus waan hayaa😊
@@aadancabdilaahiguled Aasde meydka maxaad ka agfadhidaa wllo
DDS GUULcidanka Deganka
5 D From Harti SSC KH GUUL IYO GOBANIIMOInsha Alalh🤲❤💪😘💯✊👍👮♂👮♀🦁🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍
Masha allah guul gull Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤
Guul farda awliya💕💕
Rag dadkooda difaacaya uma xumidiin😊
Isaaqu. Meelkasta. Hajoogaane. Cuqdad. Ayaa. Haysa
Asc war maxaad heysaan oo runta kudadaaala hoow oo hoow 🎉🎉🎉
Markaa hadii kala saraynta sharacigu inuu shaqeeyo aad rabtey markii Somalind kala sharcaynta sharaciga rabtey maxaa la oynayseen 😂😂😂
Kkkkkkk
Haaar iyo buur war cagdheertii wey sigatey in haarta loogu yimaado 🫵🫵🫵
Cagdheerey xaal qaado waqooyi iyo koonfuta aad dagtaan xasaasiyaa laga qaadey,ee iska dulqaata weey iska soo afjarmi insha Allah, ninkii dhoof ku yimibaa geeridu dhibeeysaa waqtigii dhamaayo weey dhaqaaqi doonaan,dulmigase Alle Ma ogola ee dulmiga iska jira reer ki aan kadhashoow😊.
ilaahay dadkan sheydaanka iyo jaahiliinta isku diraya haka qabto
Waa OGAADEEN SOO QAADADAY DAGAAL LKN U
WUU KU JABAY MARKII DANBE
Waa inad tagtan meesha si aad war sugan uheshaan lakin war bahinta kale iyo dad ka buun buuninaya ayad dhagaysanaysaan hadaydaan dagaalka dhexdiisa ka soo waramayn waa ceeb inad sheko kaftan ah la timaadan
WAY SAAD SAN JIREEN KALSHAALE WAXAY DHIHI JIREEN NEW POLICE BAA NA SOO WEERARAY
GOOJACADA SIDOO KALE HADAY RUNTA GAADHAY CAANO KALISA ISAAQOW❤
Jaamac galad is not easy
Arrintaan waxay u eg tahay in soomaalida laysku laayo inta hartayna oromada iyo canfarta ku casheeyaan.. Waxaan waxaa dabada ka riixaya maamulka Abiye
Walee kursiga mustafe cagjar ayey usocdaan waa laga waalay waydinaan ogaan
CAGDHEER SHAQAQADA KA DHEX DHACDAY DADKAN KOONBADAN BIYAHA KU WADA CABA KALA JOOJI OO HA SII WADINA HADDII CAWAANTII REER WAAMO OO WAR MOOG AH AYAA ISKA DHEX BOODIN☝️
Itobiyanaku inana isku jabano waa raban sorry 😢😢😢😢😢
Idoor reerkaan afka xun dhaqan celin ha lagu sameeyo waa kibreeyn
Somalida Ethiopia iyagoo gumeysi ku jira miyay qabiil isku diliyaan,kuwa xorta la garay,mise somali waa isku wado aqli meel kasta ay jogaan
Jaamac qabayaalad yaa ku qaadey waxaanu kuu naqaaney wariye soomaaliyeed
Alshabaab hala soo Afjaro
Adigoo oon elef ah ayaa shacabka dacawalay soo weeraray waanu iska kiin celinaynaa cagdheereey
Guul lilyepolice 🇬🇲❤️🎉
😂😂😂@@xogdoonkawarkamaxaa iska dhicinysaan wala soo afjarey AS
@@abdihafiidahmed8950 markaad shacabka laysaan ayaad tidhaahdaan waa al shabaab lkn waxaasi la iska yeelimaayo dagaalku wuu soconayaa taako dhulkayaga ahna cagdheer joogimayso xiitaa na xukimimayso waxaanu samaysanaynaa kililka 11 ee Ethiopia wlhi cagdheereey
Ilaahay kadaari mayo saa was waslanyihiin raga diyadooda haiska baxayaan haday soo noqonayaan
Soomaali walee waad ujabteen oromo iyo xabashi waxaasoo dhana waxaa wada nayuu booliska dabaajiirtaa
Sarakiishii la laayay eed leedihiin raashin baa la siiyay sun baaa la siiyay dhawicii baa laga helay suntaas xogtaas raadiya waa wax la hubo oo ciidanka abnigu xaqiijiyeen
Geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc yan laga harin dhafiya xaduda ha.lasow afjaro abtiyalo
Culaadda ayaa ku farxeysiin
JAAMACAW WAXAA LOO SHAQAYNAYAA OROMO, ARRINKAANA WAXAA LAGA ABAABULAY ADDISABABA&HARGAYSA
DDSI Waxba lagama qaadi karo ee Iidooroow haku jabina meesha... waxa layidhi geeloow daaq ee markaad ciin daaqdo baa laguu yaabaa
Alla ninkaan carabkiisa qabyalad darteed ayuu dadka ku duraa waa aakhiru samaan yahuu
Doqonkii Ogaadeen sheekadii Kalshaale ayaa loodhigey!
Bariid ayey sugayeen kulahaa😮
37/40 ayeydileen!
Caqli Ogaadeen!
Ilaa ladhirbaaxo matoosaaniin😂
Cagdheeray deeganadiina hakqaxina sidii laydunyaqaanay suga dawada feedhaa
Jazmac,galadaw, warkaagu cadaalada hakusalayas naado
Idoor karbash xaalala😂
Dadku Waa Walaalo yaan lakalariixin ee halaysku sojiido
Walal
Maaha
Ee waa iidoor
Iyo daarood
Daarood ma idinkaa isa soo gaadhay wali halkeed iskaga dhererinaysaa.
Asc waxaan Ku sheegayaa hadanu nahaye idoor isma dilaayno ogaaden ogaaden waanu isnaqaana waanu isdhlnay waanu wada dhaqana wax kastaana oo na dhexmarana waa rag aanu Ka wada hadalo oo aanu Ka heshiino lakiin nimaan dano gaara leh Ayaa raba inay dagaal u badalaan mid isaaq iyo ogaaden isku dilaan inshaa allaah ma dhici doonto taasina
Maxay lascanod uga shaqeyn weydey dowlad nimadu
Maxaa ka qaldan Somali? Allah Jaliil!
Idoor iyo Ogaadenow Islaaya Kii raaya Reerka U taaline.
Isaaq xanuun baakudhacay dawadiisuna waa afcas dds daweeya qoonka waashay
SOOMAALI MAANKI AYAA ALLAH KA QAADAY WAR DAD GUMAYSI KU JIRA OO LA HAYSTO AYA WAXEY ISKU HAYSTAAN ADI IMA HAYSAN KARTID,WAA WAALI,,WAR BERBERAA LA ISKU HAYSTAA IYO SAYLAC GAYIGII SOOMALIYEED OO XORTA AHAA,MEEL WALBANA REER IYO QABYAALAD AYAA SOOMAALIYEEY LA ISTAAGTEEN WAR CAQLIGA HA SHAQEEYO 4TAA SOOMAALI OO MADMADOOW ADUUNKA YEYYSAN IS DHAAFIN WAXAAN MACNO LAHEEYN ADUUN WAFIL AAKHIRA.NAFTADA CADAAB KA DHOWR ,WARYAA ALLAH YAQAAN WAR DADKAAN WAA DADKA ADUUNKA UGU CAQLIFA BADAN HADANA UGU CAQLIGA LIIDATA
Shalaay qabiilo somali oo tabashadooda la iska indha tiraay ayaa oromiya kubiiray,jilicsaneey iyo fayanbiro,iyo babileey oogu horeyaan maantana waxay u muuqatataa in qaybo badan oo ay wajale oogu horeyso in aay dalban doonaan afti in laga qado somali hogaan siyaasad foog leeh Allaha u sahlo.
Guuul jaamac iyo ruur🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Waa jamac Galeeda kulahaa Amiirad naag sare waa runtii ..
Jigjiga inoo balan ah. Ii dawladeen maysid
Waa dad wallalo ah allaa isbaday
Waxaan isku ogeyn in somali state laga xoreeyo itoobiya marka ma somalia in lays ku mashquuliyo dhexdeeda waa qidad ay itoobiya ka dambeyso...wax dowlad la yiraahdo kama jirto somalia galbeed, waxa meesha ka jira waa dad ay itoobiya gumeysto...mustafa waa dhabadhilifka abiye axmed...
Ma waramayside farxad iyo qosol baad ugu dabaaldegaysaa dhiiga dadka walaalaha ah ee somaliyeed.malaa adigu matihid somali ee waxaad uegtay Axmaar waayo cadowga somalidu waa kuwa sidaadan ugu faraxsan geerida labada dhinacba.hulu sinti mawtaa baad leedahay.
Doqon doqon dhalay iska qosol waxaad ku danbayso aynu eegno.
Ilayn doqon ma xishoodo.
Manta khaladka jamacow arki waday waa ceeb manta mar danbe ka mid noqon maayan ogaaden u talin maayo dir ka ee ha lagaado
Maarkii laay diin kaa Adaadaay baaatiiriih waax baay xeeriinaayeen saakhiir iyo caaliim miid diilaayaah maaxuu xiiriinaay.
Ogaadeen waa ogaadeenuun .
in salaadaan ergo ah layntooda lagu faano miyaa wacan.
kilidhkan inagu kala wada
Waarun waa dad walaalo ah laakiin wallaahay kuwan weriyayaasha sheeganayaa way uga sii darayaan
Doqoniimadii oo sawir dadle ayaa meesha isku waraysanaya.Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban
Ogadin wxa iska ciliya wakhtige malasa ee wanjalda itobiya way fashilnte
maxay rabaan reeraha soo duulo dulmiga kusocda snm kiiyimadaba kakale maka daran yahay ciro coomadi kiikaleba makadaran yahay
Soomaalidu. Waa. Dad. Asaagood. Ka hadhay
Qosol qosol baa wadaan
Waa kaa aqliga somalidha . Shalay axmeed madoobe marku sharciga ku tuntay mujaahid ayuu ahaaa manta lkn isaaq sharci diid weeye oo waa in lalaaaya. Soomaliyey mise qabiil qaata mise sharci iyo qarannimo hala qaato
Lkn Waa lays dilaaye SULDAANO IN LA DILO
DHAQAN OGAADEN AYEY NOQDY
Hadii suldaanku jabhadeeyo oo dabhariyo assagaa in ladilo dalbaday!
Ayga 7 jer ayaa layska daahiriyaa
Hadii maatida iyo salaadiinta la laynaya wax lagu faano ay noqotay wala kala baxayaa wlhi
Hhhhhh cidanka somalilnd waa idoor markuu idinla dagalamayo
Kan newguna marku isaq so eego waa sida uun
Waa bagasha isla fahanay
Dabadhilifnimada daarood iya isaaq waxeey maree in ayagoo Ethopia awalba naagees uwada ahaay in eey naageeski isku dilaan
Sheikh Aden Suni waa ku daayay Gacanta Liyuu Boolis ayuu ku baxay
Marun baa?
Reerkani waa waasheen Qabyaalad baa Rogaysa meel walba fidno ayay ka abuurayaan
Sirmaqabe saab baa biyo u celsho.
Talyaanigaaba idilay caadi maaha jaamac
Runta ka sheega Waxa meesha ka jira
Kaadibiin waa kaydin fahmay
😂😂😂 subxaanallah qabyaaladeey balo kuqaaday kuye waxbay dhawrayeen walee lama ledo qabiil dawlad sheegta waalayaqaan meeshuu kudanbeeyo
Cagdheer iyo dayus bolis waa wax dhaqan amxaaro wata oo ku dhashey waase laysaga danbeyn
Ango isaga ah ay kufarxsan shadhkana ad xidhan tahayna isaga akishe jarso diira wu fahmaya hoyada anka wasne
Asc. ❤❤❤❤❤. Territoire. Somalie.
Ogaadeen waa dabadhilif ethiopia
Maxaalagu dirirayaah horto loyo kulmis ookale miiyey noqdeen dowladii somaliya lagu bur buriyey ookale jawasiis shabaab miiyaa kujirah meesha kii weerarayey malatariga reysulwasarah ayaad taageereyseen arimo lanyada kale ku kala iir dheynayaan jubalad iyo dowlada siiyaasadu barashey rab taah iyo fiiro dheer
Ogaadeen markasta isaaaqa nabad bu ku gaada markan see waa noodagaal cagdheer.dhirtiii qarinlayd ha siibeertaaan
Nacas yadii ogaadeen meelwalba waxay kaga faanayaan caruur iyo dumar soomaaliyeed iyo dad xoola dhawqatah ayaan laynay war orda oramada idinku shaqaysanasa ee aad dhulkiina uga soo carateen is ka caliya cadawgiin u jabae soomaali ilaa kismaayo haku laynine
Jaamc galad
Iyo tiimkiis
Waabeen wax xuud xidhan majirto anaaa hada jooga
Kurdisdaanka Soomaaliya aayaad tihiin waxaba ha qoslgariirina
Qoti gardara badan had ba meel u duda
Meeshu beel maahee Waa Dowlad iyo dad kale oo soo duulay beel tigniko wada iyo gurmad xadka ka soo talaabaya waa maxay anyway rabi hakala qaboojiyo shacab inuu hub haystana waa qalad
Isaaq. Qiyaamada. Iyo. Gaadmada. Waa. Shaqafooda
Bismilaahi waa salaamayaa umada somaliyeed ayaad leedahay hadane waa isku direeysaa somali afkaaga kala bax ogaadeen fuul qashin baatahay
Kkkkkk beenaaleyaasha daarood warkiina waanu ka dharagnay ee wax kale ku badala
Cuqdad ku dishay jaamac galad
Jamacow cadeyso qabyaalada lascanodna shacab auaa lagu lenayey dacaweleyna waa al shabab waa ku kala baxayanaa ogaden dacawaley
Jamacoow cuqdad Isaaq kukudhacdaday