Cabdi Cumar amin Allaha xafido fidunya wal aqira waxma garadka caynaya waxan leyahay aqiro asago ku heysa ayu imanaya e tada kaliya kanax qofwalbow waxa u shegayo warun nimanka u shegayo wa kuwi waligodba dadka qurafadka ku so waday xaqana Allaha nawafajiyo
Waxaan ku weydiiyey bal diintaad adigu haysto islaam maahe e car caydee waa diinta dhiig jecel ee shaydaanku u sareeyo qof muslimoo ladilay ayaad intaad soo fadhiisato aad leedahay gaal buu ahaa waar soomaaaloo dhani waa suufi ee aorodoo mashruucaad lacagta ku qaadatay iska wado ilaahay naarta kugu faogeeye xawayaamn
war marxuunka ka leexo Asaga shuaalihii aqbriga waa laweydiiyay Lkn Dadiga waa kuu dhiman yihiin maka jawaabi doontaa mise gafi doontaa ma ogid Adaa taadu kuu taal Aakhiro oo Umadii Soomaaliyeed dhameysay
Waa yaab alshabaab wuu i aqli celaa dadka gaalada xataa maxasuuqdo uu leeyahay. Dhiigaas inuu denbi xun yahayna ma sheegaayo sida uu u hadlaayo walee xaqa waa ka fog yahay. Kan waa farac xun yahay kan ceyr maahan aacuudi bilaahi
Xassan dahir aways cilmi kaa dhagaysan maayo walal hadii aad wax tar leedahay maantay culimadi wax ku soo bartay kuma aadan af celiseen eee nagu kala kaxeee
Asc dadka sheekha afla gaadeynayow allh kabaqa (sxwt) waxa aad Ku hadleysan kafiirsada mida kale ma waxad difacaysan ninki nabi maxamd jaa'ifeynayey (scw)
Subxanalahh Subxanalahh Somali ayd tahay oo qabyaladu ku wayntahay kula yaabi maayo.... Nabad galyo iyo naxariis tushiisha ha ahaato Xabiibkenii nabi Maxamed....mana ogolin in rasuulka la caayo Laguna been sheegto...
MAASHA ALLAH, SH.XASAN DAAHIR,
JAZZAAKA ALLAH. CILMIGAAD NOOGA FAAIIDEYSAY.
MASHA ALLAH SHIiQ XASAN DAAHIR AWAYS allah cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiye
Illaahow unaxariiso shiiq cabdi wali
ASC QAANSO ROOBAAD CHANNEL IYO SHEIKHA XASAN IYO ASAXAABTA SUBSCRIBE II SAARA CHANNEL KA FADLAN
Masha Allah Sheikh Hassan Dahir Aweis cadow gaa unooloow xaqaneh waligaa kutaagnoow nin go'aan adag ayaa tahay xaqa Allaha hakugu sugo waligaa✔✔✔❤❤👏🏽👏🏽
Dhilo dhilo
Somalilander ayaaba sheeganeehe maxaa kugaliyey arimaha Somali weyn stupid😂
MashaAllah TabarakAllah Sheikh xassan ilaahy cimriga haku barakeyo ruunta sheegteahy 😚😚😚😚✋✋✋💖💖💕💝
maashaahu alaahu akbar
Masha allah sheikh xasan dahir awey rabi haku xifdiyo wlhi waa sheikh aan xaqa la gamban
maasha allaah ilaahay cimriga i caqliga hakuu daayo!!
Adu maxaad uqarxin jirty
Islaamka
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alaaa jaahilsanaa oooo9ooooooo
Cabdi Cumar amin Allaha xafido fidunya wal aqira waxma garadka caynaya waxan leyahay aqiro asago ku heysa ayu imanaya e tada kaliya kanax qofwalbow waxa u shegayo warun nimanka u shegayo wa kuwi waligodba dadka qurafadka ku so waday xaqana Allaha nawafajiyo
ماشاءاللہ ماشاءاللہ Gaalada alakaa soo daaayo
allah haku barakeyo shiiq dahir awes xafidukalah
Xabsiga ayuu ku qafiifay odagu kkkk waligiis inta jecel inow xabsiga kujiro
Like ha i saarto
Ilaah hku barakeeyo sheekh xasan daahir aweys
aamiin
Hada waxa Muhiim ah sheekh sidii "Dhalinyaradii dumar iyo rag ba lahayd ee uu duufsaday ninkaasi sidii loo dhaqan celin lahaa " wali ma arkayo sheekh ka hadlaya caruurtii uu dhaqan lumiyey sidii loo dhaqan celin laha ..TAAS BAA MAANTA MUHIIM AH ruclips.net/video/GqbJROGQsU8/видео.html
dad farabadan oo aan kamid ahay way ku farxeen dilka gaalkii nabiga caayay.
Oo in mar waliba qaraxyo dhaco waad ju farxasantahay allah ka cabso dadkii wa dhameysey
Masha allah sheikh xasan daahir ilahey haku xifdiyo manta haqa ka hadashay
Maashaallah sheikhunaa allaha ku xifdiyo
Masha Allah ya shikh
Maashaa Allaah JazaakaLLaahu Khayran
Geesigii 2006 Gacmaha iyo lugaha kajaray Hogaamiye kooxeedyadii Muqadisho.
maashaalaahu sh toosan oolibaaxa
Ilaahay Amirkiisa. Somalida pdaygan baan ugu necebahay bal diinta qaraxa baneysay ee tidhi qofku naftiisa ha biimeeyo bal sheeg ninkaas dilkiisa maxaad ku xalaaleyneysaa in macaa caruurtiisa iyo dumarkiiba la laayo. Shaydan xassan Aweys wuxuu ka mid yahay dadka wadanka Rogay
mujaahid sare
Shiiq hageylin ee shiiq cabdiwali waadhintee danbiga iskadaa . Hadaad waxheydo markuu noolaay AA lagaarabee .
Marhorowse aayad idinkuxiraye
Saxiix. Wiil reer ciyoow 👍😎
jazakallu khayr sh xasan wallaahay nin somaalida abaal wayn kuleh ayaad tahay haday wax garanayaan.
ilaahay adigana sabir musaabarah haku siiyo cimragaaga iyo caafimaadkaagana hakuubarakeeyo
masha Allah sheikh,
qof walbo nabiga difaaca waan lajirnaa waana taageereyna.
ilaahy kuwa ummada fitneeynaya nagaqabo.
qofkii nabiga {sala Allahu calyhi wasalam} qiimuhu kuleeyahay iyo waajibka kasaran inuu garto uuna fahmo muxaadaradan hadaawado,
ruclips.net/video/Bd5bxsef1d4/видео.html
wallahi aad beey uqiimo badan tahay, siiba fitnooyinka baryahan taagan.
Shiiq hageylin ee shiiq cabdiwali waadhintee danbiga iskadaa . Hadaad waxheydo markuu noolaay AA lagaarabee .
Marhorowse aayad idinkuxiraye .maqurankaa diidantahay
Ilaheey Aduun iyo Aakhiro ku duleee Midka uu so daliishanaya Waaa Ibnu baaz waa Jaajuuus rer Alla Salooool ......
Alhilaal.Islamic.online
Madrasada waxaa lagu dhigtaa qaab online ah
Waxayna bixisaa xiisadahan kuxusan xaga hoose
1=xifdiga quraanka
2=higaada carabiga
3=xadiiska nebiga
4=siirada nebiga
5=soomaliga
Iyo wax yaabo kale oo muhiim u ah ardayga
Waxaad nala soo xadhiidhi kartaa Skype ka ama
Barteena Facebook ga oo ah madarsatu alhilaal
Geesi cimrigiisa ku dhamaystay halganka Difaacida sharafta islaamka
Waxaan kayaabanahay kan iyo roobow sey dadkey xasuuqen ula hadlaayaan
Sheekhoow intii uu Noolaa oo Khabasho iyo La talin uu lahaa
xagaad Jirtey, ood ku Maqneed ,Maxay tahay waxa laga faaiidaayo,
mxaad u waani weysey maalintuu Noolaa.
Hooyadaa gadhka xun kawas ayyahaw biyaha galay
Umad dhan buu xasuuqay markaasuu waliba rabaa inuu dad dhaliilo
Odaygaan asaasaqa ah stress-ka xabsiga buu isaga baabbi'inayaa hadalkiisu qabasho ma leh.
Allah ka cabso. Oo culumada afkaada, ka ilaali jaahilyahow, xayawaanka ah. Sheeqaan waa xaafidul quraan caalim diinta soo bartay, maxaad taqaan adiga oo dacaayad eheen. Xataa haduu caalimka qaldamo diinta waxy na leedhahay, caalimka wili ajar wuu leeyahay. Is ilaali jahliga naarta ku galin karaa. Ninkan xaq wuu ka hadlay, oo wiliba ku raacay, rag eey is qilaafsan yihiin dhow goor.
Durran Abdi waa uu kaasharaf badan yahah duli baa tahay
soomaaliya wareer baa ka taagan alah wadada saxda ah hanu gu duwo
rer xarmajo manta hadan culumadi miyaa caynesin wamargi adburburilahedeen
Waxan maqli jiray hadad rabto inlagu amano dhimo ama dherow shalay sheydanki ayay lahayen mantana shiikha kalexo kulaha Somali habartin wasa
Masha Allah sheikhuna Xassan
Maxkamad wa danbeysaa dhiiga ku daadise dhiigyo cab baa tahay
Mxuu digniin udiri Karaa duligaan xabsi Guriga kujira
saxiib adiga dulli ah hostaada ayay liidnimadu iyo dqonimaduba yaallaan.
saxiib wax lasoo har ilaahay yuusan kudulleyn adiga culimada iyo shuyuukhda dulli lagumasheego. hadii kale ilaahay ayaa kuu caroonaya. sh.xassan si sax ah ayuu uhadlay.
Waxaan ku weydiiyey bal diintaad adigu haysto islaam maahe e car caydee waa diinta dhiig jecel ee shaydaanku u sareeyo qof muslimoo ladilay ayaad intaad soo fadhiisato aad leedahay gaal buu ahaa waar soomaaaloo dhani waa suufi ee aorodoo mashruucaad lacagta ku qaadatay iska wado ilaahay naarta kugu faogeeye xawayaamn
Maxamed Daabad somalilander dhaba wax yahow qurunka ah hadaan ku arki lahaa xabad kugu disheen sidii xoolahoo kale ayuun kuu goowricilahaa
nimankaas dadka marna kafarxiyaan marna ka oo hiyaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
saasaa looga hadlaa sida raga
amusnaantaad ku roontahay ee iska aamus dhiig yacab tahay caqligiisuna owsan shaqeene
Adiga Iyo asaga waxba isma dhantaan alshabaab ayaa tahy oo qawariij ah Uf
ALLAA YAHDII MAXAAD DAWLAD KA SHEEGIN ADIGA XAALKAAGA DIB IN LOOGU NOQDO WEEYE WIXII AAD SOO SAMAYSAY XISAABTOODA BAA LAGAA RABAA MA ILOWDAY WAXII AAD SOO SAMAYSAY SAW MA OGID CALAAMATU SU'AAL BAA KU SAARAN ?ISKUMA JEEDAA ISLAAM LAAYAY BAA LA YIRI XAQA ALOW NAGU SUG AMIIN
Ey Ey dhalay Takfiirnimada Wuxu ku darsaday Doqonimo
Waaba shaydaan weenkan
war marxuunka ka leexo Asaga shuaalihii aqbriga waa laweydiiyay Lkn Dadiga waa kuu dhiman yihiin maka jawaabi doontaa mise gafi doontaa ma ogid Adaa taadu kuu taal Aakhiro oo Umadii Soomaaliyeed dhameysay
Cidkaaga dheeree
dolda wax hadilaka shego culumo iyo camo wad caynesiin miyaa ilahey idin cadaab kuwa kutagerayo badilka dolada waa waxa culumadi somaliyeed tirka oukeyen maxamad siyaad hada joji wesan walahi melala meshaa jogtiin wanilalayhaa
Waa yaab alshabaab wuu i aqli celaa dadka gaalada xataa maxasuuqdo uu leeyahay. Dhiigaas inuu denbi xun yahayna ma sheegaayo sida uu u hadlaayo walee xaqa waa ka fog yahay. Kan waa farac xun yahay kan ceyr maahan aacuudi bilaahi
Xassan dahir aways cilmi kaa dhagaysan maayo walal hadii aad wax tar leedahay maantay culimadi wax ku soo bartay kuma aadan af celiseen eee nagu kala kaxeee
Ninku culumada ayuu kamid yahay wadaadada ayaa garan
Masha allh ilaahaw kuda
Xasan daahir awiis cimri dheer
Cibaado badan
Xasan dahir gormaad toobad kenee?
Alaha ku barakeeyo sharafta habar gidir ayaa dhowrtay magac wanagsan ayaad u tahay dadkaaga
Kani Sharaf ka dheeer Ilahey doooori
Odeygaan maba fahmo waxuu sheego
O'Day shaydaan ah oo saaloohaayaa
Kan maaba hadlaaa
Asc dadka sheekha afla gaadeynayow allh kabaqa (sxwt) waxa aad Ku hadleysan kafiirsada mida kale ma waxad difacaysan ninki nabi maxamd jaa'ifeynayey (scw)
alla ku duley xasanaw toolkaana meel xun baad dhigtey oo chorniladii kula mid aha sida muuse biixi. AUN cabdullahi yuusuf dadkoodii meeshay gaarsiiyen bay ku noolaanayaan...
adigana sidii qof juudaan qaba baa guri lagugu ilaaliyaa ..
FG:weli waa sidiisii fikirkiisu oo dhiig buu u hamuun qabaa .
nacaladi kugu dhacday ..
adiga dilka jeceshahay
Idi maxaa tahay
allaha unaxariisto sheikh cabdi wali
Subxanalahh Subxanalahh Somali ayd tahay oo qabyaladu ku wayntahay kula yaabi maayo.... Nabad galyo iyo naxariis tushiisha ha ahaato Xabiibkenii nabi Maxamed....mana ogolin in rasuulka la caayo Laguna been sheegto...
Ilahay ka baq c,wali wu baqtiyey
Aamin allow u naxariiso shiiqeena
@@omarwardheere2721 👍
Car kumaa ku dhaaranaya inuu naar galayo sheekh cabdi weli ilaahay uun baa og oo iska leh janno iyo naar
Nacalsa aabaahaa iyo adigaba kugu yaal
Odaygaan diinta Allah wuuka been sheegay, Hassan Daahir Asagaa gacan ku dhiigle muxuu diin ka hadlaa. Diinta uu maanta inoo sheegayo waa maxay. Gacan ku dhiigle argagixiso ah waaye.
Gacan ku dhiiigla nimada waxa u dheeer Waa Axmaq Ma caqli Badna
Haidin waso
Yaahuu dhiig maad Ku farxee jaahilyahaw