Sheikh xasan Dahir oo Jawaab Kulul Siiyay Sharif Mohamed&sh kishki Qaraxii sheikh c/wali lagu dilay
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- ★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
SUBSCRIBE SAAR WALAAL
#xasandahiraweys
#sheikhcabdiwali
Hada sheekh aweys wuxu nogu so celcelinaya, in Nabiga Qofku dhibsado uu dili jirey. Subxana Allah wale Nabiga Magacisa meel walba wa lagu dhibateyay
Walaalihii uhiiliyay rasuulka waa shuhada
Safo sagal jazakallahu kheyr waad mahadsantahay allaha kuxifdiyo walal culada ahlu xaq ah in ladifaaco waa wac fiican
Sheikh Hassan....wuu ka aqoon'badanyahay Ragga kale.....Maashaa'Allaah....Wallaahi waa Caalim-Weyn
Masha allah sheekha ilaahay ha xifdiyo runtuu kawaramay
Ilaahoow ku xifdi Sheekh xasanoow allaahu Akbar geeeeessssssiiiii
sax dheh cidii u gafto xabibka Waa dil xukumkiisa marka soomaliyey Alle ka baqoo sheeqa cayda ka dhaafo qof jecleysigana joojiya walalayaal
Sheekha waa runtiis Allah barakeeyo. Ninkii aflagaadeeyaa rasuulka madaxa laga jarayaa. Gaalada iyo gaalo raacyada caradiina la dhinta
Masha allah wlhi bilahi sheikh xasan geysi ayad thy rabi haku xifdiyo
Odeygaan sheikh oo siyaasi ah yaan la aaminin. Marna sheikh marna shabaab
Maasha allah sheikha allaha xifdiyo dadka caaytamaya ayaga ayaa juhalo ah waa kuwii qubuuraha caabudi jiray qaraar aahaya war diinta barta
Subxaanallah
Is qarxi shiiq
Nasab haduujiro waa xasan xafidahullah
Adam Adams isagu maxu jano uradsan wayay jawab igasii
Abdi diini sidan uu nabiga udifaacayo ayaba laga yaaba inu jano kuhelo ee allaha kabaqa oo culimada caada kadaaya koley waxba kamaqaadikartide qabrigaga uturo
Asc shekh waa runtaa xaq baa ku hadashaye Alle ha kaa abaal mariyo
Arin Yar oo kale ma garanaayo in eey gaadhsiisantahay aragtidiinu ( qofkoo nool in laga dhex hadli Karo oo intoo jinnku maskaxdiisa uu cover gareeyo carabkiisa la isticmaali Karo mayeeydaan ogeeyn ?????) Sidaa owgeed oo shaydaankii batay faro ba'anna ku hayo Islam kii sheekha hadii laga helo chance miyaan laga dhex hadli Karin ,. Walaahu aclam
yaa ka shar badin ina daahir always weliba maanta markuu umada somaaliyeed dhibaataduu u gaystay ka qooma many lahaa ayuu tagfiirinii lasoo indho cadyahay diinta maa sagaa ka wakiila naxariista illah ha arkin iyo nabiga jaahiisa waxaan maqli jiray haduu durdur iyo dabaalgalo ileen doofaar ma daahiro
حسن طاهر رجل جمع الله عليه خصال ألخير كلها وإبتلاه الله بحسن ظنه مع الاخرين بدون إستثناء
Kan waa dhiigya cab seefleh ah..Dhaliilada zu ku camal falayo zu dadka faraayana waa wada ra,yi iyo shekooyin lagasoo weriyey dad, hal ayad oo Allahay nabigiisa (csw) soofaray mashegayo...waxaa u leeyahay ninkan waxyalo dadkale sameyen kaga deyda Allaah waxa u yiri" Inna caleyna xisabahum"
War mooriyaankii waynaa ee dhiigya cabka ahaa daya
Muxuu dhig somali uu qabaa
Kuwa sheekha kasoohorjeeda dhamaantiin waxan idiin leehay caadi ina kudhinta
Sh xasan dahir aweys jaahil kama aha diinta ilaahay baa barayee aflagaadada joojiya wixii uu danbi dad iyo ilaahayba kagalay ilaahay baa xisabinaaya Lkn wax mayaqaano taa waa beentiin ilaahay baa wax diin baray camalkiisana alaah ayaa xisaabinaaya
daahir aweys sheekh maaha waa tug waa nin kii dhahay somalida markee afuraayaan Ramadan ka iyo saxuura naa yaan aa hoobiye ku rideynaa, wee duuban tahay, maan tana asaga dad diin u sheegaaya, somali ilaah a au maqan, waa nin kii markii la dilo qof somali dhihi jiray guul, diinta oo heesto waa tee? welina kama soo laaban fikir kii oo qabay
Xabibuulaahi dheh
Diinta qebta dilka dadka ka taqan miya naxriisteda ma taqanid alshabab waxid🤨
Qofki Suubanaha uhiiliyo Allahayow jannada gali.
Allahayow Shiicada iyo kalkaaliyaalkooda jabi.
Daba dhilif shariif iyo kishka iyo wixi la mid ah sida cali raagi waa niman khariban waxy ka midaysanyihiin colaadinta sunnada Rasuulka nnkh
Hal yey weeye odeygani
xoolo xoolo
Dhimashadu waa u NOLOL Al-shabaankan....
Naarta jaxiimo Ku waar Xasanka Daahir Allahabad Ku cadaabo share adigaa ah tuug yahaw
Sahro abdi
inuw kugursado miyuw ka diidey
@@boorboorteyhiiraawuru7510 kkkkkkk mala
adigaa ka mudan naarta kutasho.
dhiig kasta oo alshabaab xaqdaro ku daadiso xasan daahir aweys waxbuu ku leeyahay
Dhaaf xisaabta Adoon baa tahye ARBaaB hanoqan
Odaygaan inuu intaan dhaamo moodi jiray walahi dhibka n.a. heeysto kanoo kalaan ka cilmi qadana umada hala dilo lasoo fadhiya Qof walbo qarax lagu dilo Somaliya xassan dahir danbi aakuleedahay ogoow balayadaan adaa as aasay
Dhaaf xisaabta Adoon baatahaye ARBaaB hanoqan
Sahro abdi shaydaan qubuuriyad ah baatahay waxaad tahay jaahilad khaaliqa iyo makhluuqa isagkaadarsan nagatag shaydaanyahay qubuiraha tuugta
xasan daahir hadii maxaa tiri wali lalee yahay dal iyo diinba waaloo gafay, ee Alle haloo laabto
Aamus. Aabaha Argagixisadda Dalka
Diinta ilaahay beenta kala fadhiiso doqonyahow dhiigga umadda ku qubaystay diintaad haystaa malaha islaam ba maahee diinta islamku dadka iskuma qarxiso mana fasahaadiso qofkii qaldamana sharcigay horkeentaa daahir laxay
daahir aweys in la gubo ee diinta qabtaa waa nin kii dhiiga somali dhahay waa xalaal, maan tana dad uu wax u sheegaa Nacalaa kugu taal foolxun , oday wasaq ah waaye oo aan ogeyn waxa u usoo sameeye. qof sharaf leh aa dadka wax usheega eeadiga dhiiga soo galay diinta waxee qabtaa in lagu dilo man qatala nafsan.ma sheegaayo taas
Qararka kuhaya ladhimo ileen wax aad sheekha kaqaadikartid malahane sakiin laq
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته: شيخ حسن ظاهر أويس يحفظ الله عليك في الدنيا والآخرة
Safi sagal ADI iyo asagababa qawaariij tahay dhaarta Ku waara bi idni laah
Jaahilad qubuura caabudad ah qarar aaku haya ee diinta baro cidna kaama xigtee meelaha caay hala taagnaanine afkaaga culunada kareeb nabiga dadka jecel wey difaacayan adna caayda culumada aya lagugu ogyahay
Habar xun oon waligeed alif looxariiqin lama hadlo oo manta nabiga csw dadka difaacaya caaneysa awalba aqli kufilan malaheyn
Tuug tuugdhalay Nagar Allahabad kuu jiseeho
Naarta gal adigaa tuugo ah wasaqyahay aan edebta laheyn nacalad ada mudan ee anshaxyeelo
Sahro abdi
dhiloy maxad rabtaa
ittaqillah yaa sahra yaa umul jahl.
Waa odey jaahila oo fulay ah oo af xun oo caytamaya
in uu jaahil yahay Allah ayaa garanaya, qiyaamaha waa lagu waydiinayaa ee carabkiina waxa xun ka ilaaliya waayo {rasuulka csw} ayaa sheegay .
Adiga jahila mada lagu dirsaday shaqala.ana kuheeso
Mohamed Afey sheikh ha cayin waa ceeb
War shiiq iyo wxa aad sheegeeysaan maba arko wayo ninkaaan waa alshabaab mxaa keenay in uu ka hadlo idaacadaha waa yaab wlh wll war adiga dadkii waad dhameysan dil adigaa mudan
Dhaaf xisaabta Adoon baa tahaye ARBaaB hanoqan
Odayga waa waalan yahay
imisaa diinta dalka & dadka iibsatay ayaa madax noo ah. shiikhan madiintaa loo eryanayaa.
Nacala tulahcaleek
sahra ilaahay waxa aadku hadashay ee aad awliyada ilaahay kudhibiysid hakaa abaalmariyo. waxa aad mudantahay. muslimiinta waad dhibeysaa.
Kuwaas waba shiico awalba
kishki. maa. shiico??
ah.
mise. waa. qaadiriya. ama. ashcari ya. ??
Fardowdo30 yaaya Maxammed
shiica waaye
@QaranSide Qaransite adine xaatahy intaba
Warayaa mesha xarunda murtadinta miyaa
Naarta hoyada miyaa gcntakuhaysaa murtad yahow
Masha allah wlhi bilahi sheikh xasan geysi ayad thy rabi haku xifdiyo