Allah ha badbaadiyo hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed hana garadsiiyo dhagarta cadowgooda hana fahansiiyo nimcada Allah ku beeray Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
Masha allah walaalkey nadara walaalakey dulmidiid walaaley mustafa walaalkey Moliid dhaan waa idiin mahadcelinayaa sidaa isku xilqaanteen markiii dadkii aan xilka u dhiibanay ay garan waayeen in dhiiba walaalahood joojiyaan Mar labaad aad ayaad u mahasdabtihiin 5G waa chanalada kaliya ee aan ku xiranahey Waligood war qabiil kamamaal Guulesta 5***** Star
Sheikh Mustafa maxan kula waddagna su,al dawada yasha muhiim u ah ayaan ku weydiyay lkn ila hada jwb kama heyno su,ashu waxey tahay yey yihiin kurdida inkasto aan ognahay iney diinta waxbadan uso qabteen oo nuurudin zinki iyo Salahuddin al ayuubi ey ka dhasheen hadana wamaxay sababta turkey ey u layneyso
Madax waynaha brazil mr luula de silva waa hogaamiye wayn waana dalalka aasaasay ururka brics alle ha soo hadeeyo wuu isku dhaamaa kuwa carabta lagu sheego madaxdooda oo dhan
These are somali youths. We are talking to all Arabs counties. Please translate in arabic noted all arab youth. Some arab countries are among those making negotiations between Palestine and Israel. Israeli is requested marwan barguti will not say in Palestine. This request is listing the president of Egypt sisi how he feels that. What happens in Gaza last 15 months. We know what happens in Gaza never happened on the world so far. They are arabs they are muslims. Egypt population are than 120 million. It is unfortunate this.
Enqalabati mawaseen Sidee Rasuulku صلى الله عليه وسلم u shegay gaaladii ayaa grab sinaysa falastiin halka askarta Sahayinadu markay ka so dagalamaan Qasa ay fasax iyo in ay ku so raxaystaan ay u adaan holiday Emaraatka UAE & Saudi Arabia. Waxa ka mid ah askarta ka dagaalantay Qasa khakham Yacub . Hadaad Ku qortan RUclips magacisa in u Saudi Arabia aaday waad arkaysaan wa khisyi & caar manta waxa ka dhacaya wadamo Islam ah in ay noqdeen kuwo so dhoweeya Cadowga Alle & Muslimiinta halka Brazil ay xukumayso oo qabanayso haday cagta so dhigaan wadankoda Xasbuna Lahu wanicmal wakiil.
allah jabiyo yahuud mareeykan yurub aamiin illaahow guuleey reer khaza xuuti aamiin asc
Amiin❤amiin❤amiin
Wcs walaalkay mustafe ali mahadsanid Allaha mideeyo umada Musliminta insha Allah inta dhawacana Allaha cafiyoo inta dhiimatayna Allaha u naxaristo
بارك الله شيخ مصطفى
Kalmaduna waa
XABAALO WADREED
Mashalaah dhalinta qurbaha ku kortay baad ugu fiicantahay
Alaha ku xifdiyo
Allahu akbar Barizil Allow guul sii
Rabiyow xilka walalahiin rer falastin waxan ducaa aheen uma abodno manta hadii an umada somaliyed nahaye guuleystaa Ayan leeyahaye rer falastin inshallah
Allaha unaxariisto shuhudadas oodhan janatulfardowza all acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi
Amiin❤amiin❤amiin
Viva❤brazil🎉🎉❤
xabaalo wadareedyo sidaa dhe mustafe
Masha Allah Allaha ku barakeeyo
اللهم انصر اخواننا في فلسطين👐👐👐👐👐👐👐
Hawaalo maax
Masha Allah my brother keep going ilahey Palestine 🇵🇸 u naxariso ya Allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Illaahow jabi yahuuda iyo inta CAAWISO
Thanks cheikh M.A
Mahadsanid Mustafa sida wanagsan aad nogu soo gudbiso Wararka Caalamka.
Ya Allah help Palestinians allahuma amiiin
Alxudulaah Allah akber reer Gaza 😢😢😢🇵🇸🤲💪
WALLEE WAXAAN KABAQAYAA WAXAA GURYO LAXAYAYSIINAYO IN AAKHIRKA AY KUKUUYADU QAADATO SOOMAALIDU SIDAA HSKU BARAARUGSANAADEEN
Alla ha u gargaaro Walaalaheena Falastiin
Ma sha Allah
Allah ha badbaadiyo hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed hana garadsiiyo dhagarta cadowgooda hana fahansiiyo nimcada Allah ku beeray Allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo
Viva brazilia
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call jazaakallaahu qeyr
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
Asc hor u soco
Maasha allaah
Shekhow Muuqaalka Xamaas soo bandhiktay Telegramka kow somali media noo Soo dhig
Machaallah
Maansha..alaah
Hlasooqabto
Calamakudhacdy
Guuul
Masha ❤allah
ASC wll kalmada kaa soo bixi wayday waxa la yidhaa XABAALO-WADAREED
Wa Caleykum Asalaam
Asc ❤❤❤
Masha allah walaalkey nadara walaalakey dulmidiid walaaley mustafa walaalkey Moliid dhaan waa idiin mahadcelinayaa sidaa isku xilqaanteen markiii dadkii aan xilka u dhiibanay ay garan waayeen in dhiiba walaalahood joojiyaan
Mar labaad aad ayaad u mahasdabtihiin
5G waa chanalada kaliya ee aan ku xiranahey
Waligood war qabiil kamamaal
Guulesta 5***** Star
Kalareeb labada hadal
Waa xabaalo wadareed
Asc kow Somali media
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Xabaalo Wadareed
MADAXWEYNAHA BRAZIL LUULA ASALKIISU WAA LUBNAANI SIDAA U BARTA SAAXIIBAYAAL
Mustafa khar Allah kuseyo
Sidaad warka noogu sodudbiso
❤❤❤❤❤
9:40 xabaalo dhex 😅😅😅
Shukran Mustafa laakiin Gerka weeyn iska yaree xoogaa SI AY kuu dabagelin nimanka GAALADA E CIA😂😂😂😂😂😂😂😂😂Abdu Nairobi
adigu CIA da yaad kabaqanaysaa
ilaahay kabaq
Xabaalo waradeed dheh sxb
Islaamka intiisa kale may huruda
Akaylehe somalidana ha ka joojiyaan
Fiisaha si ay dalkoodii oogu noqdaan
Xabaal wadareed weyan ustaad😂
Kkk war xabaalo dheh
Maahan xawaalo
Hiilku muxuu taraa Qasa reer falastiin waa dad geeri iyo nolol u dhexeeya qaqti kasta
Amuu dhuuntaa askarigu
iraan awee
Acw
Xabaalo wadareed
Isreal ma ahne yahuud dheh kuwaan
MUSTAFE HADALKAAGA WAXAAD MOODAA INAY KUGU ADAGTAHAY GUDBINTA WARKAAD AKHRIYAYSID WAXAAD MOODAA IN CARRABKAAGU ADAGYAHAY
XABAALO WADAREED-YO
Xawaalo wadareet
Xabaalo wadareedyo
Xabaalo wadareed
Asc hooyo Mustafow waxaan ku waydiiyay dadka reer falastin dhimashadoda madhaafan 50 kun, malen walblboana 1000 ,markante mafahmin xisaabta
Xabaal Wadareed
Musiibo kugu dhacdey bashaar ow uma waa wada duugey
Xawaalowadareed
Bashaaraw unbaa laga siiyay hada miyay joogsatay dhimashadi imikayba bilaabataye dawlad walba waa sidaas
Xabaal wadareed dheh
Nasri allahasiyo falastin
MUSTAFA ALLAH HAKUJECLAADO
Xabaalo dhe
Habaal wadareed
Libax.liba.dhalay.wadanka
Xabaalo wadaredyo dheh aan ku saxee bro ingriska imaadaa si aan kaaga xoojiyo afka hoyo ku dhawaaqidiisa isla markaasna kula daadihiyo barnaamijka
Sheikh Mustafa maxan kula waddagna su,al dawada yasha muhiim u ah ayaan ku weydiyay lkn ila hada jwb kama heyno su,ashu waxey tahay yey yihiin kurdida inkasto aan ognahay iney diinta waxbadan uso qabteen oo nuurudin zinki iyo Salahuddin al ayuubi ey ka dhasheen hadana wamaxay sababta turkey ey u layneyso
Madax waynaha brazil mr luula de silva waa hogaamiye wayn waana dalalka aasaasay ururka brics alle ha soo hadeeyo wuu isku dhaamaa kuwa carabta lagu sheego madaxdooda oo dhan
asc
Muslimiintu ma iyaga iswada haysan sida lubnaan iyo suuriya algeria iyo morooko iran iyo carabta khalijka ee basaasiinta ah
These are somali youths.
We are talking to all Arabs counties.
Please translate in arabic noted all arab youth.
Some arab countries are among those making negotiations between Palestine and Israel. Israeli is requested marwan barguti will not say in Palestine. This request is listing the president of Egypt sisi how he feels that.
What happens in Gaza last 15 months. We know what happens in Gaza never happened on the world so far.
They are arabs they are muslims.
Egypt population are than 120 million.
It is unfortunate this.
Xawaalwdaredyo
Hawaalo wadareed
Xabaalo*
Allaha u gargaro oo Allaha oga nixiyo umaadiisa gaal iyo islanba ree falastin
Asc ustaad musdhafa waa xawaalo wadareed
War brazil maxay u qaban ...nothingness.
Kkkkk
Xabal wadared
Enqalabati mawaseen
Sidee Rasuulku صلى الله عليه وسلم u shegay gaaladii ayaa grab sinaysa falastiin halka askarta Sahayinadu markay ka so dagalamaan Qasa ay fasax iyo in ay ku so raxaystaan ay u adaan holiday Emaraatka UAE & Saudi Arabia.
Waxa ka mid ah askarta ka dagaalantay Qasa khakham Yacub .
Hadaad Ku qortan RUclips magacisa in u Saudi Arabia aaday waad arkaysaan wa khisyi & caar manta waxa ka dhacaya wadamo Islam ah in ay noqdeen kuwo so dhoweeya Cadowga Alle & Muslimiinta halka Brazil ay xukumayso oo qabanayso haday cagta so dhigaan wadankoda Xasbuna Lahu wanicmal wakiil.
kkkkkkkkkk
waxa aad ugu Dhawaaqdaa ( xawal -wadareed)
xawaal wadareed
Xabaalo wadareed
Xabaalo wadareed