CAJIIB: SUURIYA- XARUUNTA SIRDOONKA OO LAGA HELAY MACLUMAAD YAAB BADAN; ASRAI MAANTA WAXBA HELAY!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии • 67

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День назад +17

    M.a yuhuuda allaah swt hajabiyo Aaaaaamiin. Turkey iyo suriya 1wm allaah Swt hau KAALMEEYO Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin

  • @snw9257
    @snw9257 День назад +4

    Alx Allahu Akbar guul reer Falastiin Allah xoojiyo quwada Mujaahidinta ❤🎉

  • @CumarMaxmuudbcumar
    @CumarMaxmuudbcumar День назад +2

    Guul falastiin insha allah❤❤❤❤

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j День назад +3

    ❤illaahow❤ islaamka mideey aamin aamin aamin❤yaa allah❤

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii День назад

    Wcs walaalkay mustafe ali mahadsanid Allaha ku sharfo cafimaad iyo cimrii dheer ban ku rajaynayaa insha Allah adiga iyo umada Musliminta dhaman

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 День назад +1

    Yuhuuda iyo intii raacda masiibo allaha kurido Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi

  • @nuuradiinoffici
    @nuuradiinoffici День назад +2

    Ku saliya xabiibkena Mohammed scw 🥰❤️🥰🥰

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 День назад

      ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam

  • @adenmohammed2065
    @adenmohammed2065 День назад

    Mashaa Allah
    Allaha kubrakeeyo sxb

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 17 часов назад

    آلهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا المسلمين في كل مكان يارب العالمين آمين يارب 🙏

  • @hamsenour2714
    @hamsenour2714 День назад +1

    Palesfin guul i.a
    Thanks sh.mustafa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada День назад +1

    Yahuuda Allaha Jabiyo muqawamadana Allaha Guuleeyo

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 День назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Khadiijo1234Abdilahi
    @Khadiijo1234Abdilahi День назад +3

    Alaah akbar alaah hajabiyo yahuudo wacalada

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 День назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kubarakeeyo

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 День назад

    Waan ku farxay yuhuuda lagu dilay daanta galbeed naarta alle hakuu fogeeyo ayaan leehay waayo waa cadawga alle islaamka iyo aadamaha dhimashada ayeyna ku fiican yihiiin

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned День назад +1

    Wcs shiiq mustafa

  • @alaminshaikh3948
    @alaminshaikh3948 День назад

    Ya Allah Pak save Palestine or Yemen ka logu ko hifazat farma OR Jo logu Shaheed hue hai israel or America ka hamla me unko Jannatul Ferdous Dana Ameen summa ameen ameen ❤

    • @HanadDayax-qo5kl
      @HanadDayax-qo5kl 13 часов назад

      Amin insha ALLAH brave yéménite and palestiniens 💐🇵🇸🇩🇯🇸🇴🥰💕🦁

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 День назад +1

    النصر لفلسطين

  • @CbdiresaqIbrhim
    @CbdiresaqIbrhim День назад

    Rer falastiin shiihidnimo ayey Helen Allah swt ugu deeqay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 День назад +3

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 День назад

      ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 День назад

    Thank well

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Akhi.mustafa.makahadashid.sahnuniyada
    Qabsatay.suriya

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir День назад

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم الله أكبر لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 День назад +1

    Iran inay isudhibto galbeed miya xal ah?

  • @AbdullahiHalane-z4k
    @AbdullahiHalane-z4k День назад +1

    Aad waxaan oola yaabaa dadka taagan (aaminsan) in shiicada iiraan ay tahay muslim.

  • @Mustafegamco
    @Mustafegamco День назад

    Waa sheko
    Sadam husen

  • @HiboMaxamed-jp3wc
    @HiboMaxamed-jp3wc День назад +1

    Allahu Akbar

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 День назад

    Inkaartoodii ayaa kudhacday malaha maantuu qaxoiti yahay silic iyo saxariir illaahow kunooleeh inta ga/rer Palestine dhibaateeyay ayagana illaahayow dhibka kasaar Aamiin Aamiin

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl 14 часов назад

    Surka ma qudha laga jaraa 🇸🇴🇩🇯🇵🇸💐

  • @Hannamzq
    @Hannamzq День назад

    Walaal waxaan ubahanay
    Group aad iyo aad uqaana luqada Carabiga iyo taariikhda oo somali ah

  • @dhoofodrye5474
    @dhoofodrye5474 День назад

    YAA ALLAH

  • @farhiyamh
    @farhiyamh День назад +1

    Alxamdulillah
    Alloow u siyaadi yuhuuda oo balaayo
    Ku salad

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 День назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus День назад

    Shiivadahanooto

  • @khadroaliindhayare9820
    @khadroaliindhayare9820 День назад

    Mustard Ali wakusalama Salaankadib imaaraadku gaalada wayheshiisiin lakiin muslimiinta. Way iskudiri allaha nagaqabto

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye День назад

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 День назад

    Wll wadmahadsanthy

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 День назад

    Waan ka xumahay in Iran u soo bandhigtay farasiiska ingiriiska iyo jarmalka reer luud gumaysyaal ma Korea ayey Iran ka tamar yartahay yaanay isku dulayn beesha gumaysiga

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px День назад

    Adeer toban wejilaynta asad waa tan xasan shiikh uu ku dhaqmayo

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 День назад

    Bariga dhexe oo dhan bay rabaan iney cagta mariyaan

  • @CumarMaxmuudbcumar
    @CumarMaxmuudbcumar День назад

    Bishaar ookale soo ma marin aduunka Nacalad ha ku dhacdee najaaskas😮😮

  • @sofia1977_
    @sofia1977_ День назад

    Caku raga muslimiintaa oo madaxdaa waa wada xayawaan aan caadi ahayn oo aan fakareyn. Ayagii ayaa iscunaaya isxastaaya isdilaaya iscuna qabateynaaya. Isturiga waxaa naloku dhigaa barsiya iyo masarida in ay ahayeen wadamo taariiqo cajiiba lahaa. Hadana waxay baryayaan oo tuugsanayaan dad hada noloshooda aas asay.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 День назад

    Macron waa madaxwaynaha ugu tayada xun reer galbeedka oo dhan inkasta oo ayna isdhaamin lkn waa ninka Africa laga nacay laga eryey waa madax Wayne fashilmay

  • @FadumoCawad
    @FadumoCawad День назад

    Eraan anga u dananina ee suniyiinta aygaa siyaasad ku dhamayyay

  • @Muuse-pp3wf
    @Muuse-pp3wf День назад

    intaynan wadankale kumashqulin man dawlada dabadhilifkaa o hasan shikh horjoge uyahay man ridno

  • @MyAllahLove-k5r
    @MyAllahLove-k5r День назад +1

    🤍🤍🤍🤍🤍

  • @maxamedakid6008
    @maxamedakid6008 День назад +1

    Iiran matahay ehelu tawxiid ? Takale iiraan Waxa Aad kasheegto Israil Maad ka sheegtid Ma israilbaa Meel loogu soohagaago leh Waa Su aal inaad ka jawaabto lagaarabo

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 День назад

    Hadii wada wado munaafaqad waa wadamada suniyiinta ah oo gaalada la jiran maqroone waa yahuuid

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir День назад

    Ub cubada sida uu sheegay ma ahee waaba sida ay tahay way guulysteen raggaas wereraka qaaday

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 7 часов назад

    Emarat muslim kalama furdaamisa ee waa isku dirtaa

  • @AaminoFarax
    @AaminoFarax День назад

    Wcs

  • @sofia1977_
    @sofia1977_ День назад

    Ilaahayoow kala qabuuji markale iyo muslin muslinkale laynaaya. Dhul muxuu tarayaa in la isku qabsado mid un muutanaasulo dhiiga muslinka ayaa wax walba ka qiimo badan muslimiintu xakee ay kaga tageen qofkii qofdila wuxuu la midyahay naflaha aduunka ku nool adoodilay. Kii naf badbaadiyana wuxuu lamid yahay asagoo nafaha aduunka saaran badbaadiyey.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День назад

    imaarad waacadawga islaamka

  • @Hhhqol
    @Hhhqol День назад

    Musdhafa ilaahey ka cabso war kaasi waafidno cabuur waana kugu Ceeb ee ogoow Aadun iyo Akhiro

  • @hawosalah3919
    @hawosalah3919 День назад

    Faransiiska wuu heestaa hubka haddii dalka kale suubsado maxaa u deedayr?

  • @DucoAxmed
    @DucoAxmed День назад

    Soomaali xayeysiinaya kiiniya guryo ka dhista aad baan idiinla yaabay kan no so gudbinaya iyo kan dhisaya su aal baan idin waydiina keniya ma soomaali baa leh hadii keniya iyo soomaaliya islaayaan iyo hadii la boobo sidii maalintii dhawayd dhacday hantida dadka yaa masuul uga ah

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir День назад

      Walalhi waan la yaabay somaalida wan ognahy in dalku burbura lkn xalku maha in la dhiso dal kale

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir День назад

    Waay kuwii dhihi jiray bashaar al am shiicada suurya ayaa waxa u tari jiray ree falstiin