Turkey 🇹🇷 to Greece 🇬🇷 | turkiga Ila gariiga | party 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2022
  • muqalkaan waxa u leeyahy qayb 2-ad ee lasoco insha'allah.
    follow dheh facebook page-geyga.
    / wayaamo46

Комментарии • 128

  • @user-ix4vh5ck8g
    @user-ix4vh5ck8g Год назад +17

    Caawa igu kaa horaysa walalo Hore usoco❤🥰

  • @saadaqmohamud9023
    @saadaqmohamud9023 Год назад +9

    Sxp waad kuma hadsanthy sida nala socodsineyaso wada aad somartey iyo dhibka aa lalakumi karo part2 kusodhaqso 😍legend 🙏

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 Год назад +9

    KEEP GOING 👍

  • @BishaarcaliMaxamed-fg5vv
    @BishaarcaliMaxamed-fg5vv 11 месяцев назад +3

    Keep going bro❤❤

  • @abdihafidomarjunior3199
    @abdihafidomarjunior3199 Год назад +4

    Asc zxp bosnia 🇧🇦 kaso hadl iyo visahada iyo qaabka lagu tago

  • @najiipmontana3998
    @najiipmontana3998 Год назад

    Keep going part 2

  • @daafahamedia9544
    @daafahamedia9544 Год назад +4

    Mashlh in badan wan ku daawanayay zxb

  • @najiibibrahim9860
    @najiibibrahim9860 Год назад +5

    Part two ilaa serbia Austria kusoo dar wayaamo pro

  • @sakaariyejaamac7151
    @sakaariyejaamac7151 Год назад +2

    Mocladkan wax badan aya Ka faida tnks pro

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Год назад +4

    cyrup legend qof hdda hddu yimaado maga siibixi kraa legend

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 Год назад

    Cawa kugu soo biiray saxib hore u soco

  • @user-pq8kv4xf4b
    @user-pq8kv4xf4b Год назад +3

    Walal marka igu kaahoreysey waye gaariga laraco bas miyaa mise kuntenar waye dadka waxey dhahaan kuntenar waye abowe isojawab❤❤❤

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад +3

      Iskay raacin gaarigaad ee doon lee so raac Hadi kale iska dhaaf

  • @samiraabdirashiid5819
    @samiraabdirashiid5819 11 месяцев назад +7

    Party tow baan usii socdaa wow I like the way AA uga sheekaynaysid wll

  • @user-yn1uz2ku5d
    @user-yn1uz2ku5d 5 месяцев назад +2

    صلي الله عليه وسلم

  • @AdnanAhmed-ns8lh
    @AdnanAhmed-ns8lh Год назад

    Pro Angola ayaan joogaa markaa hab aan uga soobaxo tallo mayga siinkartaa

  • @XjvxkAick
    @XjvxkAick 2 месяца назад

    I’m from Nigeria. I have a work visa to Turkey. Also I have two cousins working in Turkey.

  • @mahamedyusuf1537
    @mahamedyusuf1537 19 дней назад +1

    Simkard noo sheeg

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc Год назад +1

    Legendrys

  • @maxamedabdullahicali2667
    @maxamedabdullahicali2667 Год назад +3

    Please prt 2 sxp

  • @muktar_7466
    @muktar_7466 Год назад +1

    Part2 sualaha

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 Год назад +7

    Sual aan qaba abowe donta 2 maxey tahay, ta bacda waaba maqalney takale sidey tahay miyay dhaanta ta bacda abowe, isoo jawaab thanks

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад +3

      Abaayo tan kale ma dhaanto wana ka waqti dheertahay in ad gariiga tagto waayo tan bacda ah sacad ama saacd iyo bar ayaad ku tagi karta iyada o ay ku xerantahay tirada dadka saaran iyo mesha ad ku socotaan.

  • @abdullweli8760
    @abdullweli8760 Год назад +5

    you tube inuu ku kala kaco hadaa rabtid tahriib ka so hadal wuu ku kalkacayaa. tedakle ma ogtahay in qof you tuber ah o tahrib ka shekenaya inu San jirin mrka caqligaga ha shaqeyo goodbye 👋

  • @shakaboy9538
    @shakaboy9538 Год назад

    zxp lacag.INTE LE EG BA KUGU BAXAYSA GRIGA ILA MUNICH AM SWEDAN

  • @Sahrohussein-zv6oz
    @Sahrohussein-zv6oz Месяц назад +1

    Walal waxan joga muqdsho codsi walal isheek turky ila jarmal meeqa ika baxayso investors waxyaabo isbatalayn hadana lagu jiro 2024 maxa is badalay imisa lacag waaye turky ila jarmalka walal codsi jwb walal z plz plz

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Месяц назад

      $5k ilaa $8k

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 Год назад +2

    Part 2 soo samee sxp

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад

      Barito subaxdi sxb.👍🏾

  • @insh77r69
    @insh77r69 Год назад +2

    Wll qalbi wangsan

  • @syltankillls
    @syltankillls Год назад +2

    Mama sacdiyo ❤❤

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Год назад +2

    Mhdsanid maantaankusocdaaa 23kiii

  • @nuurshaafici4417
    @nuurshaafici4417 Год назад

    Horay usaco sxp

  • @faadumohaashi9427
    @faadumohaashi9427 Год назад +2

    Waankhely daacda

  • @amiinnuuxawale7358
    @amiinnuuxawale7358 Год назад +2

    jafta ka soo hadal

  • @fuaadhaykal465
    @fuaadhaykal465 Год назад

    Wlalahoyow sebiya rabey xge laga xareysta

  • @cabaaseadan
    @cabaaseadan 4 месяца назад

    Mamadii hada ma joogta

  • @user-ro5jq9xk3u
    @user-ro5jq9xk3u 8 месяцев назад

    Mahsanid saxib

  • @sabarinabdi1199
    @sabarinabdi1199 Месяц назад

    Sida ad turki kutimid noga shekey saxip 😢 cod si waye saxp

  • @KhadarSaamkader97
    @KhadarSaamkader97 9 месяцев назад +2

    Masha alah sxp waad mahadsan tahay fahankaga wacan.mid ifaidee goorma passaporka latuuri karaa.tahriibka kohor🙏

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  8 месяцев назад +1

      Hadi ad turkey kaso baxeyso sxb asxaabtada uga so tago kadibna Somalia halagugu celiyo

    • @KhadarSaamkader97
      @KhadarSaamkader97 8 месяцев назад

      @Wayaamo hada turki ayan joogaa ifahan walal greece ayan usocdaa passport sideen uqariyaa si aan somalia laygu celiyo marabi somalia inaan aado🙏

    • @casamagaming
      @casamagaming 8 месяцев назад

      ​@@KhadarSaamkader97sxp goorme Turkey imaadey adiga ?

    • @KhadarSaamkader97
      @KhadarSaamkader97 8 месяцев назад

      @@casamagaming hee walal xagee igu ogayd markii hore🙏

    • @casamagaming
      @casamagaming 8 месяцев назад +2

      @@KhadarSaamkader97 maya meelna makugu ogeyn lkn visaha turkey bilahan wey adkeeyen marka waxan kuweydina visaha Turkey gorme heshey oo visa noocee ahna ku safartay ?
      Jawab wacn bro...

  • @mohamedabdijabaar3623
    @mohamedabdijabaar3623 Год назад +2

    Parti 2 aaway

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад +5

      Muqaalka sa’id ayuu udheryahay wan so dayna insha’allah

  • @sharmaarkexuseen8813
    @sharmaarkexuseen8813 Год назад +9

    Wll video ga Aad sheegeysay oo ahaa wiilkii kula imaahaayay Sweden sida aad ugu dhaadhicisay io sida aad isku heshiin markii idinku dambeesay aad kala dhunteen Taas noo soo dhameestir sxbow first Ayaan ahey sxbow

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад +3

      Insha’allah waxa isku dayaa In an wiilka keeno Hadi u iga yeelo.

  • @maougaaz
    @maougaaz Год назад +4

    Mama sacdiyo🤣

  • @sharmaarkemahad8222
    @sharmaarkemahad8222 Год назад +4

    Zxb video nooga soo samee sida Greece oo ga baxday oo ku gashay Serbia pro

  • @shakaboy9538
    @shakaboy9538 Год назад +1

    wayama

  • @khazimkaraama
    @khazimkaraama 7 месяцев назад

    Xanuun waaye wlhi 😢

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 10 месяцев назад

    Waar waa tuuuugo

  • @cabdiraxmanmuxumed3303
    @cabdiraxmanmuxumed3303 Год назад +1

    Sxp ling inistkaramka Shere iso dheh plz

  • @drmahadmohamed8962
    @drmahadmohamed8962 Год назад +1

    Sxb lacag imisa ayaa kaaga bixi karta

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 7 месяцев назад +3

    Waan so socda.❤

  • @user-vl9nw5yd6o
    @user-vl9nw5yd6o 6 месяцев назад

    Maama Raxmo yaa ka war haayo turkey

  • @Noordin_Podcast
    @Noordin_Podcast 11 месяцев назад

    Zxb suaal hada kawrm jawiga dadka sidi ma uso baxan mise wa adkaaty

  • @safwaanfarhan15
    @safwaanfarhan15 Год назад

    Noo soo gali zxb sidaa uga sootagtay

  • @niazaylemohamed4695
    @niazaylemohamed4695 Год назад +1

    Sxp 🇬🇷Greece Hddii imaado Farta Hddii Diidi Mxaa La igu sameynayaa

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 11 месяцев назад +5

    2023 ayan soo raadiyay xogtaan
    Vidoogan gormee lasoo dhigay
    Sheeko hore miyaa mise hada waaye

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  11 месяцев назад +2

      2015 Waaye sxb

    • @AyaanAhmed-ro7co
      @AyaanAhmed-ro7co 7 месяцев назад

      kulamida ahay hada socda😂

    • @MubaarikSiciid-md9lo
      @MubaarikSiciid-md9lo 6 месяцев назад

      2024 soo raasiyey😅

    • @queencaisha8230
      @queencaisha8230 3 месяца назад

      @@MubaarikSiciid-md9loma baxde aan is racne 2024 radinoya wado aan maro

  • @user-po7be4cz3n
    @user-po7be4cz3n Год назад

    Sacadiya weeye

  • @shabtaa5106
    @shabtaa5106 Год назад +2

    Part two away sxp

  • @cabdiqaniyuusuf4663
    @cabdiqaniyuusuf4663 Год назад

    War soomaaliyeey megefaha ma,ahan kan liibiya iyo Sudan kaliya joogo ma,ahan kan camal ayaa jira waxuu dhalinta kulatalinayaa in ay wadan si ann sharci laheyn kusoo gasho please wadankaaga hooyo joog kan camal waa magefayaasha ugu xun iska ilaaliya somaaliyeey

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад +9

      Adigana naftaada uun ka fikir dad kale tooda cidna kuma dirsan meshanna cidna caac daada ugama baahna ee danahaaga raaco Ari waaxid

  • @XasanakAk
    @XasanakAk 3 месяца назад

    😅

  • @GuledcabdiGuledcabdi
    @GuledcabdiGuledcabdi Год назад

    Zxb wa so jab tay zxb qeb ta 2 bad so da

  • @ahmedabukarxasan5842
    @ahmedabukarxasan5842 Год назад +1

    Sandkii kaso tagtay wadaka

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 9 месяцев назад +1

    Giriiga Xususu Xun ayay eegu ladahay Qasatan Casimda Atnis 😢😢😢😢😢😢😢

    • @amiira5382
      @amiira5382 9 месяцев назад +2

      maxa kaga dhacay wll

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 9 месяцев назад +3

      @@amiira5382 Qof Aan Darti Turkiga uga sotaga aya Nag iigaracay Xusuzu Xun ayay iigu ladahay Giriig Casimada Atnis 😥😥😥😥😥😥😥

    • @Kamalkamal12347
      @Kamalkamal12347 9 месяцев назад

      ​@@sumeyahusseinibrahim4624goorma wlala so gashay

    • @maxamed19ib
      @maxamed19ib 6 месяцев назад

      Hdda xgee jogtaa wll

    • @user-hg4ii4no4t
      @user-hg4ii4no4t 6 месяцев назад

      ​@@sumeyahusseinibrahim4624hada meshaad rabto waad joogtaa

  • @MaxamedFaaraxmaxamed-f6m
    @MaxamedFaaraxmaxamed-f6m 22 дня назад

    M n

  • @user-rm2hq3jh3q
    @user-rm2hq3jh3q Год назад

    Turkia iyo Greece jafta Ma furan tahay hada?

    • @Queenphvlogs
      @Queenphvlogs Год назад

      Marka soo ogatid isheeg 😂

    • @user-rm2hq3jh3q
      @user-rm2hq3jh3q Год назад

      @@Queenphvlogs way furan thy la I dhahu

    • @empireshow1
      @empireshow1 Год назад

      Haa wat furan thy wiil wan garanayo weeka galay

    • @amuulaali1999
      @amuulaali1999 Год назад +2

      Inte jogta wll anige mar dhaw turki iman rabo insha allh

    • @user-ix4vh5ck8g
      @user-ix4vh5ck8g Год назад

      @@amuulaali1999kula mid baan ahay😂aan is urursano 🖐️

  • @user-fo6dn9px1m
    @user-fo6dn9px1m Год назад +1

    Mamo sacdiyo walhi hada ban joga meshas abu rashka 7safar bay ii diici waysay😖

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад

      Insha’allah wa guuleysan.🙏

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 Год назад

      Saaxiib 7 safar ma 7 lacagood oo kala duwan ayaad bixinaysaa?

    • @Bidaayewaye
      @Bidaayewaye Год назад

      ​@@mohamedindho1 maya waa hal lacag lkn wado mar baa ka baxaayo mar kasto hadi aan laku tarxiilin 😅

    • @garboizak5792
      @garboizak5792 Год назад

      @@Bidaayewaye sxb anaa hada soo baxaayo ma iga cawin karta instagramkga iisheg

    • @kiinabdi7751
      @kiinabdi7751 11 месяцев назад

      Rashka iskaga tag sacdiyo aad ayada intaas safar dhan maba Adan qasarteeyn

  • @husseinidressofficial8003
    @husseinidressofficial8003 Год назад

    Sxb hadaa muqdisho viso serbia ka jarto maka sii gudbi karaa serbia

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO Год назад

      Ha wll

    • @saciiidaxmed9527
      @saciiidaxmed9527 Год назад

      Wllka intee jogtaa 🙏

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO Год назад +1

      @@saciiidaxmed9527 Mogadishu

    • @zaki799
      @zaki799 Год назад

      Sax ma yahay wallahi lacagta waan haystaayee waa runta ii sheega

  • @user-kq5pf2tx5v
    @user-kq5pf2tx5v Год назад

    Gariiga ilaa ustari so badi

  • @hibohussein1138
    @hibohussein1138 Год назад

    Mamo sacdiyo

  • @sumayomohamed2697
    @sumayomohamed2697 Год назад +2

    mamadasii wa sacdiya hhhhhhhhh

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад

      Maaha taas midkale waaye

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Год назад +2

    Gabadhii naafada ahayd ee somalida ahayd hadda ma isla xidhiidhan oo ma isla hadashan

    • @Wayaamo
      @Wayaamo  Год назад

      Maya wlhi sxbow maalinki an gaariga saarnay kadib isha masaarin.😂

  • @m1frmhtown
    @m1frmhtown 7 месяцев назад

    Brother send me you telegram please 🙏