HORUMARINTA AADANAHA IYO QOFKA SOOMAALIGA AH | Mohamed Omar | GORAY PODCAST

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 7

  • @Bakarashid0
    @Bakarashid0 5 часов назад +1

    Mashalah Ustaad Mohamed Omar Runtii nolashayda saamayn fiican ayuu ku leeyahay waxbadana waa ka kororsaday Allaha sharfo ustaadka.
    kooxda Gorey podcast waan u mahadcelinayaa 🙏

  • @Najm152.
    @Najm152. 8 часов назад +1

    Majiro cid aan ka jeclahay inaa dhageesto Mohamed Omar runtii wax bdan buu nolashayda ka badalay muqaal walba oo cusub uu leeyahayna waa ii farxad Guleezo Mclmuu 👏🏻

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r 52 минуты назад

    Mahadsanid, Mahamed Omer wax badan ban ka bartay.

  • @ahmedhussein2558
    @ahmedhussein2558 17 часов назад

    Mashallah

  • @IbraMoha-p3v
    @IbraMoha-p3v 6 часов назад

    Sxb, soo badi

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 17 часов назад +1

    Sxb mahad sanidiin wax badan ayaan idinka faaiday 📖📚🧠💯💯

  • @awalehassen4807
    @awalehassen4807 17 часов назад

    Intaad xalay so dhiigteen oo qayb ka dawaday ban isdhahay subaxa inta hadhay dawo saa saka ila manta odhan wan ku wareeray show wad masaxdeen ood so edit garaynaysen😂