SHEEKADA HADIID INDUSTRIES GROUP | GANACSIYADA GUULEYSTAY | GORAY PODCAST
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Marti Galiye: Goray Daahir
Marti ku ah: AbdiHakim Mohamed Ismail
Producer: IBrahim CM
Edit: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Listen Goray Podcast
Spotify open.spotify.c...
Apple Podcast podcasts.apple...
GORAY PODCAST Waa Barnaamij aanu ku waraysanayno
dad aynu u aragno inay bulshada kusoo kordhin karaan
aqoon iyo ogaalkoodana kobcin karaan.
...
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official RUclips channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#GanacsiyadaGuuleystay
#sultanfilms
#GorayPodcast
Goray podcast waa mahadsantihiin noosoo badiya gudbinta barnamijka ganacsiyada guulaystay
Mahadsanid Walaal
Maashaalah waad Mahad santihiin saxibo yaal waxaanan aad ugu Mahad Narayan ganacsadaha 👨👩👧 Dada yar ale ganacsigiisa ha uu Bara keeyo❤
My best podcast❤
Mahadsanid Walaal
masha allah ale ha idin barakeeyo
Mahadsanid Walaal
Masha allaha
Mansha Allah Podcast Qiima badan wye
Mahadsanid Walaal
Goray podcast waxaan kugu dhiiri galinayaa shaqada aad noo heyso aniga waxaan ahay arday waxbarasho kujira waxaana lee yahay gool aan rabo in aan gaaro Marka waxaan xiiseeyaa in aan dhageesto waxyaabaha kusaabsan howlaha ganacsiga
aadii aad fursado badan baa wadanka ka banaan marki ladhoho ganacsi cusub in labilaabo
Lacag lahayn
hadaa fikrad la imaato waa hubaal maal gashi waa helee lkn dhalinyarada mana fikiran niyadooda kumana jirto iney ganacsi bilabi karaan@@queenayaan596
Waxaan rabnaa ganacsatada dumarka ee guuleystay next I a waad mahadsanthy
Mahadsanid Walaal
Yy🎉🎉🎉
❤❤❤❤MashaAllah Samigeega waa diyaarsan yahay ❤❤❤❤
Goray podcast mahadsanidin inaba caadi maaha nosobsdiyo barnanijyada nocan ah
80
Mahadsanid Walaal
Xaqiiq dii waan kutaama inaa company ii gaar ah yeesho walise go aan kama danbeeys ah ma gaarin madaama aan shaqaale ahay 😂
Sxb Kula mid ahay lknze Ha rajo dhigin waxaan loo samrin lama gaaro Marka Waad gaari doontaa hamigaaga iyo himiladaada Goan adag iyo geesinimo la imow
Thumbnail ka aad buu uliitaa
❤
Mahadsanidiin.noso badiya wareysiyada ganacsiga
@@MA-rf6sg
Muqaalka ma fiirsanin miyaa bro.haha
Mahadsanid Walaal
Wagan dhashay ba ba school.dhamaysy ka waran😂
Baby baa tahay 😂😂😂
Fursado way jiraan balse ka dhalinyaro ahaan ma heleyno maalgalin wanagsan
Maalgalin weeyn umma baahnid hadaad qorshe taqaan, waxaa aqrisaa buug ladhaho (mashruuc iyo boqol mashruuc) sooqaado buugaas isla marka aad fariinta aragto .
Thanks
jow kow now waxan wa been iyo show lakin dadka jaahilinta ah run bay moodayan ninkan wa nin lacagti shacabka la siyay oo industriega ku furtay wa tuug tuug dhalay jow kow now hadana bow
War maxaa ka hadlaysaa oo ku maagtay Ninka
Ok ❤❤❤❤