inqilaabkii Salaad Gabayre | Dilkii Gabayre iyo Caynaanshe (Part 2)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Hannaankii Loo Dilay Salaad Gabayre Iyo Maxamed Caynaanshe | Inqilaabkii Gabayre
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

Комментарии • 208

  • @khalifjama5754
    @khalifjama5754 4 года назад +35

    Cabdulkadir dheel majeerten maxamed caynasnshe isaaq ,salaad gabayre abgaal isku maalin baa latoogtay ilaahay ha unaxaristo dhamaantod

    • @bashiirmuxmed440
      @bashiirmuxmed440 4 года назад

      Warark cusub ee soomaaliya

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 3 года назад

      Wxan la sii yaaba geesinimadii M.caynaashe wxa suyaad bare ku yudhi fariin codsi ah isoo qoro aan ku sii daaye wuxuna yidhi caynaashe "M.siyad si fcn ayuu u ogyay inaanan ku jirin inqilaabka isagay u talla hadii uu i cafinayo io hadii kleba wxanu A fadil oo kamid ahaa 3 nine salad kadiye shirqoolay uu ku yidhi dardaaranka qoyskayga iga qor.🙄😢

    • @abdirahmanmohamed9765
      @abdirahmanmohamed9765 3 года назад +1

      Afwayne dad walayay

    • @maxamedahmed5128
      @maxamedahmed5128 3 года назад

      dheel ogaadeen weeye

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 года назад

      Dil iyo dacaskaaga oo lala wareego.Sheekadii kacaanka.

  • @alimire2
    @alimire2 3 года назад +7

    Dhibka Somaaliyeed 😁🇸🇴💪🏾, waa Somaali diidka

  • @talokeen259
    @talokeen259 3 года назад +3

    Maxamed siyaad alle ha u naxariisto

    • @Somali450
      @Somali450 Год назад +2

      Ilaahy kaas uma naxarisanaayo ninka culimada laayay diinta bedelay dad laayay

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад +5

    Dhamaantood alaha u naxariisto

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 года назад +3

    ALLAH ha unaxaristo AMEEN YAA RABBI

  • @khadarkayse3610
    @khadarkayse3610 4 года назад +3

    maxamed caynaashe gulled awoowgay allow kuu naxariiso

    • @calibashiirwarsame3335
      @calibashiirwarsame3335 3 года назад

      Awoowga allah ha u naxariisto waxaad igu caawisaa ma isaaq buu ahaa ma abgaal mise carab mise qabiilke aha waa laysku qabtay ina adeerow qof qaraaba la ah oo ii xaqiijiyah waan rabay

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 3 года назад

      Raganimo io geesinimo ayuu ku dhintay zxb gacn ka xaqdarna way dishay.

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 3 года назад

      @@calibashiirwarsame3335 Isaaq buu ahaa bro.

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 3 года назад

      @@calibashiirwarsame3335 Isaaq buu ahaa bro

    • @nintegayootalaabsaday4589
      @nintegayootalaabsaday4589 3 года назад +1

      @@calibashiirwarsame3335 zhp wuxu ahaa isaaq garxajis habar yoonis

  • @hatamay
    @hatamay 2 года назад +1

    Waa Halku dulmigu kaa bilabmay Somali kala kaxiyeey

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад +1

    Ilaahoow u naxariiso mujaahidintii salaad gabeyre Cabdirashiid ina dheel caynaanshe nimankaas soomaaliyi Kama dameyn ragaas masiibo ayaa ka dameysey iyo soomaali lawaayo

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 года назад +15

    dilkii.culumada.ama.10kii.wadaad.iyo beenitaankii.aayada Quran.ka
    Waa.bilaawgii.fidnada.somalia

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 3 года назад

      war culumo lama dilin ay waxey ahaayeen dhalinyaro seeflabood ah, weligeey waxaan u haystay culumo la diley

    • @hnf_am88
      @hnf_am88 2 года назад

      @@affarokurz1486 wadaad xume ay ahaayen

  • @ahmedjama3331
    @ahmedjama3331 Год назад +1

    Alle haw naxariisto

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 4 года назад +2

    Ilaahow unaxariisto.siyaad bare ragii wax ku oolkaahaa wax uu laayey iyo cayrshay buu ka dhigay. Caynaashe gabayre iyo fheel aad baan uejclahay xataa taariikhdooda saa uma aqaan balse xag rabi isga jeclaaday.waana rag qiima leh

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 2 года назад

      IN QILAABKA WAXAA FASHILIYEY MAXAMED SHEEKH CUSMAN OO AHAA GUDOOMIYAHA MAXAKAMADA BADBADA DALKA HABRENIMO AYUU MAXAMEF SIYAAD BARRE GURIGA UGU TAGEYBWSRQADII INQILAABKA AYUU GACAN KA SAAREY WAXAAN ABAAL GUD LOOGU DHIGEY WASAARADA MALIYADA LACAGTA GAXAAN LOO MAGACAABEY MAXAMUD YUSUF GEELE MARKI LA DILAYEY WAXAA SAXIIXAY XUSEN KULMIYE AFRAX O O KA SOO JEEDO ABGAALIYO 5 HOLIHI SARE

  • @alhijazy1
    @alhijazy1 4 года назад +5

    Ilaahoow maxammed Ziyaad Barre u naxariiso

    • @nuur3272
      @nuur3272 3 года назад +3

      Macquul maaha marka diinteena loo eego inaanu siyaad bare ILAAHAY agtiisa raxariisi u oolin.
      Afwayne hortii somali ismay dili jirin. Ilaa imikana dhiigii uu bilaabay 1969 ayaa socda.

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 года назад +1

      Siyaad tug buu ahaa

    • @Somali450
      @Somali450 Год назад

      Ninkani Christian buu ahaa oo axmaarada iyo talyaniga keensaday adagio yarna wuxu la shaqaystay guumaystayssha dawaladaas waxa ka shaqaynaayay daliimin ku heeshiiyay inay kala dilaan somali

  • @cawilmaxamed641
    @cawilmaxamed641 3 года назад +1

    Cawil maxamed xasan ilaahay ha unaxariisto dhamaan nimankaa

  • @ahmedjama3294
    @ahmedjama3294 4 года назад +22

    Sarkaal ka dilka fuliyay ee siyaad bare Ku qasbayay ee LA qarinaya magacisa waa ismaciil Cali abokor oo a haa gudomiya gola dhexe waana habarjeclo

    • @AhmedMohamed-on8xq
      @AhmedMohamed-on8xq 5 месяцев назад

      Beenale hadii uu ismaciil ahaa siyaad bare umu direen caynaanshe si uu cafis uso qorto

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 года назад +1

    ASC ALLA HA U NAXARISTO ĶUILIGOD INSHAALLA

  • @Somali450
    @Somali450 Год назад +1

    Dad dalkoodi lagu guumaysanaayo lagu gumaynaayo

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 6 месяцев назад +1

    09 Feb 2024 AGUU GEERIYOODAY NINKII KU XUKUMAY XUKUNKA DILKA AHAA LAGUNA FULIYEY
    GENERAAL ABDIQADIR DHEEL [[ MJ ]] GENERAL SALAD GABAYRE [[ HAWIYE ]] GENARALA MAXMED CAYNAANSHE [[ ISAAQ ]] WAXAANA U XIDHAN JIDKII TARABUUNKA EE MUQDISHO
    10/FEB/ 2024 AYAA LA AASAYA😮
    GENRAAL MAXMED GELLE [[ MJ ]]
    GUDOOMIYIHI MAXKAMADA BDBAADO

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 4 года назад +6

    Dowladi markay layso dadkeeda amasaraakiil ahaaadeen ama shacab oay uawood sheegato waxa udanbeeya meelxun

  • @abdulaahiaxmed8691
    @abdulaahiaxmed8691 4 года назад +7

    Dilkii salad gabayre iyo dheel iyo caynaanshe wuxuu ahaay kaliya siyaad barre ayay kagasoo hor jeedeen fakarka ah in kaligiis uu wadanka iska haysto. Oo waxa ay rabeen ninba maalin inuu wadanka hogaamiyo, lkn siyaad barre wuxuu rabay in asaga maahanee cidkale aysan ka talin wadanka cidii kala hadashana wuu dilaayay

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +2

      Afkaaga caana lagu qabay taas waa xaqiiq

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 3 года назад +1

    Mohammed caynashe libax geesi ah buu ahaaa Allah yaah rahma

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 2 года назад +1

    Danbigooda allah ha dhaafo Naxariitii janno allah ha siiyo.
    Dalam ayu aha siyad barre subxanallah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 года назад +7

    Cawil Cali ducaale Waa Nin basaas u ahaa Aun Siyaad Barre waxana uu ku muteystey ambassador xil xog been badan Waa uu hurgufey
    Aun General Salaad Gabeyre waxa laga SOO qabtey wanlaweyn.
    Aun General ceynashe iyo col dheel waxa laga qabtey Xamar

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 3 года назад +2

    Allah haunaxaristo

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 года назад +6

    Asc ilaahay ha unaxariisto. abtigeey.salaad.gabeere.amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад +4

    Waxay ku kala baxayaan maxkamada ilaahay sw

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад +4

    Runtii markaan arko ragaas sida loo dilay waan calool xumaadaa
    Waxaana qabaa in ragaas tuhun lagu
    Dilay

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +3

      Kibir baa loo dilay ee tuhun looma dilin waa la ogaa wax walba, warqad iisoo qoro aan ku cafiyee kibir soomaaha wax fahan?

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 года назад +4

    Illaahow unaxariiso Salaad gabeyre.

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 4 года назад +4

    Waa laga baqanayey ee wax ay fulinayeen ma jirin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 7 месяцев назад

    AHUN

  • @calimaxamd5054
    @calimaxamd5054 3 года назад +1

    Somali

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 2 года назад

    Alloow unaxariiso

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 4 года назад +7

    Maxamed caynaanshe ilaahoow kuu naxariiso gacan kaa gardaran baa ku dishay kana raali ahoow dadkaada iyo dalkaaga oo kuu gefay.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 года назад +1

    Allah hawnaxaristo Salad gabayre he wasn't genius enough

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 3 года назад +2

    Somalidu wax la qariyo ayuun bay jeceshahay ee hadii runta la sheego ninka ka dambeeyey dilka gen caynaashe wuxu ahaa ismaaciil cali abokor waana nin isaaq ah oo habarjecla ah halka gen caynaashena uu yahay nin isaaq ah oo garxajis ah oo habaryoonisa

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 года назад

    Dhamaantoodba Allaha unaxaristo

  • @axmedaadanbarre2445
    @axmedaadanbarre2445 4 года назад +5

    Baar xaraf ma ahan waxa xaflad logu sameyay degmada walwa weyn meeshas ayaa laga soo qabtay

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад

    Runtii wax badan baan kaa faaiidaystay
    Maashaa alaah

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c 3 года назад +2

    Niyoow waxaad kala ogtahay malahan ee meel naga fadhiiso maangaab yahoow

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +1

      Taariikh run ah ayuu sheegay ee mucaaradnimo miyaa iska noqonaysaa.

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c 3 года назад +1

      @@ahmedqumbe3644 adiga iyo caruurta kula midka ah ee aan taarikhda aqoonin ayuu beeen ku marin habaabinaya hunguriga meel xun kagalay
      Qofkan ma'ahan qof taarikh wax ka og muuqaalo baseless ah ayuu soo galiyaa

    • @user-iu5jx6jf7s
      @user-iu5jx6jf7s 2 года назад

      @@user-jd1ds5di9c Afweyne gaal buu ahaa kitaabka alle kaso horjeedey musqul neyjeeriya ku taala ku baqtiyey

  • @mohamedhussein8000
    @mohamedhussein8000 4 года назад +5

    Madax iyo mijimo soomaali way is cuntay gacan gumeysi baa afka loogalay Allah hakasamatabixiyo soomaali oo idil waalakala xirxiray xarigkastana goonidiisa ayaa loocuni salaama

    • @farask.adooloTV
      @farask.adooloTV 3 года назад

      Sonaliyeey toos adigaahalboolaha ijareey

  • @abdullahihussein5777
    @abdullahihussein5777 4 года назад +3

    Waa kuma sarkaalka ku adkaystay in la dilo Gen. Caynaanshe

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +1

      waxa ay u muuqataa in qoraha xusuus qorkan Ambassador Cawil Cali Ducaale uu ka gaabsaday magaciisa waayo buugga aan qisadan ka soo xiganay ee xusuus qorka ah sidaasi aan u akhrinay ayay ugu qoran tahay oo sarkaalka magaciisu kuma xusna. sababta uu u qariyay waynu waydiin kartaa Cawil. mahadsanid walaal su'aashaada.

    • @abdullahihussein5777
      @abdullahihussein5777 4 года назад +5

      Qaamuus Tv Cawil waa beenaale kolba dabayshu dhinaca ay u socoto kubada u laada. Waxaan arkay sheekooyin isaga iyo Siyaad Baare oo uu si ugu qoray buugiisii Barre to Aidid oo haddana muddo ka dib uu si kale oo ka duwan uga sheekeeyey! Bal ka waran ninka uu ku eedaynayo inuu dilka Caynaanshe ka danbeeyey ee haddana uu magaciisii ka gaabsaday? Wuxuu diidayaa in beenta lagu qabto. Si kastaba ha ahaatee, waxaan filayaa ninka uu sheegayaa waa Ismaaciil Cali Abokor!

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +2

      @@abdullahihussein5777 Cabdilaahi walaal waad mahadsan tahay. sidaa aad sheegtay taariikhdu kolay waxa ay u baahan yahay in xaqiiqada laga sheego haba qadhaadhaatee. Ilaahayba xaqiiqada innaga og mar walba. waanad mahadsan tahay walaal.

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 года назад

      @@QAAMUUS Cawil, Afwayne ayuu Bunka lacabi jiray markii xukumadu ku dul burburtay 1991

    • @mahamedjamac6465
      @mahamedjamac6465 4 года назад

      @@QAAMUUS 6

  • @honabdulazizizmail
    @honabdulazizizmail 4 года назад +4

    Allah haw naxariisto dhamaantooood ba

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 4 года назад +5

    General Maxamed Caynaanshe Sawirkiisa Ayay ka muuqataa inuu Nin Dil loo Quuro ahayn Anigoo Nin Majeerten ahbaa qiraya ina adeerkay Dheel iyo Salaad gabayre indhohooda ma sheegin hayeeshee Kali Taliskii ayaa Halkaa ina dhigay oon Soomaali ninkii Wax Garad ahba daynayn

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 4 года назад +1

      Mohamed shakaal@ wali ma arkin majeerteen daacad u hadla adi kahor

    • @axmedgedi6298
      @axmedgedi6298 4 года назад

      waladile lkin umaarn belahod waxey noqden qabilk urzgada oo kale

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 3 года назад +1

      @@AR-cx5yf ma siyaad barraad ka adkaan lahaydeen Aan majeerteen idinla ridin. Markay siyaad barre in lawada rido aad ku heshiiseen oo la idinla riday baad sheekadii daarood u badasheen illeen arbaca nafaar eex iyo cuqdadi kama dhamaatee. Beesha ugu badan oo uu toogam jiray saraa kiisoodii qaarna uu jerlalka ithopia ku guray majeerteen bey ahayeen

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 года назад

      @@fatimaabdirizak2117 laandheeranimo idoor cuqdadaysan weeye caqli. ma jiro daarood bay kaga dhagtay

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 года назад +1

      Waaruntaa sxb wuxuu ahaa daacad general caynashe waa haldoorkii somali ugu mudnaa wakhtiga oo cadalad daro lagu dilay

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 года назад +3

    Somaalid waxaay.ku.maah.maah.daa.ayax.tag.eelna.reeb
    Waxii..somaaliya.ka.dhacay.haatan.kasocda.lana.dagi.waaysay.ninkii.sabab.u.ahaa.waa.siyaad.bare
    dilkii.culumada ama 10.kii.wadaad.waa.bilaawgii.fidnada.

  • @jeylanicador7135
    @jeylanicador7135 3 года назад +4

    JahiLba xukumay sory

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 года назад +1

    ok 👍

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 3 года назад

    Waa in awooda ciindanka hal,qof,loo,dhiibin wali good oo tusaale noo noqdaan dilka gabeere iyo ciro

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 года назад +2

    GEN. salaad gabayare
    Wuxu ku soqaatay waxbarashadisi ciidan dalka poland warsow
    Ruushka iyo roma italia
    Wuxu ahaa sarkaal ku taqasusay
    Millitary istaratagy.
    Iyo kartiste.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +1

      Thanks Husseen

    • @faxtixusee1573
      @faxtixusee1573 Год назад

      ​@@QAAMUUSwll salaad gabeyre qabiilkee ayuu ahaa😭

    • @deqah
      @deqah Год назад

      ​@@faxtixusee1573 Salaad Gabeyre Allaha unaxaristo Ameen Allahuma waxa uu ahaa Abgaal Hawiye

  • @hatamay
    @hatamay 2 года назад

    Alaaaaaaa Yarxamah

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 года назад +1

    Waa dabar jarkii indheer garadkii iyo saraakiishi culimadii iyo weliba ubixii soo kacaayay waxaynu wada ogso nahay inay somali ka dhamaaden dadkii caynkan qiimaha u lahaa badh siyaad sabab u noqday iyo badh geeri caadi ahi kutimi iyo wax waashay markay dhiiga walalohood xalaashaden sarakishi dilalka fulin jirtay kuwo kale oo xiskooda waayay markay awoododi waxba ka tari wayday waxa lagu hayo somali weyn imika ayaan dareemayaa inay soo bixi doonan sarakiil taabacsan diinta islaamka madoxodi horena culimada lagu kalson yahay waxaanan u ilaashana sidii cadceed aan mudo carriga usoo bixin oonu ku dedaalno inanu isu dhigno si ay noo diiriso

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад

    masiibada maanta na haysata 30 sano ayaan ka maqanahay dunida waxaan nahay xoolo lagu gorgortamo oo la kala iibsado hada diintii ayaa qiil qiil ku jirta masaajidadii ayaa lagu dila yaa dadkii waana la cunayaa eeboow na bixi

  • @suldaansuleiman9157
    @suldaansuleiman9157 4 года назад +2

    Waa Kuma sarkaalka ku adkaystay Gen. Caynaashe in la dilo?
    Fadlan, taariikhda ama xogta si dhammaystiran uga warrama.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад

      Suldaan Suleiman, walaal xogtan waxaan ka soo diyaarinay oo aanu u akhriyaynaa sida uu xogtan xusuus qorka ugu qoray oo kali ah.

    • @suldaansuleiman9157
      @suldaansuleiman9157 4 года назад

      @@QAAMUUSsax, mahadsanid,
      Waxa habboon in laga waraysto qoraaga buugga ee Qaamuus ahaan wax eed ah kuma lihidin.

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 года назад

      @@suldaansuleiman9157 si Qotan markaad u dhuuxdo waxad garanaysaa in ninka la Qarinayaa ismaaciil cali abokor ahaa

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 3 года назад

      @@mohamedshakaal1545 hhh ader waxa idin haya ciyaaalkinan h yoonis waanu fahansanaheee
      Caynanshe siyaad baraaa idinka toogte waxba ismacil ha isku meermeerinayna

    • @matarazzidjamal185
      @matarazzidjamal185 3 года назад +1

      @@mohamedshakaal1545 Saxiib adoo raaliya waxad faham guud igasiisa "Muxuu ahaa "ismaciil cali abokor"? sidoo kale sidee ayuu uga amar waynaa Mxamed siyaad bare?
      Bal intaa igayara daba gee Saxiib hadad wax igu dhaanto Mahadsanid

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 4 года назад +5

    The first bloody 1972 😭😭

  • @jamaaar648
    @jamaaar648 4 года назад +1

    Alahasshlo

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 3 года назад +1

    WLL MAXAAD U SHEEGI WEEYSAY NINKA DIIDAY IN XABSI LOOGU BEFELO XABSI DHEER XABSIGA GENERAL DHEEL

  • @yusufaxmed8863
    @yusufaxmed8863 3 года назад

    Alla hawnaxariisto generaal maxamed caynaashe guuleed wuxuu ahaa geesi gesi dhalay oo daacada laakiin dilkiisi xaqdarada ahaa kamaydamabayn burburkii soomaliya iyo dawladii kacanka ahayd ee dhigya cabka ahayd waana tadhashay jabhadii xaqudirirka snm ee hadhaka cad fashiliyay general caynaashana midkabadan baa loo ga aaray oo inamadii saraakisha ahaa ee uu adeerka uahaa snm ee reer shekh isaxaq ayaa afwayne yidhi kama dambaysid caynashe afwayna barow markaa somalya ciil uma qabno iyo kacankiiba hadanu nahay reer shekh isaxaq wayo waxba kagamanu tagin

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад +1

    Noo sheeg fadlan ninkaas ileen ragii kaleba sheegtaye

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 года назад

      #Abdirashid_Lohos walaal anuu waxba maan qarin waxna maan sheegin. waa sida ku qoran xusuus qorka buugga ee sheekadan

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 4 года назад

    Qaamuus comments oo dhan eeg 90 /100 waxaa la isku raacay in cawil beenaale yahay weliba waxaa ku jira dad ay isku qabiil yihiin oo og taariikhda modow ee cawil leeyahay please dad lagu kalsoonaan karo weligaa qaado warkooda waa inaad iska baadhaa qofka aad xogtiisa isticmaalayso

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 года назад +4

    Nidaamka shuuciga ah waa dhiigyacab dowlad laguma tilmaami Karo! Dil Iyo khaarijin baa dhaqan u ahyd, Moe zedan oo china shuuci kadhigay 50 million buu dila, Joseph Stalin oo mudowgi suufiyeed madax ka ahaa 70 million buu dila kuwa kale ee caalamka kajiray dad badan by laayeen si micna la aan ah qofka maalaxiro??

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 4 года назад +1

      A m Waa hadal sax fikirkaadu Lknse suaasha jirta oo xaqiiqada ah walaalkay amase walaashay qofka aad tahayba waxay tahayna somali wax u roon oo u ah dan ma og tahayna ileen! Waa lagu dayay xukun shacab oo doorasho ah waana ka xumaa hada iyo horayba wixii soomali loo sameeyay!! Somalia waxa ay ku hagaagi kartaa Waa sharciga ilaahay oo gacab bir ah lagu xukumo! Dad leh aqoon iyo khibradna ay xukumaan! Ma aha wadaado seef la boodyo ah Waa dad diin leh cilmi aduunyo iyo mid aakhiro leh asluub leh oo leh Qadiyad wadaniyad!! Eex iyo qabiil iyo land lands shitka ahna ka meeqan sareeya!! Taasna ma Aynu aragno sababtoo ahi bulshada somaliyeed waxa Inta Badan hor boodo iyo indho u ah Waa tuugo caloola Waa wayn oo ah afar jeebla yaal shacabkuna Waa kuwa khariban oo qabiil iyo eex nin jeclaysi musuq ay ka doorbiyaan dadka wanaagsan!! Wax inoo roon ma rabno!! Waa run taasi!! Mohamed siyad barre!! Waxa uu ku khaldamay ragg qaali ahaa ayuu dilay duli ducufo ahaana xabsi ayuu ku tuuray oo Aynu ognahay labada ka masuulka ah in somali cadowga ummadena somaliyeed midna uu mooryan ku tirtiro bulshada somaliyeed midna uuba laba jibaar ka xumaa oo xabashi labo jeer ku soo hogaamiyay oo uu galay danbiyo iyo gaboodfalo aanan taariikhda ummadena somaliyeed ka bixi doonin dad badana ku lacnadi doonaan! Oo taariikhda baal madow u gashay. Labo culumo aanan Xitaa xukunka ku qabsanina Waa uu laayay oo ahayd xadgub iyo inkaar kale oo nagu dhacday!! Ileen dhiiga culimada xaqa ku taagan ma sahlana arinkeedu Carro ilaaah iyo cuqubo soo noqnoqta ayay lee dahay!! In uu xir xiro ayey ahayd sedexda nin iyo culumada axsan. Labada kale ee sarkaal ee ahaa musiibo qarana inuu dilo ayaa ahaa ahaa dowga saxda ahaa!! Note) waxaase hubaal ah in nidaam somali soo mara oo wax qabtay oo ka tegay raadad u ah dan ummadena somaliyeed oo Maxamed siyaad barre ka horeeyay kana danbeeyay ayna jirin!!

    • @abdidiriye6133
      @abdidiriye6133 4 года назад +2

      @Akarim,ahmad Jama hala yaabin wa kuwii xoolihii umada aabayashood boobi jireen ayaa u ooya dhiigyacabkii muxu ka tegay oo taray wadanka dhan hal magaalu laba daarood ka dhisay 21sano wadanka intiisa kale tuuloyin babaaha ayay ahayen waxa kaloo abuuray isnacayb qabyalad baaba yado somalidu isjeceshahay daroodku wa cawaan walhi waxay iska doonayeen ilaa weligii inuu iska haysto oo uu dadka iska laayo maalin walba qof geed ku toogto

    • @nuur3272
      @nuur3272 4 года назад +1

      @@abshirhassan3848
      Waad iska hadashay. Kacaanka la hor somalidu ismay nabcayn. Dhibka maanta taagan waxaa keenay siyaad bare iyo ubaxiisii kacaanka.

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 5 месяцев назад

    Abgaal waa dad dhoohan sababtu waxay tahay Mar walba oo aad darbiga aad ku tiirsan tahay aad dumiso cadowgagu sidaan oo kale ayuu kaaga dilaya halyeyada ku dhashay darbigu kugu aadan waa beesha hawiye hadii aad ka dhex baxdo xayn daabka sidaas ayaa kugu imaanaysa unukaa leh hadii aad ku dhahdo beesha hawiye oo ah darbiga kugu aadan ogow in aadan haysan gabaad si fudud ayaana dhibane u noqonaysan ee ogaada waana taariikh dhacday

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Oh my god

  • @TheGuursade
    @TheGuursade 3 года назад

    channel waa kaso raagay hadaa naqtiin ugu ceshan

  • @axmedmamow6934
    @axmedmamow6934 3 года назад +1

    kornel aso ah musaab geriyon janan bu aha

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 года назад

    good for permenent standing how to rule and develop it " the great siad bare and his somalia forever.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 года назад

    Hadaba iga raali ahoow

  • @gacalsirajfb3149
    @gacalsirajfb3149 4 года назад

    Mashallah asli hasan

  • @abdimohamed55
    @abdimohamed55 3 года назад +1

    Ninka diiday in xabsi loogu bedelo gen. Ceynaashe waxa la sheegaa nin aad ugu dhow isga

  • @adanshgri4202
    @adanshgri4202 3 года назад

    Asc

  • @hah7064
    @hah7064 4 года назад +5

    Cawil taariikhdiisa laguma kalsoonaan karo. Had iyo jeer isagaa is aamanaya qof walbana aniguu arintaa igala hadlay buu ku odhanayaa inuu M.weyne ahaa buu iska dhigdhigaa Cwwil. Dad waaweyn baanan ka maqlay in taariikhda uu been ka sheego.

    • @sayidjaamac1724
      @sayidjaamac1724 4 года назад

      Sida ninkan u hadla sida dumar ha u yuusina

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 3 года назад

      😂😂😂😂

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 года назад +1

      Cawil waa stupid been badan saxiib baan ahyn waayo waayo.

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 года назад

      Cawil rufyaan afweyne oo caan ah ayuu ahaa ee beelaha isaaq baa dhaqan u leh inay rufyaankooda difaacdaan, dadka kalana eedeeyaan.

  • @yacqubkhan2095
    @yacqubkhan2095 3 года назад

    Wllo orta waxaad akhriday taariikh laakin maadan baadhin xaqiiqada
    Isku day marwalba inaad xaqiiqada usoodhawaato
    Waayo taariikh aad ka akhrido buug waxay abuuri kartaa nacayb soomaliyeed
    Mahad zanid

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 3 года назад

    Buugan akhtiskiisa ayaan wadaa intaanna waan aqruyayba already.

    • @Sophia19889
      @Sophia19889 3 года назад

      Xagee book gaas ka helaa wll

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 3 года назад +1

      @@Sophia19889 Wllo anigu ma lihi wxan subxii tagaa maktabada Qaranka ee hargaisa halkaa ayaan ka aqriyaa imikadan aan kula hadlayo ayaan wadaa hargaisa hadaad joogto waad heli kartaa wxana la yidhaa "RAAD RAACA TAARIIKH SOMALIYEED".
      MhdsnD wllo.

    • @Sophia19889
      @Sophia19889 3 года назад

      @@xusenyusuf9361 wll mahadsanit ma joogi wadankii

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 3 года назад +1

      @@Sophia19889 Lkn wxa laga yaaba inaad heshide dadka yara weydii kolay waa buug aad u wcne cid uunbad ka heli i.allh.
      Wxa aad si aad u balladhan usoo bandhigaya taariikhda soomaliya.

    • @Sophia19889
      @Sophia19889 3 года назад

      @@xusenyusuf9361 Haye inshaa alaah thanks 🙏

  • @Itzz_Amy1
    @Itzz_Amy1 4 года назад +2

    Dad aan waxba galabsan baalalaynaya

  • @faxtixusee1573
    @faxtixusee1573 Год назад

    Gabeyre magacaas halkee ayuu kasoo raacey?

    • @deqah
      @deqah Год назад

      Waa magaca Aabihis Gabeyre Allaha uwada naxariisto Ameen Allahuma

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 года назад +1

    Wuxuu hayey xukunka 21 sano wuxuu laayey wax garadkii iyo aqoonyahadii oo ahaa indhihii soomaaliya ama Afrika wuxuu xasuuqey culumadii wuxuu dagaal ku qaadey axmaaradii abeesada ahayd oo hadana ka soosaarey intuu nagu cariyey

  • @djibnoeh2988
    @djibnoeh2988 4 года назад

    Slt

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 4 года назад +2

    NIMAANKA AAD CARAB KUU SHEGEEYSO WAA NIMAAN WAALIDKOOD SALDANADA HOBYO TAARIKH WEYN KUU LAHAA WAA NIMAAN CARAB SALAX AH OO REER BAARI AH

  • @alimire2
    @alimire2 3 года назад

    Ma aheeyn baqdin gelin,ee wexeey aheeydy ka hortag in Somaali Loo adeegsado Gumeeysiga cusud.

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 4 года назад +2

    Taariikhda waa wax laga dhaxlo awoowayasha iyo adigu waxaad samaystay. Lakiin youtube iyo oday been kuu sheegay ku samayn mayaan. Caynashe iyo salad Gabayre. Cid walba wa taqaan ciday ahaayeen.

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 3 года назад +1

    Siyaad bare lee Somalia isku heen Karo aabe siyaad bare janaa kuu rajeynayaaa

  • @CllahixuseenAbokor
    @CllahixuseenAbokor 4 года назад

    Cajiib

  • @dahirali7520
    @dahirali7520 4 года назад +3

    SIYAAD BARRE TEGYEE ,BAL( FARE YARE---AMA FARMAAJO) KA WARAMA REER ISXAAQOOW WAA IDDINKII CAANKA KU AHAA SIDII BELAAYO LOO BUR- BURIYEE.

  • @khadkaon1259
    @khadkaon1259 4 года назад +1

    Waxa aad buun buuninaysaan naga daaya

  • @cabdicalicasayr
    @cabdicalicasayr 4 года назад +2

    Salaad Gabayre Kediye Wuxuu Ahaa Genaral Ma Ahayn Kornayl Sidaas Lasoco Saraakiisha Darajadooda Ku tilmaam

    • @mohamedduale5363
      @mohamedduale5363 4 года назад +1

      Ambassador Cawil wax been ah kuma darin dhamantood AUN.

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 3 года назад

    Hiladilo wixii qabyaalad iyo qaran dumis wada aduunkaba waa sharci inla iska qabto.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 года назад +5

    Cawil basbaas buu ahaa oo LA SOO shaqeyey dowladii kacaanka oo safiirka waligii kama dhicin sarkaalka uu sheegayo waxa uu joogaa Hargeysa waana ismaciil Cali Abukar oo ay isnecbanyen oo rabey jagadiisa beenta MEESHA kala tag

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 года назад

      Oday taariikh jirtay ahayd miyaad dafiri maxamed caynaanshe ismaaciil Cali abokor baa Hor istaagay in lasii daayo isagoo rabay inuu gudida siyaasada Ku biiro

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 года назад +1

    Sarkaalka KU adkeystey in LA dilo Aun General caynashe Waa col ismaciil Cali Abukar oo ay isnecbanyen oo rabey jagadiisa markiidanbe asgaba in LA dilo ku sigtey

    • @abdulahiahmed5067
      @abdulahiahmed5067 4 года назад

      Said mussa
      yaa kugu yidhi ismaciil ali abokor buu ahaa??

    • @maxamudsheikh2003
      @maxamudsheikh2003 4 года назад

      Siyaad bare sargaalka uusan war kadiidi jirin wuxuu ahaa ahmed saleeban dafle oo ciidanka sirta ee milatariga ahaa

    • @sayidjaamac1724
      @sayidjaamac1724 4 года назад

      @@maxamudsheikh2003 sciid nin wax badan garan kara weeye smail ali true

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 5 месяцев назад

    Hadii aad ku kacdaan inaad hawiye shaki kala galisaan ogaada inaad magan noqonaysan awooda ay la wareegi doonan kuwii cadowga ahaa ka dib waxa ay samaynayan waad taqaanan sheekada aad wadana idiin Socon mayso bisad ayaad noqonaysan

  • @graadhobire5535
    @graadhobire5535 4 года назад

    dawladaas siyaad bare markey tagtay soomali mesha ay martay wan aragnay marka soomalida dhaqan reer guuraa ayaa dhiiga uga jira xoog waxaan ahayn waxba kuma laha.

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +1

      Xooggii mee marka, soomaali miyaa kala xoog badan.

    • @graadhobire5535
      @graadhobire5535 3 года назад +1

      @@ahmedqumbe3644 siyad bare miskiin ayuu ahaa marka loo fiiriyo idi amin uganda ,mingistu ithopia xusni mubarak masar nimankan boqolal kun ayey dileen ujeedkeyga waa african xoog ayey wax ku leyihiin baryo wax kuma laha.

  • @axmedmaxmedguudcade2824
    @axmedmaxmedguudcade2824 Год назад

    Sheeko xume sarkaalka diisay cafiskiisa maxaad usheegi wayday beenaloow

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 4 года назад

    basaas aad uxun oo cadowga u balan qaday in daad iyo dalba lagu warejiyo ayuuaha aya la shegay raagka qashaan aya boska baneyay so celcelintisa macno ma keney so ma la socota odayga adan kula hadlaya wixi xuno dhan wajib ayey ehed in wadanka ladhafiyo

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 3 года назад +1

    Marka sadexda nin haday darood isaqa iyo hawiye ahayen soomaliyey marka maxad utidhahdan siyaad barre qabyaladu yaqanay oo darood buu jecela haduba una kala jecelayen soomali

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 3 года назад

      Kkk taasi waa ciqqdad daarood naceyb ah, ee siyaad barre dadka uu waligii laynjiray oo saraakiisoodii iyo raggoodii waxna toogtay waxna jeel ku guray uu Aadna ugu nebcaa waxay ahaayeen majeerteen. Xattaa ciiro iyo 11 kale oo aan intooda badan curan uu halmaalin isla toogtay baa ku maqan, Abdullaahi dheel oo salaad iskumar la,isla toogtaa ku maqan. Allaha u naxariistee Gen, maxamed abshir habaan iyo Abdullahi yusuf buu jeel ithopia ku abaadiyey ceelashii biyaha buu xattaa sun kaga shubay majeerteen. Aaway raggii kumis. Dadka ugu badan oo lashaqeyn jiray asxaabtana la,ahaa waxay ahaayeen hawiye waxaana soo raacay mareexaan. Dadka ugu badan uu layn jiray majeerten iyo issaaq bey ahaayeen. Hawiye salaad gabayre buu kadilay. Oraah diisii ugu dameysay waxa uu yiri isma lahayn hawiyaa kugu soo duulaaya, mareexaan baa kaa tagaaya majeerteen baa ku badbaadinaaya. Waayo ciidankii xamar kasaaray oo badbaadiyey mj bey u ahaayeen

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 года назад +2

      Afweyne daarood ma necbayn, isagaaba daarood sheegan jiray ee majeerteen buu nebcaan si liidnima ahna ula dhaqmay markay madaxda ahaayeenna wey karaameeyeen oo darajada iyagaa ku taxay garbihiisa eyga kori haku cunee baa majeerteen ku dhacay.

  • @saidsalah9389
    @saidsalah9389 3 года назад +2

    Been ayaad sheegeysaa Hal nin uun baad ka sheekayneysaa caynaanshe miskiin ayuu ahaa maxaad belo uga dhigeysaa khalad bey ahayd in la diloba.

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 3 года назад +1

      Sababtu waxay ahayd isagaa ugu sareeyay uguna daacadsanaa

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal Год назад

      Adeer wiil hoog buu ahaa caaqaw
      Title ahaana isagaa ugu sareeyay raga lala dilay madaxweyne ku xigeen buu soo noqday

  • @shamsamohamed7000
    @shamsamohamed7000 2 года назад

    soo maali been weey sheeg taa laakiin been kuma maah maahdo salaat gabeeyre isagaa saxiixey dowlada kacaanka cidii kahor timaado ama inqi laab in latoogto salaat gabeere isaga gacan tiisa kusaxii xey siyaat bare uu yiri kafiirso salaat gabeere uu ku atkeestey got haqodin kudhici doon tide ma ogide salaat gabeere isagaa saxii xey isagana kudhin tey

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 3 года назад

    Si cajiiba ayaad uga sheekaysay

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 года назад

    they deserved"the wanted to make our country more than situation we are today and siad bare allready understood that now is 2020 versus 1969 for the greatfull deeds our grandfathers ist a illusion illuosion".

  • @AMAli-kc3qr
    @AMAli-kc3qr 4 года назад +1

    Beenalle weeyn ayaa.kuu waramay?
    Ilaahay kaa aqbali maayo

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 4 года назад

      Kkkkk walaahay isku dareen ayaan nahay cawil xaaji cali waa nin aad u been badan oo weligii soomaali necebaa oo qarandumis ahaa weligii khayr kama shaqayn waa caan tankale wuxuu caan ku yahay biidhiqaatinimada
      Isagaa ku jiray inqilaabkii 1961 ka dhacay hargaysa oo larabay in lajaro hargaysa iyo boorama iyo burco
      Markii danbe isagoo safiir ah oo sharaf leh buu SNM galay
      Anigu maba rumaysto cawil xaaji cali

  • @ahmednooraakhiro4812
    @ahmednooraakhiro4812 4 года назад

    Arinkaani waa arin ama xog sax ah aan nagasiinan dhabtii waxa ay xukuumadii u dishay ragaas laakiin aniga tayda waxay ahaayeen rag xukunka rabay oo ay shisheeye wateen xukuumaduna kugaratay

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 4 года назад +2

    In badan oo been ah ayaa ku jira qoraalja Cawil wuxuu caan ku yahay hadba sidii matkaas ay ula muuqato buu wax u qoraa.hadaad rabtaan mid ka mid ah beenaha uu sheegay dhagaysta waraysiga Gen.Ismail Ahmed Ismail uu ka hadlayo arimaha AUN ragaas.

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 4 года назад

      AAD IYO AAD

    • @yusufshador6263
      @yusufshador6263 4 года назад

      hadde gabayre general ayuu ahaa

    • @yusufhassan6891
      @yusufhassan6891 4 года назад

      Cawil cali ducaale waa khaayul wadanka ugu wayn soomaali waaninkii yidhi 77 kii dhulka soomaalida itoobiya ayaaleh inbarihore ladilo ayay ahayd