VLOG XAFADA SILIGA TOWFIIQ EE DEGMADA YAAQSHIID

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 июл 2021

Комментарии • 31

  • @abdalla2421
    @abdalla2421 3 года назад +1

    Masha alah saciyo aad ayad u mahadsan tahay in aan arko 15 sano ka dib siliga towfiiq oo ah xafadii aan kuso bar baaray iyo jidadkii aanku cayari jiray yaranteydii next vlog anaa kula duubidooa kkkk wan so socdaye

  • @dalabonline
    @dalabonline 9 месяцев назад

    Bilaawga muuqaalka meesha aad ku duubtay intee waaye

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 3 года назад +1

    Mashallah sacdiyo & Mogadishu so beautiful 💘

  • @anwarnoor1567
    @anwarnoor1567 Год назад

    Asc siliga towfiiq guryihiisa boosas beec ah noo raadi

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 2 года назад

    Mashallah reer towfiiq ayan ahàn jiray 2006 aya kasoo guurnay

  • @ahmed26128
    @ahmed26128 2 года назад

    Dowlad adduunka laga aqoonsan yahay weynu heysana abaayo adigu waxaad ka hadlaa kaliya shacabka iney dhistaan guryahooda dowladdana Jidad ama waddooyin u sameeso xaafadaha wabilaahi towfiiq

  • @fadumoelmi6694
    @fadumoelmi6694 2 года назад

    Asc sacdiyo Cadeey wakusaamay degmadda waxaa la asasaasy 1968

  • @milanovloggsfunny2526
    @milanovloggsfunny2526 2 года назад

    Hore usoco walal

  • @baashiyare3715
    @baashiyare3715 3 месяца назад

    Xafadeydi ahaa maxaan u xiisay

  • @abdim4743
    @abdim4743 2 года назад

    That's my town

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 2 года назад

    waad ku mahadsan tahay

  • @mohamedmireahmed9315
    @mohamedmireahmed9315 2 года назад

    vlog qurxoon

  • @hayatali1752
    @hayatali1752 2 года назад

    Abayo gubta nosoduub mahadsanid

  • @caishamaxamed4121
    @caishamaxamed4121 2 года назад

    Masha allah

  • @abdim4743
    @abdim4743 2 года назад

    1990 baa iigu danbaysey

  • @ilyaasmaxamed1274
    @ilyaasmaxamed1274 3 года назад

    Aad iyo aad Wallzhey hormar wacan

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 3 года назад

    keep going sister waa taageeraa muuqaaladaada

  • @cgllgc462
    @cgllgc462 3 года назад

    Degmada yaaqshid waa dagmadii aan ku dhashay, xasuus gaar ah.

  • @abdidayib1681
    @abdidayib1681 3 года назад +1

    Mahadsanid adeer xasuus baad nagelisa

  • @jabiin
    @jabiin 3 года назад

    Masha Allah abayo waad abayo

  • @fardowsoaadankeynaan2694
    @fardowsoaadankeynaan2694 3 года назад

    Mash.Allh xaafadeey

  • @abdifitahiimaan9391
    @abdifitahiimaan9391 2 года назад

    Keep going sister waku wataa🙏

  • @maryanibrahim6133
    @maryanibrahim6133 3 года назад

    Waad ku mahadsantahay walaashay shaqada weyn ee aad qabanaysid waxaan jecelahay inaan daawado vloggaaga, maxaa yeelay waxaan baranayaa magaaladeyda waxaanan u guurayaa dhowaan wadanka hooyo inshaallah.

  • @fooso1327
    @fooso1327 3 года назад

    ASC walaal waad kumahadsantahay sida quruxda badan oo aad noogu soogudbineyso muuqaalada caasimaddeena. Waxaan jecleystey inaan waxyar kaasaxo goortii la aasaasey yaaqshiid waxey aheyd horraantii todomeeyadii ee ma aheen 1985tii mahadsanid

    • @fooso1327
      @fooso1327 3 года назад +1

      Waxaan kawadaa horraantii todobaatameeyadii mahadsanid

  • @ahemdjama5728
    @ahemdjama5728 3 года назад

    السلام عليكم الحمد لله

  • @justag9396
    @justag9396 2 года назад

    Abaayo WhatsApp ma isticmesha ❤️❤️

  • @fardowsoaadankeynaan2694
    @fardowsoaadankeynaan2694 3 года назад

    Xaafadaan Waan jclahay

  • @abdlrahman8498
    @abdlrahman8498 3 года назад +1

    Suwaax wanag san macan

  • @fardowsoaadankeynaan2694
    @fardowsoaadankeynaan2694 3 года назад

    Waan kubarbaaray