Somali shacbkeeda dowlad nimada waxaa kaga wayn qabyaalada haday dad hagaagan oo mujiiyan inay mid u yihiin wadankoda jecelkiisa Somalia way hagaagi intay iskala gurayaan dhiigna daadinayan rajada Somalia ma fiicna TAN ALLAH WAA GOONI
Xasan shiiq waa ciyaal xil loo dhiibay xaga maskaxda hadu qofka ka liito maamulkisa laga gartaa Xasan caqli aan lacag radin ahayn maleh Hann maleh Qab maleh Taariikh reeb kuma jirto Waa nin la qabsaday bahdilka iyo ceebta
Kkkkk farmaajo ur dreaming day light- ma xasan sheekha 260 ka million Swiss bank ku shubtay ma xasan sheekha ciidankii dowlada baa biyay oo20 kun oo hawiyaha qortay - ma xasan dheekha gedo garoomada ka xaar xaaranayo it over Stay turkey because am sure u can’t come to xamar
Doorasho iyo Dib u heshiisiin. Yaa isku xiray. Mise Dowladnimadii waxaa loo badalay Qabiil iyadaba hanaloogu badalo Doorasho Daarood iyo Doorasho Hawiye kuwa cod koodu badnaado madax weyne ha qaataan. Lkn Tirakoobka saxda ah ee Gobolada waa in la sameeyo.
Xabiibul Malaayiin ❤Farmaajo guuleysa 2026.
From Hargeisa
@@Abdirizak-z5f Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲🇸🇴❤👍💯💯💯💯
Aamiin Yaa Allaah
❤❤❤❤❤
😭 Waxaan madaxwene Somaliyed ma Aha 💯 💯💯💯 XASAN IYO Kooxdiisa ILAHAYOW NA DHAAFI 😭💯🇸🇴
Farmajo 2026 inshallah
Guuleyso mw farmajo ilaah haku barakeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️🫶✅️
Farmaajo mooryaanta ha u soo noqon
Good advice. Hassen sheik must be stoped.!!
Xasn wa dalxarshe 😂😂😂
Xabiibull malaayiin❤❤❤❤❤we come back farmaajo insha allaah❤🤲🤲🤲💝🌷🌺❤💝🌷💋🌺💋🌺💋🌺🌺💋🌷🤎🥰🧡❤️💜💛🤎🩵💘💕💕💞👌🌺👌❤❤❤
NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFAQ GAAALO U SUJUUDE IYO KOOXDIISA WAA IN LAGA QABTAA DALKA SOOMAALIYA
Xasan gaal usujuude siyaasadii waa ku jabay wlhi 😂
Gaal uma sujuudin ee naceybka jooji oo alle u noqo dambigu meel xun ayuu geeyaa dadkee
WALLAAHI RUNTA YAA SHEEGTAY NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFAQ GAAALADA AYUU U SUJUUDA
Ma sunuudin ee wuu u rakoocay markhaati ma doon dheh
farmaajo maashaa Allaah wuu unaxaya wadanka iyo dadka soomaliyed ba
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka 🇸🇴🙏
ilahay xasan umada hadhaafiyo waxba umahsy dawldnimdii curdanka ahyd wa uuu kaladiraay lkn suaasha meshatala maxytahay sabata marwalaba butlaan iyo jubalaan loo eryadaaa cajiiib walee waxa soconaya waxa aan lamahdin dooonin
Xabiibul Malaayiin Guulayso, from Hargeisa Somaliland
FarmaaJo Ilaa Hadda inuu Madaxweynaha ka Yahay ban aaminsanahay
Farmaajo guul
Xasan waa sii joogayaa like it or hate it.
Dal dadkiisu dayaceen misana
Qaranimadii ka door bideen
Qabyaalad land xoogiisiina
Dibada qoxooti ku yahay ???
4 sano kasta kadib baaq iyo wada tashi ma dhaleys ah maa ku jireynaa illahow no gargaar yaa rabbi😢
Xasan shiiq. Guuul inshaallh
Farmajo sonoqo inchallah
محمد عبدالله فرماجوا❤Waxaan Rajaynayaa inuu dib usoonoqondoono❤إن شاءالله
Insha soolaabo xabiibu malaayiin mudane madaxwyne farmaajo
Somalia illaahay farad khayr qaba allaha siiyo 😢
Somali shacbkeeda dowlad nimada waxaa kaga wayn qabyaalada haday dad hagaagan oo mujiiyan inay mid u yihiin wadankoda jecelkiisa Somalia way hagaagi intay iskala gurayaan dhiigna daadinayan rajada Somalia ma fiicna TAN ALLAH WAA GOONI
madax weyneh farmajo wuxuw kajogi wayey axad madobe iyo daani kiyimadah waisku tagayan
Madaxda soomaalidu
Xasan sheikh.......... Dowlad si loo dhiso...oo leysku keen mayaqaan......
Farmaajo how dhiibo...
Badii kale........ Xasan waa laga faaideysan Somalia.............
Xasan sheikh......... Xeer uu Somali weyn isku keeno......
Ma yaqaan......
Kursi ku fariiso.......
Hadba ceyrso kismayo.....
Marna ceyrso dhulkii uduga.......
Marna....... Somali oo dhan qoorta isku gali.....
Xasan sheikh........... Somalia halaqa qabto.....
Xasan, waa nin aan wadani aheyn........
Oo dalka....... jecel ma aha.....
Ninkii bada siiyey...... Ethiopia
Hadana you la tashadey......... Erdogan.....
Erdogan Waa Turkey.......wadankiisa wuu dhisan.....
Bales Xasan sheikh baacuw.....
Meeyey wadankaagii.......
Farmaajo waa wadani.......
Ha soo noqdo........
Mahadsanid......bro
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Soomaali xasan maxamuud yaa ku wanaasan 🌎✅✅✅✅✅
Guurguurte lacaktii uu Somalida masaakiinta ka Xaday iswitzerland aa lagu xayiray
Asc Somalia ha iska qabato ninkan wareersan ee xasan sabab too ah wuxuu ka shaqaynaya wax aan dani uugu jirin umada somaliyeed from Hargreaves 😮
Mudane madaxwyne Farmaajo dalka badbaaduu rabaa oo mooryaan xasan xaraash qaran bad iyo dhul iyo hawo waa gatay inuu isku caano shubo buu rabaa sida geele Djibouti 🇩🇯 oo kale oo uu qabsado wax doorasho qof iyo cod loogu yeeray isaganaa diidanaa xiligigaaga markaad rabtay doorasho qof iyo cod oo xalaal ah inaad qabato uu qoray u qaatay mirinaayo u galay, mudane madaxwyne Farmaajo dalka iyo dadkaba waa tabeen amaanadada iyo wadaniyadada 🇸🇴❤️🫡
The former president (Farmajo) has no say about Hassan today.
I would like to be part of your Media team.
No difference between Xasan Munaafaq & Farmaajo dictator.
Birmade hassn sheikh waxay shay sidaan,
❤❤❤❤
Puntland soomaaliya haka tashato, soomaali markey fah aan in qabiil wmaiba gurigiisa soo nadiifsado oo halakala tago
Ilowsha dhawaaa ma umul baaa !!!
Mucaraaaradnimada barasha rabtaaa 🙄😂😂😂
Failed Country 🇸🇴
It is not fail country,Tia is failure government.
@ Same o same 😂
QOFKA LASTA & TUULADIISA
GARGUURTE WUXUU DALKA KU WADA QALALAASO iyo QAS
Qaraxa wuu yaraaday madax jabiskana wuu yaraaday
Balse Xasan lacag buu kuwaaaalanyahay
رائع جدا.❤
Farmajo maxoo yahay Marka madaxwayna xassan sh u digaa waa wax lala yabo
Soomaaliya waxay hore gashay kolkay damuljadiid kusoo laabatay taliska
Hassan is in a daydream.instead
Combining the nation.
The nation is separting.!!!
Somalia ma dawlad baa kajirta?? Shacabka soomaaliyeed dawlad iyo midnimo marabaan
Somaliyay hadaa doonaysa ina helo dal degan oo xasiloon halaga hortago waxan isku sheega baarlama eeiibasaday shacabka somaliyed dal iyo dalba liqay baabiyay xata waxaa leeyahay hdii aan awood uweyno inan wax ka qaban weyno aan ka dumino dhismayaasha filla hargaysa
Last year in somalia somalia ist end
dowladi soomaliya laga dhigimaayo maamul goboled hawiye ee wain hader kadib xamar laysku arko oo kala xishood si wadanka loga badbaadiyo hogaamiye kooxedka xassn
4 dekadood ninkee gatay, Qalbi dhagax dhiibay, Qaraxii Zoobe, dilkee ikraan tahliil,AS ninkee biilaye, ILAAHAY NAGO MA SO CILSHO 😅
Xasan shiiq waa ciyaal xil loo dhiibay xaga maskaxda hadu qofka ka liito maamulkisa laga gartaa
Xasan caqli aan lacag radin ahayn maleh
Hann maleh
Qab maleh
Taariikh reeb kuma jirto
Waa nin la qabsaday bahdilka iyo ceebta
Hawiye boob waa ka kori la yahay caasimadii ummadana unukaa leh.
Dalka ninki madax ka ah ayaa amarkisa iyo hadalkisa kashaqeynayo inta kale ninba malinki hasugo😂😂😂😂
Aryaa xasan madherge warkaas ma qoro mana aqriyo
Kkkkk farmaajo ur dreaming day light- ma xasan sheekha 260 ka million Swiss bank ku shubtay ma xasan sheekha ciidankii dowlada baa biyay oo20 kun oo hawiyaha qortay - ma xasan dheekha gedo garoomada ka xaar xaaranayo it over Stay turkey because am sure u can’t come to xamar
Asc galyan waxan kuweydiyey marki wadaxweyne farmajo xukunka jogay waxan maqli jiray besha calamka besha calamka tenda waqtiga mw hassan o hada ah mucaradka garab Kuma Heystan Miya hada besha calamka 5:48
Tan kale tag bey ku dhowdey marka somalia in ay is raaceyn marbaa marka taladowda sha shaya bn gacanta ku haya ayaga go aan magaraai karaaa
❤
Frst
Kkkkkkl wakusalam marakasta katag kamdhamato
Doorasho iyo Dib u heshiisiin.
Yaa isku xiray.
Mise Dowladnimadii waxaa loo badalay Qabiil iyadaba hanaloogu badalo Doorasho Daarood iyo Doorasho Hawiye kuwa cod koodu badnaado madax weyne ha qaataan. Lkn Tirakoobka saxda ah ee Gobolada waa in la sameeyo.
Wakhti dalku burbursan yahay inaad qabiil ka hadasho taa macnaheeda waa maangaabnimo
Xasan waataqanaa 😢
Farmaajo waataqanaa😢
Keep going brother
Farmaajo nin waalan weeye
Gurgurta munafaqh baqti usujuda ayaa kawalan
Xaaraan ilmaha lagu dhalo waa sidaas astasmaha lagu garto
Haduu xassan culusow Dorasho Qabasado waxaa dhici doonata ina lagu dhawaqo Dowalladd kale oo ugar ah Qowamiyadd Daarood
Daroodka ma somaliba mise waa elatariyan
Farmajo 2020 asaa didayey in lala fadhisto hada adkeyso dheh
Farmaajo dalkaan waa uga dhamaatay muqdisho dambe
Hoyadha miyaa leh dalka wecelyohow isbaradha lagusokoriyay
Hooyadaa miyaa Xamar leh
Xamar iyagaa leh ee haloodaayo. Soomali hatashato. Qofba waa goobtii adeer!
Farmaajo sowtii uu lahaa nin walba tuuladiisa ha aado,,hadana muxuu rabaa
Farmaajo tuuladiisa waa Garoowe Caasimadda cusub ee Somalia,Muqdisho Mooryaan 1991 kii Dhuuusomareeb iyo Kuraceel ka yimid ayaa looga tagayaa, unnukaa Leh. meesha yar oo wasakhda badan.qashinka gurigiisa hortiisa ayey dhigaan,Caasimadda Adduunka ugu wasakhda badan ayaa loo aqoonsaday Muuuqdisho,1991 wixii ka horreeyey waxaa Lagu magacaabi jiray " the pearle of Africa" magaaladii cadayd. Mooryaan ayaa 1991 kii timid,maxaa Laga faa iiday? Wallaahi in aadan wajiga soon karayno,meel waliba qashin ayaa daadsan.
Qarax waa laga reystay jid xiran waa laga reystay farmaajana waa laga reystay buugaataadii iska qoro
Edabdaro uusan isaga bilaabin kamajirto dawlada xamar.
NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFAQ GAAALO U SUJUUDE IYO KOOXDIISA WAA IN LAGA QABTAA DALKA SOOMAALIYA
NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFAQ GAAALO U SUJUUDE IYO KOOXDIISA WAA IN LAGA QABTAA DALKA SOOMAALIYA