Halima Abdi Arush - Seygeygi Askar ayaa wadatay dibna looma arag! Nairobi 16.03.2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Комментарии • 466

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 Год назад +41

    Anagoo aasayna dadkii la dilay ee wadada xoornaa ayay nala hadashay waxayna noo sheegtay in aan raadino meydka seygeeda Allaha u naxariisto, si fiican ayaan u xasuustaa maama Xaliima.

  • @A-Abdi127
    @A-Abdi127 Год назад +30

    Shukran Mr Ayaanle, Dadka aar taariikhda ka wareesaneesid nala wadaag sawirada taariikhda ah haday ku fasaxaan. Si aan u aragno qaabka ay ahaayeen dadka naga horeeyey

  • @shukri1395
    @shukri1395 Год назад +32

    She seeing a lot and went through a lot. Very strong woman ❤ Masha alaha 💚

  • @fadumokalif462
    @fadumokalif462 Год назад +14

    Ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo mama xalimo maasha allaah very strong woman ❤

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 Год назад +27

    Qofna ma gudi karo Abaalka ay ku leedahay unada soomaaliyeed oo dhan ❤ilaahay cimri dheer iyo caamaad ha ku siiyo .🎉She’s Queen Xalimo we will always Remember you.

  • @shukriabtidoonmohamad2148
    @shukriabtidoonmohamad2148 Год назад +17

    Maasha allh mamo allaha kuxifdiyo aduun iyo aakhiraba inta kaadhimateyna jannada allaha idinkku kulmiyo aamiin soomaali abaalwryn ayaad ugashey jisadaada janno hooyo❤❤Ayaanle aad ayaan kaaga mahad celineynaa guuleyso🎉

  • @mohameabdi3877
    @mohameabdi3877 Год назад +18

    Aad iyo aad ayaan uuga helaa hanolato vedio yada lasoodhigo ee waa ya,aragnimade iyo aqoon,taleh (Mhadsnd Ayaanle wll)❤

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Год назад +18

    HOOYO XALIIMO ALLE YAA RAXMA RAAXIMIIN AMIIN THEN SAMIR ALLE HAKAA SIYO AMIIN 🤲 SOOMAALI WAQTIGAAS WAYISWADA DHIBAATEEYEEN .AAD IYO AAD BAAN UGA XUMAHAY WAXAAN KUJIREY DADKII SOOQAXAY .ALLE DADKEENA HASHIIS WAARA HAKALLA DHEXDHIGO AMIIN YAA RABBI 🤲. FROM COPENHAGEN 🇲🇵🇩🇰🇪🇺

    • @AO00720
      @AO00720 Год назад

      daalim yahow ehlu naarki maxad runta isga indho tiraysa somalida is dhibataysay halkay joogta afweyne iyo wixi ku hoos jiray iyo in qabyalad ku tageertay baa soomali dhibte wixi ka raacayna cid eed ku leh majirto. waana waxa uu farmaajo doonayey inuu soo celiyo saansaantedana wuu laha ilahay baa sharkisa ina dhaafiyey. ee ama nacas waxba kala aqoon badtahay ama ehlunaar beenaale ah oo aminsan in malcuunki afweyne saxsana.

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +53

    I can’t stop watching amazing interview and well educated and experienced mom halima Abdi arush ❤❤

    • @calowlexaashi9375
      @calowlexaashi9375 Год назад

      😊0😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0😊😊😊😊😊

    • @calowlexaashi9375
      @calowlexaashi9375 Год назад

      😊0😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0😊😊😊😊😊

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 Год назад +8

    Maashaa allaah juuni Rooti from baraawa my dhiiga taariiqda aad ayaan ujeclahay ❤❤

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Год назад +4

    2 saac iyo 22 minutes iyo 19 seconds baan dawanayay tariikh badan ayaan ka helay Maamo Xaliimo Cabdi Caruush. Saygediina Allah ha u naxariisto.

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 Год назад +11

    Manshaallah abaayo cimri dheer oo cibaadoleh illahay hakusiiyo amiin ya allah

  • @ahmednurmohamedhashi9046
    @ahmednurmohamedhashi9046 Год назад +12

    Walalay reer Abdi Caruus Ilahay ha idin xafido walaleheey idinko dhan Axmednur Seyga Rushka❤

  • @umamina9607
    @umamina9607 Год назад +14

    Asc ayanle Walaal ad iyo ad an kugu farxsanahy Ilhay ha ku xifdiyo. I’m really proud of you my brother 🎉🎉🎉🎉

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 Год назад +6

    Waad mahadsan tahey tariiqda aad noo soo gudbiso adna tariiqda ayaa ku xusi. Mama ilahey ha u wada naxariisto dadkii lagaa diley waanad ku mahadsantahey wixii aad wadanka u soo qabatey❤❤🎉🎉🥇🥇🥇

  • @shukridirie8518
    @shukridirie8518 Год назад +21

    😢malintaas adeer yassin lala baxay si fiican ayaan u xasuustaa, mana iloobi doono ilaa aan god ka galo. Marlin mugdi ah ayey ii aheed. Waxa ay aheed markii ugu horeysay oo aan naftayda u baqo. Eedo xaliimo waxaad aheed qof qaali ah. Ilaahay ssmir naga siiyo Adeer. Waxaan aad u xasuustaa sidii in ay hada dhacayso. Somalia ilaa hada waa ka baqaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 Год назад +11

    Mashallah halima abdi arusha Allaha ku xifdiyo ayaale adigana guuleeyo

    • @khaliifhusseinmohamud9776
      @khaliifhusseinmohamud9776 Год назад

      Ma ardadii Dsareshhiikh xasan Barsane baad ahayd1984/5

    • @amalahmed7254
      @amalahmed7254 Год назад

      Hooyo xaliimo waa qof waaya arag ah wax baden ayay u soo joogtey ilaahey ha ku xafido adiga iyo caruurtaada . Alaha u naxariisto isterliin caruus iyo intii kale oo adiga taqiiney

  • @abumohamed6176
    @abumohamed6176 Год назад +5

    Mashallah mama Halima waxa ay ka sheekeyneysay waa Arrin xanuun badan waa qisooyin loo baahanyahy in buugaag laga qoro waana taariikh xusuus leh .

  • @Saidawaaye
    @Saidawaaye Год назад +14

    Eeddo Xaliimo, cimri dheer Allaha ku siiyo iyo caafimaadsan. Adeer Yaassiin iyo habaryar Istarliinna Allah ha u naxariisto.❤

  • @umuelias
    @umuelias Год назад +7

    Mash Allah Mama mcn Allh kusharfo Wadanka iyo dadkagaba Waso caawisay abaalkaga Allah aya gudi doona Insh Allah

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Год назад +18

    Mammada❤❤❤ dhulkii oo nabad ah beey ka sheekeyni Allahu Akbar mantana Xaalka Waa beriga dhexe 😭😭😭Allow nabada noo soo celi oo dadkena xaqa tusi. Waa Dhibaato Waqti hore soo bilaabatay oo sababay burburka wadanka 😢😢😢 Dhib waad soo marteen Subxanallah. Aniga xitaa aabahey baa bilowgii dagaalada lagu dilay Aabo Allah haku naxariisto janatul fardow aclaa Allah hakugu bishareyo Allahuma aamiin

    • @Ubax24
      @Ubax24 Год назад

      Xagee nabadu joogta waxeey ka sheekeynee waa xanuun aad u adag

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 Год назад +4

    Masha ALLAH Mamma Halima A. Carush Allah ku xafido guuleyso Abti Ayaanle

  • @abdulkadirgacal3267
    @abdulkadirgacal3267 Год назад +6

    Mamada ILAHAY ha xifdiyo cimri Dheer iyo caafimaad Alaha siiyo qof waxbadan og waaye xaajigeedana ILAHAY ha u naxariisto

  • @anabhassanchanal4880
    @anabhassanchanal4880 Год назад +3

    Masha allah maama xaliimo waa hore iigu dambeysay inta dhimatay allaha u naxariisto waa sheeko xiiso leh

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 Год назад +9

    We. Thank you every much to let us know what was happening in our community and our country

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Год назад +1

      Very amazing lady who took part in building her nation,

  • @hassanosman2270
    @hassanosman2270 Год назад +16

    Masha allah Halima Abdi Arush. Runtii waa shaqsi aan aad iyo aad aan u qederiyo maxaa yeelay waxbarashdeyda ayay qeyb weyn kaqaadatay walaashey.
    Waxaan ugu duceynayaa caafimaad iyo denbidhaaf Aduun iyo Aakhero. Allaa yaqalii haa walaashey.

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 Год назад +1

      Inti dhimatay Allaha u wada Naxaristo Inti Noolna Allaha Ino Xafido
      Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲 Tacab Aqoon Hanunin Ubad Bay Bulsho kala duwan Oo SOMALIYED 🇸🇴 wax u so qabten QASATAN BULSHADA REER MARKA CADEEY ❤️
      Jazakuma lah mama Xalima Abdi ARUSH 👈❤️👈

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Год назад +7

    MASHA ALLAH MAMO XALIMA ABDI ARUSH ❤️
    ADIGA IYO DHAMAN REER CARUUSH INTI DHIMATAY ALLAHA U NAXARISTO INTI NOOLNA ALLAHA XAFIDO
    REER CARUUSH IYO REER SULDAN CABDIRAXMAN SULDAN CALI SULDAN CIISE WAXQAWADKA AAD MAGALADA MARKA CADEEY KA QAWATEN BARBARINTA MALAAYIN UBAD OO AAD WAXBARSHO XANAANO BARBARIN TACLIIN HOOY SHAQO SIIN AJAR AAN LASO KOBI KARIN ALLAHA IDINKA SIYO ALLA YARAXMA
    ( ISTARLIN ABDI ARUSH IYO MANA XAAJOW ) Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲

    • @safiyoxaajicusmaan1846
      @safiyoxaajicusmaan1846 Год назад +1

      allh unaxriisto dhamaan awoowe cabdiramaan cali ciise janatul firdows allh geeyo dhamantod

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 Год назад

      @@safiyoxaajicusmaan1846 Aamiin Aamiin 🤲 yarabi 🤲

  • @xaajicadaanyuusuf8409
    @xaajicadaanyuusuf8409 Год назад +11

    May Allah bless you with long life and good health. 🙏

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Год назад +2

    Mashalah Mama Halima Abdi Arush Abaal Wayn ayay ku Leeyahay umada Somaliyeed Allaha Cimriga Haku Siyaadiyo inshalah Haday Nairobi Jogto oo Aan imaado Waan ku Soo Booqan donaa Hooyo Somaliyeed oo sharaf Badan Naga Mudan ayaa Tahay allaha ku Barakeeyo Aamiin mamo ❤❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +5

    Runtii wa sheeko aad u xanuun badan
    Allow adaa u maqan ummaddaan dhibaatada haysato ma jiro qof jecel inuu dhibaato ku noolaado
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba walal

  • @ashawooo
    @ashawooo Год назад +4

    Mashalaha Eedo illahaya ha ku xafido cimirr Dheera iyo Caafimada wanagsan

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Год назад +7

    Illaahay ha u naxariisto walaahi dulmi waa dhacay,waa joognay waqtigaas dawladii wax badbaadin laheyd ayagaaba wax dhacaayey dilaayey,kufsanaayey😭

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف Год назад

      Amiin amiin amiin
      Waxah diley gan kakhadaran ee dadkas ilahaay hacafiyo
      Amiin

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад +9

    Masha allah maamo alaha haku cafiyo Samir iman haka siyo

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 Год назад +3

    Calool xumo badan ayay umadeena mareen ilaahay ha unaxariisto intii ku dhimatey aamiin aamiin

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 Год назад +4

    Hooyo qaali ah
    Allha barakeeyo
    Waxa is ka leenahy
    3.arimood
    1.d.shibis
    2.school saqqawa diin
    3.xaafadda arjantiin
    Oo ugu danbeen degneen

  • @saadoismail3196
    @saadoismail3196 Год назад +3

    maamo geesiyada teeda iyo ta ilmaheedba u dadaashay. caafimad iyo cumri barako leh. anagu nasiibkaa maanu helin INSHA ALLAHU somali mida.

  • @abukarali5564
    @abukarali5564 Год назад +7

    Maasha'Allah!
    Xaliima C. Caruush, cimri dheer iyo cibaado Allaha ku siiyo walaashey ❤

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Год назад +10

    Maanshalaah. Ayaanle. Aad iyo aad ayuu u fiicanahay. Baraamuj yadaadu🌹🌹🌹

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Год назад +2

    Mama Xaliimo taariikh weyn bay ka sheekeysay. Cimri & caafimaadba Allaha siiyo. Aamiin.

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +5

    Mashallah mamo runahanti marki aad kashekesay nolashadi wax barashadi iyo ololahi rer biga baridi afsomali nolal wanagsan iyo wadani nimada Lakin wxan lamurugoday qebti dabe dilki ninkedi iy dagalki sukeye e Somalia 🇸🇴 hoyo wanagsan aad ayan ujecelhay hoyo xalimo Love ❤️ you ❤️

  • @safiyosayd7958
    @safiyosayd7958 Год назад +6

    Mashallah dadkan camal ayaa ladhihi karaa Somali asal ❤❤❤❤

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Год назад +5

    Mamma xaajigada Allah ha u naxariisto janatul fardow aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin. Qabiil hebel waa kan qaranka dulmiyey 😢😢😢😢

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Год назад +3

    it is actually a sad story toughing the feeling of every Somalian lived at that horrific time

  • @gorgor855
    @gorgor855 Год назад +3

    Halgamaaga runta ah Waa qofkaan Oo kale 🙏

  • @abdulazizaziz3420
    @abdulazizaziz3420 Год назад +2

    Masha Allah I used see her when I was 10 in marka Somalia

  • @miss.shukrishacni2yousef845
    @miss.shukrishacni2yousef845 Год назад +6

    Manshalah reer cabdicaruush dadcaan bulashada wax u qabtey ❤

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Год назад +4

    Maamo xalimo alla haku xafido tariiq nolo batahay shukran

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Год назад +6

    Janaday isku arki doonan allaah ha u naxariisto walalkaas samir iyo imaan allaah ha ka siiyo

  • @abdiwali_elmi
    @abdiwali_elmi Год назад +4

    Masha allah alle haku xafido eedo mcn

  • @saidaali412
    @saidaali412 Год назад +4

    Masha Allaha Somalia waqtigii hore ayey fiicneed

  • @nabiilvlogs4878
    @nabiilvlogs4878 Год назад +3

    Rer abdi arush rer marko wye allh unaxariato istarlin abdi arush oo nirobi ku dhimatay

  • @dhamme0
    @dhamme0 Год назад +26

    70 sano kadib hadaan nahay ardeyda imika wax barata ma helno waxbarasho tayo fiican leh. 😢

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon Год назад +4

    Alahu akbar wlhi wadankaan dad bdn aa la dhibaateyay wa ilaahay mahadii hadii manta aad nooga shekeyneysid.
    Alaha unaxaristo wadadkaga. Manta waxa la waraystay qof taarikh wayn xambarsan.

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 Год назад +2

    Allaha ku xafido mama halimo odagaga allaha unaxaristo gacan ka gardaran aya dishay

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Год назад +3

    Masha allah xifdullah ayaanle xifdullah Thanks ❤️👍

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 7 месяцев назад

    Hoyiga taarilhda hanoolato khayr allaha Ku siiyo

  • @ahmguh7989
    @ahmguh7989 Год назад +2

    AYAANLE THANK U SXB .ALLAH HAKUDAAYO. WAAN KUDOORAN DOONA
    MUSTAQBALKA.

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 Год назад +17

    Hooyo macaan waad ku mahadsan tahey taariikhda aad nala wadaagtey qof wanaagsan wanaag badan soo martey haddana xanuun badan kala kulantey soomaali haddana wanaagooda iyo in nabadii soo noqoto ka shaqeysa Allaah inta cimrigaaga ka hadhey caafimaad haku roonaado

  • @abdiwalishiidaad2449
    @abdiwalishiidaad2449 Год назад +3

    Masha allaah mamada ilaahay ha xafido macaan iyo kharaar meel kuwada yaal taariikh ah bay ka sheekeysay.

  • @oubahismailmogorrle6194
    @oubahismailmogorrle6194 Год назад

    Masha Allah tabarakallah habaryar Allaha kusiyo cimridharar iyo cibaado

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Год назад +2

    Wa idin salamay weriye
    AYALE IYO ABAAYO XALIMO
    CABDI CARUSH.
    MASHA ALLAH HORAY UU
    SOCO GADAL HOW LAABAN HADAFKAGA HA GULEYSTO
    CADE.

  • @sagalabdi6230
    @sagalabdi6230 Год назад +2

    Mansha allah taariikh micno wayn ku fadhida aad waxaa isoo jiitay sida maamada xasuusteedu usarayso laga soo bilaabo dowladii 1960 ilaa iyo Hada .

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Год назад +4

    Mansha allah, Mama Halima allaha kugu arsaaqo cimri dheer oo cibaado suuban iyo caafimad taam ah leh. Seygaagii allaha u naxariisto.

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Год назад

    MashaAllah mama qaliya oo so halgantay cimri dheer cibadosuban iyo cafimaat 🥰🥰🥰

  • @mahadoisse1079
    @mahadoisse1079 Год назад +3

    Alaha u naxariisto yaasiin jirde iyo intii islaan ah oo naga dhimatayba

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Год назад

    Maama xaliimo abdi acaruush waan ku salaamay maamo mcn allaha ku raajiyo inta dhimatayne allaha u naxariisto qadiijo dheer gawadheedawaaye xanaanada caruurta ee shee abaroone ayey hooyo ka shaqeyn jirtay allaha u naxariisto

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Год назад +1

    Mashaa Allaah maama ilaahay Ha Ku xafido. Taariikh Wanaagsan sidaan u Dhageysanayey Xasuus Dheer Baan Galay

  • @haninuurnuur2314
    @haninuurnuur2314 Год назад +1

    Masha allah my edo xalwo waxan aheen ayeeyo umaba wici jiriin nolow edo inta nolol jirto aamin

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 Год назад +4

    Allahu akbar somali sharafteda waa horey dhimarey

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Год назад +3

    Maasha Alah maamada taarkh fiican ayey heysaa

  • @daahirdaar5812
    @daahirdaar5812 7 месяцев назад

    Mansha Allah good history walhi

  • @abdikuusmaxamed1770
    @abdikuusmaxamed1770 Год назад +4

    Maasha Allah hooyo nolosha ay kasheekeyneyso iyo tan hadda ah waxaad moodaa in ay u dhahayso 100 sano.

  • @siraadadan4491
    @siraadadan4491 Год назад +4

    Mansha allaha nolol fiican waa soo nartay xalimo

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Год назад +3

    Inaa lilaahi wa ina ileyhi raajicuuna 😭

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Год назад +3

    Mashaa allaah 1944.kii maloo.maleenaayo 1960.kii waloo qaadan karaa mar.2.aad mashaa allaah

  • @Sayidmoh12
    @Sayidmoh12 Год назад +3

    Masha Allah Aqontas Watan Manta jamacahada adunka ugu Wanagsan nasiin Daro Manhajkaas Ay Dr's Kashekeynayso kacankii iyo Xoriyadii kadib ayeey Babaday

  • @osminosmin4960
    @osminosmin4960 Год назад +1

    Masha allah mama allah ku xifdiyo taclintada alla kuu siyadiyo

  • @luulali7231
    @luulali7231 Год назад +2

    Illahey amarkii. Wariysiyqda wan jeclahy ❤

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 Год назад +5

    Ciao Halima. Le voglio dire che sei moooolto simpatica! Waxaan hubaa inaad reerkeyga oo dhan aa wada taqaan markaan dhageystay tariiqdaada iyo xaafadaad dagneyd. e.g. Ali Tinay. Might Allah bless you 🙏 ❤️ 💕. You're the Mogadishu & Somalia that I miss! You should be the president than the current one who's the son of paraplegic and a beggar individual. I wish I meet you one day- insha' Allah. La Tua storia è la mia storia.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Год назад +1

    iLaahay.ha.unaxariisto.AMiiN

  • @khaliiffaarax6908
    @khaliiffaarax6908 8 месяцев назад +1

    ILMA ABDI ARUSH eebbe ha abaalmariyo, dad wareersan ayay wanaag ladoonayeen😢

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Год назад +3

    Qalbiga allah ha kuu qaboojiyo maamo

  • @sadohassan3260
    @sadohassan3260 Год назад +2

    Istarliin Abdi Arush, Allaha unaxariisto, magaceeda aad ayaan umaqli jiray caruur nimadayda. Reer Abdi Arush haddaan maqlane waxaa igu soo dhacdo magaaladeena Marka Cadeey.

  • @Romina.Ibrahim
    @Romina.Ibrahim Год назад +12

    Well done bro! Dadku waxeey ubaahan yihiin qof dadki hore ah oo waagii aan Soomaalida kala xiran oo dal iyo dad fiican ahaa Waa Asaloow Mama Xaliimo si fiican ayaan u aqaanaa ilmaheeda aniga waalidkeey iyo walaaleheey…waxaan nahay dad si fiican isu yaqaan… oo isku school ka wada yimid mar labaad well done… Abuu 1991 naga daa Asaloow noo keen please 🙏

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash Год назад +2

      Awoowahee Allaha u naxariisto talyaniga asoo yar la dagaalamay gumeesiga woo necbaa marwalba aan schoolka ka imaado waan soo mari jiray si oo taariikhda iga sheekeeyo taarikhda oo soo maray Alle wadanka soomalied iyo dadkiisaba qalbiyadooda isku dhayo 😢

  • @fartuuncadey4308
    @fartuuncadey4308 Год назад +1

    Istarliin Abdi Aruush allah yarahma ardayde wax Bartay ku jiray Waayo school ay Ayada aas astay dhigan jiray

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Год назад +2

    Maasha allaah maamo xaliimo allaha ku xifdiyo ma ku iloowi karo cimri dheer &caafimaad taam eh aaha ku siiyo

  • @keefomar7055
    @keefomar7055 Год назад +1

    Runtii qof weyn oo hadane taariilh culus heydo baad wareysatay. Wareysi kale inad kaso qaado ban rajeyneynaa. Waa qof xogogaal eh, taariik badane veyso. Cimri iyo cafimad ban u rajeynaya Xalimo Abdi aruush.

  • @farhiyohusen
    @farhiyohusen Год назад +1

    Masha alaha jizakalah kheyran

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 Год назад +4

    MAASHA ALLAAH ❤ waa siday sheegtaay Gabdhaha degmada cabdulcasiis waxay ahaayeen gabdho waxbartay,Xildhibanada Canab Maxamed Cosoble ayaa ka mid ah iyo Faduma Cilmi dhuungale iyo qaar kaloo badan.Ololahii Waxbarashada waa taariikh aan walaalaheey ka dhageystay

  • @calishaaciye7813
    @calishaaciye7813 Год назад

    Allah u naxriisto istarliin abdi aruush

  • @harunabdirazaq6796
    @harunabdirazaq6796 Год назад +2

    wanaagsan asxaabtan Aallah u naxariistoo Aamiin

  • @landerbinulandef5p
    @landerbinulandef5p 11 месяцев назад

    She’s been through a lot, may Allah bless her soul ❤

  • @AbdifetahIOmar
    @AbdifetahIOmar Год назад

    Mashallaah maryan iyo dhamaan familkeeda iyo ilmaheedaba dalka ax weyn ayee u tareen waliba xili duruuf adag lagu jiray. Hanoolato waa mahadsantihin dadaalka meesha kasii wada.

  • @samirr546
    @samirr546 Год назад +5

    Aniga Aabahay waa lagala baxay guriga laa kiin mudo ka dib waa la soodaayey
    Dad badan oo ehelkayga ka mid ahna waa la toogtay kuwana waa la qixiyey laa kiin waan u xiisay maamul dawladeed askarta iyo booliska ayaan nebcaa welina nacaybkaasi igama bi in
    Allah cuqdadaa ha iga saaro
    Eedo digana sabir iyo cafin Allah hakugu arsuqo.

    • @shariifohassan1242
      @shariifohassan1242 Год назад

      Samira sorry 😢xabiibti waalugulaqabaa dhibkaas samirka badi insha allaah

    • @samirr546
      @samirr546 Год назад +1

      @@shariifohassan1242 shugranxabiibti

  • @ayaansafeway
    @ayaansafeway Год назад

    Mamo allaha ku barakeeyo aaqiro iyo aduunba. Maamooyinka soomaaliyeed dhibkiii loo geestay baa ka mid tahay. Allaha u naxariisto xaajigaagana gacan ka xaqdaran ayaa dishay. Waxaan kaloo kaaga mahad celinayaa cilmigii iyo aqoontaadii ee dadka soomaaliyeed kaga faaideesay. Thank you for your service. This interview will be thought in lessons inshallah.

  • @maxamedcabdinuur7341
    @maxamedcabdinuur7341 Год назад

    masha allah ilahey cimrigads ha dhaafo macalimadii hooyadeyda mcn hooyo shamso aadan cilmiga soo bartay hooyadeyda runtii ana sniga xita wankuso koray hooyo mcn waa ku mahadsan tahay

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Год назад +1

    Masha alah eedo xalimo cabdi carush waan ogaa tariikhdaas waa anfac

  • @NadarMahamudxaji-wj4lk
    @NadarMahamudxaji-wj4lk Год назад

    Alle ha u naxaristo adeerkey yasin haji

  • @hiiliyetravel1958
    @hiiliyetravel1958 Год назад

    maama xaliimo abdi arush wlh waa xaalad uu qof maro tan ugu adag ayaad martey danbi dhaaf alla hakaaga dhigo aabe abdi arush waa aabe aad iyo aad u wanaagsan waan la sheekeysan jirey buula xuubey alle hau naxariisto

  • @mulkiahmed3859
    @mulkiahmed3859 Год назад +1

    Maash allhaa ayaanle allha ku guuleyo cadaw gaaga cagta ka hoos