Waxaan soo jeedinayaa waraysiyada kan xiga in ay kasoo muuqdaan Madaxweyne ku xigeennadii hore ee Somaliland, Madaxweynayaasha Somalia, Cabdi Qaasim, Sheekh Shariif iyo Farmaajo... Kadibna aan u gudubno xubno kale oo muhiim u ahaa is bedelladii dhacay 30kii sanno ee u dambeeyay, xogogaalna u ahaa... Mahadsanid Hereri
Doorashadi u horeysay una danbaysay Ee madaxtooyo een codeyo wlhi isaga u codeeyey inkastuna so bixin oo Siilanyo so baxay hadana iam still happy ina maalinta Madaxweyne riyaale u codeeyey Noolow mudane
Hereri Aad baad u mahadsantahay Documentary ga aad ka samaysay M. Daahir Rayaale Kaahin. Hawshaa halkaaga kaga hay Cimri dheer iyo camal suuban ayaan Alle kaaga baryayaa Wariye Sare.
Mudane daahir rayale kahin raginimo geesinimo aqoon odaytinimo caqli wangsn xil kartinimo goaan wangsn fikir macquula alle ha sharfo wax badan buu dalka iyo dadlka u shaqeyyy
Inta badan qofka markuu intelligence ka Soo shaqeeyo waa bulsho yaqaan.Waxaan isleeyahay taas ayaa daahir riyale ka caawisay inuu arimo badan si nabad ah ku xaliyo.
Sida Biixi nin ay qabyaaladi saaqday Riyaale muu ahayn ... markii ay mucaaradkiisu Siilaanyo iyo Waraabe ahaayeen muu odhan reer sheekh Isxaaq ayaa weerar igu haya sida hadda Biixi uu u leeyahay Garxajis ayaa duulaan igu ah. Allah ha ku dhowro mudane Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin.
@@generalesseahmed4633, beentaa ma'aha balse waxaad ogaataa meeshaydooni dunida ha noqotee waligeed mucaarad waxba ma reebanjirin se madaxweynuhu waa in uu ka reebaa oo odaynimo ku daraa.
@@MoustaphaBenchideh Waxad ka tagtay waagaa Rayaale reer sh Isxaaq buurta Gacan Libaax may fuulin oo shir may qabsanin ay Samaroon ku durayaan, jabhadii caare oo kalena may samaysanin ay kula dagaalamayaan Rayaale, odayaashooduna maalin kasta intay soo fadhiistaan may odhanayn waa markii reer sh Isxaaq, doorashadii Rayaalena 2 sanadood lama dafirsanayn isagoo 80 kun oo cod ku badiyay ee 80 cod ayaa loogu haneeyay looguna hambalyeeyay. Waxa kale ood ilawday in dadka imika rabshadaha wadaa ay waagaana ahaayeen kuwii qabyaalada waday ee lahaa Rayaale dhab libaax buu ku fadhiyaa. Ina Biixina waxa maankiisa ku jira waa gaar lkn mar kaliya afkiisa kamuu odhan reer baa i eryanaya.
Horta Madaxwayne Dadkani Ma Xusuutaan Wixii dhacay Sanad Hortee. Bal Wu Joogay Kan ku Waraysanayaa, Hadana Wuxuu Ku Waydiinayaa Kordhsiimadii Ma Saxbay Kula Ahaayd? Dee Durff Baa Kordhisay Ee Mabu Ogolayn Madaxwayne Daahir Rayaale.
Aniga oo ah muwaadin reer awdala waan ku hanbalyaynayaa dawlad wanaagii rayaale odhan maayo nin reer awdalihina kuma calaacalayo muxuu awdal wax ugu qaban waayay wuxuu siiraanyo u qabtay awdal rayaale uma qaban ninku marka uu kursiga fuulo maaha gadabuursi umaduu u dhaxeeyaa haduu wax wanaaga qabto isagaa amaanta leh haduu xumaan qabtana isagaa ku ceebaysan siilaanyo madaxwaynuu ahaa maahayn madaxwayne habar jecli muusana isagaa qaadaya xumaan iyo samaan nin durmaan qaatay ilaaq dalbay rayaale hadii la dhaliilo shacabkii uu masuuliyada u qaaday ayaa dhaliilay haday gar tahay waa inan ku hambalyeeyo cida dhaliishay u difaaci maayo reer waa qalad waa inan fahanaa sida aduunku u nool yahay waxa laga hadlaa midnimo soomaali lland shacabku inay ku kala jabaan maamulka markaa jooga maaha qabiilka uu ka soo jeedo in loo nisbeeyo midnimada an ku dadaalo muuse waa nin habar awala habar awal maaha in loo nisbeeyo iyaguna waa inay ogaadaan inanay ka xigin shacabka soomaaliland waan idin salaamayaa
Waxa uu wraysiga kareebay dahiir iyo jabuuti wixi kalqabsay wax badan ba waraysigan kamaqan waayo c/salan waxa u ku ixtiramaya taas ismacil cumar musanwaydiin
Madaxweyne qaran inuu ahaa inta aaminsan like saar
"Cid u talisa ayay u baahan tahay ee cid u abtirisa uma baaha" An important Rayaale wisdom qoute to remember.
This words it will be the legacy 9f formal président Rayaleh
Well done Mr hereri great interview that we need to know the mindset of our formal president ❤️❤️❤️
"Somaliland Cid u talisay u baahan tahay ee cid u abtirisa uma baaha"
Mdaxwayne hore Dhir riyaale
Mudane Madaxweyne iyo Mudane Hareri aad baad ugu mahadsantihiin wareysigan. Thank you & May Allah bless you.
Best President of Somaliland so far
Waan dhameystey 4 qeyboodba runtii wareysi qiimo badan tudhaale badan u sameeyey riyaale waariye tayo sare leh oo runtii wakhti siinaaya qofka uu wareysanaayo
C.salaam hareeri iyo madaxweyne daahir riyaale kaahin alle haydin sharfo dhamaantiin guuleysta
Qasri ayuu dagan yahey mashalaah
Noolow mudane madaxweyne
MADAXWEYNE WADANKISA KA SOO SAAREY MAALMO ADKAA ALLE HAKU XAFIDO MUDANE MADAXWEYNE AAMIIN
Wareysiga kan xiga masuul aan wareysi hore looga qaadin inosoo qabta inshallah sida madaxweyne ku xigeenki hore Somaliland Axmed yuusuf yasiin
Aderka miyaa cml
Mudane.daahir.rayaale.kaahin.alle.wxn.uga.baryayaa.caafimad.cimri.dherer cibaado.suuban.aaamiin
Alle caqliga caafimaadka iyo cimrigaba haku barakeeyo Abti abaal nin galay ba tahay
Mahadsanid Herari, Alle cimrigaa haku barakeeyo Madaxweyne Riyaale
Mahadsanid wariye rugcadaya yaqana qof walba qaabka loo waraysto iyo madaxwayne ka madhan qabyalad iyo xumaan
Allay lehe Hadaan Indhaha La Iska Ridaayn, Madaxwayne Taahir Rayaale Mid Lamidahi Adkaysinka Iyo Ku Dhac Ahi Masoomarin Xukunka Somalland.
Illahay ha ka jisaai sii Wanaagii iyo Dulqaadkii u Mujiyay Intay Dadka Leetaa Cayayeen Isaga Xaaskisa Illahay ha Ilaaliyo Dhamaan Family ga Daahir Rayaale Kaahin.
Aamiin yaa Waduud Aamiin yaa Rabbi Aamiin yaa Rahmaan.
👍 well done mr hereri waraysi fiican noosoo badi Cimri dheer ayaan allah uga baryaynaa riyaale iyo herei
Abtigay mcn❤ alaah cimri dherer iyo caafimaad qab ugu deeq 🤲madax Wayne qaran buu ahaa astaan qaran weeyi ee taalo ha u samayso somaliland madax waynaha dumuquraadiyada dalka 🥰🙏
Ilaasho halka abti ee aad heysato markastane uducey sidaas laga rabaa cml
Manshallah maxwayne hogan wacan ayad ahayd ilahay caafimaad iyo cimri dhereer haku siiyo Amiin madaxwayne dib nogusoo
Noqo
Mashaa allaaaah hadda ayuumbay isgukeen dubadhacday hakala goyn runtii waa horaaad miidhan hawlaha aad qabanaysaa.
Hore u soco.
Share,like,coment intaasna waa xagga yaga.
Waa barnamij aad u fiican anigu waan dhamaystay 4ta qayboodba madaxwayne daahir riyaale kaahin wuxuu ahaa madaxwayne ku suntan dulqaad,Hal adayg, geesi nimo, lehna,hogaamin fiican siduu inoo sheegay waxaa lagu hayey cadaadis xoogan wuuna ka gudbay allah swt haku xafido mudane madaxwayne 🙏🙏
Aabihi Dumuqradiyada Somaliland Madaxwayne Daahir Rayaale Kahiin Alle Cimriga Haku Dheereyo Allahuma Amiin 🤲💚🤍❤
Wareysi aad iyo aad u qiimo badan buu ahaa Alle haydin barkaeeyo wariye sare Abdisalam hereri iyo Madaxweynaheygii qiimaha iyo qaayahaba badnaa Mudane Daahir riyaale kaahin.
Mashalaa , mudane Madaxweyne haybad iyo waayo aragnimo iyuu ilaahay siiyay. Heerkaas waa in la hiigsada. Ilaahay caafimad iyo farxad adiga iyo qoyskaaga ku waara!!!
Manshallah Madaxweyne Rayaale waa Tiir kamid ah Tiirarka Somaliland ku taagantahay
Sifiicanbaan ula socdaa taxanaha waraysiga madaxwanihii hore daahir rayaale
Soo badi waraysiyada noocan ah abdisalan hereri weriye heer caalami ah ayaad tahay meeshaad tagto waad kusoo baxaysaa mahadsanid
Reer kulmiye is Daba Yaac ha ku daydaan taariikhdan dahabka ah ee daahir riyaale.🖊
Riyaale wuxu idin yidhi joojiya waa markayagii
maasha allaa mudane madaxwayne noolow hogamiye Qaran
Heriri suxufiga somalida uga jeclahay tahay keep going we need you more than ever hereri as somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Cabdisalaan heririyoow adeer TV-yadaas baad ku mashquushaye halkaan inooga wad programskaaga Insha Allah Guul iyo Gobanimo
Mundane madaxwayne daahir yaale kaahin 🦁✊️ nin qaran
Madaxwaynihii dimuqradiyada mudane daahir riyaale alle cimriga iyo caafimdkaba ha ku dheereye
Waxaan soo jeedinayaa waraysiyada kan xiga in ay kasoo muuqdaan Madaxweyne ku xigeennadii hore ee Somaliland, Madaxweynayaasha Somalia, Cabdi Qaasim, Sheekh Shariif iyo Farmaajo...
Kadibna aan u gudubno xubno kale oo muhiim u ahaa is bedelladii dhacay 30kii sanno ee u dambeeyay, xogogaalna u ahaa... Mahadsanid Hereri
madaxwayne siilaanyo u jixsii inta igu raacsan like
Masha allah mudane dahir riyaale illahay ha noosoo celiyo
Classic well done thanks !
Get the truth from horse mouth! Great interview with deep information, congrats Mr Herieri and thanks Mr. president
Odeyga u share gareeya chennelka. Hereri waa astaanta saxaafada somalida, rabi ha ka jasaa'i siiye. From berbera saaxil region.
Somaliland uma baahna cid u abtirsa ee waxay u baahan tahay Cid u Talisa
Waraysigaagu aad iyo aad buu uyaryahay wll Marka legends Kan oo kle aad waraysanayso wakhti Badi wll 4 Q waa sax lkn wakhtiga mooda inuu kobanyhy
Waa xiisaha waxkasta wakhtiga maahee.
Sida xadiiska ayuu kugu soconayaa wlahi waraysigu afartii qayboodba hadaan dhamaystay.
Hereri thanks you adiyo mudane dahir riyale waa tarikh wax badan xabar saan
Waa taariikh dhaxal gal ah
Waa shaqooyin qiime leh. Allaha ku xafido. Soomaalilaand Allaha hogaan iimaan qaba siiyo.
Masha allah madax wayne hayin ah
Madaxwayne Dhab ah❤️❤️
Daahir dabadi Daba Lamashodan
Daahir muxuu xaqiiq hayaa
Cabdisalaan hareeri waxaan kaa codsanaynaa waraysiga oo isku xidhan inaad isku soo xidhaan isagoo xidhiidha mahadsanid,
Doorashadi u horeysay una danbaysay Ee madaxtooyo een codeyo wlhi isaga u codeeyey inkastuna so bixin oo Siilanyo so baxay hadana iam still happy ina maalinta Madaxweyne riyaale u codeeyey
Noolow mudane
Can’t wait this part
Mashllah Madxweyne Dahir
Mahadsanid 💯
Hereri media guulayso ✅✅✅✅✅✅✅✅
Si fiican baan ula socday 4ta qayboodba
president riyaale kahin is intelectual person..,,,,,
hagaamiye aad wadankiisa daacad ugu ah ayuu ahaa. Mudane ilaahay ha ku xafido
Waa Mahadsan Tihiin Madaxweyne’. Daahir riyaale iyo Wariye Herei
Aragtidayda Dawladnimo Wanaagsan ayuu Ka Waramay Kulmiye Tolaay yaa isaaqey ayay ku ololeyeen 2009 iyo 2010 Intii Hore Siilaanyo Waa layska Wada Qadeynayay Kulmiyehii danbe
2017 Wey isku Xaareenba Ceebta Maanta Taagan Kulmiyehii 2017 baa Keenay ilaahay Sidii Laga arki Jiray Somaliland La Wada Leeyahay ayaynu Casa Wajala Ka. Baryaynaa
From: Anchorage
ALASKA
Amiin
Ilaahay ha inaga hor dhaqajiyo odayashan qabyalad kursi ku doonka ah
Waa madax weenihi somaliland ugu wngsana ug na caqliga bdna
Hereri Aad baad u mahadsantahay Documentary ga aad ka samaysay M. Daahir Rayaale Kaahin.
Hawshaa halkaaga kaga hay Cimri dheer iyo camal suuban ayaan Alle kaaga baryayaa Wariye Sare.
Beesha Caalamka mise Balaayada Caalamka? Anigu waxan odhan lahaa Balaayada Caalamka Allaha innaga qabto. Aamiin.
very intelligent man person
Legend maxaweyne daahir la yaale kahin
great interview thanks both of you.
Madax sare
Axyaaa Madaxweene nooloow jiroojoog
Madaxwaynaha markale inuu noo soo noqdo ma rajeynayaa noo weydii
"Muddo la korodhsado Soomaalilaan kuma iibsaneyso ee doorasho ayay ku iibsameysaa. Daahir Rayaale Kaahin."
Mahadsanid hereri
ASTAANTA DIMUQRADIYADA SOMALILAD DAHIR RIYAALE KAHIN
Madaxweyne riyaale dadkaagu sharaf bay kuu hayaan
Qabyaalad halaga daayo
Mudane daahir rayale kahin raginimo geesinimo aqoon odaytinimo caqli wangsn xil kartinimo goaan wangsn fikir macquula alle ha sharfo wax badan buu dalka iyo dadlka u shaqeyyy
Daahir rayaale waa nin taarikh badan ka tagay nin sidiisa oo kale maso marayo
Se more.....
Masha allah
Thanks
Inta badan qofka markuu intelligence ka Soo shaqeeyo waa bulsho yaqaan.Waxaan isleeyahay taas ayaa daahir riyale ka caawisay inuu arimo badan si nabad ah ku xaliyo.
Daahir dabadii daba lama shidan
We cant weit so just plc trun on ok
Geesi Weeyaane Kadaa
Cuba Dhawrka Odayga
Mudane riyaale
Thank
Qayb 5 aad may jirtaa C.salanaw? Wa waraysi xiiso leh.
Sida Biixi nin ay qabyaaladi saaqday Riyaale muu ahayn ... markii ay mucaaradkiisu Siilaanyo iyo Waraabe ahaayeen muu odhan reer sheekh Isxaaq ayaa weerar igu haya sida hadda Biixi uu u leeyahay Garxajis ayaa duulaan igu ah.
Allah ha ku dhowro mudane Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin.
@@generalesseahmed4633, beentaa ma'aha balse waxaad ogaataa meeshaydooni dunida ha noqotee waligeed mucaarad waxba ma reebanjirin se madaxweynuhu waa in uu ka reebaa oo odaynimo ku daraa.
@@MoustaphaBenchideh Waxad ka tagtay waagaa Rayaale reer sh Isxaaq buurta Gacan Libaax may fuulin oo shir may qabsanin ay Samaroon ku durayaan, jabhadii caare oo kalena may samaysanin ay kula dagaalamayaan Rayaale, odayaashooduna maalin kasta intay soo fadhiistaan may odhanayn waa markii reer sh Isxaaq, doorashadii Rayaalena 2 sanadood lama dafirsanayn isagoo 80 kun oo cod ku badiyay ee 80 cod ayaa loogu haneeyay looguna hambalyeeyay. Waxa kale ood ilawday in dadka imika rabshadaha wadaa ay waagaana ahaayeen kuwii qabyaalada waday ee lahaa Rayaale dhab libaax buu ku fadhiyaa. Ina Biixina waxa maankiisa ku jira waa gaar lkn mar kaliya afkiisa kamuu odhan reer baa i eryanaya.
Wlahi waa runtaa weligii ma dhihin isaaq baa igu soo duulay. Legend buu ahaa gartiisa cidlo ka helayaa.
Kulmiye jabhad ma sameysan waagii Riyaale
Odayaal garaxjis intey buur fuuleen baay goaan soo saren sidey yahiin dawlad kale yes garxjis isama qaban waliba shacbak garaxjis ma qaban sisaad xumada wadani
Hadana cid doran mayso Wadani oo xata a haber yoonis buu kala qaaybiyey
@@abdullahiomarali5241 adaa waxaas reer ahaan u aaminsan, anigoo H,Y ah waan ogahay wuxu wadani ku khaldan yahay iyo wuxu ku saxsan yahay, fekerkayga iyo caqligaygana siyaasi ma maamulo.
Wlahi oo bilahi aniga muusd, faysal iyo cirro waa isugu kay mid kii dalka hayaaba. Hadana sadexda xisbi midna ma tageersani mana u codaynaya hadii la dhaho beribaa la codayn.
Wlahi waxan ka jeclaan lahaa hadii dahir riyaale soo noqon lahaa maanta. Iska saar caadifada qabyaaladeed iyo reernimo, muuse marka ilahay laga baqo waxba ma qaban wax qabadkii laga filayay wlahi waxan aaminsanahay inaanu xataa 25% qaban. Cirrona sidaas oo kale inuu noqonayaa ayaan filayaa oo aanu muusd waxba dhaamayn.
Mar la arag
Xisbigii udub halkii uu ku dambeey ma aadan weydiinin Madaxweynaha.
Qabiyalada ha la iskedayoo waa hadal nin wein
Dahir riyale waa abaha dumuqrdyda somaliland
😰😰😰😰 more more
Abdisalan herari
Waxad waraysi kaso qaada Md muj xasan cise jaamac
Horta Madaxwayne Dadkani
Ma Xusuutaan Wixii dhacay
Sanad Hortee.
Bal Wu Joogay Kan ku Waraysanayaa, Hadana Wuxuu Ku Waydiinayaa Kordhsiimadii Ma Saxbay Kula Ahaayd?
Dee Durff Baa Kordhisay Ee Mabu
Ogolayn Madaxwayne Daahir Rayaale.
Weynu u bahaney nin kan mar labaad
Aniga oo ah muwaadin reer awdala waan ku hanbalyaynayaa dawlad wanaagii rayaale odhan maayo nin reer awdalihina kuma calaacalayo muxuu awdal wax ugu qaban waayay wuxuu siiraanyo u qabtay awdal rayaale uma qaban ninku marka uu kursiga fuulo maaha gadabuursi umaduu u dhaxeeyaa haduu wax wanaaga qabto isagaa amaanta leh haduu xumaan qabtana isagaa ku ceebaysan siilaanyo madaxwaynuu ahaa maahayn madaxwayne habar jecli muusana isagaa qaadaya xumaan iyo samaan nin durmaan qaatay ilaaq dalbay rayaale hadii la dhaliilo shacabkii uu masuuliyada u qaaday ayaa dhaliilay haday gar tahay waa inan ku hambalyeeyo cida dhaliishay u difaaci maayo reer waa qalad waa inan fahanaa sida aduunku u nool yahay waxa laga hadlaa midnimo soomaali lland shacabku inay ku kala jabaan maamulka markaa jooga maaha qabiilka uu ka soo jeedo in loo nisbeeyo midnimada an ku dadaalo muuse waa nin habar awala habar awal maaha in loo nisbeeyo iyaguna waa inay ogaadaan inanay ka xigin shacabka soomaaliland waan idin salaamayaa
Mncha allah waa sidaas waxkasta aad sheegtay.
Beesha dhexe hadaan nahay ma jiro maanta nin dafiraya wanaagii madaxweyne riyaale, cidkasta waxay aaminsantahay inuu yahay madaxweynhii ugu wanagsanaa ee somaliland soo mara, maanta waxan ka jeclaan lahaa inuu soo noqdo wlahi ma jiraan.
Iyadoo isaaq badankiisu baalaha ka rifayaan oo cagaha hayaan si aanu u dhaqaaqin weli lagama malqin isagoo leh isaaq baa iso weeraray, halka madaxweynaha hada uu leeyahay garxajis baa iso weeraray iskaba daa cidkale oo isaaq ka baxsane.
Markuu dalka haystay qabyaalada waa laga xishoon jiray iskadaa inay madax ama dad dawlada ushaqeeya soo hadal qaadan xataa shacabkaa ka xishoon jiray hadana madaxweynaha dalka ayaa dhaha anoo reer hebel ah.
Mᴢʜᴀ ᴀʟʟʜ ᴍᴀᴅxᴡᴇʏɴᴇ ᴍɪʟɢɪʜɪɪsᴀ ɪʏᴏ Sʜᴀʀғᴛɪɪsᴀ ʟᴇʜ
Nin qaaliya weeye riyaale maaha sidan kano kale istabceeyaha ee maanta somaliland looba baqayo!
Waxa uu wraysiga kareebay dahiir iyo jabuuti wixi kalqabsay wax badan ba waraysigan kamaqan waayo c/salan waxa u ku ixtiramaya taas ismacil cumar musanwaydiin
wuu fican maxdweyne riyaaale
Waar riyaale waxaad ahayd ba waa lagu ogaa wixii aad meesha ka qaadatay makaa dhamaatay mucaaradadii siilaanyaa wax kuu dhintay allah haku caafiyo
Mucaradki waqtiga hore ilayn nuuc ma ahayn🤣
taliska iyo hogaanku waa u dhalasho ragguna ma wada geyo masuul qaran oo lagu faano weliba ayad ahayd tahay ahaana doonta mudane Riyaale
KKK yeap us you said the governance is a birth and Rayaleh come from AWDAL
so what? i didn’t say he was from south africa 😂 Awdal is somaliland thats what matters
Daaahir riyaale aabihii dibmuqraadiyada somaliland salka u dhigay abahii argagaxisada cagta mariyey libaaxi qabiil diide Qaranimo inoo doorey wlh go’ano libaaxnimo ahbu in badan Qaatey oo uu umada iyo dalka ugu tudhayey mhdsnid madaxweyne
Kansar reer comment land kaso baxad tahay