Muqdisho Iyo Garoowe oo Ku Tartamaya Sameynta Shilin Soomaali Cusub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 янв 2025

Комментарии • 115

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 15 дней назад +5

    ❤❤ reer somaliland malaha cadow xamar kadaran garoowe iyo kuwa xintama waxa noogadhow amxaar cisi iyo sharaf nagulanool
    Viva jamhuuriyada barakeysan ee somaliland

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад

      @maxamedcabdi60
      Jabhadii SNM waxaa ku dhacay fashil siyaasadeed sababtoo ah 34 sano oo aad jawaasiis u aheydeen itoobiya waxaa idiin dambeysey in laf kastaa oo iidoor ah ay jahbad u gooni ah sameystaan kaaga darane jabhad kastaa naag ayaa ka madax ah.
      Waryaa iidoor amxaaradii aad u niikineysey hubkeedii ayaa lagugu xasuuqay ee kawaran🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @MaxamedSharmake-os6dz
      @MaxamedSharmake-os6dz 14 дней назад +1

      Orom ina kala qaybinaya weeye ee reer soomaaliland ninkan ha dhagaysanina

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 15 дней назад

    Shirkaduhu mardhaw way istaagayaan dadkuna cayr aan koob shaaha shubankarin bay noqonayaan iyo inladaad gureeyo meel dawlado kale oolacago ugudhaw hadaan hada wax un loosamayn intuusan shirkaduhu istaagin awalbaan qayraadkoodi loosoosaarin hadana inloocaymiyo hantidoodi yarayd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nadifa-dq8gy
    @Nadifa-dq8gy 13 дней назад

    Kuna uyar Kuna uwen hada miyu xasan hada huradad kasokacay Dani marakku dhahay lacag samosa Dani hore u soco

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 15 дней назад +5

    Hassan DHOQO iyo hogamiye koxeedka MUQDISHO anaga dawlad uma aqonsanin GUUL PUNTLAND 🇸🇱

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад

      @@PuntlandFirst1-q5o
      Meeqa sano ayaad jaajuus u aheyd itoobiya??

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 15 дней назад +3

    S.xaashiyow wa reer ba.ow yaa ku leh buntiland goaankeda haku adkaysato

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 15 дней назад

    SubhanaAllah SubhanaAllah
    Hassan gargaarte waa cadaw somaliyed.GUUL PUNTLAND 🇸🇱

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад +1

      @@saynebboersma6635
      Meeqa sano ayaad jaajuus u aheyd itoobiya??

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 15 дней назад +2

    Dani waa hogaamiyaha ugu fiican hogaamiyayaasha soomaalida dawladda puntland afkaagu ha karo ama barto haddaaad rabtana iska wado afxumadaadii yo yaskaagii waxbase ma yeeli kartid dani waa nin raba dawlad laakiin waxaa nala haray farmaajo iyo xasan oo mid waliba inaan u heesno sidii siyaad barre taas aan suuragal ahayn maanta

  • @Userq2
    @Userq2 15 дней назад +1

    Xassn garguute bada somaaliyee ma bixinkaro isga malah nagaa leha badaheen dowlada somaaliya xasan garguute malahan waa shaqsi waa ka dagaayaa kursiga❤❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 дней назад

    I love puntland ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад

      @@qaaliyusra7541
      Meeqa sano ayaad itoobiya jaajuus u aheyd??🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 15 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 15 дней назад

    Somalilnd. Somalia maha. Aderr

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 15 дней назад +1

    Soomaliya Horu Kac Ayeey Diidan Yihiin Masuuliyiinta Dib U Dhac Ayeey Ka Shaqeyste Jireen Weligoodaba Dani Asagaa Ka Dambeeyey Dhibaatada Maanta Naheysata Oo Madaxweyne Farmaajo Asaga Ayuu Ka Shaqeyste Waayey Annagoo Farxad Ku Jirno Ayuu Murugo Na Geliyey Iyo Halaagga Lagu Jiro Ilaaheey Hanaga Bixiyo Dhibaatada 😭😭😭🇸🇴🙏

  • @moali27
    @moali27 15 дней назад +1

    Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diray Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫
    Ara Boowe iyo baayo Soomaali
    Puntland First hadaad maqashid
    Bir aan la Burburinkarin
    Baan inoo wada tumayaaye
    Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay
    Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne
    Oo wali waan u calool Bukaaye
    Adeer aan Bariis isiin
    Barakac iyo xasuuqna
    Dalkeyga igu Bada
    Birmade ma orankaree
    Sidaan Deni u Baacsaday
    Marna raaligalin iga Barya
    Marna Buundooyin ii dhisa
    Ara Boowe iyo Baayo Soomaali
    Ara Bootada runtaa iga Bartoo
    Ara Barbarkiina ila qabta
    Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 15 дней назад +3

    Adeer somali sheegayso ha ku filaaanto somaliland ka baxa lacag slshilin habari ima baahan aniga ceerigaabo ku isticmaala lacag jhr sl .kkkkkkkkk somali doon tolow xagee joogtaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 дней назад

    Puntland are best

  • @Dr.MohammedMaddaawi
    @Dr.MohammedMaddaawi 13 дней назад

    Soomaaliya midnimo bay u baahan tahay

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 15 дней назад +2

    Lacag sameys waxaa xaq uleh oo sharciyad uhaysta dowlada federalka, puntland waxay wadaa damac G21

  • @maxamuudmacalin-rj7rq
    @maxamuudmacalin-rj7rq 15 дней назад

    Saxixa wasiirka maliyada iyo lacagts
    Oo heer fadaraalah unbSameyn.karo

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 15 дней назад +1

    Marna waxaa leeyihiin qabyaalada ma fiicnaan. Armaarna waad ku jahreysaa. Haddii dadku xishoo waayeen wasiirada.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 15 дней назад +1

    Somaliland waa dawlad weyi lkn wxkle waa dawlad Wle ha soo ag dhigin kuwani

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад

      @@AbiibColaad
      Meeqa sano ayaad itoobiya jaajuus u aheyd??🤣🤣🤣🤣

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 14 дней назад

      Lafoole

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 15 дней назад

    Xasbunalaah
    Wanicmal wakiil somaliya waa udhamatay qabyad

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 15 дней назад

    Mudane Siciid Dani waa ku mahadsan yahay in uu tuso dowlada dhexe sida ay shaqdeedii oo ku masquushay burbur.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 15 дней назад

    I hope Puntland inay lacag fiican samayso oo dalkoo dhan anfacda laakiin naqshada lacagtaa ay ka dhigaan mid Somalia oo idil ku suntantahay si dadkoo dhan ay ugu Arkaan lacag Somali. Haku sawirina siyaasi iyo wax dadka kala sooca.

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 15 дней назад

    The world map recognizes only ONE SOMALIA. 🇸🇴

  • @monka9102
    @monka9102 14 дней назад

    Waxa dhulbhntaha walaye oo dawlad anan jirin ku khafifyey ayan garn wayey

  • @bashiraAbdi
    @bashiraAbdi 15 дней назад

    Qabyaaalada ku saaran ha ku duugto hor fadhi media

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 15 дней назад

    Hawiye qaan iyo mag isa siin waayey miyaa maamul nabad ah dhisi kara
    Waxa dhiba kala dambaynta iyo nabadda.

  • @KhadraFarah-qw9ku
    @KhadraFarah-qw9ku 15 дней назад

    Ina xashiyoow waa wax aad u adag in aan hello dawladii hore

  • @KhadraFarah-qw9ku
    @KhadraFarah-qw9ku 15 дней назад

    Bad iyo biriba oo guran doona mareerka miracaska hohobta aneexada yicibka quulaha abqada maroorada dhafaruurka

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 дней назад

    Puntland are best 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 дней назад

    Puntland best ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад +1

      @@qaaliyusra7541
      Meeqa sano ayaad itoobiya jaajuus u aheyd??🤣🤣🤣🤣🤣

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 15 дней назад

    Qadaadweyn

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 15 дней назад

    Qabyaalad hafalkaasi, waxba kama bedelayo xaqiiqda dibadda saaran.
    Deni oo qabiil ah, ma sameyn karo lacag soomaaliyeed, yeelkiise mj ha u sameeyo lacsg hadfuuu doono,bal aan aragno, wixii ka yimaade.
    Dalkaan dhabayaco ayaa la degtay,lkn waxasn iyaga ka lumin cid ay ka lumeyso ma jirto, yaase u sheega qabiil caaudka buuraha dulsaaran.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 15 дней назад

    Qowleeysatada kataliso dalka soomaaliya inteey lacag horleh daabacayaan may shacabka Soomaaliyeed u ogolaadaan lacagtii hore dalka ugu daabacnayd taasoo aanlaga ogoleeyn gobolada qaarkood.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 15 дней назад

    Dowlad dhexe majirto ee gobol kastaba ha isdebero xaraasha qaran lamasii fiirsan karo wadan loogu tegi mahay hadan umad Rabbi wadankan ukicin.

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 15 дней назад +1

    Xasan xaraami😂

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 15 дней назад +1

    Xasan Waa qishaa weyn mar uu Farmaajo kopiyo iyo mar uu deni qisho

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 15 дней назад

      Caqli xumada xamaar tal waa dad an hal abuur lahay firad pl un ayeey kopian.

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад +1

      @@User2-y6u
      Meeqa sano ayaad itoobiya jaajuus u aheyd??🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 14 дней назад

    Lacagtaa qabiil leeyahay wallaahi in aysan ka soconeynin ilaa Garoowe iyo boosaaso...
    Reer faanaaye warkiina iyo ficilkiina guracan waa laga diiday Galkacyo ilaa kismaayo..

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 15 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 15 дней назад

    Hashi waa qabyaladiiste waa nin xanuunsan

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 15 дней назад

      Oo yaan qabyaaladiiste ahayn! Aryaa Farmaayo waa Mareexaan! Kkk From Gedo

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 10 дней назад

      ​@Madaxey-r2f faqriga iska saar

  • @KhadraFarah-qw9ku
    @KhadraFarah-qw9ku 15 дней назад

    Hada waxaan jarnay 3 5 waxaa haray 65 hor leh oo baabay iyo burbur baaxad weyen markaan laqano 100 kaa sano ma ogi waxaa la noqon doono kolba cadaw ayaa dagi doona

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 15 дней назад

    Horta xassn ayax maxaa soo dhaafaya

  • @KhadijaAbdalla-i2s
    @KhadijaAbdalla-i2s 15 дней назад

    Deni haddi u run sheegayo, u lacagba sameenaayo ha sameeyo lacagti shilin Soomaaligi hore ee u dalka lahaa, markaasu magac iyo sharafba ku helayaa. Mid cusub oo nooc kale yuusan noo keenin

  • @maymacumar2571
    @maymacumar2571 15 дней назад +2

    لعله خير tartankaan

  • @The-informed
    @The-informed 15 дней назад

    Kani waa Jaahil waxase kaliita kuwa war kasuga

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 15 дней назад

    Somalilnd. Ba. Leh 😂 lacag fcn. Ader joji qabyalada

  • @mos1954
    @mos1954 15 дней назад

    Halakobciyo , Iyadaa waa hore layiri, Kahariweysee Weykuhaysataa!

  • @Xasan77766
    @Xasan77766 15 дней назад

    Halagu daro lacagta shilnkii birta ahaa markaasaa laga baxayaa fakhriga waa inay noqotaa lacagtu mid la isku raacsan yahay oo dalka kawada shaqaysa

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 13 дней назад

    Daaroodisim looma baahna

  • @Userq2
    @Userq2 15 дней назад

    Asc ❤❤❤❤ subaxaan ilaahay xasan garguute naga qabo subxaan xasan garguurtow ilaahay somaaliya hakaa qabto❤❤❤ dublimaasiya❤❤❤ mayaqaanaa❤❤❤❤

    • @maden7818
      @maden7818 14 дней назад

      @@Userq2 Meeqa sano ayaad itoobiya jaajuus u aheyd??🤣🤣🤣🤣🤣

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 15 дней назад +1

    Soomaaliyeey adinka lacag ay puntland sameeyso ayaad layaaban tihiin sheekada kow majoogto walee majeerteen waxa ka soosocdo ma sahlano mar dadka soomaaliyeed dhagaha waay qabsan doonaan,hadalkaa meel ku qorta .majeerteen balantii ay galeen itoobiya xiligii SSDF ta.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 15 дней назад

    I love puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mos1954
    @mos1954 15 дней назад

    Sadexda Ilaah Ee Somalidii Hore
    1-Ilaaha Macbuudka ah Ee La Caabudo, Ee Saxda ah oo Aynan Dhab Uqaadan.
    2-Kan Qabiilka Ee Ah Lafo hore, Ee Aabayaal oo Berihore Mootan, Laakin Weli Lagu Shirtago, Qabweyni lagaqaado, Laxuso Markiisii horana Lacaabidijiray Xilliyadii Jaahiliyada , Welina Sidhab ah aan ooga go’in Laabteena, Baad, Biyo Iyo Beelna In La Iskudilo Kubiya Shubta.
    3-Kan Kalena Waa Kii Geela Ee Dheef iyo Dhaxalba laguqabtay Hadana Isaga Qudhiisa la iskudilo.
    Markii Sadexdaa Sidhab ah La iskubarbardhigo Sidii lasheegayba Somalidu Waxey Aad Ugu Janjeeraan Kaa Duugaanka Ah Ee Berihore La Aasay. Ee Qabiilka ah.
    CID uu Kamaranyahay ama Kawaantoobikartaana Majirto.
    Somali Walbaahi oo Hadlaa Bal Sifiican Udhugo.

  • @XaamidCali-w1p
    @XaamidCali-w1p 15 дней назад +1

    GALBTA WAR KALA KAA RBNAH

  • @BoonkaSaney
    @BoonkaSaney 15 дней назад

    Hhhhhhhhh cawan halkiis IGA dheh

  • @XaawoMaxamedsidow
    @XaawoMaxamedsidow 15 дней назад

    Asc

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 15 дней назад

    Putland way kusaxantahy inay samayso lacag dalku leeyahy hadaysmayn wayso anaga samaynyna koonfurgalbeed

  • @ahmedmusa3390
    @ahmedmusa3390 15 дней назад

    2 labaduba waa tuugo xasan dhiiqo iyo saciid dani mid la aamini karo majiro

  • @shh56726
    @shh56726 15 дней назад

    Horta maxey ugu dayedan puntland moryanta Xamar, qof iyo cod ayey puntalan sameysey, Xassan munafaq markasu ordey anigana waa sameyn kuye, waa dad qadshina oo Egoistisk ah.

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 10 дней назад

      Xaarka isku celi oo Salida iska tirtir

  • @KhadraFarah-qw9ku
    @KhadraFarah-qw9ku 15 дней назад

    Waxay kaloo ka dhargayaan mamalka beeyada xabagta cadaadka xabgta dheerdheraha. Xabgta jeerinka iyo xabka ka loo badan waa wadan cidlaa Kaley anigu cimri ku gaari mayo hadan a dal iyo dawlad Baan u jiranahay

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 15 дней назад

    Malaha Qiyaasta ayaa qabiil kaa gashay, Xamar waa Caasimaddji Qaranka. GARAWANA, waxay la mid tahay Marka, & Baydhab. Taasi si fiican u fahan. Jaalle

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 15 дней назад

    hashi soomaamul mayeelan oo sookaama bi,in baahidaad qabiilada ku xagxaganaysay kahadal maamulkaga iyo dawlada dhexe deni waa nin dalkiisa jooga oo waxuuraboo samesanayaa ee afkaga kajeedi wali alaad kamid tahay qandaraaslayaasha hortaagan khaatumo ee aad ugaxuntahay cadawgii ayiskaceeriyeen xamar iyo u,s ,a kula shirtaa afkaaga sameyso imaan meyso dawlad dhexe ooaad kamacaasht xasana gobolkiisuu maamulanayaa adiguse waxuqabo ssc waxbokamagelin lacagta lasameynayo

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 15 дней назад

    Dowlada dhexe ayaa lacag sameyn karta. Ma maamul xaafadeed miyaa sameynkara. haddiiay macquul tahay mar hore ayaa lasameyn.

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 15 дней назад

    Somaliya waxa dhibaateyey oo kuriday dibudhac iyo halaag wa Hawiye ma ogolo inlahogamiyo waxna ma hogaamin karaan mana yaqaanan sida waxlo maamulo
    Waxan layabanahay marku qofkeno figrad waydocfaruurayan
    Managaranayan sayuhagajiyan
    Wa yaab yaab yaab dhafay
    Somallidu hakatashaden reer ka

  • @bashiraAbdi
    @bashiraAbdi 15 дней назад

    Waxaa tahay cadaw is qariya

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 15 дней назад

    War waayaab ma gobolo Somaliya ka mid ah ayaa Jira lacaga qalaad isticmala mara ninkan dabadaada maqariiso baala yidhi

    • @moabdi9
      @moabdi9 15 дней назад

      dollarka danabaysan ma adaa leh mise maraykan?

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 15 дней назад

    Waallle gaajo ayaa cidal idinku layn soomaliland lahaane
    Qabiil yar oo soomaali ah ayaad thiin ee aamusa

  • @maden7818
    @maden7818 15 дней назад +1

    Deni calooleey shaatiga jaajuusnimada ee amxaaradu kuu toshay waa kugu uraye ee iska soo siib qurunkiisa qandho qurun badane 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 15 дней назад

    Geelleh dadka somaaliye oy caan ku yihiin dadka somaaliyeed odhan Ama kalluun Ama madexweyne marxuum Mohamed Siyaad Barre udhisey Dhismaha muqdisho 32 Warshadod iyo kuwa maa macalimiita iskulaadka iyo Machadadiii ee wax badan lagu bartey --kuwii kaso baxey-- wasaaradii waxbarashadii sare Jaamacadii beeraha-- college lafoole otsas beeraha ku garab yiikay tii jaamac caafimaadka oo ku Agtiiley hospital digfeer-+Jaamacadii gaheyr iyo tii xoolaha iyo dirta daaqeh?? Tii kaso sokosay gaheyr oo oy 17,000 ilaa 18,000 kun ojaamiciiin maanta reer galbeedka iyo carabta yuhuuda qorteyn sacuudiga iyo imaaraat ka u Adeegtaan oon Ogeynba inu x.marxuum madexweyne maxamed Siyaad Barre udhisey Dhismaha jaamacadaas iyo soomaalidii wax ku barateyba in canshuurtii dalka soomaaliya oysan qaadin xadin. Wàx ugu soo barey jaamiciyiintas odhan?(( In Ay uadeegan dadka somaaliyeed oysan dayicin dadkooda iyo dalkooda midna)) ilayn by sacadaadaa looga dhargaa edadkii wax laydiin baryey u Adeega yuu macalinkii marxuum Mohamed Siyaad Barre khudbad ugu jeediiyey xilligii jaamacadihii loo Xirayey laakiinse kuwii wax oy waajib ku Aheyd iney ummadda somaaliyeed ojaahiliin ubadan ay Aheyd inay badbaadiyan xiiilligii dagaallada Sokeeye ka qarxeyn dalka soomaaliya 1988----1991 in ay gobolwalba qoyihii udhashey ay badbaadiya shscsbkii jaahiliinta ubadnaa,,?? Waa ku fashilnsyn ocarab iyo yurub iyo mareykan yey usgaqo tageyn,-- kuwii dalka soomaaliya joogeyna inkastoy Dhalinyarada wax so bareyn iyaguna dhaqaale aan iyagaba la qaadinba yey Ardryadii ka qaadeyn walina qaataan?? Ailaahbaa ka weyn kuligoodbs

  • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
    @Cabdiraxman..Gaalkacyo 15 дней назад +1

    Puntland iyo iyo Somalia waa 2 dal oo daris ah, Dal walba warqadihiisa ha samaysto 😂

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 15 дней назад +6

    Somaliland is not Somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 15 дней назад +2

      Adiga baasiboor kee ayaad wadataa😜

    • @AminaAbdullah-m1z
      @AminaAbdullah-m1z 15 дней назад

      @MahadAbukar2009 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣UK 🇬🇧 ❤️

    • @mahadmohamedjama8519
      @mahadmohamedjama8519 15 дней назад +1

      ​@@AminaAbdullah-m1z aabahaa iyo hooyadaa iyo dhamaan family markay dalka ka baxayaan oo dibada xaalad u aadayaan passport ayey ku dhoofaan. Teeda kale code number ay isticmaasho somaliland state waa kee. Ma 252 baa mise waa mid kale 😂😂😂😂😅😅😅

    • @AminaAbdullah-m1z
      @AminaAbdullah-m1z 15 дней назад

      @@mahadmohamedjama8519 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 15 дней назад

      @@AminaAbdullah-m1z hye isku diyaariyee abaayo inaa calanka Itoobiya aad qaadatid kalinka 6aad ee Itoobiya Cawaale adaa dii mooho mxa kle kuu qabn kra🫠🇸🇴🇪🇹

  • @YahyaAhmed-yl6ul
    @YahyaAhmed-yl6ul 15 дней назад

    I was born in somalia i live in QATAR it is very shame to somalia country bad mindset leader are fighting alshabab every where .😢😢😢 And you are calling Muslim you are not
    Pls change have I government

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 15 дней назад

    Wan ku dhagaysan jirnay xiligi Mw Faramajo oo wadani ayan ku haysanay ilayn balo ayad ahayd una bahan in wadanka laga qabto , hadhgaysanina dislike! Ugu ronada

  • @xalwoWadani
    @xalwoWadani 15 дней назад

    Bal waxad ku hadlayso firi inad weriye sax ah ahayn , xata ma aragtit horu matka wadanka wayo wadani ayan ku modayay, waxad ku hadlaysid adiga ayay kugu eg tahay gu gul Somalia

  • @user-abtol45
    @user-abtol45 15 дней назад

    Maxaa beenta kugu wato puntland lacag gaar ah sameesaneesaa sidii somaliland... somalia haka goosato puntland lama rabo ayadana somali ma rabto

  • @Maxamedawil-f7j
    @Maxamedawil-f7j 15 дней назад

    Somaliland is not part of somalia uskagaw