Donald Trump oo Somalia Ka Gooyey Dhaqaalihii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 янв 2025

Комментарии • 96

  • @Mo.labaqolle
    @Mo.labaqolle День назад +12

    Aad ayaan usoo dhawaynayaa in lacagaha Ribada ah ee Somalia eeday in laga jaro xitaa hadaan gaajo udhimanayno markay gaajooto iyadaa tashan doonta insha allaah 😊

  • @mohaosmann3760
    @mohaosmann3760 День назад +7

    Masha Allah, waa war fiican waar ninkaasi waa fariid, #Somalia ma 50 Sano ayuunbaan qarafo sugaysaa iyo Casuur dad kale

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 День назад +2

    Waa wax aad u fiican in la jaro lacag looga tala galay dalka wax looga qabto in tuugo dhexda u jooga oo ay kala qeebsadaan .... Iimaanka Allah ba qaadee .

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 День назад +4

    Alxamdulillaah lacagaha soomaaliya ha laga gooyo.iyo wadamada musliminta dhan si ay isugu tashadaan .ileen waxay noqdeen wax ma garato.wadamadii muslimiinta oo dhane

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf День назад

      Lacati xamar lugu cuvayery ma gooyeey xassan dhiiqo gaajo

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 День назад +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 21 час назад +1

    Markii horeba dad ayaa daaro ku dhisanaayey ee Allah meesheeda ha nooga haayo

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 День назад +2

    Guul soomaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wey ka marantey dalka deqada bixiya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali День назад

      Xasan baahane ayaga biila iyo ciidanka shisheeye ee calooshooda u shaqaystayaal ah.
      SOMALIA WA U FCNTAHY IN LAGA JARO

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад +2

    ❤❤❤somaliland❤❤❤❤

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 День назад +11

    Guul soomaLiLand ❤️❤️🤍🤍💚💚

  • @FadumoMuse-s1i
    @FadumoMuse-s1i День назад +3

    Afsoomaali kaliya kuhadla. Warkaan bulshada somalida ah oo aan afka qalaad aqoon kaliyaa dhagaysta ayagiina hadaad erayo af ingiriis kuhadashaan garan maayaan. Afsoomaali kaliya 😢

    • @hodanshirechannel3418
      @hodanshirechannel3418 20 часов назад

      Waa yaabay sow isagii Afsomali fiican ku hadli jiray waliba fasiix ah hhhhhhh

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 День назад +2

    Very good congratulations to Trump to cut budget for Somalia.

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h День назад +1

    Haka joojiyo xasan dhooqo the only traveler man omg thank you trump

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 День назад +3

    Allaha hu akbar scw scw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw ❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdi3618
    @abdirahmanabdi3618 День назад +2

    Aniga Waaxan Garan Waaye Ciida Somalidda Dhashey Dowaladdan Somali In Lacag La Tugsado Mooye Nawaad Cadalad Hoor mar Majiro miya

  • @dekasamireh8120
    @dekasamireh8120 День назад +1

    Asc wan kusalmaya Xashin thanks a lot

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux День назад +1

    wan soo dhaweynaya in Somalia laga jaro lacagta
    waxba laguma amini karo horjogayasha Somalida manta

  • @nuromohamed2121
    @nuromohamed2121 День назад +1

    Guul weyn waaye

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 День назад +1

    Asxaan buu noo sameeyay madaxwenaha Mareykan hadii uu shinkiisii sumeysnaa naga goosto,

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 22 часа назад

    Dhegeyso hees ahmed cali cigaal iyo magool habisii maceeba traump83 ayuuigusoboqday badiyaha qardh solo uguqalnay caano afsomaliga sida aad ugu hadashuu ugu hadlaa hailaawin

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День назад +1

    Allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 День назад +1

    Ha Ka gooyo lacaktaas dadka qaar ayay jeebkooda gashaa yaa siiyo masaakiinta

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW День назад +1

    Labadaan nin ee reer BAADIYAHA ah waxeey rabaaan in iska dhigaan in ay af-Ingiriis yaqaanan.

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 День назад +1

    Si fiican boyelay walahi

  • @linklion1274
    @linklion1274 День назад +1

    America Mardhaw Waa ay Baaba"ysaaa ee Busyayaankiina kasoo Qaaata

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 День назад +1

    Dhaqaalah awalba xasan ayax baa jeebka ku shubanayee, haday gooyaan xasan uun bay ka go'day waana war fiican.

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 12 часов назад +1

    Somaliland meel strategy ayey ku taalaa red sea, piracy malaha, China uga baqayaa iney saldhig ka sameysato

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 День назад +1

    Maca sokor

  • @linklion1274
    @linklion1274 День назад +1

    Wadankiina Hooyo Badbaadsada

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 День назад +2

    Somalia halaga joojiyo. 260. Milyan oo hada lasoo mariyey bangiyada. Jabuuti. Ee taal Switzer. Oo uu xanibay. USA.xagee laga keenay. Sowmaha . Dhaqaalihii caalamku siya Somalia. Waliba jabuuti. Intii ay rabtey reebatey. Bank jabuuti ladhexmariyey. Waxasna ku qoran. Famili rwer culusoow..waa lays xusaabin

  • @Muqdishugaas
    @Muqdishugaas День назад +1

    Xaasiyow lottery iyo arimihiisa muxuu odeygu kayiri

  • @Suheila22
    @Suheila22 День назад

    Maanta looma baahna TARUMP oo somsliya waa isku filantahay oo waxey heshay patrolka ugu badan adunka America iyadaa noo bahan
    SHIINAHA IYO RASHKA ayaa albaabka noo taagan kana wax qabad fiican.

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 День назад +1

    Is good

  • @saidayusuf2739
    @saidayusuf2739 День назад

    Alxamdu lillaah

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад +1

    Guul somaliland

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 20 часов назад

      Umadda Soomaaliyeed waa Mid. Rabbi Subxaanahu Watacaalaa haku toosiyo Xaqa.

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax День назад

    Hadii ay runtahey inuu trump ka joojiyey lacagtii tuugtu moqdisho ku cuni jirtey oo ku kibirtey waan soo dhaweynayaa inuu ka jaro

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 День назад

    Alhamdulilah. lacag controlling ay ahayd anyway. Somalia wadankaaga wax u qabso.

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 День назад

    😂 falanqayntaatu waa other level 😂

  • @AbdiAbiib-x2w
    @AbdiAbiib-x2w 18 часов назад

    War hajaro marka horaba 1$ nagama sogadhee xasan seekh iyo ubadkisu ha oyaan iyagaa qarsan jiraye tram lacagtii uwadanka karabo xasan sheekh ayaa tansaniya gastay iyo kiniya iyo jabuti xitaa wadankayaga matalo lacagtasi hadana goso

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад

    Ha naga.joojiyaan.awalba.jeebdad.ayey.kudhacesay

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 18 часов назад

    Hhh Nin aad u shaqeyso uun baa dhaqaale kusiiya sow maaha Sida caqliga saliimka keenayo

  • @reallove3231
    @reallove3231 День назад

    Hadu dhaqalah uu gooyo ciidanka Mareykanka hang baxano 😂😂😂

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux День назад

    Horta calamku ma yaqano wax somalilan la dhoho
    sedex tulo oo somalia ku talana warkodaba da😂😂

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n День назад

    Somaliland guul aad u wayn iyo madaxanuunkii Qadaadwayn bilawgiisii dheh

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW День назад +1

      Badhi-weeyntii Isaaq weey riyoonayaan.
      SSC iyo Awdal State, guuuuuul.

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr День назад

      ​​​@@MIDNIMOJANAQOOWdarood xun qabyalad dilootey thy Awdal kuma yaqanan
      From Shableha hoose?

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 День назад

    MAXAA UQABTAY SOMALIYA HADA UKRAINE.

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk День назад

    Fadhikudirir ahaa

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp День назад

    Ever word said by the state leader is law by saying it self tas ogadan horta xashi iyo xertisaba.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib День назад

    FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 День назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😢scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 22 часа назад

    Ninki sooboqday was tiktok breagdance kids maichal jaction
    Gurigayga losangles wuubadbaaday

  • @mahmoudabdikadir8521
    @mahmoudabdikadir8521 День назад

    Dhaqaale waa waxaad dhaqato ee Ma aha wax lagu siiyo Ama .
    Waxaa lagugu deeqay

  • @Maxamed-m6z
    @Maxamed-m6z День назад

    Hajarto awalba meelay marto lama aqoone

  • @TaaroAli
    @TaaroAli День назад

    Dawlada america iyo madaxwaynaha america wuu ku saxanyahay inuu ka joojiyo dawlada maamulka koonfurta somalia waayo lacagahaa laga gooyay dawlada somalia ee ay ka qaadan jirtay dawlada maraykanka qayb kamay ahayn dawlada j.somaliland ee danaha ugu muhiinsan ay dawlada america kaga xidhan dawlada j.somaliland ee bada cas oo ay maraan maraakiibta ugu badan ee qaarada america iyo reer galbeedkaba ay badeecadehoogu maraan lkn aanay dawlada somalia aanay wax dano ahi kaga xidhnayn maraakiibna aanay uga gooshin bada hindiyan ocean markaa waxa ay ku qasbanyihiin dawlada america iyo reer galbeedkuba inay dhaqaalaha ay markii horeba ay ku bixin jireen dawlada koonfurta somalia ay usoo wareejiyaan dawlada j.somaliland ee bada cas maamulkeedu ay gacantooda ku jiraan kana difaaca budhcad badeedyada ka kaluumaysta badwaynta hindia markaa waa inay fahmaan dawladaha america iyo reer yurub ama reer galbeedkuba inay dhaqaalaha ay markii hore ay ku bixin jireen dawlada somalia ee aan xukumin bada cas ay la macaamilaan dawlada j.somaliland ee ka masuulka ah bada cas ee ay maraakiibtoodu ay maraan kalana xaajoodaan madaxda dawlada j.somaliland iyo madaxwayne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ciro hogaamiyaha ka yahay!!?

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi День назад +1

    Xasan Kirsten am xasan dhiiqo maxa darama hadii dhaqalahi laga xayirada ay luga so saraya hawiya duur joogo, Ciyaal Burnda am ciyaal tuulo hawiya 1991 ay s gashay magalada xamar hawiya oo baqtiga uu suujada beenlow hawiya

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 День назад

    🤔

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 День назад

    War soomaaliya ninkaan maba oga meeley ka jidho iyo waxey gosaba tan kale reer galbeed meel aan cuno ooleyn dalkale kama goyso maxaa lagu xilanaya burco iyo hargeysa oo somali uga goosanayaan waayo macdan iyo shidaalna maleh dad masiixiya oo dad muslima ka carararyana maaha dad hanti ku dul fadhiya oo qeyr uu ka dheefayana maaha

  • @mohamedmusse941
    @mohamedmusse941 День назад

    Waan soo dhoway lacagta dollar idinka miya lahay 😂 tuugisa joojii shaqsta

  • @rabiilecumar7972
    @rabiilecumar7972 День назад

    KANI NACAYBKA S LAAND AYUU KU DHIMANAYAA ILAAHAY KU NAC SIDAAD S L U NNECEBTAY

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 День назад

    Way cadahay hada inuu markanku aqoonsanaayo waayo dantiisaa kujirta somaaliland waayo markaykanku wuxuu wax laqaybsanayaa shiinaha waxaana qsabaaya markika cidhiidhiga ah ee bada cas

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z День назад +1

    Somalidu haa kalluumaysato,beerahooda haa fashaan maxay uga baahan tahay turumpo.

  • @abdidahirali7484
    @abdidahirali7484 День назад

    Warniyohow cadawnimada intaas la eg maa iska dausid hadii lacag lagajaro ma kula tahay in loo dhimanaa marka mala awaalka iskadaa

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 20 часов назад

    Ma English baad noogu
    Dartay af somaligii??????? Waayo, sow adigii Af Somali sax oo aan English lagu laaqin aad soo gudbi jirtay!!!!!!!! Ma ilbaxnimaa waxaas??? Dadkaas la hadlaysaa Waa Soomaali ee sidaadii ku soo noqo.

  • @Nasiim-l6k
    @Nasiim-l6k День назад +1

    GABADHA LAGA DHINTO WAA LA DUMAALA. DAAROD maanta yaa dumaalaya isaaq.maya hawiye ok.by

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 День назад

    somalilind marekan baa naqosanayo wayab wlh Somaliland gaalo jaceyla somali ka carar meel xun baa ku dambeyso inta aad ka carareysan somali weyn walee aniga idinmo arko dad xadariin ah reer somalilind dad cawaan ah baan idin arkaa war adunka halka uu sii midowbayo adinka inaad somali ka godaan baad rabta dad baabay waye Somaliland

    • @Fouziaabdi-bq1rz
      @Fouziaabdi-bq1rz День назад +1

      Wewe somaliland waa mast in aqonsi lasiyo somalia dowlad kamajiro tuugo aya kunol

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 День назад

    Feiled state of Somalia 😂😂

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW День назад

      Yaa? Feieled or failed?😅😅😅
      Isaaq iyo MARQAAN maxaa kala heeysta?
      Badhi-weentiii wey riyoonayaan.

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 День назад

    Tasi waa caqliga darod ma ilhan baa somaliya lagu baray? Kkkkk

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 День назад

    QOF CAQLI U SAAXIIB AH M XASSAN SHIIKH IYO. AAMULKIISA MA AAMINAYO.

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 День назад +2

    Somaliland wakhigaan uma ficna Aqoonsigu,, hadii kale dagaal sokeeyo ayay madaxa la gali doonta, Somaliland Beelaha meesha deggan Waxba heshiis kuma Aha,,, Wakaaladi biyaaha Hargaysa . Dekedii berbera iyo Dhaktarkii weyna Hargaysa, inta Baa muuse biixi oo Hubeeysan Ayaa xoog ku haysta. Markaa Uma Wanaagsana Aqooniigu Ummadaasiii

    • @DenisumDenism34
      @DenisumDenism34 День назад

      Yaa kugu yidhi Muuse Biixi ayaa haysta Waar Bal Aamus Waxad ku Hadashaad laaadahee

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 День назад

      MA HOOYADAA BAA KUU KUGU SHUBTAY!!!!!.

    • @wiilkagarxajiisstate6872
      @wiilkagarxajiisstate6872 День назад

      @@mustafahassan2555 maye Walaasha ayaa igu shubtay

  • @sakariyeabdirahman8725
    @sakariyeabdirahman8725 День назад

    Cabaadka yuu idinka dhamaan somaliland way tagaysaa
    Haduu aqoonsado maxaad samayn ma xidhiidhkaad ujaraysaan ninka idin biiliya anga ma jierto wadan na biilya idinka yaad iska celisaanba wadamadii Africa ugu liitay baad ifin ilaaliyee oo aanad xidhiidh ujari karayne wax kastana filo

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 День назад

    War joojiya jaahilnimada somali ayaa idin dhagaysatee.joojiya 4 eray broken english ka .wax fahama .mise dadka somaliyeed ayaad aqoon yahan iskaga dhigaysaan . O waad proof garaynaysaan in aydun aqoon leedihiin .somalidu wa iska noocaa dee

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi День назад

    Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow duur joogo side xayaawan am xoolaha hawiya bada Somalia cabasi daratada ay uu bixiya

    • @Emi92546
      @Emi92546 День назад

      maxaa ka hadlosa hadalkaga ceydaa meshu u socdo meshu ka socdo la garan maayo

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 День назад

      Stupid Hawiye. Waa kafiican yahiin