FADEEXAD | ISR waxay dhahday waan dilnay Balse wuu soo muuqday markale | Hogamiye sare !!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 122

  • @KadarIndho-t6q
    @KadarIndho-t6q 10 дней назад +21

    Palestine free❤

    • @osmanqurux402
      @osmanqurux402 10 дней назад

      Maxaa aragtiya anoo somaliya joga ayaan ka ilmeyay warkagiye

  • @SumayoCabdulaahi-s8m
    @SumayoCabdulaahi-s8m 10 дней назад +2

    Jabiya allaha jabiyo yaahud iyo gaalo wixii taageera dhiiga muslimiinta waa qaali illahay xagiisa mana dayici doona dhiiga shuhadada💪✊

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 10 дней назад +4

    The best voice ❤maracadde❤viva

  • @Taaganecismaanyusuf
    @Taaganecismaanyusuf 10 дней назад +5

    Wuu dhintay waa baxsaday miyey bilaabeen isra,iil😅

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 10 дней назад +6

    Wcs ilaahey ha u gargaaro rerfalastiin guulna allaha siiyo cadowgana allaha jebiyo aamiin baabi,iyo gaalada gumeystaha sahyuuniya bili,aadan maaha waa cawaan dadka cuna ilaahey shartooda iyo sharkaleba ha ka badbaadiyo rerfalastiin aamiin

  • @aishafarah5500
    @aishafarah5500 10 дней назад +3

    Markasta cida guul daraysatay maaha israa'il ee cida guul daraysatay waa maraykanka
    Maxaa yeelay yuhuuda waxaan hulaa Inaysan todobaadyo kuqaadateen reer falastiin
    Maraykanku wuxuu kubixiyey maalkoodii iyo naftiidiiba

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 10 дней назад

      Waasac labadooda waa guul dareesteen allaah jabsho markasto

  • @aiibrahimissak5913
    @aiibrahimissak5913 10 дней назад +1

    May allah protected people and ardhul palestine

  • @AadamAbdullahi-e9z
    @AadamAbdullahi-e9z 10 дней назад +1

    اللهم احفظه ورعاه .. وانصر المسلمين في فلسطين والصومال والسودان وسائر بلاد المسلمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZaynabSugulle67
    @ZaynabSugulle67 10 дней назад +28

    Xamaas waxay dhowreeen oo ilaaliyeeen sharafta diinta islaamka waana sida lagu yaqaan qofka muslimka ah ee toosan masha alh ilahy Isha umada iyo afkoodaba haka hayo oo ha barakeeyo Xamaas argagaxiso ma aha cidda argagaxisada ah waa iska cadahay haatan Israel waaa dadka ay ka suurto gashay inay gubaan oo xasuuqaan haweeen iyo caruuur dhismayaalna ay dhulka dhigaan marka ayagaaba argagaxiso ah alle ha halaago kufaarta iyo mujrimiinta ayagoo midaysan Nasriga alle waaa imaanayaa insha alh rer falastiin way xoroobyaaan insha alh

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 10 дней назад

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin oo Allah jabiyo yahuuda iyo gaalada galbeedka

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 9 дней назад

    Illaahow ugargaar walaaleheen palestine 🇵🇸 iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi

  • @JMohammed-h4z
    @JMohammed-h4z 10 дней назад +3

    Im from oromia ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @faadumadaahir9760
    @faadumadaahir9760 10 дней назад +5

    Wcs maracade shukran maanta warka waa noola soo jarmaade😊
    Maxaa kudhacay chanelkii fagaare media?

  • @XawaCige
    @XawaCige 10 дней назад +2

    Allow rer gasa guuul iyo gomanimo 🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉❤

  • @cabdifataaxcaliwaxanjecele6745
    @cabdifataaxcaliwaxanjecele6745 10 дней назад

    Ilaahay ruux lajooga loobaqi maayo dhimashaduna nabad iyo nabadla aanba wayidhacasaa guul falastiin

  • @khadarawil5658
    @khadarawil5658 10 дней назад

    Alle ha u gargaaro wlaalaheem reer falastiin

  • @ismailo.7533
    @ismailo.7533 10 дней назад +2

    Yaa kale waa geesiyaasha xamaas Allah guushooda ha u atkeeyo

  • @IbrahimIssack-rh3tm
    @IbrahimIssack-rh3tm 10 дней назад +1

    May Allah protect people and ardhu Palestine

  • @hassanmohamedigo9021
    @hassanmohamedigo9021 10 дней назад +5

    Xamaas iyo shacabka falastiin waa ay guuleysteen yahuudana waa ay guul dareysteen

  • @Kulmiyekulmiyesancase
    @Kulmiyekulmiyesancase 10 дней назад +2

    Maracade❤❤❤❤❤

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed8756 10 дней назад +4

    SALAM, YA ALLAH dhibatada kadul qaad adoomahaaga falastiin
    AMIN

  • @MustafaOmar-hx2ph
    @MustafaOmar-hx2ph 10 дней назад

    YUHUUDII WAA JABTAY FELILAAHHU XAMDI

  • @Daganeey123
    @Daganeey123 10 дней назад +1

    Iska daa inaad moodo iney xabsi kasoo bexeene wllhi waxaad mooda iney saloon ka imaaden xitaa farxada ka muuqata ❤Muslimnimada waxaa noo dheer Naxariista

  • @FatoumaHoussein-ri9lp
    @FatoumaHoussein-ri9lp 10 дней назад

    Illahay haa xafido walaalahenn

  • @khadraxuseinahmed
    @khadraxuseinahmed 10 дней назад +3

    Sabaxul khyr

  • @AbdirahmanMahamed-b6b
    @AbdirahmanMahamed-b6b 9 дней назад

    Allaaha jibiyo yuhuuda Allaaha akbar

  • @Somalestine
    @Somalestine 10 дней назад +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل 🥹😭

  • @AyaanleMuuse-yh8co
    @AyaanleMuuse-yh8co 10 дней назад +3

    Waa xabadi narta yahuudu

  • @IctiraafFarxan
    @IctiraafFarxan 10 дней назад

    alaahu akbar alaw guulee muslimiinta aamiin alaw hooji cadawga dhibay muslimiinta payb ka mida aamiin

  • @IbrahimCabdirashiid-u5n
    @IbrahimCabdirashiid-u5n 10 дней назад +1

    Guul ❤ Palestine 🇵🇸 ♥️

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 9 дней назад

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Salmaan-252
    @Salmaan-252 10 дней назад

    Guuusha Alle kaa siiya ciduu doono Lakin marka horaba hadafka israaiil waxa uu aha in lalaayo qofkasta oo falastiini ah taasna waa sameyeen iskood ayayna uga baxeen Allaha u naxariisto muslimiintii meeshas ku dhintay kuwa noolna Allaha u gargaaro

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 10 дней назад

    Ilaahay baa lajira walaalaheen reer Palestine ❤❤❤

  • @AxmadmahdiAxmad-h4y
    @AxmadmahdiAxmad-h4y 10 дней назад

    Sh axmad al yaasiin waxuu yidhi mashuuca waxuu burbur donaa 2027 dabcan wuna bilaawday burburka

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 10 дней назад

    Falastiin ilaahey ha guuleeyo

  • @khalid_Abdirahman4846
    @khalid_Abdirahman4846 10 дней назад +1

    Waan ku salamay sxp maxamed ciise

  • @maxamadqadarv
    @maxamadqadarv 10 дней назад +2

    Gaza guuuul

  • @HousseinAbdi-h8w
    @HousseinAbdi-h8w 9 дней назад

    Baryahan wararkii kaama hayno

  • @MariamaAstur
    @MariamaAstur 10 дней назад

    Alahu akbar ilhow mulimka uhili

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 10 дней назад

    Fadeexo walba ay Hamaaz kushegeen iyagaa ah waayo kuwooda dhaxdeeda yay dhiwaaato ugeesteen iskadaaye kuwkale iney unxriistan yahuuda nacalada Rabi hakucado

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 10 дней назад +2

    Tuko hadaadan tukan Salaada Subax😍👍🏾

  • @MohanCabdi12
    @MohanCabdi12 10 дней назад

    Maracade show ❤ keep going sxb

  • @SumayoCabdulaahi-s8m
    @SumayoCabdulaahi-s8m 10 дней назад

    Wuu dhintay wuu noolaaday israiil😂😂😂

  • @AbdirahmanMahamed-b6b
    @AbdirahmanMahamed-b6b 9 дней назад

    Guul falastiin

  • @Rayan_100-d9y
    @Rayan_100-d9y 10 дней назад +1

    I hate how their vehicles, and their military looks. They are vampires.

  • @UphiFaM
    @UphiFaM 10 дней назад +5

    First comment like plz

  • @PlanetearthSevenheaven-y5o
    @PlanetearthSevenheaven-y5o 10 дней назад +1

    ASC.
    Fajr time
    tapping in from southern greater somalia 🫡☝🏼🥷🏼

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 10 дней назад

    Ilaahey a uu gargaro reer palestine

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 10 дней назад

    Suwax lamitah Mohamed ❤

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 10 дней назад +1

    Subax lmd ah wll sare

  • @shaangii1144
    @shaangii1144 10 дней назад

    "We're the one "
    Ree jeniin adkeysto sidii walaalihiin Qasa ayd cashar ugu dhigi doonta

  • @MuxumedXaaji
    @MuxumedXaaji 10 дней назад

    Wax lala yaabo maaha waa maxbuus uuhayey qof iimaan leh iyo maxbuus uu hayay qof aan iimaan lahayn

  • @laanjo
    @laanjo 10 дней назад

    Waa ka ledeen askarta israiil

  • @AbdirahmanMahamed-b6b
    @AbdirahmanMahamed-b6b 9 дней назад

    Allaahu akbar

  • @MaxamadMacalinsiciid
    @MaxamadMacalinsiciid 10 дней назад

    Waxaguuleeysatay. Xamaas. Oo eheed Mujaahidiin. Weeyna.guuleesteen
    Isrraa iilna weey kufashilantay. Markeey ku gueey san waayday hadafkeedii

  • @Maxamedjaamac_19
    @Maxamedjaamac_19 10 дней назад

    Okay ❤

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 10 дней назад

    Israal ayaalagagulayistayi sxb

  • @akturkexport
    @akturkexport 10 дней назад

    Allah Akbar xamaas waxay kor uqaadeen sharafta islaamka jihaadka saxda ahna waxa uu yaalaa dhulka falastiin insha Allah guul guushan ka badana waygaadhayaan

  • @gurayaden9712
    @gurayaden9712 6 дней назад

    Wan ku tagera lkn xayaysiinta dheraysa dhaxda barnamijka gali sona gaabi

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 10 дней назад +1

    Allah haugargaro palestine amiin

  • @Elmiassoweh
    @Elmiassoweh 10 дней назад

    Asc wll wankusamay lakin gosha waxaley xamasa

  • @IimaanAxmed-j1c
    @IimaanAxmed-j1c 10 дней назад

    Rabbi rr falastin garabkooda

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 дней назад

    Yuhuudi waa gun allena kama adkaysiiyo cid uu jecelyahay

  • @mohaomar7711
    @mohaomar7711 10 дней назад

    Allow kujabe gumestaha Israel 🇮🇱 dhulka Allow lasin ya Allah

  • @AbdimaalikMaxamed-o2d
    @AbdimaalikMaxamed-o2d 10 дней назад

    Marcde zxp hlke ku dambyy dagalka Ukraine 🇺🇦 oo GAcnta lausula tagay

  • @MariaDahir-g9h
    @MariaDahir-g9h 10 дней назад

    Ilhy haugargaro walden 😢😢😢falistiin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 дней назад

    We pray for the Palestinians

  • @IsmahanAfrax
    @IsmahanAfrax 10 дней назад

    Jabiyo huug alle dusha ha usaaro

  • @NajmoXuseen-rt5ns
    @NajmoXuseen-rt5ns 10 дней назад

    Daanta galbeed xaabd jojinta dhaqan gashey kuma jirin miyaa maxawaye dagaalada kaqarxay hda😢

  • @NajiibMuuseaxmed
    @NajiibMuuseaxmed 9 дней назад

    اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات ربنا اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وعلى آل محمد

  • @Axmad-u3h
    @Axmad-u3h 10 дней назад

    Dadka janiinkudhinta 3 maalmod 10 kabadan dhawucuna 40 bugadhay ee maxaadtidhi adigu

  • @XamiidXamiid-f1s
    @XamiidXamiid-f1s 10 дней назад

    Waxaa ku guul dareesatay Israel

  • @AbdullaahiHusseenmohamd
    @AbdullaahiHusseenmohamd 10 дней назад

    Maxamuud Cabaas
    Waxaad kudhahdaan
    Markii xamaas iyo shacabka lagaraacayay
    Wuu ku daawan,hayay
    (Ninkii qarkii looxiirayoow Adiguna Sooqooyso))محمود عباس

  • @AbdullaahiHusseenmohamd
    @AbdullaahiHusseenmohamd 10 дней назад

    Away kii Daaq,daaqiga ahaa
    Ee ((maxamuud (cabaas)

  • @jaamaccabdiraxmaan1218
    @jaamaccabdiraxmaan1218 10 дней назад

    WAXKASTA OO LA SHEEGI JIRAY RUNTEEDA AYAA LA GAARAY. SABABTOO AH RUNTA LAMA QARIN KARO

  • @hodancigedharaar2776
    @hodancigedharaar2776 10 дней назад

    israaiil ayaa ku guuldaraaysatay dagaalka waanan filaynay in ilaahay noo hiilin doono

  • @IimaanAxmed-j1c
    @IimaanAxmed-j1c 10 дней назад

    Ciimada Israel waa wuuxuush

  • @maxamadqadarv
    @maxamadqadarv 10 дней назад

    Gaza

  • @CnuurKifaax
    @CnuurKifaax 10 дней назад

    Burburka gaza ay burburiyeen israil dhib malaha
    Lkn muhiimadu waa anay guulaysteen reer gaza

  • @ZakariaDuubweyne
    @ZakariaDuubweyne 10 дней назад

    Dagaalkan jiniin iyo hishiiskii xambad joojinta isku meel maahan miyaa😭🙆

    • @hafsahassan5057
      @hafsahassan5057 10 дней назад

      May wll xabad joojintu waa gaza jinina waa daanta galbeed

  • @AbdirahmanSheikhMuhiadin
    @AbdirahmanSheikhMuhiadin 10 дней назад +1

    Ebow yahood ayaa aqlaaq ah waligaa ha ku fakarin

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 10 дней назад +1

    Isreal wa jabena dagalka wey iskaga baxen 😂😂

  • @CALIMAHADCALI-b4q
    @CALIMAHADCALI-b4q 10 дней назад

    Asc maxamed ciise

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 дней назад

    Reer iyo yuhuud ma jirto cid ka xun ka gunsan aadamaha oo dhan

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi 10 дней назад

    Yahuuda ayaa kuguul dareysatan iyaga oo waliba kaashanayeen reergalbeetka oodhan iyo ku Carbta qaarkot ee madaxda daalimiita ah hagaanka uhaayan

  • @huseinmohammed5877
    @huseinmohammed5877 10 дней назад

    Allhamdulillaah

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 10 дней назад

    Argagixisada israaiil wey fashilmeen

  • @XabiiboAli-o9t
    @XabiiboAli-o9t 10 дней назад

    Iahahoowadiga proud leh

  • @KadarIndho-t6q
    @KadarIndho-t6q 10 дней назад

    Team maracade show

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 10 дней назад

    Qof dhiman o an waxba kala
    Garanayn aya lo bunbuniyaa
    Israiliyinta allah mayaqanka
    Ah e bila naxarista,a maqarsadnba

  • @somanesoyanhaji8025
    @somanesoyanhaji8025 10 дней назад

    Asc

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 10 дней назад +1

    Alle garab galo falastiiniyiinta

  • @Ateyeh-q6i
    @Ateyeh-q6i 10 дней назад

    Sawirka maxaabaasta labada. Ah ee. Xamaas iskumadhawo waxay kala yihiin qolo bilaadiina iyo qol islaama

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 10 дней назад

    Aduunka waxa ugu xaasisan waa Yuhuud iyo wahaabiyada

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 10 дней назад

    WA KUWA UGU LIITA AADANAHA WAA DADKA YUHUUDA .
    TUSAALE WAXA SOMALIDU TIRAAHADA QOFKEY KA YAABTO OO NAXARIIS DARADA U MUUJIYA DADKA AYEY YIRAHDAN MA YUHUUDBA NA,ARIS DARANA

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 дней назад

    Yuhuud wuu dhamaaday ciidankoodii hore markaa danta ayaa ku qasbaysà in ay qortaan ciidan cusub yuhuudi way jabtoo waxa ku dhacay jab jac iyo baaruude

  • @FadumoAbdy
    @FadumoAbdy 9 дней назад

    xamas shacabka reer falastiin way guulaysan insha Allah ilahayow yuhuuda jabi oo dhulka lajar iyo gaala garab tagan

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 10 дней назад

    Taleean yaan loo ongolaan nin gazqjooga

  • @alihared8004
    @alihared8004 10 дней назад

    Free falastin falastin amin amin amin

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 10 дней назад

    Subax lamidah

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 10 дней назад

    Maxamed dayfa mee horta ma dhintay ileen xamaas ma shaacine