7 kun oo Birr ayuu ganacsi ku bilaabay wiilka 9 bilood ka hor maanta xaguu marayaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 129

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Год назад +10

    Asc maansha Allaah Maxamud habo illaahey waxaan kaaga baryaaya in riyadaada illaahey kuu rumeeyo,Allena ku siiyo Caafimaad deg deg ah, Nin Quraanka Alle yaqaana ma Quusto maxamud habo Caafimaad illaahey ha kuu siiyo lugtaada Irsaaqad Qayr qabtana Allaha ku siiyo insha allaah Aaaaaammmmmiiiiiiiiiinnnnnnnnn

  • @cabdulahikad2209
    @cabdulahikad2209 Год назад +3

    ❤❤ asc wariye buurgabo waad ku mahadsantahay barnaamijka aad nala wadaagtay sidookale waan bogaadinayaa dhiirigalintiisa iyo dhaqaale samayntiisa

  • @FadumoFarah-b2w
    @FadumoFarah-b2w Год назад +9

    Waxan dawlad maha walahay waa Gumaysi cadiya anigu reer Ethiopia ma ihi lakin dadkaygii insaa bolosha loogu adkeeyo waa idhibtay

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Год назад +5

    Sxp kay ismaciil.ex gslkcyo wakhti an so wada qadanay brothr from uSA like ban ku saray

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Год назад +3

    Maashaa Allaah Qof Qur’aanka Alle Xifdisan Macalin Qu’ana Ah Maashaa Allaah Yaa heli kara Qiima ka Sareeya Alloow u gargaarka Hamigiisa Aaqiriyo Aduun Wixii Qayr ugu Jiro, Qofkii Barta Qura’aanka Siina Bara Asagaa ugu Qayr badan ❤️💡🦋

  • @sacaadaisaaq1281
    @sacaadaisaaq1281 Год назад +1

    Maasha Allah waa nin kudayasho mudan, dowlada dadka danyarta ee ay kadumisay meheradaha wxa kaficned Ine goobo kale u diyaariyaan 😊

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Год назад +1

    Masha Allah waa mid ka mida dhalinyaradena kuwa ugu fariidsan Allah guuleeyo

  • @ibrosuldaan1446
    @ibrosuldaan1446 Год назад

    Allaah hakuu barakeeyo Ganacsigaagaa caafimaadna haku siiyo i.a

  • @fahmoahmed2256
    @fahmoahmed2256 Год назад +1

    M.a alle ha barakeeyo wllkeen wuu dadaalayaa runtii qof firfircoon weeye 🥰🥰

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Год назад +1

    Mansha allah alle hawbarakeeyo ganacsigiisa oo hawga dhigo mid uu baahikasta oo dhaqaale kaga baxo

  • @YusufAbdirisak-m3k
    @YusufAbdirisak-m3k Год назад +3

    Wiilka dhakhtarka halaga caawino waa nin rag ah caafimaad alle ha siiyo, masha'Allah waa qiso cajiib ah guul horayna u soco

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Год назад +1

    Meel ay joganba soomaali musuq masuq waa ku cadabtagayaa dhalin yaradiin meel ay joganba waa ka shaqaysan la yihiin. Xasbunallahi wa nicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 Год назад +1

    Ilaahay ha guuleeyo, horay u soco baan leeyahay...Raagannimadu riyay run u baddashaa.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад +2

    Allaha Kuu barakeeyo ganacsigaada
    Allaha kuu xifdiyo naftaada iyo maalkaada
    Waad guuleeysan inshaa Allaahu

  • @MakoAhmed-n5g
    @MakoAhmed-n5g Год назад +2

    اللهم يجعلك الغني اللهم يبارك فيك Allaha kuu barakeeyo xoolahaaga oo Allaha Tasjir ha kaadhigo 🤲🤲🤲

  • @TheGreatSomalia
    @TheGreatSomalia Год назад +1

    Lamaan yaabin mushkiladaha is xig xiga ee qabsaday lkn waxaan la tacajubay sabirka ilahay siiyay af wanaagiisa allaahumma baarik lahu

  • @KhadraCabdi-m3t
    @KhadraCabdi-m3t Год назад +2

    Masha allah alle haku barakeeyo ganacsigaga hore usoco wll guulayso

  • @limanasjetli1997
    @limanasjetli1997 Год назад

    Masha Allah Allaha Ku Barakeyo.
    Meyshaad niyada ku heysid Allaha Ku Fududeyo.

  • @bisharomohamed7899
    @bisharomohamed7899 Год назад +3

    Allah hakuu gargaaro hana kucaafiyo amin yaa rabii

  • @daahirsiyaad300
    @daahirsiyaad300 Год назад

    Masha Allaah adeer Allaah waxaan kaagabaryay horumar aduunyo iyo aakhiro

  • @abdimajidadan3981
    @abdimajidadan3981 Год назад +1

    Masha Allah sxb waad mudan tahay in lagu dhira galiyo ❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Год назад +1

    Masha alaah alaha u barakeeyo ganacsigiisa meel fiican alaha siiyo oo ku shaqeyo

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Год назад +2

    MashaAllaah tabarakallah walaal guulayso inshaAllaah.

  • @maxamedcabdibucul7593
    @maxamedcabdibucul7593 10 месяцев назад

    M.a allaha barakeyo wiilka cafimad allaha siiyo

  • @xusenmaalin1190
    @xusenmaalin1190 Год назад

    A duunyo iyo aakhiraba aduun yaalagu
    Shaqeeystaa allow inta xanuusan caafimaad sii yaarabi

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Год назад

    Allah caafimad sareen ha ku siiyo ganacsiga allah ku barakeeyo

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +5

    Insha Allaahu Waad Ku Guulleysan Huuno❤️👍

  • @maxamedcabdirashiid-id7yj
    @maxamedcabdirashiid-id7yj Год назад

    mazha Allah Alle ganacsigii ha u barakeeyo Amiin

  • @mahamedabdinasir
    @mahamedabdinasir Год назад +2

    Allahayow kugule adi iyo umada muslimka ah dhamantod ❤

  • @KaderMawlid-yl6ys
    @KaderMawlid-yl6ys 8 месяцев назад

    Mashaallah wll horay usoco❤❤❤❤

  • @ladecabdulaahi860
    @ladecabdulaahi860 Год назад

    Allah u barakeyo ganacsiga
    Wlalal haa quusanin dadaalka si wad

  • @kayfcawil2030
    @kayfcawil2030 Год назад

    M..a edo hormar wcan baan kurajeynaa Maxamuud

  • @sahraismail3712
    @sahraismail3712 Год назад

    Allahuma barik illahow cafimad taam ah sii xoolihisana u barake ya rabi 🤲🤲horay u soco abwe dadka way iska hadlan hadhowna sed ku samaysay bay ku dhahayan

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax2605 11 месяцев назад

    Alle haubarakeeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamìin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @najotheboss9631
    @najotheboss9631 Год назад

    Man sha Allah Rabbi Haku Barakeeyo

  • @salalxirsi9185
    @salalxirsi9185 Год назад

    Burgaabo waxaad haysaa shaqo fican horay usoco walal

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 Год назад +2

    You will be millioner ❤ bro 😎

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 Год назад +2

    Asc wakusalamay ismacil bur gabo horay usoco

    • @Aganpost
      @Aganpost  Год назад

      Waa kaa qaaday hibo wll

  • @Enakafi
    @Enakafi Год назад

    Nin rageedka lagu sheegayaaba waakan khayr badan baan ku rajaynayaa wll👍🥰🥰🥰

  • @abdihakinjeesto2211
    @abdihakinjeesto2211 Год назад +1

    Buur gaabo waa weriye waaqici ah oo barnaamijyo wax tar leh soo gudbiya. Kana leexda wadada weriyayaasha soomaalida ee maanta oo weriyenimadaba u haysta in war uun lasoo tebiyo.

  • @mahadmaxamuud5697
    @mahadmaxamuud5697 9 месяцев назад

    Mashlh alle ha kuu siyaadiyo wll

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +1

    Rabiyoow Ibarakee Hantidiisa Wiilka Yar

  • @salalxirsi9185
    @salalxirsi9185 Год назад

    Horay usoco waxaad tahay will fican

  • @sahroaadamduraan2942
    @sahroaadamduraan2942 Год назад

    Maashaa allah tabaarakallaah
    Waaxaada Alkaah kuuvarajeeto oo kyubulaakuto tusaale wanaagsanvaatahay

  • @masteraxmedyare8954
    @masteraxmedyare8954 Год назад +1

    Marshall allaah alle hakuu rumeeyo hadafkaaga

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 Год назад +1

    Ilaahay hakuu barakeeyo ganacsigaaga

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Год назад

    Ilaahey ha u barakeeyo ganacsigiisa.

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Год назад

    Samigay guulayso sxb qaali ilaahay garabkaaga hagalo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад

    Masha allah alaha business haubarakeeyo wilkan

  • @A...A09888
    @A...A09888 Год назад

    Askartan musuqa ama ( jaadka ) wada raadinaysa ilaahay hanaqabto
    Askasteeni ayaaba ah qabadaha ugu waawayn ee dhalinteena wajahaysa
    Ilahay ha caafiyo wiilka alaha ubarakeeyo ganacsigiisa waana mahadsantihiin labadiinuba maclumadka aad nala wadaagteen

  • @habiba9267
    @habiba9267 Год назад

    Mashaa Allah
    Alle haku caafiyo
    Keep going

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Год назад +2

    Dhiirri Gelintu Waa Wax Wanagsan Se Haddana Jaaniskaas Dadku Ma Wada Helayaan Dedaalaa Wuu Gaaraa Hambalyo Ayaan Leeyahay Inanku Fariidka Ah.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +7

    Masha allah keep going brother 🙏

  • @craxmaancnuur7733
    @craxmaancnuur7733 Год назад

    Maanshalah Allow Barakee ❤

  • @HamdiMahamed-xo1md
    @HamdiMahamed-xo1md Год назад

    Mansha Allaah Alle hakusaacido

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 Год назад +6

    Nin walboo Ganacsi yar furanaya ha u diyaar gabooba baad joogta ah Wajaala joog Hargeisa joog Bosaaso joog Garowe joog Xamar joog Baydhaba joog Kismaajo joog Cadow dhalinta waa askar magaca maamulka meeshaas kajira kugu baadaya

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 Год назад +1

      Waa runtaa wll shacabka dhib ayaa lagu haayaa.

  • @IbrahimHussen-bz4uw
    @IbrahimHussen-bz4uw Год назад

    Masha Allah maxamed

  • @calinuurwalaal7115
    @calinuurwalaal7115 Год назад

    Allow ubarakeeee...ilxaasidna ka,ilaali 🤲🤲🤲🤲

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Год назад

    Masha allaha allah ha ubarakeeyo ganacsigiisa.

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад

    Masha Allah ilahay ha ku barakeyoh ganacsigagah

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Год назад

    ALLE WAXAAD JACESHAHAY HAKU SIIYO AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤️ SCW ❤️ SCW

  • @abdimlk7044
    @abdimlk7044 Год назад +1

    Ma jirto caqabadan aan ka ahayn dowlada oo shacabka dhibato ku haysa oo dhacaysa

  • @fardowsajamac5325
    @fardowsajamac5325 Год назад

    Hila hakula farabglo

  • @Amir_oshea
    @Amir_oshea Год назад

    Allah ha ku garab galo bro

  • @RuqiyaNouh-ch9oe
    @RuqiyaNouh-ch9oe Год назад

    ماشاء الله تبارك الله

  • @iftimiye518
    @iftimiye518 Год назад

    Alaah habarakeeyo ganacsigiisa

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Год назад

    Walahi somalida meel kasta ee joogaan side u badan yihiin wa xaasidiin wiilkan miskiinka iyo kuwa kala badan wixi yara ku shaqesanayaan aya xoog looga qaadanayaan ilahoo noo gar gaar

  • @fardowsajamac5325
    @fardowsajamac5325 Год назад

    M,a❤

  • @SafiaOmer-m8n
    @SafiaOmer-m8n Год назад

    Maansha alaah hore u soco

  • @ali-eidjibril6860
    @ali-eidjibril6860 Год назад +3

    Waa halgan raganimo, wuxu kalow bixiyay cashir kale oo nololeed oo odhanaya geedkii orod lagu fuulo, orod baa lagaga soo dagaaye anigu waxan garanaaya tan halka aan ka keenay kamana walwal qabee dhiirigalin ha idin noqoto ku mahadsanid walaal.

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 Год назад

    Ilahay ha ubarakeeyo wiilkan dhalinyarada ganacsigiisa caafimaadna hasiiyo

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Год назад +2

    MOHAMED YARE COME TO Mugadishu I'm sure you will make money

    • @FerxanDq
      @FerxanDq Год назад

      Somali ku soo qor commentiga
      Ma muwadin British ah ama American ayad wax u qoraysaa.

  • @Raho339
    @Raho339 Год назад +1

    Insha Allaahu Aamiiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 Год назад

    Alh kuu barakeeyo ganacsigaga inshalh

  • @haliimobintufarah9794
    @haliimobintufarah9794 Год назад

    M.a guulayso

  • @alinurabdiwehab8065
    @alinurabdiwehab8065 Год назад +1

    Ilaahy maal badan ookhayr qaba hasiiyo qofkaasookale wuxuu ubaahanyahay dhiirigalin dadka ilaahay wax udhiibay hagarabgalaan

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 Год назад

    Amen

  • @cumaribnukhadab811
    @cumaribnukhadab811 Год назад

    Mansha Allah guulo farabadan gaar .

  • @warsameahmed3195
    @warsameahmed3195 Год назад

    Guulayso wll isha Allah

  • @CabdicasiisAli-vb5lt
    @CabdicasiisAli-vb5lt Год назад +3

    ❤❤❤❤❤

  • @mursalsheikh123
    @mursalsheikh123 Год назад

    Alaha kucaafiyo

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад

    MashaAllah MashaAllah

  • @amiinjamacreermagal5176
    @amiinjamacreermagal5176 Год назад +1

    Ilahy habarkeyo amiin

  • @One-milli101
    @One-milli101 Год назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته walaalayaal ha lacaawiyo walaalkeen waa dadka uu ilaahay yiri يحسبهم الجاهل أغنياء من التعفف تعرفهم بسيماهم لا يسألون الناس إلحاف# qof walboow waxaad awoodo kucaawi baaraka allahu feekum

  • @addesom
    @addesom Год назад

    Guuleyso

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 Год назад

    Maansha allah

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii Год назад +2

    Maxamed iyo dhamaan inta la midka ah ee dhalinyarada muslimiinta dadaalaya waxaan u rajaynayaa horumar iyo Guul.
    Waxaan kaloo kuu rajaynayaa in aad ka mid noqoto maalqabeenada aduunka.
    Ilaahay ha ku xafido hakuna barakeeyo.

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Год назад

    Masha allah

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Год назад

    MashAllah 🥰

  • @abdulaahishireyabaroow1357
    @abdulaahishireyabaroow1357 Год назад +1

    Yarkaan waa in oo cadaalad helaa runti waa yar wanaagsan

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 Год назад

    Alaha ubarakeyo

  • @aaminojaamac2760
    @aaminojaamac2760 Год назад

    Ilaahow albaabadaada irsaaqada ufur waa ini yar oodadaalaaya

  • @abdulaahishireyabaroow1357
    @abdulaahishireyabaroow1357 Год назад

    😱 Subxaaana Allah

  • @Brownsugar-cd2ix
    @Brownsugar-cd2ix Год назад

    Guleyso inshaAllah

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Год назад

    Muxamuud waa wiil gesi Ah ee ha la garab qabto

  • @Qathar708
    @Qathar708 Год назад

    Ninkan gurmad bu ibahanyahay....

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool Год назад +1

    Nin Dhawrsan Oon Wax Balwad Ah Lahayni Wuu Fiicnaanayaa Kuwa Balwadda Leh Oo Qaadka & Sigaarku Shilimada Ay Shaxaadka Kusoo Helaan Geliya Kharashkooda.

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 Год назад

    SCW NINKA RAAGII WAAKA AFGAARTA NINKA HOOSTAGAN CAQABADO BADAN BABA HAYSTE MAAD TEL DADKA ILAHAY ABUURAY USO BAANDHIIGTIID WAAKUWA ILAHAY QUURANKIYSA KU SHEEGE ISAGUNA CIID UUN BUU GACANQABAN LAHAA SRY

  • @MakoAhmed-n5g
    @MakoAhmed-n5g Год назад +3

    ما شاء الله اللهم يبارك فيك ولأهلك ان شاء الله با تنجح بالتجارتك اللهم يعطيك صحة جيدا اللهم أمين 🤲🤲🤲

  • @Buurta1
    @Buurta1 Год назад

    Mashallah