- Видео 111
- Просмотров 1 960 465
Agan Post
Добавлен 29 мар 2020
Aganpost madasha warar, iyo xogo la hubiyay iyo sidoo faaleynta dhacdooyinka dunida
ITOOBIYA: Jabhadda Oromada oo ciidamo hor leh tababarayso iyo Iiraan oo ka digtay weerar..
ITOOBIYA: Jabhadda Oromada oo ciidamo hor leh tababarayso iyo Iiraan oo ka digtay weerarka Nukliyeerkeeda
Просмотров: 347
Видео
Itoobiye oo Danjire xidhay Trump oo mar kale ju celiyay barakicinta ree Qaza iyo warar kale
Просмотров 3,1 тыс.2 часа назад
Itoobiye oo Danjire xidhay Trump oo mar kale ju celiyay barakicinta ree Qaza iyo warar kale
Bandhigii qaza oo mar kale madax xanuun ku riday Nitanyahu+ shil diyaaradeed oo cidna ka badbaadin+.
Просмотров 7524 часа назад
Bandhigii qaza oo mar kale madax xanuun ku riday Nitanyahu shil diyaaradeed oo cidna ka badbaadin .
XOG LA YAB LEH AYAA SHEEGAYSA IN BIDEN ISKU DAYAY IN UU DILO PUTIN! IYO WARAR KALE
Просмотров 1,3 тыс.7 часов назад
XOG LA YAB LEH AYAA SHEEGAYSA IN BIDEN ISKU DAYAY IN UU DILO PUTIN! IYO WARAR KALE
ITOOBIYA: Addis abab oo laga dareemay dhulgariin xoogan+Trump iyo dadka jinsigooda badalay
Просмотров 3 тыс.9 часов назад
Dhulgariir xooggan oo markale ku dhuftay Itoobiya Addis Ababa iyo magaalooyin kale si weyn looga dareemay
Sirdoonka Iiraan oo fara ba'an ku hayo ISRA''L+ ragii india oo isku dilaya gabaati
Просмотров 1,5 тыс.12 часов назад
Sirdoonka Iiraan oo fara ba'an ku hayo ISRA''L ragii india oo isku dilaya gabaati
Trump oo Ree Qaza ka dalbaday wax ay dhimasho ka xigan! Isr@il oo jabisay laba heshiis. iyo TPLF
Просмотров 1,7 тыс.14 часов назад
Trump oo Ree Qaza ka dalbaday wax ay dhimasho ka xigan! Isr@il oo jabisay laba heshiis. iyo TPLF
Itoobiya: Abiy iyo TPLF oo dagaal isugu hanjabay+ kumanaan laga tarxiilay Mareekan
Просмотров 4,1 тыс.16 часов назад
Itoobiya: Abiy iyo TPLF oo dagaal isugu hanjabay kumanaan laga tarxiilay Mareekan
DHACDO NAXDIN BADAN: Nin xaaskiisa jarjay oo Nairobi lagu xidhay, Trump iyo tarxiilkii+ TPLF ....
Просмотров 2,3 тыс.19 часов назад
DHACDO NAXDIN BADAN: Nin xaaskiisa jarjay oo Nairobi lagu xidhay, Trump iyo tarxiilkii TPLF ....
Maxaa keenay hadda in si weyn loo xuso maalinta aas-aaska ee DDS? + warar kale
Просмотров 3,4 тыс.21 час назад
Maxaa keenay hadda in si weyn loo xuso maalinta aas-aaska ee DDS? Afrika maxay ka filan kartaa Trum? iyo xijaab dartii arday waxbarasho u seegtay itoobiya iyo warar kale
WAX KA OGOW khataraha Falastiin kaga imaan kara Maamulka Trump + Nukliyeerka Iiran oo laga digay.
Просмотров 1,5 тыс.День назад
Wax ka ogow khataraha falastiin kaga imaan kara Maamulka Trump Nukliyeerka Iiran oo laga digay.
XOG CUSUB: Maxaa ku hoos duugan heshiiska Qaza?+ amarada Trump Vs dastuurka Mareekanka & warar kale
Просмотров 2,5 тыс.День назад
XOG CUSUB: Maxaa ku hoos duugan heshiiska Qaza? amarada Trump Vs dastuurka Mareekanka & warar kale
Maxay yihiin fariimaha la yaabka leh ee KIM JO usoo diray+ CIA+Itoobiya
Просмотров 1,9 тыс.День назад
Maxay yihiin fariimaha la yaabka leh ee KIM JO usoo diray CIA Itoobiya. #aganpost
Xoogaga iska caabinta Falastiin oo markii ugu horeesay wadooyinka ku dabaal dagaya iyo Netanyahu..
Просмотров 6 тыс.День назад
Xoogaga iska caabinta Falastiin oo markii ugu horeesay wadooyinka ku dabaal dagaya iyo Netanyahu oo qarka u saaran in xukumadiisu burburto.
DEG-DEG: Trump oo tarxiilkii bilaabay+ Itoobiya oo xasuuq lagu eedeyay
Просмотров 1,5 тыс.14 дней назад
DEG-DEG: Trump oo tarxiilkii bilaabay Itoobiya oo xasuuq lagu eedeyay
Jasiirad u dhow Soomaaliya oo laga wado garoon cid dhisaysa aan la garanayn & warar kale
Просмотров 4,1 тыс.14 дней назад
Jasiirad u dhow Soomaaliya oo laga wado garoon cid dhisaysa aan la garanayn & warar kale
Dhacdo la yaab leh:haweeney si caan u noqoto gabadh ay dhashay u dishay
Просмотров 28014 дней назад
Dhacdo la yaab leh:haweeney si caan u noqoto gabadh ay dhashay u dishay
Itoobiya oo sheegtay in Khasab tahay in ay Badda hesho oo Ciidankii badda oo la Diyaariyay.
Просмотров 3,5 тыс.14 дней назад
Itoobiya oo sheegtay in Khasab tahay in ay Badda hesho oo Ciidankii badda oo la Diyaariyay.
Itoobiya:"Waa Khasab in aan bad helno"+heshiiska Dagaalka Qaza+Haweeney dishay gabadheedii..
Просмотров 3,7 тыс.14 дней назад
Itoobiya:"Waa Khasab in aan bad helno" heshiiska Dagaalka Qaza Haweeney dishay gabadheedii..
Xog cusub: Yaa sheegan kara libinta heshiiska xabad joojinta ee Qaza Biden mise Trump?
Просмотров 98914 дней назад
Xog cusub: Yaa sheegan kara libinta heshiiska xabad joojinta ee Qaza Biden mise Trump?
XOG CUSUB:Danbaaburaha Foolkanaha oo Adhisababa gaadhaya+ waa kuma hogaamiya afrika ee dunida...
Просмотров 14 тыс.14 дней назад
XOG CUSUB:Danbaaburaha Foolkanaha oo Adhisababa gaadhaya waa kuma hogaamiya afrika ee dunida...
Waa Kuma M Sinwar? Dabaylo xoogan oo sii hurin kara dabkii mareekanka
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
Waa Kuma M Sinwar? Dabaylo xoogan oo sii hurin kara dabkii mareekanka
Wararkii ugu danbeeyay ee Dabka mucjida ah ee Mareekan Qaza u ekeysiiyay! Abiye iyo Xasan..
Просмотров 2,7 тыс.14 дней назад
Wararkii ugu danbeeyay ee Dabka mucjida ah ee Mareekan Qaza u ekeysiiyay! Abiye iyo Xasan..
Dhulgariirro kale oo Itoobiya ku dhuftay + Dhimasho + Qaza + Suuriya …
Просмотров 2,4 тыс.21 день назад
Dhulgariirro kale oo Itoobiya ku dhuftay Dhimasho Qaza Suuriya …
Muxuu yahay Sharciga laga qeyliyay ee Itoobiya meel marisay? Dabkii mucjisada ahaa oo wali qaxaya.
Просмотров 17 тыс.21 день назад
Muxuu yahay Sharciga laga qeyliyay ee Itoobiya meel marisay? Dabkii mucjisada ahaa oo wali qaxaya.
Dhulgariiradii Itoobiya oo soo kordhiyay harooyin csusb! Isr4il iyo Turkiga oo isku hub guranaya.
Просмотров 16 тыс.21 день назад
Dhulgariiradii Itoobiya oo soo kordhiyay harooyin csusb! Isr4il iyo Turkiga oo isku hub guranaya.
Itoobiya oo laga dareemay dhulgariirkii ugu weynaa waayahan ! Mareekanka oo Gubanaya+....
Просмотров 53 тыс.21 день назад
Itoobiya oo laga dareemay dhulgariirkii ugu weynaa waayahan ! Mareekanka oo Gubanaya ....
Dhulgariir 95 ay ku dhinteen iyo Daadad sacuudiga harqiyay+ Itoobiya oo Ciidankeeda Cirka..
Просмотров 16 тыс.21 день назад
Dhulgariir 95 ay ku dhinteen iyo Daadad sacuudiga harqiyay Itoobiya oo Ciidankeeda Cirka..
DEG-DEG: Itoobiya Cabsida dhulgariirka iyo foolkaanaha oo badatay+xukun dil ah oo lagu fuliyay nin
Просмотров 26 тыс.21 день назад
DEG-DEG: Itoobiya Cabsida dhulgariirka iyo foolkaanaha oo badatay xukun dil ah oo lagu fuliyay nin
Maxaa ka soo kordhay xaaladda Foolkaano ee Itoobiya ? iyo qodobo kale
Просмотров 20 тыс.21 день назад
Maxaa ka soo kordhay xaaladda Foolkaano ee Itoobiya ? iyo qodobo kale
Mahadsenid weriye 🇸🇴
Mahadsanidin agan post
War nin weyn ayan manta halkan ka so helay ismaciil burgabo nin qali ah balse an helin wixi u mudana guulayso zxb
@@MohamedAbdiHassan-j5e soo dhawow sxb
@ Thank you wada jira ayaynu u guulaysan doona wlal hore u soco garbkaganahay
Ninkii qalbi dhagax sababta u aha in lodhiibo qalbi dhagax nin xun
Asagaa ku jira halkii maanta
Ey xun buu ahay
Wakii qalbi dhagax xiray
Mahadsenid wariye. Hadalka aan haboonayn ee Trump waa wax lagu qoslo.🇸🇴
Condom ayaa bab laga sameeyay Kkkkkkk ❤
Never horgal
Djamaldine wa oromo
Subscribed Agan Post
Agaan wargal waad ku mahad san tihiin
Mahadsenidiin weriyeyaal
Wariya yaal rasmi ah oo Si wariye nimo nagu soo gaadhsiya Wararka caalamka dad RUclips furtay oo ETHNICS KII WARIYE LAHAYN AYAA UMADA WAREERIYEY GO FORWARD.
@@AwilBarkadle shukran cawil wll
Waad ku mahadsan tihiin barnaamijyadiina xogta wararka adduunka🇸🇴
Ilaahow u siyaadi qiyaas dhaaf
Mahadsenid weriye 🇸🇴
Mahadsenidiin weriyeyaal 🇸🇴
masha allah, runtii weriyeyaal qaran ,sida aad u tebineysaan iyo muuqaal runtii aad u tayo badan
Mahadsanid
salaam calaykum dhammaan
Mahadsenid weriye. Dadka reer falastiin waxay soo mareen dhib badan, ilaahay ha u gargaaro.
Hadamin hadaalin dabkanow daayimbaa ☝️ ku amree kaladaadi dalkoo Duub maraykanka oo dhan haka daraado qasiyo dadkeenii la go'doonshay Inshaa Allaahu☝️
Mahadsenid weriye.
Subscribed Agan Post
@@AHMEDADAN-h5v thanks ustaad soo dhaow
Mahadsenid weriye.
❤
Xasbunallaah wanicmal wakiil
اللهم.صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد صلى الله عليه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
Hore usocda Wll
Mahadsanid falastiin
Masha allah
❤❤❤❤❤❤
Mahadsenidiin 🇸🇴
Xoog aya logu so bixi jiray waxa midayn kara calanka kilalka ayu ka dhexeya cidii cuqdad qabta halkad ka wado majeerten aya kugu so nefaya dhaqankodii
Idinku ma waxad u aragta qalad mise sax mar unba laxisi laha dhulka sheeko kaliya ka jirtay sheekadii Harare Iyo hadasha sheekadasi benowday warkasi
Wcs Sadanad guuro wanagsan dhaman asxabta
Somali badan iya jirta smali faransis somali Kenya
Away jabuuti ?
Mahadsenidiin.
@@fadumonurhassan91 adaa mudan
❤❤❤
Waxaas oo dhan ee maraykan ah ee neceb falastiin waa yahuud maaha cadaan American ah hada meel walba way qabsadeen maraykan
MAXAAAN TOLLOW OOGU FARXAY MARKAAN MAQLAY NUCLEAR+IIRAAN
@@Fowzia69 waa awoodda kali ah ee jirta dhanka islaamka
@ Waa runtaa huuno Waxaanse alle ka baryayaa in Ilaahay quwad siiyo ISLAM oo dhan meel walba oo ay joogaan waa ummad biiq noqday la iska daliilaystay CIMRIGEENANA Allaha nagu simo ISLAAMKA oo is raacay Quwad aan la loodin Karin leh aan mar un aragno Mida kale yahuud aduunka Way fasahaadisay hada maraykanka waxay bilaabeen in ay shirkadaha guryaha dhisa iyagu wada noqdeen wax walba ay qaali ka dhigaan Maalka maraykanka yaala gacan ayay ku wada dhigeen waaana ummmad bakhayliin ah oo aadan koob shaaha ka qaadi Karin subxaanalaaha
Good to see you wariyayal sare Burgabo iyo caddow
❤
Mahadsenidiin
Mahadsanidiin walaalayal
Ambition is route for invention so it is possiple
Iam man fucked CIA and FBI
Haan bildhaadhso Galabta yaan bashall Xalay boqoljeerku tanku celiyey Barin suuqdin ah Markaan iskula baydhay baga sow may garan Inaan xalay ku waa baristay Indho yara bariijoleh Bidix iga fiiqdoo Aniguna bogaadin Aan boqosho lahaynban Balaha ka dirayoo In ay bogaysana Bal iga saarneyn Bilcan iyo diiniyo Meher loobadheedhiyo Buuqlooma baahna Kuwo kale balanraba Bartanwaabay joogeen Balse uma bogin Kuwo Baco gurayaa qashinbaadhanayana Isagiyo baroortood Sadex calako caynkod Bildhaan layaabay Sambuuska balaqliyo Cabayayado laysku buuriyo Buudhkorlayskugu qaadayo Xafaayado buuran Bagee waan arkayey Uma bogine yeelkood Kuwaan baarinayo Kuwo baladkanjoogin Siilkuna buuryahay Biri ayna taaban Igana bilkeedshoo Baryo soosocdaaban Kubalaadhinayaa Somali uma bogin Amxaarana bahdeddaa Boqolaalka hindida Bilicdii ka kagal Ayaan bafinayaa
Soo madhici karta inoo masiixu dajaal joogo oo shayadintiisa ku adeeganayo nacalad kor kiisa haku dhacde
Waad ku mahadsan tihiin barnaamijkiina cajiibka ah iyo xulashada wararka.
Yaab weynaa