TAAJIR KU NOQO GANACSIGA TALO IYO TUSAALE SH AXMED NUUR JIMCAALE | BUSINESS ADVICE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    10 QODOB KA BARO SH AXMED NUUR JIMCAALE AHNA MAALQABEEN IYO GANACSADE AAS AASAY SHIRKADDAHA UGU DHAQAALAHA BADAN EE SOOMAALIDU LEEDAHAY SIDA HORMUUD, TAAJ, SALAAM BANK, BURUUJ CONSTRUCTION IWM. MUUQAALKAN WAXAAN IDINKULA WADAAGAYAA QAABKA GANACSI LOO FURO, TALOOYIN IYO TUSAALOOYIN SHEEKHU BIXINAYO. SIDA UU KU BILAABAY GANACSIGII BARAKAAT GANACSIYADA HADA AY MAALGALIYEEN IYO DHAMAAN TALOOYIN DAHABI AH AYAAD MUUQAALKAN LA HELAYSAA DAAWASHO WACAN.
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...

Комментарии • 283

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  2 года назад +96

    MUUQAALKAN WAXAAD KA FAA’IDAYSAA SIDA SHEEKHU GANACSIYADA WAAWAYN U FURAY, MAALGELIN KU HELAY, SHAQALE WANAAGSAN KU DOORTAY, MACAAMIISHA KU HANTAY IYO HADA GANACSIYADA U MAALGELIYAY TALOOYIN DIINI IYO GANACSI BA ISUGU JIRA. Like haka ilaawin muuqaalka.

    • @Cadar200
      @Cadar200 2 года назад +1

      masha allah wllo zakariye wllo waxaad kasoo hadashaa plz xaga xirfadaha iyo ganacsiga xirfadaha aniga artist ayaan ahay lkn ma aaqaano waan cabsadaa mar walba plz xirfadaha kasoo hadal plz waayo dadku jaamacad kama soo wada bixin sida make up artist aa gabdhaha somalida kubadan lkn inta badan maalgelin mahelaan iyo artista yaasha kaleba

    • @zizuofficial2441
      @zizuofficial2441 2 года назад +3

      Sxb waxas wa afle wlhi xamar quf an ehen hg ama duduble kama shaqeyso hormud baruj all

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 2 года назад +1

      Ganacsi barasho ugama baahnine umadda dhibka haka daayo balaayada dadka leysey oo uu quudinayo faaido haduu leeyahey dhulka uu kasoo jeedo ayaa biyo la aan caruurtu ugu dhamaatey oo ugu liita deegana somalida puntland oo daris la ah galmudug ganacsato asaga ka xoola yaraa dekado dhisey asagana alshabaab ayuu ku bixiyaa xoolahisa iyo gubida shacabka muqdisha yaahuu aaqiro waraa jira

    • @saidaahmed2074
      @saidaahmed2074 2 года назад +1

      AscWallalkey Ahmed Nuur ilaah hau bara keeyo Xoolahiisa iyo Cimrigiisa

    • @nasreenwhatdowedohavali1425
      @nasreenwhatdowedohavali1425 2 года назад

      @@saidaahmed2074 xoolahiisa iyo cimrigiisa haduu umadda ku dhibaayo ilaahey hanaga qabto

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 2 года назад +121

    Sheekh khayr Allaha siiyee
    waxaan ka baranay
    1- wax kastoo aad ku dhaqaaqaysid
    A- Allah talo saaro
    B- daacad iyo dulqaad ku gal
    2- noqo qof furfuran, dabeecadaada wanaaji
    A- qof aamin ah
    B- qof cahdi iyo balan leh
    3- dadka wanaagsan baro ee shaqsiyada leh
    4- faa’iidadada wax ka sii kuwa kula shaqeeya
    Kana bixi zakada iyo sadaqada, qaraabadana ka xiriiri
    5-caqliga ka shaqaysii samee cilmi baaris
    6-ukumahaaga hal dambiil haku qaadin
    Diversification of assets
    7- gundhig u samee ganacsigaaga waa ( hanti ma guurtaa )
    Beer, guri ( income leh ) oo hadii wax is bedelaan aad ku baxsato.
    Wabilaahi towfiiq.

    • @mustafedheelaye7624
      @mustafedheelaye7624 2 года назад +3

      Shukran brother

    • @luley7452
      @luley7452 2 года назад +2

      Jazakalaah kheyr walaal sida aad noogu soo kobtay sakariye iyo adeerba ilaah ajar iyo xasanad ha ka siiyo

  • @cabdiladif4623
    @cabdiladif4623 2 года назад +70

    Talo ninwayn weye 17jir baan ahay waxan jeclay ganacsi aan leyay inan aburo insha allah wax badan taladani way iga anfici 💟💟💟💟💟💟

    • @ShaadiyaMohamed-vs2yj
      @ShaadiyaMohamed-vs2yj 4 месяца назад +2

      Manta intaad jirtaa mana abuurtey ganacsi adiga ayaan ku lekahay wxana raba inan abuuro ganacsi iigaara

  • @aboosto8773
    @aboosto8773 2 года назад +15

    Wllhi beenti Ma Ahn.Dadka waa la bartaa wanaagna waa lo galaa.Aniga 2020 ayn USA imid.Dukan Somali aya wxn isku aragny Nin ii sheegay inu beri wax ka iibsadhy Dukan aan Nairobi ka shaqeyn jiray..Wareysi dheer ka dib wxu igu xiriiriyey Shaqa Aan Maalinki ka shaqeyo iyo Hotel aan xisaab xire u noqdhay.Alx Abaal ayn u hayaa

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 года назад +12

    Sheekh khayr Allaha ku siiyo, wax badan ayaad ummadda tartay.
    Sheekh adiga iyo kuwa kula midka aan idiin ducaynee laba arimood ku dadaala.
    1. Ummada isku keena oo ka shaqeeya nabadda iyo si ummadda Soomaaliyeed xasilooni I hesho.
    2. Wadanka warshado ayuu u baahanyahay, bilaaba warshadaha wax soo saara.

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 2 года назад +13

    MAASHA Allah, Allaha barakeeyo Sh.Axmed Nuur,, wax weyn buu ka badalay hanaanka Nolosha Dadka Soomaaaliyeed,,Good Job

  • @MrAbdiqani1
    @MrAbdiqani1 2 года назад +23

    Sheekh Ahmed Nur is my hero and role model.

  • @EntertainmentVideos-rb1rq
    @EntertainmentVideos-rb1rq 2 года назад +10

    Manshallah Waa nin ku dayasha mudan sheikha Ahmed Nour Ali Jimale

  • @aliyusuf4910
    @aliyusuf4910 2 года назад +14

    ilhay wuxuu isugu daray diin iyo maal illaahow janada ugu dar

  • @abdurahmaanmaxamedhilaal9925
    @abdurahmaanmaxamedhilaal9925 2 года назад +8

    This is the best advice and I think the best man of the east Africa

  • @Daudpost
    @Daudpost 2 года назад +5

    Alle ha barakeeyo sheekha
    Wax-badan ayaan ka faa-iiday maanta tusaale qanaacada iyo xidhiidhka la samaysto.
    Aadbaan kuugu mahadnaqayaa sakariye
    Great content

  • @kaltunabdimaxamed7406
    @kaltunabdimaxamed7406 2 года назад +5

    Masha Allah good points 👏 allaha barakeeyo sheeka iyo adigaba bro

  • @ibrahimkhayre7581
    @ibrahimkhayre7581 2 года назад +7

    Big brother zakariye Abdullahi Ahmed Ali maan koriye , Garaad kobciye , wllo Mahadsanid Noosoo Badi Business advicers ka adduunka sida sida kuwa islaamigaa Ina dahabshiil sida 🏦 banka الراجحي entrepreneur Kii asaasay etc

  • @hassantech510
    @hassantech510 2 года назад +6

    Jazakallah Kheyr ,runtii Talloyinki ugu qimaha badna ee an maqlo ,wll zakariye Allah ka ajir siiyo siida quruxda badan ee aad nugu sharaxday muqalkas😭hungry for success

  • @kinga.a.h8042
    @kinga.a.h8042 2 года назад +8

    Masha allah muuqaal inta aan arkay kii ugu qiimaha badnaa mahadsanid walal Zakaria

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 2 года назад +8

    Maanshaa Allaah! Zakariye waad ku mahadsantahay inaad nalawadaagto mawduucaan qaaliga ah.Sheeqeenana waxaan leenahay Jazaahu Allaahu qayran.

  • @AhmedNourHussein
    @AhmedNourHussein 2 года назад +3

    Mansha allah Jazakallah Adiga Iyo Sheikhaba 💯

  • @sainabhirsi1640
    @sainabhirsi1640 2 года назад +3

    Waadku mahadsantahay wll Sakeriye, vediodada faa'idada leh aad marksta nala wadaagtid. Guulayso oo hore u soco.

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 2 года назад +3

    Masha Allaah tabarakallah Sekeriye iyo shiikha Allaah hadinbarakeeyo

  • @ahmedabdikarinmoallin9968
    @ahmedabdikarinmoallin9968 2 года назад +4

    MAASHA ALLAH TABAARAKALLAAH SHIIKHA ALLAH HA BARAKEEYO.

  • @RunRaadis
    @RunRaadis 2 года назад +7

    My brother Zakariye as usual this is wonderful content. These valuable advice from Shekh Ahmed Ali Jimale my Allah protect bless him, who is one of the most prominent Somali business leader is needed today, I always admired his tenacity. keep goin walal adiguna shaqo wacan baad haysaa ee halkaas kasii wad,

  • @hasanxuseen8274
    @hasanxuseen8274 2 года назад +2

    Sheekh waxa ka muuqata waayo arágnimo iyo nxariis iyo qalbi wanaaag alle ha barakeyo

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад +4

    Mashaallah Hormar wanaagsan oo wacan walalken.
    Waa fa'ido in qibrad iyo aqoon lesla wadago siba dhalinyarada inlo fa'ideyo sidey ku aburaan lahayen shaqo ganacsiga ama service kaleba.
    Sheekha aad ayow ugu mahadsanyahay inow bulshada uso gudbiyo waxa guusha ah iyo aqabadah ah iyo xalintoda.
    Mahadsanid.

  • @peripatetic8839
    @peripatetic8839 2 года назад +2

    Masha Allah, afsomaliyanya ma fiican lakin sheikh waa makhlay.
    English:
    Masha Allah that sheikh bless our people. He's well knowledge and aware of the situation. He shows understanding between division. 99% highly rated

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 2 года назад +4

    Masha Allaah, habeenkii uu soo jeedinaya baan daawanaye. Waxbadan waanka FAA,iiday

  • @jamalnur9704
    @jamalnur9704 2 года назад +7

    Jazakallah khayr for providing us with valuable information. May Allah increase your blessings, and safeguard you.

  • @maryanbarre6176
    @maryanbarre6176 Год назад +1

    Mashaa Allaah ilaaheey ha ku barakeyo aad iyo aad ayaan uga faaidy waxban ayaan ku ogaaday arintaan aan ku ogaaday shugran jisaa kalaahu qeer sekeriye

  • @xasanhanadmascuud8839
    @xasanhanadmascuud8839 2 года назад +7

    CODSI CODSI CODSI🙏🙏🙏
    Asc walal zakriye wad mahad san tahay sida hagar la,anta ah ee aad wax walbo noogu so gudbiso alle hakaa ajarsiiyo waxan ubaahanay inaad barnamij kaso diyaariso sida sida beeraha solar systam loogi waraabin karo halkii hegtar meeqa kw ayaa ku filan meelaha laga heli karo insha allah intaas walaal naga caaawi🙏🙏🙏🙏

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад +3

    Masha ALLAH sh ALLAH ha inoo xafido 🤲🏽Amiin

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 2 года назад +5

    Masha allah mahadsanid mar hore ayaan dhegaystay muuqaalkan
    Lkn caawana waan dhamaystay

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 года назад +4

    It’s very necessary to maka networking with the business

  • @sumayocali4746
    @sumayocali4746 2 года назад +9

    rabi haxifdiyo sheekhena marna ina aderkey aamin aamin

    • @digaalerooble4296
      @digaalerooble4296 2 года назад

      Ilaahi ha dhuuro

    • @digaalerooble4296
      @digaalerooble4296 2 года назад

      @@musemuse1507 Anigu qabiilkaas ma ahi, waxse aan maqlay inuu ganacsade wanaagsan yahay.iyo samafale

  • @iltirehaddis
    @iltirehaddis 2 года назад +9

    ماشاء الله تبارك الله ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 года назад +1

    masha Allah Tabaarakalaah
    Allaha kuxafido sheikh & adiga
    Abdullaahi ah oo ah nin dhalinyar laakiin door fiican ugu jira umada una faaiideeye wixi ganacsiya

  • @AbdirahmanMAli-gc4jp
    @AbdirahmanMAli-gc4jp 2 года назад +2

    Barakallah feek brother,
    And may Allah reward you and sh. Ahmed

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 года назад +2

    Mansha Allaah Tabakalaa🤲🤲👍♥️♥️♥️💖💖💖🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 года назад +2

    Zaki ilkaha yaan ku wadaa likta horey u soco

  • @barafbaraf983
    @barafbaraf983 2 года назад +8

    Shikha nin fican waye aqoon uma lahayn wan ku dambabay lakin hadalkisa wax badan aya iga baxay

  • @kaysejama1238
    @kaysejama1238 2 года назад +2

    Masha allah dhiri galin wanaagsan iyo hadal wanaagsan isha allah waanu samayn

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад +4

    37 mirir oo waayo aragnimo iyo waxbarasho ah 💯✅🙏

  • @naiima8047
    @naiima8047 2 года назад +23

    M.a walalley wa mahadsantahay aniga ahan dhiragalin ey itahay waxan ahay gabar barata kulyada dhaaalaha sanadki sadaxad wax badane wan ka faiday markale mahadsanid

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 2 года назад +4

    Baraka Allah fiikum Allah ha idin xifdiyo Mahadsanid

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 2 года назад +1

    Jazaakalahu khayr akhi. Waanooyin dahaba ayay ahaayeen oo meelkasta taabanaysa.

    • @hmd5805
      @hmd5805 2 года назад

      m.a shiiq axmad noor taloyin fiican ayaan kaa dhaxlay
      ilaaahay haku barakeya

  • @bile-25
    @bile-25 Год назад

    Muuqaalkii iigu faaiidada badnaa ee ganacsi ku saabsan een abid daawado💯
    Jazakallah Kheyr

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 2 года назад +3

    Dadka baro oo ku dhaqan kkitaabka Alle??? Ayuu ku mmujiyey Xaqiiqo looga qaateena Sh,Axmed Nuur!!! Faker qaldan oo munafiqiini ka bixisey ayaan anigu qaatay ee iga gubbins inay Barakad ay I Samaxan??? Maantan ogaday in la gaadhay Wakhtigii Caqliga, Qalinka, Cadalada, &Nasrigii islamka!!!🧠✍⚖⛹‍♀️🙏💚🔑🕋🕋🚶‍♀️S/laa,and

  • @Alimohamed-jr8kq
    @Alimohamed-jr8kq Год назад

    mashalah alee haydin barakeeyo waxaad soo gudbisay talooyin loo baahnaa oo aad u faaiido badan waxaana aan ka faaiidney talooyin macquula alle heydin sharfo sakiriye iyo sheekhaba

  • @shucaybgurmad8785
    @shucaybgurmad8785 2 года назад

    Sxp sakarie alle haku sharfo sida aad noola wadaagtay muuqaalkan wanaagsan sh Axmed nuurna alle habarakeeyo

  • @somaliman4913
    @somaliman4913 2 года назад +1

    Maasha allah waa Talo fiican runtii waana qodobo aad umuhiima qofku haduu rabo inuu ganacsi abuuro waa inaad isku daydaa inaad dabadan barto
    Runtii anigu waxaan ahay ganacsade qodobkan barashada waa qodobka ugu wayn ee aan dhinaca horumarka ugu socday
    Waxaan aad ugula talin lahaa ardayda jaamacadaha
    Waxaad kujirtaa heerkii jaacada ama sanadihii ugu danbeeyay ,hadaba waa inaad ku dadaasho sidii aad suuqa ugeli lahayd sida inaad xataa free ku shaqayso hadhow waxaad helaysaa hubaala ah inaad hore shaqo kelayso

  • @ismahanibrahin1470
    @ismahanibrahin1470 2 года назад +1

    مشاءالله تباركالله جزاكالله خير اخي

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Год назад

    Masha Allaah walaal Sakariye adiga
    Iyo Shiikhaba Allaha Idin barakeeyo,
    Shiiqa Allaha xiftiyi aduun iyo aaqiro,
    Baahi badan ayaa dalka ka jirta
    Dhalin yaradiinan ka faa'iideysta fikra-
    Da shiiqa Alle aamin ma iisho.

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Год назад

    Sheekh khayr Allaha ku siiyo. Ganacsiga ballaadhan ayaa dhistay. Hase ahaatee ganacsatadii yaryaraye ayaa kaa cabanaya.

  • @nasibley5840
    @nasibley5840 Год назад +1

    sheekh alaha ku xifdiyo adiyo walal sakariye 🥰🥰

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 6 месяцев назад

    Wll sakariye adiga iyo sheekh axmednuur ba aad ayaad u mahadsantihiin alle haydinka ajar siiyo taloyinkaas qiimaha badan. Muuqaalkan dhawr jeer ayaan dib u daawaday, qof bini aadam ihi waxa uu ku siiyo waxaa ugu qaalisan waayo aragnimadiisa.

  • @mahadmaxamed1896
    @mahadmaxamed1896 2 года назад

    Masha allaah bro waa barnaamij aad uqiimo bdn runtii sheekh iyo adigaba alle ha idinka ajarsiiyo aammiin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад +2

    Mnsha allah wax fiican oo faaiido leh ayaad noo soo gudbisay

  • @faisalmareey5269
    @faisalmareey5269 2 года назад

    Mahadsanid walal Adiga iyo sheikha Allah idin barakeeyo. Aad ban uga faiday muqalka.

  • @umcasuus894
    @umcasuus894 2 года назад

    Maasha allah saxiix talo tii ugu wanaagsaneyd allah ka ajar siiyo sheeq axmd nuur

  • @hoodohussein490
    @hoodohussein490 2 года назад +1

    Mcha allh jaskallhu khayr

  • @shavshtoak7788
    @shavshtoak7788 10 месяцев назад

    Masha Allah milkiilaha hormuud axmed nuur cali jimcaale wa duduble

  • @mohjanaale2320
    @mohjanaale2320 10 месяцев назад

    Mashaallah tabarakallalah sheikh alle haku barakeeyo

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +2

    Allah haka raali noqdo baaba💖🙏🏿

  • @user-tu3lj1dm9c
    @user-tu3lj1dm9c 11 месяцев назад

    Excellence sheilkh axmed noor Ali jimcale may Allah help for you

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 года назад

    Maasha Allah soo gudbin wanaagsan zakariye runtii sheikha waa markii igu horeysey aan dhageysto asiga uu kahadlayo ganacsiga waa nin qiimo badan ilaah miisanka xasanaadka Allaha usaaro wax qabadkii usoo gaarsiyey somaliya waqtigii loo baahna ayuu wax qabtey asiga iyo team kiisa marka waxaan jeclaan lahey inuu book qoro sheikha ama video badan sameeyo intuu nool yahay ilaah ha barakeyo cimrigiisa Amiin.

  • @Idaacada1
    @Idaacada1 2 года назад +1

    Kheeyr Allaha siiyo wadaadka waa talooyin dhaxal gal ah

  • @abyadacademy9214
    @abyadacademy9214 2 года назад

    Masha allah muuqaal aad umuhiimsan nooso badi wll zakariye alaha kubarakeeyo

  • @cabdulaahicilmi4718
    @cabdulaahicilmi4718 Год назад

    Muddo ayaan filaayay xaqiiqda qarsoon ee sh axmed nuur allaah hadhoowro

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Год назад

    Masha allh wax badan ban ka fahmay wa nin maadi iyo diini isku darsaday illhy ha xafido

  • @FarhiaJmohamed
    @FarhiaJmohamed 2 года назад

    Mashallah sh. Axmed Nur iyo walal Zakariya Allaha kheir idinku jazeyo

  • @sahracumar8769
    @sahracumar8769 2 года назад +1

    Asc ma sha alah sakariye alah ku barakeyo waa dadasha

  • @abdirahmanhassanhussein335
    @abdirahmanhassanhussein335 2 года назад +2

    Mahadsanid Mudane

  • @codkaxaajicodka6804
    @codkaxaajicodka6804 2 года назад

    Alle Ha Xifdiyo Sh.Axmed

  • @lullul3875
    @lullul3875 Год назад

    Mansha allaah allow yaa maxwayne soomaaliya uga dhiga shiiq ahmed

  • @ifraaxcabdi9326
    @ifraaxcabdi9326 2 года назад +8

    Waxaan ahay hooyo waan jeclay ganacsiga waan shaqaale ahaa1osano mushaharkaygu madhaafo boqol iyo konton waan kadaalay dad ushaqayn maxaad igula talin laayd wax xirfad ahna malihi

    • @nimoaliaboubakar5341
      @nimoaliaboubakar5341 2 года назад +1

      Hadi adan haysan lacag ganacsi masameyn kartid sidaa darteed waxn kugulu talinlaha inaad xirfad barato sida tolmada okale cunto kariin wx lamida ama shaqadan 150$ ka qaadatid shaqo kale ku dulraadso

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 2 года назад

      Mnsha allllah Allllah Haku barakeeyo Mamo Lkn Lacagta Kaydi wixii aad isticmasho mooyo 10$ Alllah haka yeele si aaad hadhow wax ugu qabsato insha alllah maalin aad fursad hesho waxbadan kuu qaban doonta lacagta aaad iska jarto eed noloshada ka jarto aaad xakamayso adigoo u baahan aad is ilawsiiso

  • @suldankookiyare5777
    @suldankookiyare5777 10 месяцев назад

    Masha allah

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад

    Mansha allah
    Allah cimrigiisa ha dhaafo
    Denbigiisa allah ha dhaafo

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 8 месяцев назад

    Mashalaah ❤

  • @jannagasho5591
    @jannagasho5591 Год назад

    Zakeriye jazaakallaah kheyr noosoobadi kuwaan ookale

  • @fadumahassan4773
    @fadumahassan4773 2 года назад

    Mashalaah Mashalaah Mashalaah Alaah ku xifdiyo shaq

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 2 года назад

    Asc dhamaan ugu horeyn.
    Run ahaantii Muuqaal la daawado kuwii iigu faaidada badnaa buu ka midyhy Talo wax ku ool ahna wan ka helay Allah ha idin barakeeyo dhamaan hana inagu Anfaco.
    Si gaar ah Zakaria wan kuu Mahadcelinayaa Jaalle.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 года назад +1

    Baarakalaah zakariye adiga iyo shiikhaba

  • @cabdulaahicilmi4718
    @cabdulaahicilmi4718 Год назад

    A/c allaah haxafido shiikheena

  • @abdiwalicirro4383
    @abdiwalicirro4383 2 года назад +3

    Masha_Allah Allaha Barakeeyo Sheikha👏

  • @aminkeydaacad5751
    @aminkeydaacad5751 Год назад

    Masha'allah waxbadan baan idinka Faa'idnay Mahadsanidiin.

  • @califaraxciise2615
    @califaraxciise2615 2 года назад

    M.a wa taloyin wanagsan alle haydin barakeyo

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 2 года назад

    Allaha barakeeyo sheikha wax badan ayaan ka faaiideystay

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 2 года назад

    Maasha Allah Allah Idin Barakeeyo

  • @saweeriyayusuf6673
    @saweeriyayusuf6673 2 года назад

    Manshallah Allahumbarik keep bring more videos of these.

  • @runsheegmedia1434
    @runsheegmedia1434 2 года назад

    Masha alaaah will noo soo badi khayr ka

  • @aliyusuf4910
    @aliyusuf4910 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا اخي الكريم

  • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
    @SOOMAALI_ENTERTAINMENT 2 года назад +1

    Mahadsanid

  • @MahamedKayse-bs6qf
    @MahamedKayse-bs6qf Год назад

    Manshlaah jasakalaahu khayran

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 года назад +1

    Masha allah waa mahadsantahay.

  • @fadmafiicanfiican2470
    @fadmafiicanfiican2470 2 года назад +2

    Mashllah Jzkllah 💕

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 2 года назад

    ASC MASHA ALLA ALLA HAKUU BARAKEYO INSHA ALLA

  • @jannagasho5591
    @jannagasho5591 Год назад

    Maashaa allaah baarakallaah

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 2 года назад

    Alayka wasalaam warahmatulaahi wabarakaatuhuu, Akhi Zakaria.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад

    Sheekhana waa nin qibrad leh, waana ka sugaynay warbixintan oo kale, ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @shamsomaxamed5349
    @shamsomaxamed5349 2 года назад

    Kheyr badan allaah ha siiyo sheeqa

  • @aliress824
    @aliress824 2 года назад

    Jazaka allahu kheyr

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 2 года назад

    ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب العالمين ❤❤❤🤲🤲🤲🤲