Deg Deg:Qamar iyo Dayax oo dagaal isku balansaday iyagoo isla Jooga Nairobi,Qamar oo dhahay…

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 20

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 дня назад +2

    😂😂😂😂😂😂
    Boss ciyaal xashiish.
    Fadlan soo tun soo duub boss c.x come come on.

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 3 дня назад +1

    Kkkk Aboow Macanka wiilka wan jeclahay kulaha wara Wixi Laga Shegaysay aya Ka soo baxay

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 3 дня назад +1

    Ascwrwb walalow dayax hadu is cadeyo iyo hadii kalaba lkn amxaaro ino ga fixan xamar wad cadeysateen amxarada cabida madamad jeclateen

  • @khadijaabdi2621
    @khadijaabdi2621 3 дня назад

    Wilka yar dayax wlhi walaga lagu qaldamay lkn amxaaro dad gaal ah subxanalaah cajib cabuda wax gaf ku ah dayaxdalnuurshe

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 3 дня назад

    Waxaan waa ceeb in laysku soo jawaabo maalin kasta

  • @FouziaAhmed-in4oj
    @FouziaAhmed-in4oj 3 дня назад

    Dayax ma ninbaa mise waa naagbaa ma gadhkiisa ayuu la yabanyahay ilay waa naag bufisa😂

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 3 дня назад

    Asc Somalia maxaa isku direy subxanallah war axmaar waxba nooma ahee somaliyey iska daaya ficilka xun allah hadu caafimad idin siiyo inta kale waa danbi dalka iyo dadka wax haloo taro sidii dad waxtarleh u noqon lahayeen

  • @hawagadid5599
    @hawagadid5599 3 дня назад

    horta maxuma fanaaninta iney sameeyan isbadal oo eyjirkoda badalaan waxana la yiraa before iyo after

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 3 дня назад

    Ummadda ilaahay ha soo hadeeyo waxy isku haystaan
    Lama yaqaan,social media somalida si khaldan bay u isticmaalayaan,

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂fanaan dayax talo sxb cago dhigo wax badan baa jawaabtay.dantaa.

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 3 дня назад

    Waxaas ayaa booto la dhahaa. Wallalow, maad joogtid , umaba eekit qof dagaal gacana geli karee. Booto badanaa

  • @user-rq9fx1up1o
    @user-rq9fx1up1o 3 дня назад

    War kani miyaanu diinta wax ka aqoon marka uu umad dhan oo islaam ah leeyahay waxay caabudaan axmaar arintaasi gaalnimo inay ku keeneyso miyaanu fahansaneyn wuxu muxu yahay war isla yaab oo alle ka cabso akhiro walaahi wa lagu weydiinayaa waxan aad iska leeledahay wax aanad hadhow ka jawaabi karayn si yar denbi ha isaga gelin

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂faata dug leh.dayax

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 дня назад

    Dayax dagaal aa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waar joogg sxb rag ismaydaan arag.

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 3 дня назад

    Qasqasey Qamar yu kuwasin 😂😂

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 дня назад

    Abti yaa kuu baahan anigu axmaar ma caabudno la waseenyow.

  • @ahmedabdi0
    @ahmedabdi0 3 дня назад

    Adiga nio talent la imow update lene
    Dadka barnamij wangsn uso gudbi ama iska xir yotube ka

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 дня назад

    Hawareegto giraantu miyaa oo gacan kahadal bay isu badalaysaa miyaa ? Waariyaadhaheen bas nagga dhaha. Oo isu jawaabte’e ha lakala danaysto.