Sharma boy iyo Dayax Diyaano Somaliland ha fogeeynina

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 256

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 16 дней назад +20

    Muuse anagaa dooranay oo ku faraxsan ka fuqa❤❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 16 дней назад +14

    Qasab maaha midnimadu ee isku tashada somaliyay kala tagnaye sheeg sheegeen hadhsan👏🏾👏🏾👏🏾

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 16 дней назад +6

    Horta Boos. Walaahi waa fariid Gaalka dil gartiisana sii❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 16 дней назад +2

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ♥ ✊✊✊✊✊

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 16 дней назад +3

    Viva muse biixi cabdi xildiid roobleh ❤❤❤

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 16 дней назад +8

    QASAAB. MAA. HA JACEELKU
    Ee SAAMRA

  • @user-rz3ky2iw5k
    @user-rz3ky2iw5k 16 дней назад +18

    Dayax cuqdad meel xun ka gashay😢😢😢

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 16 дней назад +5

    Mansha allaaah boos waxad ka hadashey waa runta lakin adad badaan ayaa kugu niici doona walalo qali ilaahy haku xafido ee hore usoco 🎉waxad noqota nabdoonka somaliyeed inasha allaah ❤kheyr ❤🎉

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 16 дней назад +16

    Viva Soomalind so noqn mayso Wle ❤

    • @xasanmaxamed1232
      @xasanmaxamed1232 16 дней назад

      𝐀𝐦𝐱𝐚𝐚𝐫 𝐜𝐚𝐚𝐛𝐮𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐧𝐚

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 16 дней назад

      Oromadii miyaa miyaa

    • @abraQolkisa
      @abraQolkisa 15 дней назад

      meel aad usocotaa ma jirto sasad waliga haanaysaa

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 16 дней назад +2

    Sharma boy iyo Dayax Dalnuurshe Wey ku Saxan yihiin iney Karbaashan Amxaaro kuwii walaal ka dhigtay intii heestaa amxaaro iyo kuwa taagersan ayuu uwadaan sharma boy iyo Dayax dalnuurshe ❤❤❤

    • @khaalid713
      @khaalid713 16 дней назад +2

      kkkkkk axmaarku waa kuwa dalkiina jooga dumar kiina kufsi ku wada ciidamo 20 kun ah ay joogaan hadii axmaar caabudis tahay idinku maxay idinka ag qabanayaan kuwaasi ileen waadaiga leh axmaar faaido ma lahane 😂😂😂😂

    • @faryarmuusa9323
      @faryarmuusa9323 15 дней назад +2

      Amxaro meel walba wey joogan , djibouti xata wey nala jogan ,cuqdaad somaliland siba isir nacayb aya ku haya , teeda kale haal hees ayeey somaliland so qadeen idinkuna 1000 heesod o waliba bila micno , qudaar , bijoo waxas miya hees ah
      Dayaax qasqas iyo sharma ex darbi jiif waxba kama qadayan somaliland

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs 15 дней назад

      Dadkan daarood ka badankooda nacayb isaaq baa buuxiyey walahay, waxay intaas ku mashquulsanyihin waxay Somaliland qabatay. U quudhi waa horumarka Somaliland

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 16 дней назад +12

    Somaliland guul insha Allaah

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 16 дней назад

      Guul mise gun nimo iyo amxaar daba fadhiisad waxaad u baahan baraarug

  • @haboon6195
    @haboon6195 15 дней назад +1

    Hadaad na caydaan iyo hadaad na amaantaan ba 1991 kii ayaan Goan idnka gaadhnay somaliland cid wax ka badalysaa ma jirto 🤩

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md 16 дней назад +1

    Hawiye waa gob sharaf ayaanu u haynaa hadaan isaaq nahay siyaasad aya la isku haya somali nimadu waa halkeda hawuye waxa ka dhashay caydiid galaaal duuliye axmed guul from isaaq

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 16 дней назад +16

    VIVA SOOMAALINAD SOO noqn mayso

    • @Degaliah
      @Degaliah 16 дней назад +1

      Somaliland way so noqon markaa koonfur 100% nabad noqoto ee adı maxaa kaalagay comments kastaa waad jogtaa huwaneey waxba reer Somaliland ha iska dhigin

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 16 дней назад +1

      ​@@DegaliahKOONFUR BAAN HAGAAGAYN BA!!!!.WAA DAD XASAD KA, XUMAANTA IYO XIQDIGU KU BADAN YAHAY!!!!!!.CAR HA HAGAAGTO!!!!!.5 DASTUUR OO KALA DUWAN BAAD LEEDAHAY!!!!!.

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 14 дней назад +1

    Waaaw❤wixi ayaad mafamtay❤❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 16 дней назад

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso illahay haku xafido ❤❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 16 дней назад +1

    Boos thanks brother u sheeg runta sharaf 🇹🇯🇹🇯

  • @xagardheerbulacley5047
    @xagardheerbulacley5047 16 дней назад +3

    Waa umad isku raacsan iney gataan dalka Somali. Viva dayax kusoco. Laakin diinta Allaha meel yaan looga dhicin.

    • @bilana289
      @bilana289 15 дней назад +1

      Haduu ku socdo muxuu tarayaa Mr qasqas tiisii ayaa haysatee muxuu JSL yeeli karaa

  • @farhiamohamed2692
    @farhiamohamed2692 16 дней назад +1

    Mashaalah boos waa runts ❤❤❤❤

  • @AxmedJamac-xe9bm
    @AxmedJamac-xe9bm 16 дней назад +4

    boos waaba garyaqaaan ❤❤❤❤❤

  • @user-lb6bf1rn5i
    @user-lb6bf1rn5i 16 дней назад +1

    Walh boosk wa xgard wilkeg abayo Thomas ❤❤❤

  • @user-tg8rw7vx2b
    @user-tg8rw7vx2b 16 дней назад

    Wlhi caaqil Baad tahay sxb Thnks

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 16 дней назад +1

    Boss wa. Wa garyiqaan

  • @user-uc8xi5qo7c
    @user-uc8xi5qo7c 13 дней назад

    500k please 🙏❤❤❤

  • @user-tg8rw7vx2b
    @user-tg8rw7vx2b 16 дней назад

    Lkn sxbow Muuse daa waa Libaax laanta weeye

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 16 дней назад

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 16 дней назад

    Right brother AB💙

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 16 дней назад

    ok

  • @hamzaaar8068
    @hamzaaar8068 16 дней назад +3

    Doqonyohow mawaxaad usheekeynaysa caruur?😂 yaa kuyidhi shcbka Sln diktaytarba haysta o mahadlikaran! Isku Xisho ninwaynbadtahe dadku wayka caqlibadanyihiin waxba hayskaga dhigin wax udoodaya Sln imikaadba caayaysaaye

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 16 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 16 дней назад

    BOSS BARYAHAN RUNTA BANAANKA WAAYE CIYAAR XAMARKA QUMAN

  • @Siciid22
    @Siciid22 16 дней назад +1

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 15 дней назад

    Legend boss

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 16 дней назад

    Ku nadar xasan xitaa dhadhamo ayuu kawaayay ❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 16 дней назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 16 дней назад

    mahadsaniid wallo viva umada somaliyeeed siyasada uun baa la isku haystaa laakiin hawiye waa walalahayo noolaadaa 👋👋👋👋👍👍👍👍👍👏👏👏👏💪💪💪

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 16 дней назад +1

    Gessi boss

  • @nasrajibril1939
    @nasrajibril1939 16 дней назад

    idinma soo socono wllo ee isku raali ahaada

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 16 дней назад +1

    😂😂😂😂😂 Viva dayax warya

  • @Halgame334
    @Halgame334 16 дней назад

    SHARMA BOY SAKHARAN XADHISHAD U TAHRIIBAYY

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 16 дней назад

    Shacabka somaliland wa dad fiicn lkn nin xanunsan aya u taliya...by from puntland Somalia 🇸🇴

  • @HafsaAwilhasan-r8x
    @HafsaAwilhasan-r8x 16 дней назад

    Nin wax badan og bosska❤❤❤

  • @user-ou4xj6gj3e
    @user-ou4xj6gj3e 16 дней назад

    Magalin muuse❤ Ha ku khaldamin midnimo ma jiro Lakin wllanimo waa jirta❤❤

  • @habibaabdi9450
    @habibaabdi9450 16 дней назад +2

    Futada so madoow maaxa wajigana casaan maaxa

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 16 дней назад +1

    Booska ❤❤

  • @abdirahinmahamed2173
    @abdirahinmahamed2173 16 дней назад +1

    Weligaaba Dabedhaqe baad aheed Boosow 😂😂😂

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z 16 дней назад +2

    waxad og tahay sharma boy in uu hooydaa ku egaysiin doono

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 16 дней назад

    Somaliland guul ama soo qayliya ama soo caytamaya nama gaadhaysaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 16 дней назад +1

    Guuuuuuuul somaliland muuse

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 16 дней назад

    Abdiqadir daroogo boss wax kama ogid kushuba tahay haye ma qamrigii ayad saxanee lacag u weedayileen madaxdeena dalka waad ka heli waydey shaxaad

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 15 дней назад

    Daarood waligood libinta raga ma qiraan. They are the real cuqdad walaahi.

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 16 дней назад

    Guuuul iyo gobanimo Somaliland🤍💚❤️🤍💚❤️

  • @user-tr1dr4nw8e
    @user-tr1dr4nw8e 16 дней назад

    Asc iyagaa bilabey 😂😂😂

  • @Timir104
    @Timir104 16 дней назад

    Anaga soomaliya waxba nagama galin irir samaale
    Hashaqeeyo

  • @ashahassan9403
    @ashahassan9403 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 16 дней назад +2

    Mudane Muse Biixi Afka kala
    Bax intaad majeerteen ka boqonaysid Xal iyo Gar in aad Qaadaa way kaa dheertahay shacabka Somaliland Hawiye iyo Darood Uma soo socaad wax walbana angaa idiin Ka horeena Diin iyo Dhaqan waxii Somaliland caaya waxaan u Qaaday hees la yidhaa Nacabku ha iska Ciyaane waligoodba ha ciyaane Awrka Cayan Ka u giija. Mida kale Bada CAS Hawadiiba waan kaa xidhanay Boss oow. Somaliland faraha kala bax Daroodkaa is jiid jij ta

  • @yurub5288
    @yurub5288 16 дней назад

    muuse biixi waa la doortay haku daalin

  • @lilcoookie2415
    @lilcoookie2415 16 дней назад +2

    Oo tii soamliland kama hadlin ee wiilasha maxaad u caynee waryaa

  • @user-vu8cx9tv9s
    @user-vu8cx9tv9s 16 дней назад

    Wad mahadsandahay walla 😂😂😂

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 16 дней назад +1

    Adigu ilaahay malahortageeys inuu muuse amray heesaha lasooqado 😂😅

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 16 дней назад +1

    War doqon baad tahay ayagaa cayda bilaabay wiilashan qarankooday difaacayaan adigu shilimaadkaaga iska guro

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 16 дней назад

    Cadawga muuse biixi cabdi xildiid cagta hoosteeda❤❤

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 16 дней назад

    Yur

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 дней назад +2

    ISAAQ QAAR WA SOMALI QARNA WA ITOPIAN KUWA AL SHABAAB KENEY WA ISAAQA ITOPIANKA KUWA SOMALI KALA DIREY WA ISAAQA ITOPIANKA

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 16 дней назад

      Hawiyena waa ugandes, simbawi, sengalian, kenyati iyi Burundi 😂😂

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 16 дней назад

      Hawiye. Wa congo. 😂😂 somaha

    • @Sahraadansamatar-b5r
      @Sahraadansamatar-b5r 16 дней назад

      Isaaq odaygii dhalay wala garnya wixi idin dhalay khaniis ethopian ah haduu aheyn odaygi idin dhalay mala haya amxaaro hdd rabtid geddo xalane hiran canshurta kaga qadan nagahaga caruuro oroma ka dhaleen 😂😂😂🇪🇹🍆

  • @yurub5288
    @yurub5288 16 дней назад

    War somalilaan idinma bahana yaa faqash isku tashada reer kofur na daya somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊ ✊✊✊✊✊

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h 16 дней назад +1

    Qof walba waa u jeedaa maanta Boos waa tuubo raac. Heestii xamar ee beej dhuuq aan ka xumeyd.
    Haa Dayax Fahad baa kasoo uray miyaa? Ma fahnim.

  • @Arabduur
    @Arabduur 16 дней назад

    0:50 Boss ka xisaabta waa usugu fadhidaa😂
    Taageera kastoo tahay Yaan laguu hoos Galin😂

  • @xaliumoaxmed4290
    @xaliumoaxmed4290 16 дней назад

    Baastr bees

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 16 дней назад

    Waan tashane am nacay am na nacbad madax wenahaygan hal qof iyo cod baaanu ku doranay guul somaliland ❤❤❤❤

  • @queency7943
    @queency7943 16 дней назад

    Somaliland hore ayey UGA tagtay somaliya dibna usoo noqon mayso insha Allah ee laba dal oo jaara ma la ahaadaa mise dayrkii baarliin bay Somaliland idinka dhisataa

  • @sahalissack2762
    @sahalissack2762 16 дней назад

    Vive somaliland boss

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 14 дней назад

    Somland Viva

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 16 дней назад

    Wiilka yarka e dayax kaxuntahay

  • @cabdifataax3739
    @cabdifataax3739 16 дней назад

    Tagtay somaliland wll ee Tiina dhista

  • @Jasminmuse124
    @Jasminmuse124 16 дней назад

    Kkkk mj iyo Sharma boy uu kaa baqayaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 дней назад +1

    34 SANO AYAN U DUL QADANEYNEY KOOXDA AMXARADA

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 16 дней назад

      😂😂 kooxda amizomna kawaran 😂😂

  • @AbshirMahad-xl8rv
    @AbshirMahad-xl8rv 16 дней назад

    Ayagaa soo sheegay

  • @MaxmedCali-bx7ec
    @MaxmedCali-bx7ec 16 дней назад

    Wllhi intii hore soomalia waan jeclaa lkn imaka itoobiyaa nooga dhowba hadaad sidaa tihiin

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 14 дней назад

    Dameer iyo jahli maaha sheekada

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 16 дней назад +2

    kan iyo kabtan ayuub waxay baadaleen daahir aways iyo cabbdilahi yuusuf qabbayalaasha baraha bulshada waqtiignu waa gaabo gabo

    • @Abdikadirboss
      @Abdikadirboss  16 дней назад +1

      Ar ha fogeeeyn bahasha

    • @user-yj2oz6fb1i
      @user-yj2oz6fb1i 16 дней назад

      Somali waxaan kalayaabay qofbaa larabaa in ladhaho waxaan waa qaldanyihiin intaan loosheegin qaladkiisa waa in lacaayaaa
      Suaasha imaaneyso waxay tahay adiga maxaad rabtay inaad qofkaan usheegto jawabto waa qaladkiisa micnaha waa inaa qofkaan saxdaa oo aad dhahdaa War waxaan waa kuqaldantahy
      Lkn anagii wax saxeynay hadeyba caaay nagasoohoreyso kii qaldamay io anagaba waxba isma dhaano
      Waa maah maahdii aheyd ismadhanato io dhasheed
      Hada ninkaan weyn wuxuu meel usoofariistay inuu wax xaliyo hadane cay io aflagaado ayuu kubilaabay
      Aan kuweydii
      Xitaa hadadan wax soobaran
      Qofweyna waa umuuqataa
      Sideee qof qaladkiisa lootusaa adigoo hadane caynaayo
      Xitaa haduu dhaliishas leeyahy
      Maahan inaad ugafto
      Marka somali hadaanahay alle qalbiyadeena haiskufuro
      Dadka qurunka, qabyaalada, xumaha , io qashinka wadana alle hakaqabto
      Wiilkan waxan leeyahy
      Zhp qofka inaad qaladkiiisa tustaa maxuma lkn inaad ceyso
      Ama aad u gafto
      Waa qalad
      Aakhirada aan ilaashano ❤🙏

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 16 дней назад

      Boss sharma boy madam caayin laakiin dayax waa cayday jooji cayda inuu yiraahdo amxaar caabudaan waa qalad weyn uu galay waani from afmadow juabalnd

    • @user-yj2oz6fb1i
      @user-yj2oz6fb1i 16 дней назад +1

      @@user-oi5uk4de1b
      Waa saxantahy wuu qaldanyaahy dayax waana gaf lkn qofkii wanadiisa dhan hadii aad cay io aflagaado isugudarto
      Waxba isma dhamaaan
      Lkn noqo qofka waxaad sheegeyso iney adiga kamuuqdaan

    • @user-oi5uk4de1b
      @user-oi5uk4de1b 16 дней назад

      @@user-yj2oz6fb1i saaxib somaliland aflagaadada iyagaa bilaabay isagana kama uusan roonaan dayax wuu ku dayday

  • @yusraali6249
    @yusraali6249 16 дней назад +1

    Baster warya dayax wa gesi tol wayay awalba lo bad ahed nef fogal nef

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 16 дней назад

    Midkan boos ay Leeyihiin qof youtuber ka caqli xun weligeey ma Arkin mana maqlin. Walaahi ma dhageeysto. Waa xayawaan iska Hadla

  • @ismalura7314
    @ismalura7314 16 дней назад

    Walahi wa ceeba hal hees baa loogu goobtay somaliland

  • @haboon6195
    @haboon6195 15 дней назад +1

    Muse biixi cabdi na been ha ka sheegin waryaa boss cod shacab ayuu ku imid anaagana dooranya shacabka somaliland na been ha ka sheegi 😏😏😏

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 16 дней назад

    Sax walahi mida kale ninkani waa yibir somali iskudira

  • @mdeeqow4923
    @mdeeqow4923 16 дней назад +1

    C.qadir Bossow,Eebow 🇸🇴SOMALI unification moqadas waaye.
    Biixi isaaq inee XABASHO aa somali kajecel nahay kuhesto🎸🎶🎻🎹.. aa iska aamusno. Xaq ma'ahan Eebow.
    Isaaq carab iyo Zanzibar kayimid marabno. Dulka&bada xabasho kagado rabo.
    Irir somaale waaka saarney isaaq lafna nagaa.

    • @Sahraadansamatar-b5r
      @Sahraadansamatar-b5r 16 дней назад

      Lafti naga wa kuwa xalane hiran geddo shabelaha canshurta kaga qada nagahaga caruuraha amizon ka dhalay telegrM wada yala kuwas xinyo ad iskaga xoreyso maledahy 😂😂🇪🇹

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 16 дней назад

    Munaafaqnimada adigu Isla daa

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 16 дней назад +1

    Bosow sidaad ufarakeyso cid u fakareyso waa yartahay

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 16 дней назад +1

    Kudayo Salaax sanag kudayo 😂😂 eebow meeqa beriya aamusned 😂

  • @user-oy1iv6gz6q
    @user-oy1iv6gz6q 16 дней назад

    1:24 Somalialand Start sht so we finished so I'm done watching your video 🇸🇴💃💪🦁 boss not abgaal full stop DNA

  • @Sadaqcalimaxamed
    @Sadaqcalimaxamed 16 дней назад

    Haa in aan karbaashno waa sax sabab waxa xamar lagu haysto waa wax mar horay dhacay mahoo sxb manta sax kuuma arko

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 16 дней назад

    Muuse bad lama ordin Ee madaxweynayaashiina 4 afar baanu diyaar ula nahay marka ay leeyihiin maad ka hadashaan

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 16 дней назад

    Adeer taas sonoqod malaha 😂😂 Guul Somaliland

  • @FaadumoAhmed-mc2th
    @FaadumoAhmed-mc2th 16 дней назад

    Haaa sorry

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 16 дней назад

    Muuse waa madaxwayne la doortay sidaada khaniisiitina uu waanso haku rafan muuse biixiye odya.

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 16 дней назад +1

    Shekhal maaha hawiye😢

    • @user-qq6qh6wh3y
      @user-qq6qh6wh3y 16 дней назад

      Hhhhhhh maxaa naha marka hadan hawiye badane eheen walibo waxan ka sinahay hiraab

  • @SahraCabdilahi-e7u
    @SahraCabdilahi-e7u 16 дней назад

    Damer xanaqay iga dheh uf

  • @queency7943
    @queency7943 16 дней назад

    Rajadiin baabaday awalba dantiinaad ugu dhagdhagayseen ee hadaad damiir leedihiin Somaliland samir iyo imaan 😂😂

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 16 дней назад +1

    Urur samaale iyga dalka gala gownaya xishooda

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 11 дней назад

    Kan Caqli maleh. Idoor buusan Aqoon ulaheeyn Iyo Siddeey Hawiye uliidaan. War nagatag.