Baa ku soo baxay ha dhihin, dalbiga iska daa, isna lagu nabay dheh, caddaalad!.waligaa nacayb cadaalada loogama tago. Way is rabeen, Iyadaa rabtay waxay lahayeen gaal bay ka soo tagay.
Wcs kamal Hhhhhh dhibbadana wa iskacadahay ba tiri walahi wa iga qoslisisy horayba loyiri god wall ha qaodin ku dhiciton ma ogid manta maxamed buskud ba ku dhacay qoftu miyo madidaysty wa yabe😢😢
hooyadeed iyo abtiyasheed ha lagu noqdo markay ka hadlayeen aay lahayeen gabdhan wa la qaba gabdhan caruur bay ka soo carartay ay diidaysay sixirkaasi aniga waaan ka shakiyay in wax ka jiran hooyo ninkeedi ubadkeedi walidkeedi intaba ka carartay waba yaab
shirkigaa hada qofka ilahay uga tobaad keeno intu nool yahay wa samaxaya ilahay hadiise uu ku dhinto markaasi lama saamaxo qof ka aduunka waxa u ayaan daran qof shirki ku dhinta
I don't know both of them but sometimes you don't know who is the problem I can't believe what she says because begging of this relationship she was wrong and she shouldn't talk other men while she is married. I'm womam and I can't support these kind if women because when she cross the line she should expect only worst because someone who is God fearing will not marry you so I don't understand why somali people saying is bad or she is bad because both of them are wrong 🤔
Saan aabo ku arsanoysa san ma eh waano uqdad ayaa ku heeyso qof aad saamaxdey inaad ku dacdacsato ma ahan madana u xugmineysa oo aad u leedahay waa sixiro Subxanalah waxaba kadaran rufiyaankab kale 😂😂😂
iyada maxaa ula sheekaysanaysay nin kale iyadoo la qabo markii ugu horaysayba waayo waxay tidhi waan soo booqday anoo la i qabo ninkan kale ee ay leedhy wuu i sixray
Alahu akbar kamaal abdul walaahi waa ku xasustey markan atkay waxan waa nabsi walaahi
Nabsigii kamal kasobaxy wlhi Maxamed buskut kamaal u iskadawo dhigtaay 😮
Kkkkk Kamal aarsi Iyaah?walaahi waan xasuustaa siduu u hadlaayey Mahamed Buskut. Karoonow wllkaa Kamaal.
Kamalow waxan ha,is ku soo dhisin brother
Runti qisdi soxasusty lkn karonaw Allah kaga cad jaray 🫡🫡
Subhanallaah kamaaloow allaah waaxaqsoore wlhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaqada illahey kaso baxshey 😢😢 wey ku dhaben
Kamal walahi markan shekadan arkay fidiyowgaga waan raadiye waa soo daahday seecml walalkee 😂😂😂😂
Ala ani maku dhalay isla marki wan radiye wan waye hada markan arkay wan farxay
@@Kiki-r3j haa Aniga xitaa dadka ceebahiisa Lama sheesheego hada weekasoo baxday
Kamaal ninkaan dambigiisa haqaadan hore ugu soco
Wlhi buskud kamaal waa udulmiyay maantay Asaga ayeey heeysataa dulmi mafiicna kamaal guuleyso walaal❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw ❤
Kamaal loow nimaan aarsan uurka hooyasiis ayuu Ku jiraa ee Ninka sfcn u karbaash gacan ayuu kuugu jiraa saa doonto u dubo daango cml u dubo Ninka 😂😂😂
Maxamed buskuut nag laa qawoo ayoo arosay waa sixiirole wayee nag camal carem ayoo marsaday wajigisa xataa dumaar ayoo uu ekadaay
Yes your right
Kamal malinta tageeran ku ahaa manta waan ku ahaye wll
Si sax äh baa aga hadashey mashallah 🥰🥰
Walaahi labadiina isku qisaa tihiin 😂😂😂 xitaa nagihiina waa isku egyihiin 😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
@@Young_Yu ma beentey baa wll 😅
half million halo xero legend kena kamal
Well come back
WELCOME BACK ❤❤❤❤❤❤❤❤
Chance aa ku heshay kamalow hadii deynin inta half million kaso xereyno🎉🎉
Nabsigu mahareh armuu malin kula harah oo cad😢😂❤
Kkkk sxb waa udhakaneed miyaa wlhi wn xasustaa kusoco
Aduun walaahi waa runta tii uu kugu dhigay baa isaga haysata
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nin kugu digtay waa lagu joog joog sadaaa markiisa kusoco ka arso 😂
Kaptan markaad views kasameeso keep it up ✌️
Baa ku soo baxay ha dhihin, dalbiga iska daa, isna lagu nabay dheh, caddaalad!.waligaa nacayb cadaalada loogama tago. Way is rabeen, Iyadaa rabtay waxay lahayeen gaal bay ka soo tagay.
Weligaa qof ceebtiisa banaanka ha keenin sida uu buskut ugalay kamaal xili hore
Kip going my brother Kamal Abdul
Ninka arsanin urkii hoyadisa kukiraa😂😂
Kamaal waxaa eheed wiil nafiif ah aqoon macsi iyo kufsi waxaba garan weysey gabadhi guursatey oo hoyo eheed adiga mataagin ee adigaa jacleed basaboorka❤
Hhhh hhh o hda kamaal warshad la is ticmaalay magaranayo miiyaa I dhehe
Wcs kamal Hhhhhh dhibbadana wa iskacadahay ba tiri walahi wa iga qoslisisy horayba loyiri god wall ha qaodin ku dhiciton ma ogid manta maxamed buskud ba ku dhacay qoftu miyo madidaysty wa yabe😢😢
Waa saas nabsigu maso daaho in badan ayan sugeena😳😳😳
Dhibta laysku eega way idiin dhaxaysay isaguba dharaaru ka qoslayaay dhoosha😂ku bashaal niin aarsan uurki hooyadi ayuu ku jira
😂😂 markan arkay soxasustay wagi uu ku dugan jiray
Jaaniska hayska dayicin
Sxb cuqdada yaan Lagaa dareemin 😂
Kkkkk waaa xaqiqi ninkas waaajii malaha wuuxu dhigty mirahiisa waaguuranaye hada 😂😂😂
Ala nabsigu cajiibsanaa😂😂😂
Buskud dad badan bu dulmiye waxase ugu darna kamala cabd iyo mama malyuun manta mirihi bu guranaya dadow dulmiga iska daya
Buskut dad bdn ooo family ah buu ka hadli jiray waliba si aan uqurux badnayn sida kamaal
Nabsiga xanuun badanaa
Kamaal abdul 😊😊😊😊
Kamalaal qoralkayga maa aqrisay walaahi waan kusooxasuustay wana uqoray buskud isku qiso😂😂😊
Wlhi mar walbo comment waxan uqori jiray Mohamed buskud iyo hal abur cawil bile o ah waxan dihi jiray kaml abdulle nabsigisa wuidhinka so bixi really
Nabsigii ayaa kaso baxay runtii
hooyadeed iyo abtiyasheed ha lagu noqdo markay ka hadlayeen aay lahayeen gabdhan wa la qaba gabdhan caruur bay ka soo carartay ay diidaysay sixirkaasi aniga waaan ka shakiyay in wax ka jiran hooyo ninkeedi ubadkeedi walidkeedi intaba ka carartay waba yaab
Hbo inti kuugu digatay ee ku mabsatay cuqubadi way ku dhacday
Subxanallaah labada xaqdarada ku hishiisa xaqay kucolooban
Welcome back my brother ❤❤
Lkn adi qoftada wadkatagty hadi laqabay ila hada kaliged utahay
Saxiix wallahi dulmiga mafiicno
Wlh xaqa marbow sodahiraa haba sodahee
Kamaal kusoco wa xasustaa waagii sidu fiyuuska kaaga raadin jiree kusoco kusoco 😂😂😂😂😂
Reactionkan wan sugaye wad lasoo daahday bro
Guuleyso Kampala
Waaarsatay
Kamaal gabadha may waxkala dhexeyaan mise ninka
Waad aarsaneysaaye
Walihi waa runta kamal😂
shirkigaa hada qofka ilahay uga tobaad keeno intu nool yahay wa samaxaya ilahay hadiise uu ku dhinto markaasi lama saamaxo qof ka aduunka waxa u ayaan daran qof shirki ku dhinta
One jaanis one goal😂😂😂😂
Waa sidii aad samaysay kamaal waa digii adiguba midciyaalkede iyo ninkeedi onkirtay iskumid ayaa tihiin 😂😂
Kamaal been syey u sheegtay marku ogaadayna wuu ka tagay danbi kumu laheen sida u sheegay Allahu aclam
Kamaal markan arkay muuqaalada durba adaa igu soo dhacday lkn waxaan ku farax sanahay in aad cashar kabaratay ood qarsatay noloshaadi dambe
Aniga wax kasta waxaa igaga daran sowabta xalimo xaas ah uu umehersadey waliba asagoo og hada na ilmaha uusii sheganayaa ilmaha xaq umawa lahan midkii hore ayaa iska leh xita midka hada colosha kujiro hada asaga muxuu faidey bes wuu raxeystey ilaahey na wuu isku direy ilmihiina diiniyan ninka kalaa iska leh anagaa yab aragney😂😂
Ninba malintiis hhhh ku soco
wa ku sugaye legend wlhi
I don't know both of them but sometimes you don't know who is the problem I can't believe what she says because begging of this relationship she was wrong and she shouldn't talk other men while she is married. I'm womam and I can't support these kind if women because when she cross the line she should expect only worst because someone who is God fearing will not marry you so I don't understand why somali people saying is bad or she is bad because both of them are wrong 🤔
Ku soco , adiga ba waa uu kugu socon jirey🤣🤣🤣, nin ba maalintiisaa loo tumaa. Kamaal maalintaa waayey , buskut waa ku heeysataa dheh🤣🤣🤣.
Wlhi waa run nabsigaa ayaa ka soo baxay Mohamed buskut reeraha is laameed iska dhaaf tan cashar kadhigo
Sixir taqaan
Kamal hurdada yaa ka soo kiciyey😂😂😂😂
Niinba u jabay oo soo kiciyay😂😂😂
Kamal wlxi rem wahas kudikaya ninakan San ayan udawaani jiri bro
War dadkaan social media-ha ka warama maxaa si ka ah.
Lacag raadis waaye
Keep going brother ❤🙌🥰🤴🤴
Nimaan aarsanin uurka hooyadiisa ayuu ku jiraa 😂
Walahi been ma ahan wuu kuga qadeyay adig nah manta
Iska cafi waa aduunye😢
Sheekadaan Yaa iga dabageeya oo 0.5 u tuuraa😂
Bashka injooya❤❤❤❤❤
Saan aabo ku arsanoysa san ma eh waano uqdad ayaa ku heeyso qof aad saamaxdey inaad ku dacdacsato ma ahan madana u xugmineysa oo aad u leedahay waa sixiro Subxanalah waxaba kadaran rufiyaankab kale 😂😂😂
Bawda rag malinba mid ba feedan😅😅
Kamaalow ninka meed 😢garaaca horuu kuunabsadey😂😂
Manta as haya saata
iyada maxaa ula sheekaysanaysay nin kale iyadoo la qabo markii ugu horaysayba waayo waxay tidhi waan soo booqday anoo la i qabo ninkan kale ee ay leedhy wuu i sixray
Waa Midaa Layaabay Aqlaaq Xumaa
Nabsigaaga aya kaso baxay
😂😂😂😂 waa kuwadnaa jaaale
Bawdo rageed midba Malin baa banan ilowday kamalow😂
Waa la kala roonaada adigu ha ku digan
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh
Kamal.iwaran.maxad.heysa.kamal.isowdhib.wax.an.kudirsaday
Booqosho ayaan u imid garan iyo sur weel leen watay miyey tiri 😳
Ayadu miyaay walanad marka la meher xadayo
Naagtii kamaal iyo tan ma is ley yahiin
May
Cebaha muslimka ni ku mashqulo Sasa udanbeyso
Kamal ❤❤❤❤
Nabsigi baa ka soo baxay
Dacaydaadaa
Ka aarso abowe
Ninaan aarsan uurka hooyadiisu ku jiraa😂
Adigana waa lagu dulmiyey iyagana hadda xaalkaa ku xun marka iska dhaaf
what going around comes around 😂😂😂😂
Keep going kamaal ❤