Wareysi Qaybtii 2aad: Sheekh Cali Dheere - Interview Part 2: Sheekh Cali Dheere

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • 'Waalid baad tahay, markaad aragto wiilal yaryar oo Soomaali ah oo saas u dhimanaya, dareenkaagu siduu yahay,'
    Waa mid kamid ah su'aalaha la waydiiyay Sheekh Cali Dheere.
    'You are a parent, how do you feel when you see young Somali men dying that way,' - It's one of the questions asked by Sheekh Cali Dheere.

Комментарии • 1,9 тыс.

  • @sadaamhusen2979
    @sadaamhusen2979 5 лет назад +1375

    Geesinimo hadaa uqirtay wariyaha like

    • @hoybilla1489
      @hoybilla1489 5 лет назад +18

      Shib iska dheh loool hadii geesi jiro wakan walee wariyu caadimaaha

    • @islaqabwaynchenal2456
      @islaqabwaynchenal2456 5 лет назад +5

      In aad dabaalo tihiin alshabaab hadaad lacg haysatid ama aad ka socotid dowlada ha reer galbeed ka iyo yahuuda iyo carab ta dilaal ka ka ah

    • @mohamdulamein2884
      @mohamdulamein2884 5 лет назад +2

      🇦🇪🇦🇶🇦🇶🇦🇴🇦🇿🇦🇲🇦🇿🇦🇽🧘🧘🛌🙆💁🧖🤼🤹🌶️🌶️🍅🍉🍎🍐🍆🥔🚚🚛🚛🚗🏍️⛽

    • @muxudiinxasan355
      @muxudiinxasan355 4 года назад +10

      Wariyahaan cimaamadiisu maheysto wlhi

    • @awadology
      @awadology 4 года назад +4

      Ku tuur cimamada wariyaha
      Ma waalan tahay

  • @yoonismohamoud4962
    @yoonismohamoud4962 6 месяцев назад +268

    Inta videogaan 2024 ila daawaneyso like 👍 saara 😂❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 26 дней назад +40

    Waxaan daawanaya 12 August 2024 jiilka dawan doona 2026 like 👍 isaar please 🙏 one love somalia 🇸🇴 😢😢

    • @Yaazirtech
      @Yaazirtech 26 дней назад

      Same😂

    • @Mrfariid
      @Mrfariid 20 дней назад

      Maanta Ayaan daawaday 18 ogust 20 24

    • @SalmaSicitt
      @SalmaSicitt 18 дней назад

      ​@@Mrfariid20/8/2024😢

  • @SadaqCali-rf5fk
    @SadaqCali-rf5fk 23 дня назад +26

    Inta daawan doonta 2024 like 👍

  • @KamaalozilKamaalozil
    @KamaalozilKamaalozil Месяц назад +44

    Waxaan dawaanayaa 8/8/2024 inta ilamid ah like

  • @AbshirSeaman
    @AbshirSeaman 20 дней назад +14

    Waxan hore udawaday 3 sano kahor cawana marlabad ayan dawanaya tarikhduna wa 19.08.2024 inta ila midka like sara

  • @Abdala-adam
    @Abdala-adam 5 месяцев назад +135

    After 7 years ago again I replied this video.. and who watching now 2024

  • @mohazabdow4579
    @mohazabdow4579 2 года назад +139

    Waxan daawanaya 18 June 2022 jiilka dawan doono 2025 like ii saar pliz one love Somalia 🇸🇴

    • @maankacadde2068
      @maankacadde2068 Год назад +4

      2022 dawanaya
      23/09/2022

    • @msssmile9070
      @msssmile9070 Год назад +1

      Massege lo dhigay weye ina nolan dono garanbmayne🤣🤣🤣👋
      22/10/13
      10:07:42👋
      🤣🤣👋

    • @LaylaAxmed-oz9tj
      @LaylaAxmed-oz9tj Год назад

      @@msssmile9070 hada dawanayaa waana 17 /10/2022 wariyahan yaa kawaramo hada

    • @maahirbunna
      @maahirbunna Год назад

      Hada dawanayaa
      May/17/2023😂😂

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 10 месяцев назад

      Lkn ana ka daran oo hada daawanaya

  • @abdiaziizali3025
    @abdiaziizali3025 4 года назад +214

    2020 inta ila daawaneysa like

  • @suleimanteddy5199
    @suleimanteddy5199 3 года назад +132

    2021 Inta ILa Daawanaysa Like 😂💪😂

  • @maryamomacalinbotaan3970
    @maryamomacalinbotaan3970 Год назад +30

    Wariyu hu genesi Sanaa m.a manoooli kusaliya nabigeena muxamad scw

  • @TijaaboCashar-g4n
    @TijaaboCashar-g4n Месяц назад +14

    InTa Ila daawanayza 3/8/2024
    like zaara Hada 😅😅😅

  • @Ibnuastra1
    @Ibnuastra1 14 дней назад +3

    2024 baan daawaday after 7 years. Dadka daawan doona 2025 2026 2027 2028 pls like isaraa wllyaal 😢

  • @aamiinapdirashid1624
    @aamiinapdirashid1624 3 года назад +26

    After 4years hadaad dawenayso like isku muuji

  • @fatimaahmed8813
    @fatimaahmed8813 7 лет назад +38

    wiilka wariyaha ah waa mashallah, ilxun kuma aragto quruxlow

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 4 года назад +120

    After 3 years ago, again i replay this video.... who watched now. 2020.

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 7 лет назад +368

    wariyuhu wuu cabsanaa Markuu Su.al waydiinaayo Sheikh Ali Lee dhahaa hadba maskiin walee geesi baatahay anigu hadaaba arki lahaa waaba isku kaadshi lahaa Wlh iga tag

    • @dayax1411
      @dayax1411 7 лет назад +7

      Faiza Qooto Qooto cabsida hablaha somaliyeed laguma oga kaftan ka tahay fila hno

    • @libnoramlo7817
      @libnoramlo7817 6 лет назад +1

      Faiza Qooto Qooto 😂😂😂

    • @libnoramlo7817
      @libnoramlo7817 6 лет назад +1

      ANSHAX LIVE huuno waa ka kaftanaa filaa 😂😆

    • @user-tg7jv7nf1g
      @user-tg7jv7nf1g 6 лет назад +1

      Faiza Qooto Qooto
      Wan ka xumahy in aad culimada iyo halgamayaasha afkaada la gaartid adigoo qoto qoto iyo qurun ka dhaman la', xishood hadi adan lhyn wax kasta waa laga filan karaa

    • @libnoramlo7817
      @libnoramlo7817 6 лет назад

      موحد الموحد illahey hanoo dhaafo in sha Allah

  • @axmed5177
    @axmed5177 5 лет назад +36

    قال رسول الله ص من قاتل لتكون كلمة الله هي العليا فهو في سبيل الله

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Год назад +5

      Lkn Rasuulku ma dhihin muslim in la dilo

    • @YeeyaaWaaq
      @YeeyaaWaaq 3 месяца назад

      ​@@Shaydanwase Lkn kareb😂

    • @axmedamiin4733
      @axmedamiin4733 21 день назад

      ​@@YeeyaaWaaq
      Runta maa diidantahay?

    • @user-sc8gj3pw8x
      @user-sc8gj3pw8x 16 дней назад

      ​@@Shaydanwase adaayaa baaya من قتل مرتد فهو شهيد ....😅😅😅😅😅 gaal raa muxuu tarayaa 😂😂😂😂

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 16 дней назад +2

      @@user-sc8gj3pw8x ugu horeyn xadiiskaa xaguu ku yallaa? Anaa xadiis ii samaysanee? Sidokle shacabka ad laynaysaan miyaa Murtad ah? Wllhi khawarijtii nabigu shegay tihiin

  • @missayuush9227
    @missayuush9227 7 лет назад +407

    bisinka bisinka inta kacabsaday wlhi wariyahan manabad qabaa hada manol yahay isheega cabsi weynaaa 😲😲😲😲😲😲😲

  • @asmerzeimofficial3603
    @asmerzeimofficial3603 4 года назад +79

    Wiriyahan mid lamida ma ARAG wlhi hadad dhimaneyso gesinimo ku dhimo wlhi wriye gesiya part 3 away tollow

  • @ApdullahiHassan
    @ApdullahiHassan Месяц назад +5

    4\8\2024 inta ila daawanayso like iisaar❤

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 лет назад +184

    Yahuud hadaa maqasho waa shabaab✌️

    • @camaaraxmed8444
      @camaaraxmed8444 5 лет назад +4

      Daadir abdi Darajo. kadaa walal ha gaalaysiine cali ibnu abi daaliba magaalaysiin balse waxa uu dhahay waa dad islaamka aan waalalo kunahay lakiin nagu xadgudbay

    • @adancadeofficial8371
      @adancadeofficial8371 5 лет назад +3

      Daadir abdi Darajo. Waa sax

    • @adancadeofficial8371
      @adancadeofficial8371 5 лет назад +3

      Waaa munaafaqiin

    • @aaminaomar1335
      @aaminaomar1335 4 года назад +7

      Sikastaba qof laaailaaha ilalaahu dhahaayo waagaal lama dhihi karo

    • @One_somalia
      @One_somalia 4 года назад +2

      Daadir vocal TV Allah ulaabo qof Muslim ah yuhuud laguma tilmaamo

  • @nasraqaaab9486
    @nasraqaaab9486 6 лет назад +16

    Waryaha geesisana mashalaaah su.aaalaha wuu ku gubay wlh

  • @cabaanemahamud7920
    @cabaanemahamud7920 5 лет назад +144

    Siduu dhiig islaam udaadinaayey ayey indhihiisi is badalaleen 😠😭😭😭

    • @osamaabi1366
      @osamaabi1366 5 лет назад +2

      Cabaane sxb iska wrn

    • @sagalabdi6930
      @sagalabdi6930 4 года назад +1

      Intee isku taqaaniin waaba iswareersanoosinee

  • @nasibleynaima887
    @nasibleynaima887 5 лет назад +45

    Walahi am scared of his eyes how is this journalist keeping eye contact

  • @samiirseeko9195
    @samiirseeko9195 5 лет назад +125

    Kuwa comentga baxinaya ayaaa baqaya wariyaha iska daaaaye 😂😂😂

  • @ugaasyare9898
    @ugaasyare9898 5 лет назад +11

    2 years kadip ayan dup u daawanaya video gan inta wan cafimad qabay inta xanunsan allaha cafiyo plz like

  • @faizodhagax539
    @faizodhagax539 4 года назад +23

    Ani wariyahaaba unaxsahanahay wlhi inaa agjogaa modaa wanba naxay yaarabi allow hana kulmin 😭😭😭🤲

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 5 лет назад +12

    Alshabaab Allow naga qabo cali dheere Allow naga qabo calaamo ka iftayo illahay daskiisa ha amaansado 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @haniahmed1021
    @haniahmed1021 4 года назад +18

    Inta idhihisa Ka baqatay like dhac Ku siya

  • @Adam-qz8cq
    @Adam-qz8cq 7 лет назад +28

    This bastard richer than the President of Somalia, man. But you should rather ask him who is financing them with financial or with weapons. This shit is way crazier than I thought.....Forever kuwan kama dhamaanayan Somalia...waa mashruuc caadi ah Isma dhaanto iyo dhasheedi... Iisoo jawaab markey alshabab ka dhamato Somalia, Mahadsanidin..

    • @AdilAli-jr9wl
      @AdilAli-jr9wl 7 лет назад

      they aint gona finish till the last of them fight dajal this life will continue as a dispute between truth and false thats why this dunya was made not to live life but to work for ur akhira so dont count on alshabaab or any mujahid group finishing

    • @AdilAli-jr9wl
      @AdilAli-jr9wl 7 лет назад

      +Karrish Freestyle boi u know ur the one licking the westerns feet when ur talking like this and want to live like them get things straight boy sharia is a must whoever goes against it and rules using man made law is no longer a muslim u know people like u are called moderate muslims and obama loves u guys one can do whatever he wishs and will always stay a muslim according to ur distorted understanding of this great religion so pls tell me again who is with the west? we lust for the blood of those criminal rapist its only a matter of time america gets 9/11 style attacks on a daily bases u on the other hand r ther puppets whether u know it or not and the penalty for that is death that should teach others not to stamd infront of the law of the All Mighty subhanahu wa ta3ala.

    • @asadlionish
      @asadlionish 7 лет назад +4

      Look at his face you can see the blood of innocent Somali people on his face , inkaar kugu dhacday

    • @koryare
      @koryare 7 лет назад

      brother i wanna to ask you one question only who financed somali refugee who live in abroad ? and your answer will be the government they live , so that government are infidels right , so if al qaaeda financing al shabab and somali government financed by the foreign government , so all somalia are financing by others

  • @Maxamedcali1
    @Maxamedcali1 11 дней назад +1

    Inta gaalada diidan sida cali dheere like iisaara😅

  • @husseincilmimuhumed9139
    @husseincilmimuhumed9139 7 лет назад +22

    muslimiinta wey guleysan tontaa insha allah

  • @broquestwarsneeder7617
    @broquestwarsneeder7617 5 лет назад +10

    Thank you so much for sharing, and thanks for the subtitles, that journalist is one brave dude

  • @AmiraAhmed-or5gu
    @AmiraAhmed-or5gu 7 лет назад +190

    Al-shabab gorme Somalia ka dhamanayan 😢😢😢😢

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 7 лет назад +12

      Amira Ahmed. Marka uu Xasan sheekh Mushahaarka ciidamada qaranka siiyo ee la helo ciidan qaran oo dalka hanta shalay ayay ahayd markii la soo celiyay dagaal sokeeye ee Putland iyo Galmudug .

    • @AdilAli-jr9wl
      @AdilAli-jr9wl 7 лет назад +1

      walaal wan kaxumahay laakin madmanayan ma dam oo illahay ilalinayo caqli gaga isticmaal dadka ey sharicada Islamka u dagalamaya wa kooxtan oo kalia

    • @Sankaxaaji1
      @Sankaxaaji1 7 лет назад

      Xaaji waayo arag waa runtaa ciidan la.aan baa na haysa

    • @asadyare7
      @asadyare7 7 лет назад +3

      Amina. Waxaan Somalia Ka dhamaneena Ethiopianka ku qabo markaan dilno. Aan Somalia Ka bexeenaa

    • @beygadaalo7670
      @beygadaalo7670 7 лет назад +2

      asad ali wlh waa ika Qos lisaY kulaha marki etopiyanka kuqabo laka saro kkkkk😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂

  • @suhaipLilka
    @suhaipLilka 28 дней назад +3

    8/2/2024 Balak Day 😢iLahay waxan Kabar Yayaa inuu Cadawgeena Jabiyo umada somaliyedna kuWo isjeceL kadhigo 😢❤

  • @fahimamoha2552
    @fahimamoha2552 7 лет назад +23

    qof muslim eh oo gaal lagu tilmaamyo subaxanallah ilaahow umadaada so hanuuni

  • @sadiiqcabaas2952
    @sadiiqcabaas2952 5 лет назад +26

    Ilahayow wax alshabaab sheegta IGA ilaali ,labada qaybod ba wan daawaday wlhi waan cabsaday aragiisa baa cabsi leh.

    • @qamarqamar9638
      @qamarqamar9638 4 года назад

      umada muslimiinTa aH oo dhamaaN allaH haka badbaadiYo

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 2 месяца назад

      😂😂😂

  • @anwarturky8067
    @anwarturky8067 7 лет назад +81

    sola ma joogo waqtigii aan ka fakiri laheeen mustaqbal ka somalia

  • @abdulkarembossmire5324
    @abdulkarembossmire5324 11 месяцев назад +5

    2023 inta dawanaysa like dhac kusiiya 😂❤

  • @bishardhere
    @bishardhere 7 лет назад +43

    nin kaan sheekh ma ahan wajigiisa si fiican u fiiri nacalad baa ka muuqata iyo cadaab aduunyo tolow habeenkii sidee u seexdaa ninkaas laayey umad farihii ka badatay

  • @mazuudmohamedawed8410
    @mazuudmohamedawed8410 5 лет назад +5

    Ilhay unba cadalada haya al shababna cadalad ma samynkarto like

  • @Xususmedia2
    @Xususmedia2 7 лет назад +175

    qaybta 3 xaad wariyaha o laqalayo suga :D

  • @kalgaceylboy1174
    @kalgaceylboy1174 2 года назад +5

    After 5years ago, inta daawaneysa is muujiya 2022da 😁

  • @ismailyusuf3265
    @ismailyusuf3265 6 лет назад +8

    Allaah hakaasoo qabto dalka iyo dadka muxuu shacabka soomaaliyeed dhiigoodii daadiyay naarta alle hakugu fogeeyo

  • @abdirahmanali3868
    @abdirahmanali3868 3 года назад +6

    Ani waxn dawnaya 11/2/2021
    Hada dawanyso 2021 like saar

  • @daacimukhtaar968
    @daacimukhtaar968 6 лет назад +8

    Inta COMENt isoo Gashy nabigena Ku zalia zcw

  • @edammohamet8710
    @edammohamet8710 Год назад +9

    CALI DHEERE WUXUU KA MID YAHAY GEESIYAASHA DUNIDA MUSLIMKA😘😘😘😘😘

  • @abdirashiidmohamedbucul731
    @abdirashiidmohamedbucul731 7 лет назад +14

    waxa dadka loo laynaayabo waaa in loosheego dadka is qarxinaayo in uusan Allah LA xisabtami doonin , yaaab

  • @diishomega3194
    @diishomega3194 5 лет назад +3

    Waaw m.a waa wax lo bahan yahay in sidaan lo ogaado Arimaha ka dhextaagan Labada dhinac Dalsoor tv 💪 thanks forever howsha ha socoto !

  • @adanfashion3529
    @adanfashion3529 6 лет назад +41

    All niinka indhihis ayaan ka baqdey

    • @kingthugger4652
      @kingthugger4652 5 лет назад +4

      Awal asago hawiye ahaa folxumada jumlo loga dhigay bu ku darsaday xagjirnimo 😂😂😂

    • @zakariyeboychannel4492
      @zakariyeboychannel4492 5 лет назад +1

      xagee kaa helaa xubi mcn

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 5 лет назад +1

      @@kingthugger4652 qabil dan bad caynaysa nacala kugu tale

    • @queencabdi8137
      @queencabdi8137 5 лет назад +2

      @@kingthugger4652 🤣🤣😃😃 wlh bentaa mahan fuul xumo cantuug

    • @youtuberwobo9631
      @youtuberwobo9631 3 года назад

      Anaba kaa daran

  • @axmed5177
    @axmed5177 5 лет назад +2

    Sh Ali Dheere dadka waxaa kugu naceen waa qaraxaas oo umad badan kudhamaata dadka badankooduna ma ogi waxa aad wadaan oo ah لا اله الا الله dadka waxaa idinka aaminsan in aad tihiin dad Argagixiso ah waa Magac gaaladu dadka Aan cilmi Laheyn lagu siro mida labaad waa diinta islaamka ah tusaale hadii AAD xamar qabstaan waxaa kuxukumeysaan diinta islaamka waxaan reebeysaan xeesaha tumashada iyo ciyaaraha oo ah dhaqamada gaalada dadka majeclaan in kuwaasi laga Reebo hadii aad kahesho like igu qabo

  • @MarioTorres736
    @MarioTorres736 6 лет назад +9

    He is amazing journalists
    Hats off

  • @muhammeddeeqabdulaahi6961
    @muhammeddeeqabdulaahi6961 4 года назад +5

    Wariya gees ah majiraa nin oo nin kaa lamih like iisaa

  • @abiikaraadammohha6312
    @abiikaraadammohha6312 2 года назад +3

    Hdaad daawaneeso 2022 like saar 😂😂😂

  • @zamaraalpih80
    @zamaraalpih80 4 года назад +8

    Wariyan gasi gasi dhalay wayeh wlhi allah haku dhowro

  • @zakiboy1392
    @zakiboy1392 7 лет назад +67

    Qaybta 3aad asagoo la qalaayo suga 😢😢

  • @omarhassan5004
    @omarhassan5004 3 года назад +1

    Waa wax mar hore la diyaarshey wariyahana 3 cisho uu nala joogay anigaana ilaalo qaas ah ka ahaay wareeysigana waan u sheegnay sida uu u dhacaayo wariyaha si cad bu inoogu sheegay in somalia diinta islaamka lagu dhaqaayo u asaga hecelyahay .

  • @SG1338
    @SG1338 7 лет назад +24

    he's so scary now that I see his face

  • @hazhimhared5204
    @hazhimhared5204 2 года назад +6

    Inta ila Dawanayso 2022 like saara

  • @midnimoahmed
    @midnimoahmed 7 лет назад +172

    what is wrong with Dalsoor, why would you even call this murderer " sheikh"

    • @jabariali5368
      @jabariali5368 7 лет назад +5

      hadii kale wariyaashooda u maqan, kkk

    • @yahyefaroole560
      @yahyefaroole560 7 лет назад +3

      becouse if they say they will kill kkk

    • @uniteislamicempire5540
      @uniteislamicempire5540 7 лет назад +4

      Fatima Ahmed
      in ladilo weriyaha miyad rbty wuu kaa naf jecelyahy sida uu jareenyey ma arkin miyaa

    • @AdilAli-jr9wl
      @AdilAli-jr9wl 7 лет назад +4

      coz he is a shiekh may Allah protect him and all mujahideen

    • @hasind
      @hasind 7 лет назад +15

      +Adil Ali Learn your religion, don't fall in the same pit he has, he will not save you from the Allah's punishment(if you follow his misguidance). Don't be hasty, for indeed hastiness is from Shaydan

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 26 дней назад +2

    12/8/2024😂❤wariyaha geesinimo uqiray❤

  • @aminamuhdin1373
    @aminamuhdin1373 6 лет назад +5

    Allaha geesisanaaa wariyaha ..😎 indhaha ayuu kagalinaa ....

  • @suberstar8911
    @suberstar8911 Год назад +1

    Cali dhere inu dhintay hada kufaraxsantahy like saar 💙💙💙💙

  • @himaduhasareysoseyfudiin2759
    @himaduhasareysoseyfudiin2759 7 лет назад +12

    allahu akbar....allow barakey shekha ...dadka somalida ah ee ceerta ku naaxay ee meshan ka caytamya ogaada in af waxna lagu qaadin insha allh dalkaas khilaafada islaamka ayey aasaas u noqon doontaa fidnada iy dhaqan xumada aad kasoo cabteena dhulalka reeer galbeedkan meshaan kama soconayo ee ceertiina iska sii qaata ...

    • @boono2912
      @boono2912 7 лет назад +1

      himadu ha sareyso seyfu diin *reer galbeed haku daba gabban, soomaali baan nahay, khilaafadaa sheegaysidna suurto gelimayso insha Allah, dad danbe oo dhagax aad kudili doontaanna heli maysaan taas inay dhacdk naftaan ka xignaa khawaarijtii cali dishay walaalahooday*

    • @himaduhasareysoseyfudiin2759
      @himaduhasareysoseyfudiin2759 7 лет назад +1

      dhagaxa aad sheegaty waa qeyb ka mid ah xadka islaamka hadii aad zineesato adoo guur horay usoo maray dhagax aya lagugu dili nabiga ayaana sameyey ee a ka dhigin wax kale waa hadii qof diinta rumeesan tahy tankale insha allh taaas shaki yuusan kaa galin waxan hubaa ina somaliya gundhig u nqon doonto furshada geeska afrika andulus cidamada furi doonan meshan ka ambabixi donaan adigana daad xoor ayaad tahay maxa yelay garanmesid diinta ad ku abtirsato hami islaami ahan mesha kuma heesid

    • @boono2912
      @boono2912 7 лет назад +1

      dhagaxa nabigaa sameeyey baa leedahay sidii nin nebiga wuxuu sameeyey oo dhan sameeye. nebigu , makka 13 sano oo uu joogay oo asxaabtiisa iyo isagaba si walba loo galay cidna madilin qarsoodi ama si cadba, markuu awood yeeshayna dagaal in lagu khasbo mooyee dagaal fekerkiisa koowaad ma ahayn iyo ciidamaad sheegaysid, bal dagaal inta ay diintu kufiday waxaa kabadan intay nabadda ku fiday siday culimadu yiraahdeen xilligii nebiga, adinka dacwo ma fidisaan dadna ilaahay uguma yeertaan la inkumana dhibin intaas shabaab sameeyey, balse dadka dacwada fidinaya ayey shabaab dilaan oo dilalkii dr axmad xaaji cabdiraxmaan iyo shiikh cabduqaadir nuur faarax alle jannadii hageeyo labadabee ay markhaati ka yihiin, diin dagaal kuma jirto inta dilka laga carari karana in laga cararo ayaa fcn.

    • @himaduhasareysoseyfudiin2759
      @himaduhasareysoseyfudiin2759 7 лет назад

      kkk dhibka jira aya waxu yahay wax dad ku shegeyn ayaad lasoo shirtagesaa inta quraanka soo qaadatid akhri waxaad ku arki doontaa mesha uu ka taaganyahy quranka dagaalka gaalada lala galo iyo fidinta diinta tankale waxa culumadaan aan dagalmin ey ku shegaan xaga iska dhig nabiga taarikhdisa akhri 10 kiisano uu joogay madiina hal bil ma nasan dagaal ayuu ku jiray sidoo kale ogaa faaris iyo roomankii oo aha quwadihii caalamka ugu wenaa dacwad iyo muxadaro laguma furan ee rag aya dhiigooda u daadiyey .caalmkaan hada aan joogno fiiri dalalka maxa lagu qimeyaa oo lagu ixtiraama waa inta ey awood iyo hub heestaan marka arinkaan aad leedahay diinta dagaal kuma jirto waa wax jeebkada aad kala soo baxday ,mantay ama adi duul ama waa lagugu soo duul,i marekan manta maxu caalmka kasameyn ma lacag bu u qeebinayaa mise.............. war dib iskugu noqo hadadan awoodin dagaal inta dagalmesa afkada ka ilaasho

    • @zakario9828
      @zakario9828 7 лет назад

      himadu ha sareyso seyfu diin insha Allah guul noqondoonta ilaah habadbaadsho inti islaam ah

  • @ryusuf3409
    @ryusuf3409 5 лет назад +9

    This men he asked him hard questions .

  • @blueicemax2268
    @blueicemax2268 7 лет назад +23

    weriyaha muusan weeydiin Nimankaan inee Xuduudka Somalia aaminaanyihin, sidoo kale muusan maadaama uu dhahay madaxda dalalka islamka dhan waa MURTADIIN, kuwa somaliya jihaadka uyimid Meey doowladahooda ladagaalaan maxee wadankeena kaga dagaalamayaan...
    Allah ciribtiro, waa dadka Somalia uhorseedaya in lagumeesto,

  • @yuukarhaye8470
    @yuukarhaye8470 3 года назад +1

    Qaybtii 3aad waxaa loo so galin waayay wariyihii ayaa su aalo adag way diiyay waana la cunay watching 2021

  • @iglancadey9449
    @iglancadey9449 7 лет назад +4

    kulahaa shacab malayno meeqo caruuraa hooyo iyo aabe la.aan dhigteen oo shacab ah meeqaase caruur la aan kadhigteen o gablan noqday ilaahay baase idin kala xisaabtamaysa insha alaah

  • @binizsaed887
    @binizsaed887 6 лет назад +7

    I'm members of alshabab 💕👑 love you alshabab go forward guys 💕 braves💕

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 20 дней назад +3

    7years ago 2023/8 illaho na amanso😂😂

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 9 месяцев назад +1

    Subxanalah illhay igama kaa soo hor bixiyo cali dherow wajigaga cabsi cabsi bahal lagu maleena wariyaha geezi waye Wlhi 😮😮😢😢

  • @veedovf9
    @veedovf9 7 лет назад +6

    subxaanallaah
    ilaahey qof muslim ah dhiigiisa nooma qabanayo لايكلف الله نفسا الاوسعها loosoo daliishanayo war waa lagu gaaloobaa qofka muslimka ah dhiigiisa
    shacabka aad leyseen wax la ilobi karo ma ahan

  • @omarhassan5004
    @omarhassan5004 3 года назад +1

    Aniga waan joogay wareeysigaan meesha wariyaha waan u sheegnay sida wareeysiga u dhacaayo nin ks mid ah alshabaab ba u qoray du.aalahs la weeydiinaayo shiikh cali dheere asaga wuu ogaa su.asha la weeydiinaayo.

  • @muniiracali9020
    @muniiracali9020 4 года назад +4

    Gesenimada walodashaa 2020 yaelafirsaayo walahi wancabsaday

  • @farxiyaabdilaahi6638
    @farxiyaabdilaahi6638 5 лет назад +2

    walahay runtii wariyuhu sheekha si fiican ayuu uwareystay laakin

  • @abdirahmanismaciilfurre4001
    @abdirahmanismaciilfurre4001 7 лет назад +11

    walee waa asal.... Kitaabka iyo seeftu kala hadhi maayaan.. Allahu Akbar

  • @Xamudi8
    @Xamudi8 5 лет назад +2

    Daadki oo dhaan weey gaalesiyeen iyaganah muslim ayeey sheeganayaan subxnllh allow shaartooda ku ceeli alshpp aduunka al shpp ayaan ugu neecbahay

  • @114bashir
    @114bashir 7 лет назад +15

    Dalasoon. the only fair and free press. thanks

  • @bedrimedia5245
    @bedrimedia5245 5 лет назад +2

    Ilhow alshabab Somalia ka horeeeee aamin

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 лет назад +25

    tuugyahow baqtiyay umada soomaaliyeed alaha kaa qabto.

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 4 месяца назад +2

    2025 dadka Daawan doono like isaara😅👍

  • @mohamedahmedomarrooble342
    @mohamedahmedomarrooble342 7 лет назад +11

    hhh niyo kan wariyaha ah see uu isugu aaminay inay qalaan miyuuna ka baqayn nin nafdiisa nacay iga dheh

    • @hudiitailwaad78
      @hudiitailwaad78 5 лет назад

      Waa run wlhi wajigiisa ayaapad laga cabsanayaaa🤤

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 лет назад +3

      Wariyasha ayagaba mujahidiin la ogeen ah ma arkin miya meel dagaal Ka jiro madaafic la is dhaafsanayo aye makarofon la wareegan 😁 wariyaha dhabta wa ki geesi ah ileyn qof fulay ah kama bixi karo shaqada wariyasha qabtan , Wiilkan hada wareesanayo dhiig cabka wxa aminsanahy ino aad ugu faraxsana ino wareesto dhiig cabka ileyn taarikhdiisa wariyo nimo aye galeesa wona Ka sheekey Dona into noolyahy madama tuuga ugu wena Somalia wareestay

  • @King__Maanka11
    @King__Maanka11 4 дня назад

    inta daawan toonto 2025 like saar👍

  • @mahadmaykal8162
    @mahadmaykal8162 7 лет назад +7

    Cali dheere maa saan loola hadlooyaabo hhhhhhhhhhhh
    waa Qayr wlh Anika kan Yuusan qudha kaa jarin Ayaan is dhihi lahaa wlh

  • @Covid-we7kw
    @Covid-we7kw 5 лет назад +6

    Wllee cawa indho iga soo heeray cml 👉😳😳😳😳😳

  • @feysaldaahir5586
    @feysaldaahir5586 4 года назад +5

    Wllhi hadan madaxweyne Ahaan lahaa wariyahaan bilad gesinimo ayaan silahaa wllhi

    • @7yz708
      @7yz708 3 года назад +1

      Wariyaha Naftarkiiso Waa Al Shabab

    • @a.h.b.k.w.d.5322
      @a.h.b.k.w.d.5322 Год назад

      @@7yz708 beenta kadaa iska wu madax Banan yhy aljaziira uu kasocdaa dowladana wuu wareystaa

  • @dekzengineer8968
    @dekzengineer8968 Год назад +3

    Shading of blood without any legal rights is prohibited in Islam, may Allah show us the rights

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q Месяц назад +1

    Inta dawaneysa ka dib qaraxi liido 2024

  • @arliimaxamed6423
    @arliimaxamed6423 6 лет назад +13

    Nacalad rabbi kugu dhacday alshabaab

  • @v.o.smuqdisho3661
    @v.o.smuqdisho3661 4 года назад +1

    Xaqa alle kama qarsana waxaan alle ka rajeynaa inuu kala saaro sida ugu maquulsan 🤲

  • @Yaazirtech
    @Yaazirtech 26 дней назад +4

    12/8/2024 like

  • @abdihakinabdirahman7662
    @abdihakinabdirahman7662 4 года назад +2

    perfect Question walhi ayu waydiyay wiilsha yar ee dhimanaya waalidna waad tahay waalidna maaha wajigaasa laga sasaya ilahay meel xun ku dhig dheh

  • @qootod902
    @qootod902 7 лет назад +11

    adaa gaal ah yahuuda ayaa ku maal gshato

    • @camaaraxmed8444
      @camaaraxmed8444 5 лет назад

      qooto D ha gaalaysiin cali binu abidaalib ma gaalaysiin ee waxa uu dhahay waa dad islaamka aan walaalo ku nahay se nagu xadgudbay

  • @islaqabwaynchenal2456
    @islaqabwaynchenal2456 5 лет назад

    Culimada asiga ka cilmi iyo garaad badan buu lee yahay xiligaa waa lag gudbay ee takfiir nimada hala bilaabo waa ahlu cilmi asiga oo kale aan muslim ka dhiigooda banay sanaynin kii xaqa iyo diinta sida saxan u sheega wuu dilayaa ilaahow khawaarij ta naga cirib tir aamiin

  • @ciiseshabbele9230
    @ciiseshabbele9230 6 лет назад +22

    kan warysiga see ugu suurta gashy bal horta

    • @seeagain2203
      @seeagain2203 6 лет назад

      ugs deal ayey la galeen wa calal u shaqestayaal shababka

    • @sumayaabdikadirfahiye1371
      @sumayaabdikadirfahiye1371 5 лет назад +1

      Hhhhh dahabshiil isku balamisy Nio

    • @muzamilalimohamet861
      @muzamilalimohamet861 5 лет назад

      @@sumayaabdikadirfahiye1371
      Nio markle waraysiga So xiga adaa inooku qoran Isa soo diyaari

    • @Sayidka_Exchange
      @Sayidka_Exchange 5 лет назад

      Al jaziira ayuu u shaqeeyaa oo Xiriir kala dhaxeeya kooxa Islamiyiinta.

    • @ebrahemdaddy2613
      @ebrahemdaddy2613 5 лет назад

      Siyaasad waaye waxaan

  • @MohamedDream1
    @MohamedDream1 23 дня назад

    Waxaan daawanayaa 2024/08/15 hadii aad 2030 daawan doonto like iisaara🤲🏻❤

  • @mohammedmohamudabdi1708
    @mohammedmohamudabdi1708 5 лет назад +5

    Quraanka iyo aayadaha quraanka ah ayuu been ka sheegaya ninkaan dadkeeni dhiigiisa cabay

  • @ibraahimabdiqaadir4097
    @ibraahimabdiqaadir4097 4 года назад +1

    Shabaab waykacabsanayaan ajnabiga inta iguraacsan like

  • @hanimohamed8674
    @hanimohamed8674 7 лет назад +49

    iyaaa wiil kaan mawaa baqayo Aniga ninkaan waa baa kaa baqaa wajikisa madow wlhi

    • @abdiaziz.2326
      @abdiaziz.2326 7 лет назад +1

      Hani Mohamed kkkkk caruurtimadii ayaa la isku seexinjiray waanka waraabihii 😃😃😃😃😃adiguna gaalkan ayaa lagu seexinayaa haddii aad seexanwaydo

    • @cabdifataxcabduqaadircabdi6847
      @cabdifataxcabduqaadircabdi6847 7 лет назад

      ABDI AZIZ. idiguna u seexo yubandhiiska waxaan umalayneeya inay isku raali tihiin eye eye baa jecelaada

    • @cabdifataxcabduqaadircabdi6847
      @cabdifataxcabduqaadircabdi6847 7 лет назад +1

      Hani Mohamed burindugu wujigiisna ma jeceshahay mujirimyey gaalo racda ah waad isku fiican tihine

    • @muxiyadinnuur4462
      @muxiyadinnuur4462 5 лет назад

      Halyay inuu yahay moron kuma jiro lkin inyar ayaan Ku khilaafsanahay dilka hoyada iyo wax ma garatada

    • @mohamoudmohamed952
      @mohamoudmohamed952 5 лет назад

      Haduu kusoo doonto kwrn hani hhhhhhh😂😂😂