DEG DEG PASSPORT GII OOMAR BARBAR CIDDA KA JEEXDAY IYO SAFARADII CANADA OO JAWAAB BIXISAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • 29 July 2024

Комментарии • 68

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 месяца назад +13

    Saacduhu isaga ma quseeya uu sheegay alleh ha caafiyo waa wll qalbi wanaagsan oomaar 3 wakhti anay iquseeya alleh canda haw celiyo maskiin weeye🤲

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

      Hadaba dawlad buu la joogaa cafibaad kiisa uun bay la tacaalayaan way nasinayaan ka dibna way celinayaan

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 месяца назад +4

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 2 месяца назад

    Salallaahu. Calayhi. Wasalam

  • @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc
    @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc 2 месяца назад

    Sax allaah ha kabadbaadiyo shara tooda insha allaah

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 2 месяца назад

    Salalahu calahi wasalam❤❤❤❤

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 2 месяца назад

    Waa les weydiiyaha basaboo 💯

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 месяца назад +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @LeiloBasale
    @LeiloBasale 2 месяца назад

    Allha cawiyo 😊😢

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow 2 месяца назад

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @iskahubi3264
    @iskahubi3264 2 месяца назад +1

    Sxb Anigaa marar badan isaga gudbay xuduudaha wadamada Scandinavianka Sweden iyo Norway 10naan kun oo gawaari ah ayaa si maalinle ah isaga kala gudba waa la is waydiiyaa ID Card lkn mar kasta ma ahan dee marar badan baa laga yaabaa inaan lagu waydiin oo caadi isaga gasho Aniga meel ID Card la igu waydiiyo Jarmalkaa iigu horeysay waligay Denmark, Sweden iyo Norway la iguma waydiin

  • @HamdiXarago-hr7sw
    @HamdiXarago-hr7sw 2 месяца назад

    Salahu calayhi waasalam salahu calayhi waasalam

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 2 месяца назад

    Yaa yiri masuuniya faraha lagal iyo triangalkuu sheegaayey iyo sheydaamo ilaahay ha caafiyo hana hanuuniyo dhibki gaaray daawo ilaahey ha uga dhigo

  • @maxamudibraahim8019
    @maxamudibraahim8019 2 месяца назад +2

    Skaandaneefiyanka iyo Norway baasaboorba lama qaato xariifoow

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 месяца назад

    Insha allah qeer aan kamaqalnaa yaarab wixii kudha gan allah ka soo dhac sado bi idni laah yaarab 🤲

  • @farhiyahasan7259
    @farhiyahasan7259 2 месяца назад +6

    Walal Norway Anaga degan Swedan adeeg baan ka doonanaa cidna pass isma weydiiso Darawalka markaa tahay baa dhici karta marmar in laysinkaada lagu weydiiyo
    Koley cadawbaa helaye Allaha ka qabto

    • @aaminojubooy9203
      @aaminojubooy9203 2 месяца назад

      Laakiin kaarkaaga kugelee

    • @farhiyahasan7259
      @farhiyahasan7259 2 месяца назад

      Maya kaar lagu gelaayo waa wado highway ah

    • @Ismalura
      @Ismalura 2 месяца назад +1

      Hadaa passport canadian wadato waa qasab entrance in laguugu dhufto. Europe is not part of Canada. We need entery visa one is on arrival and another one you apply before you get to that country that you are going.

    • @Ismalura
      @Ismalura 2 месяца назад

      U.S ayaan passport ku galnaa see camal

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 2 месяца назад

      True ​@@Ismalura

  • @فاطمهشالي
    @فاطمهشالي 2 месяца назад

    👍👍👍👍👍

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад +1

    gotheburg iyo oslo passport la isma waydiiyo ilaa adeeg badan inaad wadatid ama lagaa shakiyo waxan deganahay Norway swidena shaqadayda busska iyo treenka xatee laisma waydiiyo 5% ayaa laga yaaba maalmihi coronaha baaris way jirtay

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 2 месяца назад +1

    Markaad Norway soo geleyso waa lays waydiiyaa Documents !
    Kuwa Norway jooga macaa Jaaliyada Far baa ku mudan.

  • @AmaalMaxamed-se9uh
    @AmaalMaxamed-se9uh 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw

  • @NimcoDheeman-ot8so
    @NimcoDheeman-ot8so 2 месяца назад

    Scw scw

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 2 месяца назад

    Muhiimada waa in omaar embassy la geeyo go home la siiyo.
    Hooshu ma adko hadii aan dankale laga laheyn.

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 2 месяца назад +1

    Oomaar iisaaka video masoduubebin madhaah waxbaadhacey illaahow qeyr kadhig yaa rabi 😢😢

  • @iskahubi3264
    @iskahubi3264 2 месяца назад

    Sxb ninkan Aniga waxaan is leeyahay xaalad nafsiyadeed ayaa haysata

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 месяца назад +1

    Aniga. Sheekadaan. Ma. Fahmin. Hada. Aniga. Waxaa. Deganahay. Canada. Windsor Ontario. Aniga. Iyo. America. Waxaa. Noo. Dhexeeyaa. Wobiga. Markaan. Buuntada. Ka. Gudbeyno. Waa. Inaa. Basaboorka. Tusnaa. Iyo. Sababta. Aan. Ugu. Socono. Dida. Shoppin. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye

    • @june6206
      @june6206 2 месяца назад

      They’ve wey isku furan tahay lkn Canada iyo mareykan isku ma furna

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 месяца назад

    Maya wayno sheegay dadka dhibateyey

  • @A-Muslim-girl-from-Yemen.2
    @A-Muslim-girl-from-Yemen.2 2 месяца назад +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at heir door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|...،،،،،،،،...،،،...،،.،،،,,,,..،،،.،،.،،.........،،.،...،

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 месяца назад

    I hope he come back Canada brother

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 месяца назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maruodhabuukar
    @maruodhabuukar 2 месяца назад

    Ana Norwey dagan una safara Swenden waana isbaara basor laan mageli kartid

  • @safiah9072
    @safiah9072 2 месяца назад

    Asc/ Cimran walaal annaga ayaa iskaga gudubna waanala weeydiiyaa! Anniga ayaa dhowrmar soogalay kanasoo laabtay Swedan iyo Norway xaduudkooda! markasta oon xaduudka maraayo waaleey weeydiiyey! Marka waabeenloow qofka dhahaahay leysma baaro! Walagayaabaa inaad mar dhiffa aadan lakulmin lkn markasta maaha!

  • @user-so8yj8dh8zmuunacabdi
    @user-so8yj8dh8zmuunacabdi 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢majiro

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 месяца назад

    Adigi degana bay indhaha kuu cadaynaya ninkani arms yahay kuwa dhibateeyey

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 2 месяца назад

    Waa les weydiiyaha basaboo

  • @randomin8390
    @randomin8390 2 месяца назад

    waa diidayah jawaabta sax
    why waxu ku jawaabay no one know
    waa isdiidsin hadalka sax ah wuu diiday
    wadan lagu gaalin sharcii majiroo😂😂😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад +2

    Soomaalida dalkoodo baya soo rogeen iminkan qurubihii baya isku shiriqoolayan markasaya weliba qofokii runuta sheego odhanayan wuu xanuusan yahay soomaaliye intee qofoba qofoka kale mishimaya intee🥹

  • @abdulrazakmairani-ll2ot
    @abdulrazakmairani-ll2ot 2 месяца назад

    Passport ka markii uu Layfka ku Jiray wuu watay .

  • @نمو-و1ج
    @نمو-و1ج 2 месяца назад

    I am Canadian if I am overseas and I lose my passport all I have to do is go to Embassy and they going to issue me another passport because all information all my picture they have it...

  • @shadiyacali5575
    @shadiyacali5575 2 месяца назад

    Asc waxan ahay tageeraha cumar qof kamida alle ha cafiye xanuunka kusoo booday anaga ayuu 😢nasoo maray waxana lagu soo booday qof famligayaga kamid ahaa isla sida logu so booday cumar walaahay hadalada uu leeyahay marka arkay waxan xasuustay wuxii kudhacay adeerkay waxaanu noqday labo dhibcood o yar yar maskaxda kaka dhacay yacnii faalig ama dhiikar maskaxda gaartay waliba waxa laga wada marka qofka hurda yari waxan orarn lahaa hala saaro em aarayda maskaxda plz hadalkayga hala garsiiyo dadka gacanta ku hayo dhakhtar hala geeyo umar plz

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 2 месяца назад

    War waa lasiixiyay

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 2 месяца назад

    Oomaar bar bar waxa ku dhacay bisinkiyow shekadan waxbaa kajiro marka dad cadow ku ah baa helay miskinka. Hadday ehelo ujoogaan Canada 🇨🇦 iyagaa dowlada Canada usheegi karo inuu dhib kujiro ama xaalad afduub ah si uun usoo laaban 😢balse haloo gargaaro weliba eheladiisa ha lala xiriiro oo haloo sheego dawlada canada xaalada, ha lagu soo celiyo,
    see wax ujiraan waa yaabee!

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 месяца назад

      Sweden qofka waalan telka lagama Qaado isbitaalka anaa og anagaa kuniri wiil xanuunsan kaqaada waydii deen qofka xanuunsan buuq iyo dagaal lama rabaan waxay dheheen asagaa doortay waana qaan gaar hadaanu cid wax yeelayn kama qaadayno markii danbe waxay dheheen sharciga xoriyad ka qaadka ayaa naqabanaya ninkaan wixiisa waa u xor marka soomaaliyeey sharcigu saad moodeen maahan oomaar hala raadiyo

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 месяца назад

    Haa omar oo qadka ka maqan waxaba jira maba aamusi laheen🥹

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 месяца назад

    Shaaadha ka maxaaa looga bedeli waaayay

    • @june6206
      @june6206 2 месяца назад

      Wuu diiday

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 месяца назад

    Saxiib anigoo iskandaneviyanka degan lsweden markaan u socdo leyma weydiiyo 27 wadan ee yurub ah xitaa inteysan yurub ka bixin ingriiska karka yar ee boiliska bixiyo oo sawir leh ayaan diyaarDa ku raacay ingriiska ma laha kaarkaas waa afrika adigoo jooga waa caaaan markaan ku degay ayey igu qabsadeen basaboorkaagii away ma wataan ku iri waxay waceen wasaarada arimaha dibeda waa loo sheegay in 27ka wadan ee yurub lagu safri karo madama aynaan laheyn ingriska kadib baan gudaha u galay igriiska. Taas ogaada.

  • @jasminej6281
    @jasminej6281 2 месяца назад

    He keeps rushing no one knows everyone knows meesha Africa Malaya it’s all registered in and out

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka114 2 месяца назад

    haloo duceeyo walalken danigana halayska dhaafo qof xanuunsan oo 24 saac online ah qof ka naxaayo kuma fiirsan karo somali war jecel aan nahay ha nasto wiilka anagana aan nasano sosial mediaha aan si qaldan u fahanay war haduu isbiici hal mar soo galo uuna 2 saac hadlo waa ok

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 2 месяца назад

    Qoof xaasiid ah baa kaajeexaay paasaa Booboorka. Wiilkaas isbiitaalka ku daalaamoh diib loo arkiimaayooh waali baay u qooraayaan.

  • @hatamay
    @hatamay 2 месяца назад

    ilahow ka qabo cadawga

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 месяца назад

    NINKAAS WAA BEENTIIS AQOONSI WAA LOO BAAHAN YAHAY WADAN KASTA OO YURUB AH QASAB MAAHA INAAD BAABUR RAACDID TREEN DOON AMA DIYAARAD AYAA LA RAACI KARAA TEEDA KALE YURUB XUDUUDAHEDA WEY XIRAN YIHIIN

  • @Giyomedia
    @Giyomedia 2 месяца назад

    looma ogalaan inay safaradu lakulanto ee runta kasoo dhagayso abdixafid bstv oo waraysanaya ninkii soo casuumay ee jahliyada somilada haysta beenbaad lawaregaysan somaliyey sida xadka bilaa sharcibaa lagugala meeshu ma afgooya

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 2 месяца назад

    Gawsahay chip uga xirayaan labada dhagoodna microphone bay ka galinayaan halkaa madaxa nushlaysana way ka daloolinayaan👀gacanta bidixdana chip bay uga xirayaan ninkas wuu soo noqonayaa isagoo caadi inoola eg oo waliba fiyow suga

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 2 месяца назад

      Marka markasto miye lasoconayan melkasto gormue sa kabixinayan

    • @ShukriAbdulle-w6u
      @ShukriAbdulle-w6u 2 месяца назад

      @@riyaqmohamed565 yaa og

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 2 месяца назад

    Nimco jookar ba waaatii u tegi kari wayday

  • @bilanali7417
    @bilanali7417 2 месяца назад

    Scw scw scw scw

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 2 месяца назад

    Belayoba gurigay ka bilabatay war fahma somaliyey