Dalkii idinkaa qaribay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии • 106

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 года назад +7

    Codka + Erayada + Laxanka + Kabanka Fanaan Qaran Cabdalle Hanuuniye legend 👏❤ Wadani

  • @xardaxaaji9436
    @xardaxaaji9436 6 лет назад +4

    Hanuuniye legend masha Allaah hakudaalin Hanuuniye dadaan ogay intay jiran degimayse Allaa umaqan

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 6 лет назад +4

    Maansha allaah soomaalaay dhageyta waa run kitaabka qabsada

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 6 лет назад +5

    Fanaan Qaran adeerkey Cabdalla Hanuuniye madaalaha Hobolada Waaberi ❤️😍

  • @jirdefanax4269
    @jirdefanax4269 4 года назад +2

    Ma sha alh heestan waa heee wadani ah oo xikmad balaaaran kahadlaysa xaqiiqada soomalida dhexdeeda ka jirtana muujineysa alh ha caafiyo waa uu xanuunsan yahay wadan Denmark buu joogaa hada abwaanka sameeyey heesta codka macaana saaray ee cabdulaahi yuusuf hanuuniy
    Runtii heestan wakhti hore baa laqaadey lakiin waxaad umaleynaysaa iney cusubtahy sababtoo ah wakhtiga hada lajoogo waxa jira bay kahadleysaa sidoo kale dhibta iyo xalkaba waa tilmaameysaaa.
    Waxayna sigaara u taabaneysaa boogta iyo halka ay soomalidu ka bugto. Iyo in diinta iyo kitaabka quraanka loo noqdo oo ilaahay laga cabsado oo aan laga tagin wixii ilaahay xukumey,xaaraantana laga dheeraado.
    Abwaankii sameeyey aamaan iyo duco buu mudanyahay sidoo kale fanaanka sida fiican uqaadaya
    Heestan mar walba waa dhageysanlahaa hadey bilaa music tahay

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 4 года назад +1

      maerka hore miraha hewsta waxaa sameeyay fanaanka qaadaya hadda (Hanuuniye) waqti la qaaday aad uma foga waa waqtiyadii 2000 meelahaas waaye saas ula soco mahadsanid

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 4 года назад +6

    Hadan fursad uhelo waxaan aruurin dona heesaha fananka ee qiirada iyo runta xambaarsan❤😢

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 лет назад +3

    SAX SAX SAX SAX WOOW!! MASHA'ALLAH WAA RUNTAA. NOLOOW💕💙👈👍😊💝

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 5 лет назад +7

    Hadhow alshabaab alshayadiin dhahayaan Somali baan ku jihadeeynaa bal cabdullahi Yusuf hanuuniye ha dhageestaan qalbigiisa wanaagsan islamnida ku jirta iyo sida uu ula weeyn yahay kitaabka Allah ee Quraanka kariimka ah iyo sida naxariista leh ee uu dadkiisa u wacyi galinaayo

  • @Kamayste2324
    @Kamayste2324 3 месяца назад

    Best song of qaraami i have ever listened to

  • @yasirmohammed9062
    @yasirmohammed9062 8 лет назад +8

    MASHA ALLAH

  • @maxamedxaajixuseen5907
    @maxamedxaajixuseen5907 10 лет назад +10

    Waa war jira

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 Год назад +1

    Fadlan qofkii qoray midhaha heesta,
    Iska sax

  • @moslinomahdi4634
    @moslinomahdi4634 Месяц назад

    Ilaahey qalbigaaga fiican ha kugu xafido aduun iyo sakhiro

  • @yasminkhan4633
    @yasminkhan4633 8 лет назад +23

    heestaan abwaankii sameeyey amaan buu mudan yahay

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 5 лет назад +6

      Waa isla Hanuuniye ninka allifay erayadan cajiibka ah ee runta sheegaya. Hanuuniye mullaxan, musician, cod iyo erayo sameyn ..afartaba waa nin ku horreeya runtii. Lkn dadku keliya fannaan quray moodaan. Heesaha waddaniga ah ee.uu leeyahay abwaaniinta waaweyn ee la yaqaan kuwooda isagaa marar badan kaga leh.

    • @cabdikariimaxmad5352
      @cabdikariimaxmad5352 4 года назад

      Fanaanka qadaya ayaaa sameyaay walal

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 7 лет назад +10

    Soomaali Qaloocaneey Ogoow Quwadii Alloo Qurumo Rogtay Baa Jirtee

  • @muarrikhchannel8698
    @muarrikhchannel8698 4 года назад +22

    Sixid kooban:
    Qaxaar inuu eebbe yahay ❌
    "Qahaar inuu eebbe yahay ✅"
    Qoobiye taadu ma ahayn ❌
    "Quwiyo taag uma hayee ✅"

    • @Abdillahi0645
      @Abdillahi0645 Год назад

      Dad aan Afka aqoonin ayaa qoray, waxa dhici karta inay yihiin OROMO

    • @cumarcumar8017
      @cumarcumar8017 9 месяцев назад

      Ighygyuuiuug

  • @ilyaasgeelle6054
    @ilyaasgeelle6054 Год назад

    Hanuuniye waa mar la' arag eebbe hibo jaad walba ah ku galladay. Eebbow barakee.

  • @omarabdijimale884
    @omarabdijimale884 8 лет назад +8

    caadi ma ahan

  • @mohamedabdirizackmohamed2562
    @mohamedabdirizackmohamed2562 6 лет назад +10

    Absolutely sensational 🤦🤦🤦🤦🤦

  • @soomalissc.2293
    @soomalissc.2293 Год назад +1

    Soomaaliya waligeed Qabyaalad baahalkaadhigtay ax ax❤❤❤❤❤

  • @miski3389
    @miski3389 5 месяцев назад +2

    Ax
    Miyaydan wax is qabtoo
    Is qiimeeyaba laheyn!💔
    Dalkii idinkaa qarribay💔
    2024 baan wali la dhibbanahay qarribaadaas ay geesteen kuwii naga horreeyay💔
    Alloow cimriga kuu dheeree halgamaa Hanuuniye runtii dareenkeenuu la hadalay lkn dhaga malahan kuwa uu u golahaa!💔😞

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed Месяц назад +1

      Alle if iyo Adduunba haw naxariisto; caafimaad baan Alle uga baryeynaa xoogaa waa xanuunsan yahay abwaanku; weli ma dhiman Hanuuniye sxb waa uu nool yahay.

  • @abdulahibashirabdi1482
    @abdulahibashirabdi1482 6 лет назад +4

    Somalida diinta eyey sifican uhaysanin walhi waano iyo wacdi maqaataan

  • @mursalcoofle8975
    @mursalcoofle8975 6 лет назад +4

    Ilaahow midnimadii noosooceli soomaaliyey ilaahay kabaqa

  • @arabe9921
    @arabe9921 Год назад

    mshllh tabarakallah waa tusaale weyn wlhi haddii lagu waano qaadanaayo mhdsnd fanaankeena codka macan

  • @shugriisaaq3484
    @shugriisaaq3484 5 лет назад +1

    Waa hees dhibta jirta iyo xalkaba looga hadlay

  • @Learning_purpose
    @Learning_purpose 3 месяца назад

    Waa hees dhabta ku dhisan

  • @tuugaxaafada1477
    @tuugaxaafada1477 5 лет назад +5

    Xikmada waa loo dhashaa cabdala yuusuf hanuuniye hestaan dadka soomaliyeed runtaa ayuu ugu shegay qolo qolo ayee meel udageen wlh qalbiguna wuu qalalay qabiil dartii

  • @eng.awaizahmedadawe6505
    @eng.awaizahmedadawe6505 Год назад

    Ustad Fanan Abwaan iyo mulaxamiisteAbdla Yusuf Hanuuniye heestan ayu wax walba ku soo koobay wana Heesta xaqiiqda ka hadlaya

  • @lysflims3818
    @lysflims3818 6 лет назад +1

    it is good for you✔✔

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад +4

    Abwaankan ilahoow hacadaabin amiin Muxu runkasheegay😓💔🙇 SOMAALI QURAANKI MIYU KALUMAY MISE MARKII HORABA MAYNA BARAN? WAA SU'AAL DAWAYN👍👍💙👈

  • @Mufti-f8b
    @Mufti-f8b 5 месяцев назад

    Ahay ah

  • @miski3389
    @miski3389 5 месяцев назад

    Qalbigu wuu i ololayaa!!💔🥺

  • @-allAboutfootball
    @-allAboutfootball 6 лет назад +3

    wlhi waa heestii iigu caajiibsanayd intaan arkay

  • @radiodhuusamareeb540
    @radiodhuusamareeb540 5 лет назад +2

    m.a waa hees runtii wadinaiya somali waxa kagashega waarun

  • @cabdirahmannuur2519
    @cabdirahmannuur2519 6 лет назад +3

    Waa hees runta ka hadlaysa

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 Год назад

    Hanuuniye ba layidhi.....😢😢😢😢 Ilahoow dambigaaga dhaaf.
    Somali siwalba wax loogusheeg walina way iscunayaaan.

  • @farxanwadani.2433
    @farxanwadani.2433 4 года назад

    Shib Lee iga soo hartay! #legend Hanuniye.

  • @ismailhagisaeed404
    @ismailhagisaeed404 4 года назад

    Waa hees wanaagsan

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 17 дней назад

    Top😢.

  • @walaalkaacaawijizakalahuqe8408
    @walaalkaacaawijizakalahuqe8408 3 года назад

    Waa dagniin fiican iyo waano
    100 iyo 14 aqanaa kaa aqrisan maayo ayaa jabaab u eh heestaan hanuuniye

  • @SihaamAbdimahad
    @SihaamAbdimahad 3 месяца назад

    11/10/2024 qabiilki meshno na kenay manta somliyey aqridadina alaaha ni hagaajiyo aduun waku fashilantene😢

  • @MohamedKeeble
    @MohamedKeeble 8 месяцев назад

    Hadii musiga laga reebo waa wacdi caadiya wlhi waa lengad hanuuniye

  • @waayahaiyowaqtiga778
    @waayahaiyowaqtiga778 6 лет назад +2

    Plz igu caawiya hestaan geel geel lajiraa guux guux kubaxay guluf guluf isutagay gedow yees kumaran Plz hestaan magaceda igu caawiya .
    Adinkoo mhdsn

    • @moabdulahi8418
      @moabdulahi8418 4 года назад

      ruclips.net/video/wzQalvmS81U/видео.html

    • @moabdulahi8418
      @moabdulahi8418 4 года назад +2

      Anigaba inbadan ayaan raadinaayay caawa helay👍

  • @calixasanwarsame9858
    @calixasanwarsame9858 3 года назад +1

    Abwaan hanuniye Somali wax anfaco wuu ushegay haday wax kuqadanayan mahadsanid

  • @hannaabdisamad3560
    @hannaabdisamad3560 6 лет назад

    Nice

  • @HusseinDaahir-yw3pw
    @HusseinDaahir-yw3pw 4 месяца назад

    CAJIIB Ereyba Ereyga kale wuu ka daranyahay 😢

  • @najmahagi7504
    @najmahagi7504 5 лет назад +2

    Mid kasta isla qumanyahay qofki ba qof dhaliilaya
    Soomaalaay wax garo 😖😢

  • @Walalka252
    @Walalka252 2 года назад

    Waa xaalada aan maanta ku jirno 🙄
    Ilaahay waxaan ka baryey inuu umada muslimiinta isku keeno 🤲🏽

  • @bilekulmiye3952
    @bilekulmiye3952 3 года назад +1

    Ax waa hubanti qudha inteey baxdo ayaa kaa xiga qiyaamaha

  • @cabditv9049
    @cabditv9049 Год назад

    WALEE WAA HEES XAQIIQA 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎

  • @sahrahashi7256
    @sahrahashi7256 6 лет назад +2

    The best the legand 😂😂😂🆗

    • @mukhtarmohamedabdullahi7724
      @mukhtarmohamedabdullahi7724 4 года назад +1

      Hees laheeso tii ugu mudneyd magaca uunbey hees katahay mooyee waa wacdi iyo waano inaan wax ku qaadano mudan fanaanku wuu noo hagar baxay si niyad ahna wax wuu noogu sheegay

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 6 лет назад +2

    Fanaan waa kan maha kuwan aynu arkayno
    Axyaa cod iyo midho xanbaarsan dhaxal waayo aragnimo inoogu filan

  • @iidlecagaweyne8320
    @iidlecagaweyne8320 Год назад

    Somali 3:06

  • @abdirahman6719
    @abdirahman6719 10 лет назад +6

    ninkaan waxow ka hadlayaa ma saxaa mase waa qalad ???????????????

  • @bishaarmohamed5551
    @bishaarmohamed5551 7 лет назад +3

    that good songs vs Somali culpa

  • @CumarJele-ru8uw
    @CumarJele-ru8uw Год назад

    Waruntii xiliga hada lagujura buw kahalay wanuniye rabihakxafido

  • @maxamedxussain9018
    @maxamedxussain9018 Год назад +1

    Erayadaan so ma ahan somali ilaa iyo hada waxa ey aamin san yihiin

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 4 месяца назад

    Afkaaga caano lagu qabay hanuuniye allayaa cisag

  • @huseindhalxash6770
    @huseindhalxash6770 4 года назад +1

    wllhi manta ayay teagan thy allow quluubtoda isku soo dum

  • @cabdiwakiilaxmed3927
    @cabdiwakiilaxmed3927 5 лет назад +1

    Fanankan heestan qaadaaya ha layshego

  • @mustafecalijamac6312
    @mustafecalijamac6312 3 года назад +1

    Dadkii idinka qaribay
    Dayahow kala wada qoqoban
    Intuu dagay qaarabaa meel
    Oo ay qoys qays noqdeen
    Midkasta isla qumanyahoo
    Qofiba qod dhaliilayaa
    Qabkaad wada huwantihiin
    Cudurka aad wada qabtaan
    Qabiil weeyee sideed
    Soomaalaay qaran ku noqon
    Miyaydaan qubura iyo
    Wax garad qabin iyo ikhyaar
    Miyaydaan qaabdadnimo qadarinayn walaalayaaaal
    Miyaydaan wax is qabtoo
    Is qiimeeyaba lahayn
    Maxa culimadi qaribay
    Quraanki miyuu ka lumay
    Miyu qasif nagu dhacoo
    Qasaaraha lagu farxaa
    Qaneecaad nabad galiyiyo
    Miyaa qayrkiba la nacay
    Miyaad qaflad uun ku jirin
    Qiyaamaha ilaa la tago
    Soomali qaloocaneey
    Ogow quwadii alloo
    Quruumo rogtaybaa jirtee
    Qisay reebtaa qisaba
    Qubane wuu soo taxana
    TaariikhdunA way qortas
    Qaladku qulub buu dhalaa
    Qulubku qaraxbuu dhalaa
    Dalkiisiiyo qariban fanaan
    Wax ka qaban karayn
    Dadkiisina uu qabiil qabiil
    U qaybsamaybaan ahoo
    Qalbigu waa i ololayaaa
    Intii qumanoo dhan iyo
    Qofki ila aragti ahi
    Iyana way ila qabaan
    Qabkiyo kibirkii is derderay
    Is qoonsaday ee is qabsaday
    Qatarta umayda gasheen
    Intuu qaar laayay iyo faniin qaarkuu ku dilay ..........

  • @alkhaliijiindho6379
    @alkhaliijiindho6379 5 лет назад +2

    Heestan goormaa la qaaday wakhti dhow miyaa

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle8047 5 лет назад +1

    erayada qayb bad si khaldan u qortay

  • @coday-Hassan
    @coday-Hassan 27 дней назад

    Su’aalahan wax ka jawaaba ma la helay 🤔

  • @AhAbikarem
    @AhAbikarem 5 месяцев назад

    Dhalinyarada lala hadlayaa dadka wax qaribay waa dadka waawayn, qiimihii dadka iyo dalka soomaaliyeed qaabkee lagu sixikaraaa...?

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 6 лет назад +1

    Hadalba gam😭

  • @alihassan-xd9dl
    @alihassan-xd9dl 4 года назад

    ninka heesta qadaya waa al fanaan hanuuniye

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 Год назад +1

    Januuniye afkaaga caano lagu qabay

  • @asmahassan4097
    @asmahassan4097 7 лет назад +2

    dalka idinkaa qariway

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 Год назад

    ”Mid kasta isla qumanyahay”

  • @mustafeahmed7171
    @mustafeahmed7171 4 года назад +2

    Abwankee samayeey wllayaal

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 4 года назад

      isagaa sameeyay, HANUUNIYE, heesaha looma sameeyo, isagaa laxanka saarta, muusikana tunta,

    • @ciisedaahir9647
      @ciisedaahir9647 4 года назад

      Daalo asaga masameyn lkn inta badan asaga sameysto tan xitaa asagaa sameyay

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 4 года назад

      @@ciisedaahir9647 Heso badan oo loo dhiibay ayaa jiro lkn.inta badan ayaa sameesto

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 года назад

      Heeso badan oo uu eraya iyo laxankaba isagu lee yahay oo fanaaniin kale uu udhiibay ayaa jira.
      kuwo erayada dad kale leeyihiin oo uu qaanadana way jiraan.
      Laakiin inta badan heesihiisa isagaa sameysta erayada, laxanka, iyo musigaba.

    • @MohamedKeeble
      @MohamedKeeble 8 месяцев назад

      Ninka qaadaya ayaa sameeyay waa abwan waa fanaan laxamiiste musikiyan

  • @adamismaiil7661
    @adamismaiil7661 Год назад

    Arinta maanta jirto way

  • @farhanusuf5318
    @farhanusuf5318 4 года назад

    Run badana 😭

  • @ReserveAreabank-l5v
    @ReserveAreabank-l5v 2 месяца назад

    Miyaad Qaflad Uun Kujiri Soomaali Qaloocanay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Dalki idinka qaribay dad yahow kala wada qoqoban intey qoloba Mel degtay o ay qoys qoys noqden mid kasto isla quman yahay cudur ka ad wada qabtan qobka wada huwan tihin qabil weye side somali qaran ku noqon miyaydan qubulo iyo wax garad qabtiyo miyaydan wax is Qabto is qimeyaba laheyn maxa culumadi ku dhacay

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p 5 месяцев назад

    ❤❤😂😂❤❤😂🎉😢🎉❤😂

  • @aat1996
    @aat1996 Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fitahkassim
    @fitahkassim 3 года назад

    Qalibigu miyuu idin qalalay qiyaamo warbaa jiree

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p 5 месяцев назад

    ❤😂🎉😢😢🎉❤❤😂😢😮😢❤