Lagend kaas Bay qabiil ugu diideen inuu soo bandhigo talent tigiisa ,wuu isku tashaday deetana iyagiiba hawada ka qariyey oo ay raadiyeen si uu uga mid noqdo kooxda fanka ugu weyneydeen ee waaberi hadalkey dulmi iyo qabyaalad ma ahan ,isaga ayaan ka soo dheegtey oo leh ,waxay igu yiraaahdeen ,ma dhameystirna iyo weli waxba kaa dhiman. Lkn ka tashay lana soo Bari isagii.
Wllhi hanuniye xaga dumarka waa uu ka heesay wali ma aan arag hes dumar ku dhaliilayo mar uu amanayo iyo mar uu ku calaacalaayo lee waye
Alla calaacal iyo murti waynaaa heeskani iyo codkii toolmoonaa ee abbdlle yusuuf hanuuniye ax yaa sowt
qaarbuu aad ugu daadiyaa sxb sida na hooy idaa waa daadis nooca ugu dambeeya
heeestan waa hees xasuud dheer igu leh wakhti farxad badan oo dad qaaliya ila joogeen maanta waa qurbaha xasuus iyo wadankiii
wadani inaadtahay ayaad noosheegtay sxb
Wayo wayo xasus Xorki lagadhamay geeli iyo Xasus baa geela lagu xeergeyaa
Waxaasa heesa walle hanuuniye waa fanaan qaaliya
Heestaanu waa heesaha Jalbeebsiga iyo weliba Xodxodashada ✅
Waaaaaw hees qiimale waliba aan jeclahay
Waaw waayo waayo xasuus wacan
Wwwww. Yaasalam. Yaasalama. Cabdale. Yuusuf. Hanuuniye. Alhyaraxmuka. Yaarabi. Yaarabi ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
Lagend kaas Bay qabiil ugu diideen inuu soo bandhigo talent tigiisa ,wuu isku tashaday deetana iyagiiba hawada ka qariyey oo ay raadiyeen si uu uga mid noqdo kooxda fanka ugu weyneydeen ee waaberi hadalkey dulmi iyo qabyaalad ma ahan ,isaga ayaan ka soo dheegtey oo leh ,waxay igu yiraaahdeen ,ma dhameystirna iyo weli waxba kaa dhiman. Lkn ka tashay lana soo Bari isagii.
Fananinti hore idaysa saxibayal idinku casha qushida Iska dhagaysta
🗾🏖️
This song is beautiful remember
Asc
wcs sxp
Waa
🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥