DEGDEG: "Dhulbahante Walaahay Bilaahay Baanu Muuse Gacan ku Qaban Karin.." Jaamac Shabeel
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
Jaamac shabeel run buu shegay
Muse se wariya buu la caqli yahay
Asc. DHULBAHANTOW dagaalama oo jahaadka ha'joojinina.
Nooloow guulayso aqoonyahan jaamac shabeel runtaad sheegtay laakiin muuse bixi somaliland buu burburinayaa laascaanood wax yeeli maayo.
Ssc guul
Woow Masha Allah ninkan ayaa runta u sheegay musiibo land waana arag siyaasi ah ninkan uunbaa meeshaa ka miyir qaba iyo Ina abiib noolaada
Ala ninkan muxu muuse judan la hadlay o runta u shegay
Asc. Halaga saaro SNM iyo iidoor deegaanada SSC.
Dhulbahantana wale iyo bile iyo toley katahay. Kkkkkkk 😅😅😅😅😅😅😅, war wuxu run badanaa, walhi waa khabiir,
Waa bishii 2aad, bilow buu dagaalku ahaa ✍️,
Alla muusoow maanta yaa ku waraysta sidaad u foolxuntahay
Xaqiiq garxajiskaaa bukaaaa ha waraysaniinaaa ..... Guul qaranka somaliland
Laaxanka xaaga dabee ka baxaya ma Sahra halgaan ba tolow kkkkk
Hadaad cid u naxaysaan yaryarkaa uu naftaooda ku ciyaarayo Muuse JUUDAAN ayaad ka hadli lahaydeen
Garxajis ha nio waraysaniiina waxaaa ku qufulan 1994
jaamac shabeel wixii uu sheegay ayaa dhacay qarankii waa la qaawiyay oo la kufsaday
Jaamac shabeel wax garad
Hadu kasi madaxweyn ka ahan laha aniga ba somaliland ralli ka ahan laha
Sakhraan Inaad Wareysataan Waa khalad Odeygu Waa Sidii Kale
Sakhraan waxa ah ninka shalay wuxuu diiday dad kale ku khasbaaya shicibka xabada halaga daayo waa hadii wanaaga Somaliland laga talinaayo cay wax tarimayso eh
Asc. DHULBAHANTOW jahaadka wada.
muuse biixi waa cadawga soomaaliy waa in laladagaalamaa oo xoog looga saaraa ssc
Jaamac shabeel guulayso awoow jaamac waxuu kasoo jeedaa duraydiii dayla garaad faarax garaad shirshoore
Hoyaal tv noo badiya wareesiga aqoonyahan siyaasi jaamac shabeel
Asc. Yuhuuda iidoor halaga saaro deegaanada SSC.
😂😂😂😂😂 jaamac ahabeel alla run badanaa bal eeg waxuu sheegayey baa dhacaye
Noolow ader anoo ah khaatumo ayaa ku leh qasab baa lagu geeyey Oog alla shabeel waa indheer garad
Shabeeloow hadiii laascaanood ciidanka laga soo qaado anagana nadhaafi
Soomaali diin kuma dhaqanto kitaabkana waa iska akhri uun laguma camal falo xaqa iyo baadilka ma kala yaqaanaan dhiiga islaamka waa u xalaal dadashadiisu nicmada kuma shugriyaan dulmi bay u dhaqaaqaan xaqdaro
Waarun sheeg ninkani
Reeka nin.xun ninwanaagasaba wayaleeyihiin ninku hadii uu cadasate yahay saharanpur ah wuxuu kuhadalo isakadaa waxaa laga ilaaliyaa gabadhiisa inuu waso
Doqoniimadii oo qofa daawada 29 sano ayuu dawlada ka mid ahaa
Muse adieu ku diiley
Sikhran sikhran sikharan
Ma Hooyadaa buu wasay waa adiga leh saqraane!
Lix bil kadib kee sakhraan ah muuse mise Jaamac
❤❤❤❤❤❤❤
Kani mananaba af Somali huma
Adr0 ciilkaga ma dhinta
Oog habarjrclaa leh ee ciidanka na dhaafi
War Waxu Ruun Badnaaa
Waar waa yaabe odaygani waa asaasaq gaboobay
Wallahay inuu asaasaq ahayn Waa run sheeg dadkuna runtu way dhibtaa
Asasaq ku lahaa waar ka waran maanta asasaqiii hhhhhhh
sakhraanku reerka ku badanaa
Haye, wuxuu ka digayey maanta ma heysaa? 😂😂😂😂
Wa aduuun garxajiiis sarkhaan ladahaayo sarkhaan iyo abarsoo wa sac sac muse
Alow mala talisay
GUUL IYO GOBONIMO SALDANADA GARXAJIS
MUUSE SHAANI HARGEYSA AYAA LOOGU IMANAYAA YARYARKAN WAXAAD MOODAA MUUSE INUU DHALAY KKK QOFKA DAAWADA WAA LA YAABAYA BAL CAR WAATAAS MUUSE HA U TAGAAN OO SU’AAL HA WAYDIIYAAN BAL MAXUU KU DAGAALAMAYAA OO UMMADA U LAYNAYAAN? IMMISA INAN OO DHALINYA AH AYAA LAGU DILAY 15kii UGU DAMBEEYEY EE DAGAALKU SOCDAY?
Halyey Qaran